Taliyaha NISA ee magaalada Marka oo faah faahiyay jab xooggan oo cadawga Al shabaab loogu geystay g
Вставка
- Опубліковано 3 гру 2024
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Taliyahan oo nin xil-kar ah .. karti badan ba ka muuqata. Guuleyso taliye adiga iyo cidanka xolka dalkena
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashallh taliyahan waa nin hawl kar ah dawladdu inay dhiirigaliso oo dalacsiso ayan rajayn
Msha alllh allh ha idin barakee guushiina guul wacan gacanta sare Eebe ha idin siiyo
Manshallah, may Allah protect him. I he deserves higher ranking. Also they should promote him to the military academy where can train the new comers.
Hadii somalia shabaab laga dhameeyo intaa gacmaha is qabsano aan midowno wadankeena shidaal iyo bad dheer ayey leedahey 🙏🙏🙏 Rajo soo yeelaney🙏💞💞💗
Haa shp ha nabadawdo marka kadibaynu midoobi.
from Hargeisa
Qurbo joog aan ciidamadan,,aan kutageerno in lagaa cawiiyo kabaxaa...
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🌹🌹❤aan tageerno ilmahan
Haa waa sax xagynu ugu hagaa jinaa
Wlh blh wax hadii la aruuraa ani diyara ahay wll
@@mohamedxabeeb9163 ciwaanka ga maheli karaa sxb
Mashaallaah mashaallaah mashaallaah allaahu akbar allaha idin barakeeyo waad mahadsantihiin Geesiyaasha allaha idin xifdiyo inshaallaah Cadowgana allaha jabiyo inshaallaah
Manshallah hard work
Ninkaan👉 Shaqo aa ka go'an waana nin ayku weyn tahay Somalinimadu, marka Allah ha garab galo. Insha Allah.
Amiin Amiiin. Lkn dawlada kabahaa haka badaasho cidaankaan. Meelaha waa qodax
@@superfun1819 Wey fiicnan lahed Arinkas, Lkn Aniga Shaqsi Kula Mid Ah Ban Ahay Waxna Kuma So Kordhin Kari, Palse Duco🤲 ♡♡Ban U Awoodna.
Aamiin Aamiin Aamiin Allah hakaxifdiyo cadawga
super fun pppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppp
Masha alah ilahay ayaa mahad iska leh alxamdulilaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪guuuuul iyo gobanimo guuulaysta
Masha allah
Inta somalinimada jecel like hays saarto💪
Mashalah guul ciidanka qaranka soomaaliyeed, cadowgaas umada ka harsan weyday alshar la dhaho gud kasto haloogu tago wadanka halaga cirib tiro si shacabka u harsadaan anagana gadaashiina taaganahay.
Mahadsanidiin CXDS. Guul inshaa ALLAAH garabkiina ayaan taaganahay.
ماشاء الله تبارك الله
Waa geesi somali ah ilaahay ha xafido!
We love our beloved heroes 🦸♂️!
He is real leader!
Just listen his beautiful words!
Somalia 🇸🇴 ha noolaato!
⚀ Luy
Mashaa allah. 💖🇸🇴💞👍
Qab iyo qaranimo somalia hankenu waa shanta soomaaliyed oo midqura somalia hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mash allah👏👏👏👏guulesta
Maasha allaah tabaaraka llaah ilaahay ha xafido caruurteena dowladeen cadawgooda cagta hoosteeda
Qof saan u dhiirigalin badan bey Somalia u bahantahy,
Masha Allah guul taliye guul ciidanka qaranka somaliya Allah yaa idin garabtagan anaguna waan idin sooduceyneyna
Waa run
Mashallah mashallah Allah idhinguleyo walalehey qaaliga ah
Masha Allah tabaraka Allah Guul iyo Gobonimo Taliye Maxamed iyo Ciidankeena dalka wadajir Ayaan idin rajeynayaa
Hambalyo ciidanka Somalia turkigu utababary inkasto nisa ay tahy ciidan qaran markeda horeba.......hambalyi hambalyo
From hargysa waqooyi galbed/ somaliland 💓
Maashaa alaah ciidangeena iyo dowladena nabad iyo nolol guul guusha iyo qalbi wanaaga dowlada nimo ilaahay ha idinku danbi dhaafo. Shacabkeena qaran waxaan idinla garabjoognaa.hiil iyo hoobo.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
Somalinimo hanadeqdo ciidanka hala la shaqeyo shabab waqtigoda waa dhamaday hala gubo mel walbo ayjogan
My brother is a leader.. taliyaha nisa ee marka.. I hope to see him lead the Somalia nation army as a 4star general...
