@@HusseinadamHashi-vr5hj Ma kuu imaadeen hadaad isku filan tahay laakin maskiin baahan maad tahay cidi ku caawineysana waad qarxineeysaa taa ma suura gal baa
Xasan Belo cun waa Doqon Iimaan la Xasan Sheekh Cayna wuu istaahilaa waayo Xasan Sheekh Wadani maaha waana nin han yar wadankana muu havaajin muu horu marin Xilkana waxa uu u yimi in uu ka shaqaysto ee Dalka iyo Dadka uma shaqeeyo
Xasan sheekh wuxuu tirtirayaa ciidanka iyo taariikhda Soomaaliyeed wax kale oo laga sugo garanmaayo. Illaahayow in tii dhimatay u naxariisto inta noolna ha Kala badbaadiyo. ❤❤🇸🇴🇸🇴Ger. Goordan Illaahay ha naxariisto janatul firdows ha geeyo. magaciisuna ma lumayo 🇸🇴🇸🇴❤❤
Carabkaan Imaaraatiga ah Wadan keena waxa uu u joogay Basaas nimo iyo baa bi i. Iyo in ay Khayraad keena gurtaan ee Ciidan Imaaraad wadan keena wanaag umay joogin
Waryaa waa nimanka ugaadeen maxaa farmaajo ugu waalateen ma isagaa dhiibay qalbi dhagax idinkoo og inuu sanbolooshe dhiibay mase aamusnaantaad ku aragtee war ninka ka hara agah
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
XASAN WAA MUSIIBO ILAAHEEY HA NAGA QABTO.
Waa arinn tiraanyo aad uu xanuun badan oo qof kasta oo somaliyeed qaalbiga taabaanaysa,waana gadhodhkii xumaanta xasan iblees ,inshalaah waxay noqondoonta folxuumaadii ugu dambaysay ee uu falo.
Allow unxriso inti shihiiday aaamin aaamin yaarabi ✅️
Xassan Xaraash Xabaalo faagte , ilaahay iimanka ha usugo. Xassan Xaraash qoyskiisu Imaaraadka ayey degan yihiin
Allow unxriso inti shihiiday aaamin aaamin yaarabi
Hassan sheekh waa bilaa iimaan iyo bilaa damiir buu isku darsaday, maanta ayay i cadaatay reerkaa Hawiye waa wada mooryaan sharaf ma leh,
❤
Waa khaalad mr preisdent
Qabriga general gordan hala ilaaliyo xassan inuu qoto waxba ku aha😢
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda xasan aaamin aaamin yaarabi ✅️
Ascww waxaan taageersanahay godkiinaan, waxaanse aad ugu qamncay kalmadaha aad u isticmaasheen qorshaha X.Sh.M.
Walaal Carabku muu Soo dalxiistagin Raaxana umuu imanee Shaquu u joogay wadan keenu Carabku
Fitno ayuu noogu yimud
@@HusseinadamHashi-vr5hj Ma kuu imaadeen hadaad isku filan tahay laakin maskiin baahan maad tahay cidi ku caawineysana waad qarxineeysaa taa ma suura gal baa
@Saxiix-h3g orod futada u dhaq khaniisiinta carabta.
@HusseinadamHashi-vr5hj war isku xoshood maxaa kaa Siya caafimaad ma jiraa mise Af Soomaaligaadan aqoon??
