DEG DEG Gen Odowa oo Raaskambooni loo diray, Ciidamo kale oo kasoo goostay Jubalnd

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 дні тому +4

    MEEL DARAN KU DANBEEYA FADEEXAD AAN DHAAN KU DHAMEYSO XILKAADA ALLE KUUMA CALFO INSHA ALLAAH

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 2 дні тому +3

    Inta aay is ku mashquul sanyihiiin guul Alshabaab

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 2 дні тому +3

    Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Suheila22
      @Suheila22 День тому

      Adeer siyasad iyo caatiyad meel ma wada galaan waa in siyasada lagu merl maraa qabiilna aan loo aabayeelin kuw hubka ku heysta xamar waa in laga qaado .

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 2 дні тому +1

    Maansha allah XDS guuuul iyo gobanimo 🇸🇴👏❤️👍🇪🇬🇸🇴👏❤️👍🇪🇬🇸🇴👏❤️👍🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴👏❤️🇪🇬🇸🇴

    • @khalifmohamed2486
      @khalifmohamed2486 2 дні тому

      Waxaa la yiri nin shuffeer ahaa ayaa haween baabuur ku side waxayna ku qeyliyeen : "war ninyahow xawliga baabuur siyaadi oo si xoog leh u wad ." Wuuna ka yeelay codsigoodii. Kadib , gaarigii baa qalibmay. Darawalkii ayaa yiri: " udar udar udar la iga dayn waayee ma daadiyay dumar waxaan siday ." Tu kale, waxaa jirtaa maahmaah carabi ah oo oraneysa : " من ركب فرسين شق دبره" oo macnaheedu yahay haddi qof isbarbar joojiyo labo faras oo uu mid walba lug saaro kadibna shaabug ku dhufto waxay u dhowtahay in tartiisa dillacdo". Haddabo, Xasan Sh waxaan kula talinahayaa ilayn isaga isteerinka baabuurka ay saaranyihiin kuwa xumaanta iyo burburka jiritaanka dowlad Soomaaliyeed hayaaye inuusan isku rogin oo naftiisa iyo ta dadkiisa haligin ( qarxinin) Yacni, haka fiirsado oo yuusan u dhego nuglaanin kuwa talalooyinka cawaaqib xumo dalka u keeni karo . Oo dad " aanan u furi doonin yaynan u rarin ", oo badbaadini doonin. Waa sidii qabsatey madaxdii xukuumaddi Kacaan ee midnimo qaran. Xasanow , talada kuwa caqliga suuban u saaxiibka ah oo hore kuu soodoortay oo waayo-araga ahi ka faaiideyso oo u dhegonuglow. Fiiri, oo dib u milicso dhibaatadii dagaaladii sokeeye iyo xoog ciidamo dalal shisheeye laga keenay iyo kuwo qaran aayan xoog ku maquunin karin, ku jabin iraadada iyo niyada shacab ku nool dal ama maagaalo " اذا الشعب يوما اراد الحياة فلا بد ان يستجيب القدر" Xusuuso, ciidamadii laga kala keenay 31 dowladood oo ajnabi ayaa awoodi waayey in ay xoog ku xasiliyaan magaalada Muqdisha oo kaliye. Ciidamada laga keenayo Masar sow ma habbooneyn in lagu xasiliyo oo lagu xoreeyo dalalka deriska la ah Masar ee Suudaan, Yeman iyo Falastiin oo ah meelaha ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed uga yimaadaan dhibaatooyinka ugu badan iyo xasilooni darrada.

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 2 дні тому +1

    ahmed beesha ogaden oo jala jaban ma wajihi karo cidanka dowladda inuu is dhiibo ayaa ka dhow hal maalin xitaa isma bad baadin karo

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 2 дні тому

    Ciidanka xooga dalka somalia guul meel kasta iyaka ka talinaayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🙏🥷💯

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 дні тому +1

    12-Sano ayuu Kismaayo dhex fadhiyaa Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste, habaar kugu dhac,ka hor dhaqaaq Umadda Reer J/Land !!...Sc.

  • @Sofia-ji2zj
    @Sofia-ji2zj 2 дні тому +1

    MR PRESIDENT DALXOREEYE XASAN SHEEQ MAXAMUUD JIR OO JOOG 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @MaxmedWiz
    @MaxmedWiz 2 дні тому

    Masha.alh.midnimo.somaali.ayaan.rabnaa❤

  • @LaliifHassani
    @LaliifHassani 2 дні тому

    Cadaw.aam.hawiye.ahayn.maajira.suldaan.runtasheeg.