Taliye qadar ah ayaa tahay shaqo wanaagsan
Guul taliye alle hakula garab galo xilka
Kuli adiga cml hadey ahan lahayen somali guul aye garilahad
Ilaahow ilaahow ku badbaadi allow waxa nagu midee yaa rabi yaa rabi yaa rabi guuleyso geesi geesi dhalay noolaada guul guul guul
Masha Allah ilaah haidin Xiifdiyo dhamaan guul iyo gobanimo soomaaliya hails raacdo
Salan sare taliye maxamed sheikh hore usoco
Masha,allah. Allah garabkiina ha galo for ever❤️🌹
Maansha,alah
Geesi labo ma aha waa ninkaan. Maansha allaah guuleysta ciidamada xoiga dalka soomaaliya.
25 sano ayaan jiraa soomaaliyeey wlaahi makala saari karo madaxdeena lkn ciidanka waan ku kalsoonahay kacdoon shacab waa lama huraan waayo ugu yaraan bada Berbera waa la iibiyay kenya warkeeda haba sheegim ciidankeenow wadanka qabta oo haka la qaadina farmaajo biixi dani axmed madoobe iyo qaar kale oo badan in wanaagsan way ku jiri kartaa shaki ban galinay ama shacabka ha hor istaagina markay xaqooda raadinayaan ileen bahalo ayay iska qabanayaane anoo ilmaynaya ayaan qorayaa ilaahay baa qiyaamaha isoo saariye calankayga ayaan aamin sanahay ee qabiil ma aamin sani
mnsha Allah ilaahow idin dhowr dhamaantiin guul baan idiin rajaynayaa, wlahi somaalinimada way soo noqotey ,no qabiil guul somaalinimo
Walhi waa wadiniyaal somalia jaceyl ilaahey ha idin barakeeyo
Talyaha waa nin somalinimadu ku wayn tahay mashallah waan kaga mahad celinaynaa sidaad wadankaaga iyo dadkaaga ugu shaqaynayso, mashallah tabarakalah, Fiqina waa barlamaan, abdirahman abdishakurna wuxuu ahaa wasiir, ina abdirasheedna wuxuu ahaa raysal wasaare, ahmed madoobena wuxuu ahaa gudoomiye maamul beeleed adna taliye waxaa tahay taliye qaran saas ayaa u kala duwan tihiin sharaf iyo ciso ku dhimo intaad tuug uhuru waso ama raysalwaare carab ay wasto aad noqon laheed!!
mnsha Allah taliyaha waa nin daacad ah somaalinimo wayn ay ka muuqato
masha allh guul
ALLAHU AKBAR
This is the real ❤️SNA❤️
We are back, alxamdulillah.
❤️🇸🇴GUUL SOOMAALiYEED🇸🇴❤️
May Allah swt protect and guide you all, our brave Men🇸🇴&🇸🇴Women.
You guys are the real HEROES and you have our full support
Insha'Allah
❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️SNA❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
ALLAHU AKBAR
Masha allah guul CXD
(Amisom Go your home)
Maasha allaah guul iyo gobinimo
Manshalaah garabkinaa alaah kalaa difaca dalkinaa adowgaa kenyaa iyo shbab , anakana wan idin soducoyneynaa wan kufarxsanahay cidamada qaranka shaqada ay hayan aadbad uu mahadsan tihin
Waa halyeey, Allaha xafido!🇸🇴
Guul saaxiib hore u soco xaq u dirir dhab ah ka xoreyso dhulkaaga mooryaan diimeedka iyo kuwo ka soo duulay gobolada dhexe oo beerahaaga xoog ku jooga iyo kuwa taageera ileen somaaliya waa dowlad federaal ah somaaliyana ku heshiisay.