Kuligood shisheeye bay u adeegaan macaal jananada
Asc walalayaal aad baa idin salame 👏👏👏salan kadib maanta mana aragteen xasan xabaalo faate inuu mooryaan yahe waa idinkii indho la aan taageri jiray anaga 2022 baa ogaane inuu mooryaan dalin ah uu yahe waxaa kusoo gabagabenaya guul jubbaland ❤❤💪💪Guul ssc khaatumo Guul puntland
Sidoo kale puntland waa fogaan arag nin ciidankii somaliyeed niyad jabiye😥ayaa tageeri jirteen ee walalo hada kadib qofkaa tageresab ka fiirsada jubbaland jano na waa la difaaca inshalah kuwaa maleshiyaadka meesha jooga na waa go doon sidii snm ee godka goojacade go doonka uga ahaa waliba kuwaa baa ronaba oo gawaari ay kucaraan site
Hassen Sheekh, Waa Niin Aduun iyo aakhiradiisa ku ciyaray Somalia iyo Somalida waxba tari mayee maar un anadhaafo. Arada, Dhagax iyo geed Qabri laa sarey ama lagu calaama laga dhigay lagama qato. Hassan Sheikh geed calaamad ahan lagu talaalay qabriga Jeneralka Gordon aya ka goyay. Hadana Sheekh Sheekh inu ciyaaro donaya, isaga duuli oo dayuus. Nacala isaga iyo abihii kuyaala.
Gen. Goordan wuxu ahaa calooshii ushaqayste halaagsamay isagoo maslaxo Maraykan Argagixiso ladagaalan u bixiyey difaacaya midka Imaaraadkana waa Calooshii ushaqayste kale midkii UAE ayaa lacagtiisa u shaqaystay midkii Baahanaa Gordana waa layska tuuray warka intaas ayuu kudhan yahay
Xasan Belo cun waa Doqon Iimaan la Xasan Sheekh Cayna wuu istaahilaa waayo Xasan Sheekh Wadani maaha waana nin han yar wadankana muu havaajin muu horu marin Xilkana waxa uu u yimi in uu ka shaqaysto ee Dalka iyo Dadka uma shaqeeyo
Dawlada federalka somalia waxaa ka go an in jubaland laqabto axmedna laxiro
🎉
Xasan sheekh wuxuu tirtirayaa ciidanka iyo taariikhda Soomaaliyeed wax kale oo laga sugo garanmaayo. Illaahayow in tii dhimatay u naxariisto inta noolna ha Kala badbaadiyo. ❤❤🇸🇴🇸🇴Ger. Goordan Illaahay ha naxariisto janatul firdows ha geeyo. magaciisuna ma lumayo 🇸🇴🇸🇴❤❤
Was iwaasheen😊😅😊😢😢😢😢😢😢🎉😂❤❤
Axmed wuxuu helsyaa shab koodhan
Warninyahow aniga offerkadow wan kahari wadna igaresi bas waye dambe xasan anigo tagera hadad aragtit hata aduu toban jeer sowaseysto waa ilahey amaarki
Xasan ceeb makarto waxaa rabtid kusheege
Xasan waa bahal wasakh ah oo baahan waana qabiilka, qaranka Allaha ka qabtee, xasan waa waxkasta oo xun
War Xasan Sheeq cada Qaate Waayo Ma Hada Ayeey La Yaab Idinku Tahay nin Damiir Iyo Dad Nimo Leh Ma Ahan Ninkaaa
Dowlada hadihine Hassan Shaik aya qatey dheh sxb
Mufa.iyo.macsara.qalbiga.ka.gubaye.sharkisa.alaha.ku.naqo
Xasan waa masiibo umada loosoo diray
🥲😪😭😭😭😱
Nidaamka dhiiga shacabka mirrtay ee jubalaand fadhiya markaan arko waxaan soo xasuusta raila odhinga oo ay dorashadii u danbaysay markii laga guulaystay ay ku dhaheen qolyihii tageersanaa iyo reerkisi railaw dorasha kasta ma faasaska soo qaata dorashadii waa lagu shubtaye ileeen waa kano caqli aad isbadal ku samayso majire
Beesha kuumade muda xileed kasta marka axmad uu ka dhamaado wuxuu rabaa inuu ku hawl galiyo waa la inagu soo dulay hada maanta wuxuu raba inuu naga iibiyo xamza inagu soo dulay
Adeer wixii aad dhuxul iibin kartay iyo wixii jubalaand ilaahay kaga calfay qaday anaguna daalay saan ulahayn sanadkan airport kii waa qab waana dulaan cad taasi 😂😂😂marka ducaan kugu daraynaaye adeer na dhaaaf
Idinkoo arrin murugo leh ka hadlaya waa maxay qosolku? Ilkacase jooji qosolka .
