Munasal Media labadan Habeen wan iska Daawanayay Lakin Caawo subscribe waa ku qabtay Iidaadi Nooso badiya sxbyaal Taagero one ayaa nahay hada kedib 👏💪💪
Somali muxamed ilahay ka cabsada nio ninka ha u qoslina neefka iska dheeraday ee foosha xun leh subxanallah abuurista alle waxba ha ka sheegin nio abti
Idaadi inta qof ee soo fadhiisataa waykuwada maqanyihiin ama way wada caayayaan waxa reer magaala muuday iyo najiib way ujiibiyaan waa ciyaalka xaafada
Iidaadi waa iga weyntahay iga qaley kulaha 😂😂😂 like isaara dadkygow
Somaliwayn aaway nin xabashiyaan latartamayaa👉🇪🇹 viva 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇮🇪somaliwayn👉.nacalaba iisaar subscribe
Wll subscribe isaar ana waku sara
Diyar wll
Wll waku sari mar horaa asxaabteda kamid ahead adiga isaar
Hadaad reer somaliland odhan lahyd waa lagu sari lha lkn somalia waad yabi
@Daadir Media subscriber igucawi plz ani wankusar
Idaadi jawan ayan kugu ridana kulaha 🤣🤣🤣
MrNast4u hhhhhhh
MrNast4u hada
Ayaa.maqlay
MrNast4u kkkkkkkkkk
hhhh wakugadana burcadka ka gadana u taganyahay
@@hassanyare6358 Walal Please ii subacribe garee m.facebook.com/story.php?story_fbid=2167999589932950&id=100001687915119o
Wlhi iidaadi meel aa lasaaray inta ila aragtay asxabta
Wlhi ha dhihin horta saa wax u wadaa wax ay kuwa kale sheegeen wlhi inowsan qosol iiga imaahayn ilayn way xanaaqasan yahiine kaftan mayaqaaniin
Alaabta fircoon gacmihiisa kaliya aaba ka badisay kan gaabka
Kkkkk waaa lagu amusiiyay tlhi gaab ayaa helay
anaa kuwaso iidaadi
Reer Abaheey xaakusiihaa anaba shafto kunool xaakusiihaa inta qabiilka naceb like igu sharfa
asxabta subscribe like and shere mhdsanidiin
Iisaar waa kuu saaray
Akhyaarta Munasal asc.
Iidaadi wxaad ka ilaalisaan rag durbo xanaaqa, waxaad u keentaan Rag iidaadi iyo kaftankiisa yaqaana. Mahadsanid.
#munasalmedia sxb iidaadi hausoo kexenina dadkan xanaaqaya
@@patorenking988 plz subscriber igucawi plz ani wankusar
@@umubarrzakhchannek5000 wll wn kusaray lakin sual maku waydiya
Idaadi one love 🤘
anigana adiga love
Adiga love kugu ahay
instablaster.
Irbada fosha hadi lagugu mudo wa dheeran lahayd kkkk iidadi
Walaalayaal inta qoraalka aragta fadlan subscribe iisaara
Isaar waa ku sare
waa kusaray walal waxaa so hubiyay waxaa so galiso masha allh waa kher
@@osmanmohamed3184 shukran
Mashala
Ku saaray ee isaar
Mobile touch aad le’egtahay kulaha 😂😂 iidaadi
viva soomaliweeyn▪
▪🇸🇴▪🇭🇺▪ 🇪🇹▪ 🇩🇯▪ 🇰🇪
guul
Gooryaanka kugu jiro ayaa kaa weyn ku lahaa waa funny reer ii daadi like saara hada ku qosashay
Inta aaaminsan gaagaabyaasha iyo ii daadi like saara
Hhhh wlh iidaadi labo gaban ayee dhaxda u galshen amar alle
Munasal Media labadan Habeen wan iska Daawanayay
Lakin Caawo subscribe waa ku qabtay
Iidaadi Nooso badiya sxbyaal Taagero one ayaa nahay hada kedib 👏💪💪
Style Hiiraan thanks masuul sare
maxaad markii hore ugala baqayshay