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 2 дні тому

      Allha hawiye maxey dawadiibte ciileen 😂😂😂😂

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 2 дні тому

    Guuliyo Gobanimo Somalia ha israacro dowladnimo waxdhaama lawada no more qabiil damne aduunka qabiil kamajiro horumarna malaha. Guulaysta Hasan iyo Hamza Viva Dowlada .Somalia🤍💙🇸🇴🇪🇬❤❤

  • @hashiali689
    @hashiali689 2 дні тому +1

    Waar maxad tiri Allah maxaa wax isu muuqda la rabo dano gaar ah in la iskaga faaidaysto yaa caqliga la aan garan karin waxa meesha kasocda been ayad isushegten lkn Run ayey tagaysa iyadan waxba laga qaban karin waxa tagan ninkan garan waxa sosocdana ma garan karo

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 2 дні тому

    waxaa fiican in aad warka sida aad udhigi in aadkabadasho mqjira qabiil udagaa lamaaya hagaamiya ismaamul ilaa kuwa hunguri ,iyo mansab fiicneey warka aad shaxi

  • @AbdunasirKomi
    @AbdunasirKomi 2 дні тому

    Imaada keena tangiyasha Somalia 🇸🇴 kena

  • @mohamoudmohamedmohamoud-ky2oz
    @mohamoudmohamedmohamoud-ky2oz 2 дні тому +1

    Waa laga daalay in qof meel lagu sugo. Dawlad in la dhiso waa raagtay ... idinkuna niyad jibin ayaad noo soo gudbisaan. Saas darteed waxaan u tilmaamayaa cidaha ku shaqada leh warbaahintu inay hawshooda qabsadaan.

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 2 дні тому

    Okeey , hadduu Geesi yahay , muu ladagaalama Ethopian hooyadii kusaday.

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 2 дні тому

    Waa ben iman shaha odowa mana jirto sabab uu u ado jubalan waxas waa wado kuwa rufiyaninta u ah ee wax yar oo aan qima laheyn lasiyay marka walal iska hubi waxad shegi ok

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e 2 дні тому

    Beeeeeeeen been ciidan soo goostay jubolaand majirto waa beentii guruub damujidiid

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 2 дні тому

    Suldaanka tv; iska daa faaladda siyaasadda.

  • @alabaamadi8460
    @alabaamadi8460 2 дні тому

    ...... ATMIS AS, HUB IYO SAANAD SIIYAAN.. ITOBIAN & KENYAN... LACAG BEY SOOMAALIYA KU GURTAAN, MASH RUUCAAS INUU KA DHAMAADO MA RABAAN... MANDATE KA DHAMAADEY..HADEY DALKA KA BIXI WAAYAAN....DFS, WAA ISAGA FILAN TAHAY..DIBAD IYO GUDAHA BA.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 дні тому

    Ma aaminisani iney sidaan ku gaari doonto wax qurux badan waayo Xasan Sheikh is anarchist and disastrous.

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 2 дні тому

    gor gor iyo haramcad wa awood aan la hor istaagi karin wa ciidanka ee dowlada somalia ku dhaarato guulesta

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 2 дні тому

    Waxaas caqli hawiye aya la dhaha meel magaaro

  • @Engxkaatun
    @Engxkaatun 2 дні тому

    Wararka xaqiiqda ayaan sheega adaa laga maqlay marar badan oo hore. Hadda ayaad isu qaawìsey qabyaalad toos ah. Hadda kaddib yaa ku dhegeysan doona.

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow 2 дні тому

    Adeer xog makheli kartid ee beenta daa😂😂😂😂😂

  • @AhmedIbrahim-p5n
    @AhmedIbrahim-p5n 2 дні тому

    Ahmadobe kursiga hadiba

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 дні тому

    Qabiil ma jirro wadanka dowlad ba ka jirto adigana in lagu so qabto wa fiicnan lahayd iyo kuwa cadowga mushaarka ka qaata

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 2 дні тому

    Amisom miyaa shabaab hal maalim xitaa. la dagaalantey been badanaa

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 дні тому

    Sheekadu waa Hogaamiye Kooxeed Xamar kala Qabsada

    • @Dheeman1-d9e
      @Dheeman1-d9e 2 дні тому

      Car waataas haqabsadaan walahi Waa Lada xirayaa kuligood qof Maantay qabiil Iinuu udhinto diyaar u ah majirto Guul Dowladeena

  • @DiibHarbi
    @DiibHarbi 2 дні тому

    No

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 2 дні тому

    Beenta jooji