M.a guuleytsta
Taliye guuleyso adi inti kula mida cidanka xoga dalka somaliya guul iyo gobanimo❤
Somali guul
hambalyo.somalia guul
Somalia 🇸🇴 Guul ayaan leeyahay
Ilaahay soomaalida ha xifdiyo
Guleysta horey u socda
Maaashaa allah guul guul
Masha Allah work had
Maasha Allah ilaahey guul ha idin siiyo cadowga alshabaab inkaar qabayaasha umada ilaahey haka qabto
Ninkan waa nin Somali nimo ay Ku weyn tahay mash allah
Maasha allah ilaahey garabkiinna ha galo insha allah walaheen cidaanka xooga dalka 💯👍💪💪💪🤲🙏
Masha Allah...Ilahay ha iddin sahlo shaqada wanagsan
Dhalinyarada wadankooda idhimanaya waan boogaadinyaa
Runtii dhamaan sodon waykadawa yaryihiin Alle habarakeeyo
Ma shaa Allah wax garad somalinimo ku wayn Allah ku xafido wllky 🙏🙏🙏🙏🙏💋iyo ciidamada somaliyeed dhamaan tiinba Allah idin wada xafido
Wllhi wxd mudan thy in lagu dhiir galiyo xitaa xidigo in garbahaaga lasaaro wllhi waa geesi halyeey dhiire galiyo ciidamada xooga dalka soomaliyed wllhi kuwan mukeefka kujiro oo bil ka bil xidigaha korka loogu shubaayo wllhi waakan ninka mudan in xidigaha kuwaas aan muqdisho soo dhaafi karin ksii naayo ninkaan ayaa kamudan wllhi pillhi guul wllhi diyaar waaye inaan idin soo grap istaago goodax barre shahaadadeyda allah igaaga soo qaado
Guul somaliya.
Waa top taliye
Taliyaha waxan kula dardaarmaa wiilka yar oo shabaab kaso goste ha iska jiran wayo qof mar shabaab lashaqeeye la iskuma aamino
guulaysta ciidanka soomaaliyeed
Mashaaallaah
Lkn All_shabab iso dhiibey ha aaminin kuwas wax LA aamino ma ahan aboolkooda waaa habad.
Amisoon abaaxoo saan lacaag usiidho badan wiilasheena
Guul
Thnks taliye wa talo wangasan Hala qaato Somali nimo nadeeqda dalka halo kaco cadowga ha laga xoreeyo 🖐️
Masha allh
somali hanolato🇸🇴🙋♂️
Masha.allaah
Manshaa alaah waa nin wadani eh
Guulaysta,, geesiyasha Somaliyed
Hormar wcn
Nisa guul guul
Thanx taliye sare
Asc Maasha Allaaah Guul Waa Nin Daacad U ah Ciidanimada Daacadna Uah Dalkiisa&Dadkiisa Waa Taliye Qaran Istaahilana In Rajadiisa Loo Rumeeyo Lana Dalacsiiyo Si Ay Ugu Daydaan Ciidamada Kale
dhalinyarada yar yar ee la duufsaday, soo dhoweeya waa walaalihiin oo la Marin habaabiyey
Allaah ha idin ku guleeyo from somaliland
guuul weyn
Rag rag dhalay guuleysta Aamin
Asc allaah ha i dinla jiro🤲
Masha allaha
Guuleysta
ALSHAYADIIN BUU AHAA DHARKUU BEDELAN YUUSAN IDIN QARXIN EE U DIRA DHAQAN CELIN
Soomaalinimo ayaa na deeqda, marka muwaadinka Askarinimada Mushaarkiisa meel loo saaro, wax ka sharaf badan malahan
taliye adiga iyo ciidamada kula socda guuleysta abaalkiina ma gudi karno
Masha Allah he deserves to be promoted askarigan camal oo kale ayaa lobahanyahay runti
Asc somalia dhamantoda somalia hanolaaaaatoooo
Walaalkeyow aad ba u mahadsantahay,
Waxaa geesi soomaaliyed
libax ku soco xaaraanta ka dhameeya wadanka
TALIYE QAALI AH WALEE
Geeda haas iskajara
Guul iyo gobonimo ilahay guusha geestiiina haka dhigo ciidankeena somaliyed