@@osmanabdirizak5304 sxb marka hore Ciyaalka xafada oo aan waxbo kala ogeen ayaa uhaystay 😂😂😂
@@hassanosman3703 sxb like ii saar iyo schrep ii dheh caruur ka biila
Hada 2020 daawaneysid farta taag
Bkkkkkkkkkkkkkkkkkk irbadaa foosha hadii lagugu duro aad dherato ka waran
Iidaadi waad iga wayntahay kulahaa 😍😍😡🤩🤩😻dhagkasii
Who's whoching 2022
Iidaadi wax kale soow u amusanyahow sawariq ridaa farahii firconnkulahaa😂😂😂
Qeys Arsenal kkkkk
asc
Faricii FircooN ku LaHa Hhhhhhhhh WlHi IiDaaDi AnkaaR puu QapaaH
Iidaadi legend 🙌
Hhhhhhhh war wax gaaaban war badanaaa jaaanisba malaga helaaaayo😂😂
Iidaaadi suu dadka wrka ugu celi jiray aa loogu celiyay hhh
War gaabka afsomaligiisaba wax kalaa 😆😆Subscribe✔✋
Asxaabta subscribe iisaara qofki rabo waa u saarayaa
Wan ku saaray isaar adna
Somali muxamed ilahay ka cabsada nio ninka ha u qoslina neefka iska dheeraday ee foosha xun leh subxanallah abuurista alle waxba ha ka sheegin nio abti
Alle Iidaadi Muxu UA-cam Soo Saaray. Oo Uu nabaray 😁😁😁
Axmadow ninkan cawa bartay balaya wayae
Idaaadi wlhi wax kale waaye Midka Gaban Wow iska celiyeee Kabar Qaad ka kiciye tagan yehee
labadan wiil iyo kuwa la midka ah maahan in lagu caayay ama lagu foorjeeyo abuuristi ilaahay u dooray aan allah ka cabsano
Ninba helay reermiyigaa Reer miyigu dhalaye qoorta dheer
Idaadi umadena ma ahan kulaha gacmihi fircon aa wadata
Kkkk
Hhhhhhhbhb waa lagu ridi ninka
Masraxa furan aa xaqdaa
Ii daadi legend
Saxiib ha la sii doro numberkiisa shaftaan u soo dhigaa xawaladuu rabo
The stand up comedy number 1
Masha allah ader mcne horo usoc
Iidaadi vz labanin gaaban wax kale
iidaadi waalugu hayaa isdhiib
Noo soo badiya barnaamij yadaan oo kale waan ku xiranahay chanalkan
iidaadi dhib badanaa hadal madhibo
Ninkan jawaan igu soo rid waa I anfacaa yaahuu kulahaa 2da kili ayaa kala baxaa iidaadi dhibaato socoto wye
#Munazal clipka xiga subscribe idin saara plse shuruud?
Goryanka adi kugu jira iskaga kaga wayn kulaha 😂😂
Iidadi cawwa wa la hayaa
Wallee iidaadi walaga daadsade
Hahaha iidaadi xaaraan weeye farihii forcoon baad leedahay ku lahaa 🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣
munasal media waan idin jeclahy hory u socda
Ani hada icayso jawana ku ridana iga gadan🤣🤣
zxp maaad iso qabatiiiin iidaadi u kululahy mzul
Ani haddaa icaydo wllhi jawaanaa kugu ridaanaa ala iidaadiyaa
Aniga ugu horeyo
Hye
Kadibna
Idaadi kulahaa gaftanka si kalaa u fahanteen idaadi dhibcahaaa laga tirsadey
@@abdulkadirahmed9230 saaswaaa
idaadi ninkan guryanka kujiraa kaweyn kulahaa
hhhhhh iidaadi kulahaa jawaan ayaa kuugu ridanaa waaku gadanaa kulahaa hhh
ii daai waala helay wllhi
Iidaadi umadeena mahan farihii Fircoon Aa leedahay kulaha
shaleemo shuuceey & shaleemo baariyow whli iii daadi waa lafahii Hore reer laba dhagax
waa fashil iidaadi meel ayaa la saaray
Iidaadi ciyaalkan aala kulmeysid hadalka aqoonin iska daa non caan ayaa tahay yeey ku ceebeynin
