DEG-DEG: Gudoomiyaha Golaha Guurtida | Saleebaan Maxamuud Aadan | Oo Hada La Hadlay Dalkeena Hooyo |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • DEG-DEG: Gudoomiyaha Golaha Guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa hada la hadlay Dalkeena Hooyo.
    Muxuu ka yidhi Xisbiga Waddani iyo khilaafka ka dhex qarxay labada Golle ee Sharci dejinta Somaliland? Ku xidhnow halkan si aad u hesho warar hufan oo ku saabsan arrimaha Dalkeena Hooyo.

КОМЕНТАРІ • 24

  • @umuahmedamiin6823
    @umuahmedamiin6823 2 роки тому +2

    Mashallaa Alla ha xifdiyo gudoomiyaha guurtida SOMALILAND 👏👏👏👏❤❤

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 2 роки тому +1

    Waa waslad xaaraana

  • @ahmedabdalla4124
    @ahmedabdalla4124 2 роки тому

    Mashaallaah Ilaahay hakuxifdiyo Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 2 роки тому +1

    Ilaahay ummadda ka qabay tuug Ciil qaba munaafaq

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 2 роки тому +1

    Akhaas wsa Oday Asaaasaaqay. Khair ka dheer

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 роки тому

    Nice house, beautiful by hargaysa standards

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому

    Mashallaa Alla aqalkiisa iyo sidu u noolyahay baan u qushuucay mara waxid mashallah waan ku farxay wadankaygii oo dhismay dulcad laga raysay !!!!! from saylac !!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @hodanhussen2656
    @hodanhussen2656 2 роки тому

    Asc waa weriiyihi ugu horeyey ee Ana kaamaqalo dalakayag hoyo waada mahadasan tahaya weriiye

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому +2

    Inta muuse joogo sland meel uma socoto

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 2 роки тому +1

    Tuuuuuuug

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 роки тому

    Mansha allah gobanimo xaqiiq weeyi hadalkiisa

  • @daharashid5262
    @daharashid5262 2 роки тому +1

    Tuug

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 2 роки тому +1

    Hadal lagaama rabo maanta laaliin waxa lagaa sugayaa kordhinta muse tuug aad rabto adigoo raqayo ah oo aan burco waxaba ugu filnayan in aad hadana muse shaani waqati kordhis u samayso adiguna jirimaysid yaa saleebaan asaasaq meesha keenay waxa waliba waa iisi saleebaan ee waa iisi ayuu yidhi dushaada ayaa xabadu ka dhaci doontaa

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 2 роки тому

    90 jiir caaba

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому +1

    Saleebaan weligii nabad kama talin waaba hadeer oo aanu caqli badan haayn oo gabow hayo gole muuse doonayo wuxuu rabo in loo sameeyo dee sidaas ma shaqaynayso saleebaana runta ma sheegayo dee waa iska garan kartaa

  • @umuahmedamiin6823
    @umuahmedamiin6823 2 роки тому

    Saleebaan Asad Noolow Mashallaa

  • @Kampala05
    @Kampala05 2 роки тому +1

    90jir bad tahay de iska cibaadayso
    Siyaasada kanaso

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 роки тому

      Saleeeebaaan dalka God kula rid muuuse
      32 sano tan oooo kale in badan waraaaadinayseeewn adi iyo muuse
      Tuuur cigaaaal rayaaale silaaayo 2 intaaaas oo qofwaaaaad ka soooo hor jeeeedeeeen
      Dal duma waxjale ooo wanaaaagsan laydinkama filayo

  • @prosl11
    @prosl11 2 роки тому

    Geesi baad tahay noolow gudoomiye

  • @somaliwaterplumbing1
    @somaliwaterplumbing1 2 роки тому +1

    War kani godoomiyana mahe waa tuug tuug dhalay oo munaafiqa xaasidnimo iyo qabyaalada meesha la fadhiya alle haka qabto dalka iyo dadkan masaakiinta

    • @prosl11
      @prosl11 2 роки тому +2

      Beenale baad tahay oo niicle ah ,Gudoomiye saleeban noolow geesi baad tahay

    • @umuahmedamiin6823
      @umuahmedamiin6823 2 роки тому +1

      Alaylehe Adey qabyaaladi ku waashey Saleebaan Nuur cadawgaa jaban Noolow inta nololi jirto geesi baad tahaye ma ishaad wax kaga jari aragtaye maxaad odhan 👏👏👏👏🌷🌹🌷🌹❤ululululey