Muuse Cali Faruur Iyo Sheekaddii Uu Ka Tegey Axmed Koorjaan

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 47

  • @suldaanjirde9832
    @suldaanjirde9832 6 років тому +16

    Mansha Allah oday muuse cali faruur waa taariikh yahan wayn oo jamhuuriyada Somaliland udhashay waxaan halkan uga ducaynaya awoowgay seed cawad oo abahay awoow aaabe u ah ale godka hawnuuro isaga iyo sedaxdayada awoow ee aw maxamuud muuse yusuf ducale cilmi faaarax maxamed yusuf ismaciil faarax sanwane iyo raga kaleba rabi godka hawnuuro oday muusena cali faruur na waakumad sanyahay tarikhda qimaha leh ee uu inoo sojeediyey

    • @christopherotis133
      @christopherotis133 3 роки тому

      i guess it is quite randomly asking but do anyone know a good site to watch new series online?

    • @aronvihaan1656
      @aronvihaan1656 3 роки тому

      @Christopher Otis I watch on Flixzone. You can find it on google =)

    • @davianrohan6769
      @davianrohan6769 3 роки тому

      @Aron Vihaan Yup, have been watching on Flixzone for since march myself :)

    • @christopherotis133
      @christopherotis133 3 роки тому

      @Aron Vihaan Thank you, I went there and it seems like a nice service :D Appreciate it!

    • @aronvihaan1656
      @aronvihaan1656 3 роки тому

      @Christopher Otis Happy to help :D

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +6

    Dhulbahante Abtiyaashay Gobanimada waa laydin ku yaqaanaY😍❤👑

  • @mahdihaybe7061
    @mahdihaybe7061 7 років тому +10

    TANI WAA TAARIIKH IYO XIGMADII INOO GAARKA AHAYD ,,MAHADSANID MUUSE

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 5 років тому +3

    Wlhi taariikhda Koorjaan in buug laga qoro weeye...amazing

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 4 роки тому +4

    Habar jeclo ilaahey ba gob ka dhigay
    Somali waa ku yaryahey nin waxuu aduun ka hayow halmar gobanimo ka raaca ROYAL FAMILY 💯❤❤

  • @thecarafaad858
    @thecarafaad858 5 років тому +4

    Ducaale Elmi iidle
    iyo aw mohamuud waa awowyaashay Geesiyo bay saw ahaayne 👑👑👑

    • @aliismail4785
      @aliismail4785 4 роки тому +1

      wallahi deh inaa adheer, aniga wahan ahaiy Ali Ismail Ali duale ilmi idhle.

    • @cabdixakiimmuwaadin
      @cabdixakiimmuwaadin 4 роки тому

      @@aliismail4785 waxan ahay nin warsame iidle

    • @haasanabdi8900
      @haasanabdi8900 3 роки тому +1

      @@cabdixakiimmuwaadin warsame iidle waa imisa jilib

    • @haasanabdi8900
      @haasanabdi8900 3 роки тому

      @@cabdixakiimmuwaadin sxb

    • @cabdixakiimmuwaadin
      @cabdixakiimmuwaadin 3 роки тому

      @@haasanabdi8900 10 jilib waaye kkkk

  • @ahmedjanaale2713
    @ahmedjanaale2713 6 років тому +7

    Dhulbahante waa gob
    Waligood taariikhda dib u raac

  • @asiaosman8867
    @asiaosman8867 Рік тому

    Awoowgay koorjan ilhay hakuu naxariisto

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 років тому +2

    Masha Allah

  • @saedshaywaal96
    @saedshaywaal96 6 років тому +6

    Nimanka harti ee dhulbante Waa gob waa rag ciideed

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 4 роки тому +2

      Ninka waxuu aduun dhan hayey ku sooray ee reerkiisa ceydh ka dhigay maxuu noqonaya tolow. Lol

    • @ashqaraar8944
      @ashqaraar8944 2 роки тому +2

      dhulbahante maaha cami waa nin habar jeclo ah oo aadan madoobe ayuu ahà koora jaan

  • @burco8060
    @burco8060 5 років тому +4

    Muse cali faruur malin aan la kulmay waxa u igu yidhi murtida habar jeclo ayaa laga barta

  • @ShaaficiNuux
    @ShaaficiNuux 10 місяців тому

    Ninkani qolumu ahaa

  • @foziadugsiye677
    @foziadugsiye677 5 років тому +4

    Ducale cilmi

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 6 років тому +5

    Taloow Wali Maa Noolyahay?

  • @mustafakhalif7336
    @mustafakhalif7336 3 роки тому +1

    Kooro jaan Sheekhaal buu ahaa beeta daaya

    • @gabijr5220
      @gabijr5220 3 роки тому

      Waar kaa sheeg tuug buu ahaa dhiigya caba oo xasuuqii dadka maatada isaaq qayb wayn ka qaatat
      Lkn koorajaan waa qarniyo hore nio

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb Рік тому

      Koorajaan sheekhaash ayuu ahaa reer cabddale. Been ayuu sheegayaa odaygan

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 років тому +3

    kkkkkkkkkkkkkkkk baaray guur oo sixnigaga la guur

  • @abdimakol93
    @abdimakol93 5 років тому +1

    Hhhh manshllh aw maxamuud

  • @nnm2571
    @nnm2571 6 років тому +5

    abwaanadu waxay ahaayeen ciidagale sida kan

  • @aliwayeel8523
    @aliwayeel8523 4 роки тому

    Koora jaan iyo nimanka reer yuruf waxba kala gaadhay lakin 4 ninba taariikh ayay lahaayeen. Seed cawad xitaaa gabayo badan ayaa laguso daray guba xitaa waata lagu Hal qabsanaayo ee gabayga lagu daray

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 років тому +3

    tariikh maal murti maal

  • @nnm2571
    @nnm2571 6 років тому +1

    sheeko cajiib ah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    Aqoonyahan murti dhiidhiya weeye ninkani adeer wax ka barta 🇸🇴

  • @bisharobisharo3335
    @bisharobisharo3335 Рік тому

    Muse

  • @mohamedsuleiman8527
    @mohamedsuleiman8527 2 роки тому

    Ü,9

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴🐴

  • @xanunkakadaameshan3844
    @xanunkakadaameshan3844 8 років тому +2

    hhhhhhhhhhhhh horta dhaqanka iyo waxa aad dadka waxa usheegayiso gurigaga ka bilawuu adigibaa fasahad caruurtadi ku sugan yiin hablahagiba aad ka cararayisa ee waxa usheeg