Idaadi waa mucjiso wax kacaay badan majiro
Anas ✌
Iidaadi qosol
Waa ku tayeraa
idaaadi cidna iskama celin karto waa babis caadi ah😀😀😀😀
Idaadi cawo waa la helay hooyadoo ayuu qaba kula laha hhhhhh
Iidaadi meelaa la saarey
Malaayacni waar umada wax waxan dhama ugu bedela Alle idima bedelee
Qeebta kle soo galiya inti igu raacsan like👍
Intiiii ila aragta in iidaaadi meel la saaray like ii saara🤣🤣🤣🤣🤣👍👍
Keep going guusha wad heysa LEGEND
FADLAN SOOMALIWAYN LIKE
II SAAR REERO BAAN KA BIILA LIKE TEE
Iidaadi oo cawa lahayo iidaadi baxarbu ku jira 😂😂😂
War cawa balaaya heshay Iidaadi naftan gaaban maba neefsanayse hhhhhh
Hhhhhh waaba kayaabay
Hhhhhh maila aragte
Idaadi umad gagaban dhehda ugaley wlhi wu warer bismillahi waxan maxay ahayen
Qaybtii kle meey ina adeer yaloow wlhidaa idaadi ano wanba iska tageraa hadan shaqo ka imado ano dalan iska dawadaa hore usoco sxp idaadi
Abuurta ilaahey IN rooti lagu raadsado WAA laga fiican yahey kuwan AYAA Xamar u harey
iidaadi munasal meida is helay
Iidaadi meel aalagu saaray ruNta aalagu sheegay
GAabinaa ciil le labdaan nin logohooda dhulka mgarayaaan
Now a days Munazal media as Shidan ..... Dur Dur media BOoooooooooM
Farihii Fircoon Ha Lahaanine 😂😂
Adi igA aamus kuye mushakal bii kunooshy💯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
irbada foosha hadi lagu duru wad dheran laheeyd kulaha ar iidaadi ya
idaadi caadi ma ah war ma dhibayo sasa ku jecelhy dadka meel sarey gacan ku taagay💓💓💓💓💓💓💓💓💓
wllrrr xamarka ma sanba majajilaystayashinu
waa bila xikmad from hargaisa
Heee maxaa arkatay
Cabdi gaab lugudhuftay
maymuun cabdisalaan
Idaadi inta qof ee soo fadhiisataa waykuwada maqanyihiin ama way wada caayayaan waxa reer magaala muuday iyo najiib way ujiibiyaan waa ciyaalka xaafada
Idaadi manta Balayo ka Taan weyn heshay cml hhhh
Hhhhhh walhi wan fuuray
Iidaadi wa lagu qaxooya lkn gaabka warkiisa badan jaanisba ma siinayo iidaadi, iidaadina halmar uu gantaal weyn soo ridaa.
Nooloow iidaadi.
Nimiyahoow iidaadi ka lexda
Cirbada foosha kulaha ar iidaadiya
Idadii mel malasaray mise ana umaleeyay
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw
Aapadey ahaa Nuur Gaab Rer Yaqshiid. Miss u wlhy nin qalbi furan.😍😍👍
Walle gaagaabka iidaadi dhinacyadey kagaleen run,ahaantiiii
Carurtan gagaban ta tabasho badana 😂😂
Waa KU gadanaa kulahaa aheheh heehhehe
Walh Ii daadi meel lasaarey
Ibra gaab anaz agaab cisman dheere legend looha dad waa weyn is helay
Anaz Gabka isku
xfdaa nhy
rageedi waaye wlhi😂👌
idaadi wee heleen walhi😂😂👌
Iidaadi cadi ma ahan
Iidaadi Horta muu waalanyahay mise anaa mooda
2:56 hhhh anaa Shaafto ku Nool
Like Hanala Dhaafin
Xamar kuwaan AYAA u harey abuurta ilaahey wax KA sheegaya
Guryo la dhacey ayaa muqaayada laga dhigtey
cirbada foosha hadii lagu duro oo dheeraato kwrn kulahaa
Hhhhhh aaar iidaadiyaa hadaa I caydo jawaan ayaan kugu ridanaaa kulahaa