Abdirahman Waan Daawan Jiray Wuxuu U Muuqdey Ama Iska Dhigi Jiray Nin Gumeysiga Neceb Waliba Ethiopia Aad U Difaaco Dowladeena Federalka Somaliyeed Markii Ahmed Madoowe Oo Lawada Ogyahay Wuxuu Ahaa Iyo Inta Uu Jubaland Xooga kuheestey Isagoo Gumeysiga Cadowga Somaliya Waa Kenya Iyo Ethiopia Ku Hayeen Kismayo 13 Sano Xataa Magaalada Kismayo Meelna Waa U Dhaafin Waayeen Abdirahman Markii Ahmed Madowe Dowlada Ka Horyimi Mana Aha Dowladaan Kaliya Inuu Garab istaago Uu Taageero Kana Horyimaado Dowladii 2 Week Kahor Taageeri Jiray Ka Horyimaado Waa Iska Maangaab Nimada Aqoon La Aanta Qabiil Ayuu Ku Taageeraa Xaq Uma Hadlaayo Meeqa Ugaadeen Oo Waliba Jufada Degta Sidii Ku Haayo Somaliya Hanoolaato 😢
ingeesi somaliyed lagu badalo carab ajnabi ka h wadanka ma ahayn in magaciisa lagu badalo
Walaal maxaad u simaysa xassan iyo farmaajo mugdi iyo iftiin bay kala ahaayeene
XASAN. DAMEER XASAN XAASID XABAALO QUF XASAN ADOON SIDUU UBEDALA HALYEEY SOOMALIYEED U UGU BEDELA WAXAN NANOQON
Kkkkkkk
Miskiin
😂😂😂 maxeey been isku sheegeen. axmadna waa mujaahid 😂
Ceeb ma qabta miya dadkan 😢
KAARAAMARDHA mase KARAMARA??? KEEBAA SOMALI AH, KEEBAA XABASHI AH. Kala saar S & Saaad!!!!
Sheekadoodu waaa agah axmadow tuugo
Camp gordan waa lama tabtaan
Somaliyed Somaliyed Somaliyed
Hahahahahhaha Hahahahahhaha
Carabkaan Imaaraatiga ah Wadan keena waxa uu u joogay Basaas nimo iyo baa bi i. Iyo in ay Khayraad keena gurtaan ee Ciidan Imaaraad wadan keena wanaag umay joogin
maxase itopia ula heshiinaya islaam dartii wax walba waxay udhacayan oomagacii somaliyed isbedel kiimikad ugu dhacay waanin uula hadli karo oo aan wada hadal diidanayn buu umoora duugaya dalka iyo dadka somaliyed
Farmaajo ayaa dulmi Lagu maagay oo laga been Abuurtay
Xassan Iyo Axmed Allaha isku ciqaabo
Waan loo bixinayn dee ma ogolaanayno Hadaanu Soomaali nahay Xasan isagaa iska hadlay
Waryaa waa nimanka ugaadeen maxaa farmaajo ugu waalateen ma isagaa dhiibay qalbi dhagax idinkoo og inuu sanbolooshe dhiibay mase aamusnaantaad ku aragtee war ninka ka hara agah
Oohinta origami ka weyn
Kkkkk kanaalkii waxaa ka dhigteen kanaal kuumade caku jaahilnimo ,iyo doqonino ogaadeen.
Axmad dhuxul baa ka horayn caqabada ugu wayn ee manta hortaala xamze iyo xasan waa inay dictator ka jubalaand iyo shacabkeeda ragaadiyay laga qabto lagana saaro meesha
Qabyaalad ayaad ku sutuntahiin Qaran iyo Qabyaalad
Meel ma wadagalaan
Xassan iyo Axmed Madoobe waxba isma dhaamaan.
Axmed Madoobe 13 sano ayuu fadhiyey wax uu ka qabtayna jirin ayaad qabyaalad ku tageertaan inuu oo meesha Iska fadhiyo.
Geeb ween xassan tuug
❤❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤❤❤