SAFARKA MINNESOTA | KARMEL MALL | QURUXLOW | MALL OF AMERICA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • GEEDO GEEDO | SAFARKA MINNESOTA (PART 2)
    KUSOO DHAWOOW UA-cam CHANNELKAYGA
    #BOQORKAGAMBISKA #GABARMAAYO
    SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!!!!
    LIKE SUBSCRIBE IYO SHARE SAARA
    Snapchat - ADNANOR NAWALMILA
    Instagram - Boqorkagambizka
    - Boqorkagambiskashow
    - Modernsomalifamily
    Facebook - Adnan Grateful

КОМЕНТАРІ • 245

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 років тому +37

    What a beautifull people wooow one love all Somali always love each other coz we r brothers only in this dunya😍aduunkaa walaal lagu yahy

  • @umuyahyeheydar6087
    @umuyahyeheydar6087 5 років тому +13

    Boqorka ganbiska waa nin raga oo qalbi fiican siduu xaaskiisa usoo xasuustey aan ka helay baati aa usoo gadey👍🏽 😍😍😍

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 років тому +37

    My fav restaurant yummy 😋 ❤️❤️👌👌

  • @galtianokulalihi4288
    @galtianokulalihi4288 5 років тому +124

    Cawa waa arooskayga 1k like rbaa oo aan hambalyo aan u qaato

  • @anwaranwar-we9ug
    @anwaranwar-we9ug 5 років тому +5

    Boqorka.ganbiska suu #Somalida usoo dhax galayba wuxu noqday nin fiican masha allah wll❤❤ alle sas hakugu wado adiga iyo #nawaal,ba

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 5 років тому +11

    UA-camrka ugu shacbiyada badan Somalida baa thy
    😍😍😍😍

    • @Naciima21
      @Naciima21 5 років тому

      Rahma Issllaam wallo qali subscribe ii saar

  • @riyaaniita362
    @riyaaniita362 5 років тому +8

    Masha Allah boqorka gambizka Waa dad jecel yahay waa Wiil fiican nolaaw wall zare Adi iyo Xaskada gabarmayo 💋💋💟💗💗

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому +5

    Boqorka Gambiska thanks for sharing. wlhi waad Naga qosliseen oo naga farxisay . Allah bless you and your adroble family ❤❤ waxaad kasbatay qalbiyada dadka somaliyeed .. insha Allah 2M ayad noqon ..somalida ninka ugu caansan

  • @612nasir2008
    @612nasir2008 5 років тому +3

    Boqorka Gambiska welcome to Minnesota.

  • @shaaficisky3163
    @shaaficisky3163 5 років тому +37

    Who like reading comment before watching boqorka. like me
    *LIKE TA DHAC KU SII* wa walalkaye

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 років тому +12

    Boqorka gambiska Soomaalida weyku jecelyihiin only kuwa argagixisada dalki naga dumiyay uunbaa ku neceb

    • @amalitofunnykittensvlogs647
      @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому +1

      African Somali Queen waa runta dadka xun xun ayuun baa neceb

    • @africansomaliqueen9432
      @africansomaliqueen9432 5 років тому

      @@amalitofunnykittensvlogs647 haa wlh abayo sababto ah boqorka gambiska wa qof qalbi wangsan masha allah qof kasto oo aflagaadeso oo xata qabiilkiisa aflagaado u geesato ma u gafo only shactaro ayuuba ka dhigtaa hhhh Somalida asiga uunbaa ka raayay😂

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 5 років тому +3

    🤣🤣😅😅😅😅😅 morio zo xasuustey dhac dhac🤣😅😅 poqorka gambiska keep going ✌️

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 років тому +2

    Poqorka kambiska wa iga qoslisay masha allah wllo farxada alla ku siyadiyo inta farxada neceb na dhaac dhec an u sinay😂😂😂😂❤️👑

  • @Skpoi7
    @Skpoi7 5 років тому +4

    Boqorka gambiska dhac dhac uxiiznay wlhi keeping bro

  • @rodhaissack6808
    @rodhaissack6808 5 років тому +4

    Boqorka gambiska : mesha an joogno Quruxlow waye
    Cuntadana quraxley waye
    Me: 🤤🤤
    Boqorka gambiska Blue 🇸🇴 by blood ♥️🙏

  • @hafidalasad5868
    @hafidalasad5868 5 років тому +6

    Ano qoslin mata damesangari wlhi only channelkaa aan hiseyo waye
    Unuku unukulee waye dhac dhac dhac hadikale jiis kadiga lkn ani maskinko ahay adnan waan kutagera sxb soobar soobar
    👍👍👍👍👍

  • @user-di3dv2xj9c
    @user-di3dv2xj9c 5 років тому

    Al gabdha waa gabar aad uku farxday masha alah gabar fiican waaye wlhi waan kahelay

  • @doxamediachannel924
    @doxamediachannel924 5 років тому +6

    Walayaal waxan hestaa 843 1k waxa iga dhiman 253 iga garsiya iga farxiya alh hadinka farxiyee somalay 💗💗💗💗👌👈👈👈

  • @batulahussein1330
    @batulahussein1330 5 років тому +9

    Boqorka gambiska cadnaan ma no imaatid Rochester Minnesota wlcm

  • @abdirahmanyaya3969
    @abdirahmanyaya3969 5 років тому +1

    This is the most positive guy I have ever seen!

  • @mumtaazmohamed6060
    @mumtaazmohamed6060 5 років тому +2

    Qadra shina mellasta waiga horeysa sxbey waku salamay

  • @abdirashidjaziira6092
    @abdirashidjaziira6092 5 років тому +1

    Masha allah

  • @ayancabdi7885
    @ayancabdi7885 5 років тому +2

    Qalbigada fican dadka kugu jecladen saan le iska ahow walalkey ❤️

  • @nimoabdifatah289
    @nimoabdifatah289 5 років тому +1

    Masha'allah boqorka qambiska a real celebrity 🙌🙌🙌🙌❤️

  • @muktarahmed1410
    @muktarahmed1410 5 років тому +1

    Gawerey manyo Aad ayey u gawantahay minabalis na somali badan aya jokta marka in la Arko ma rabto inta fiker kas ila Qabto like dhac ku seeya

  • @user-ou4wi7nm9c
    @user-ou4wi7nm9c 5 років тому

    Nasir.iyo.jihaan.waaniisalaamay.iyocaruurtowdo.iyoboqorka.qambiska baashaal wacan

  • @ishqiharuun7777
    @ishqiharuun7777 5 років тому +2

    Boqorka gambiska gawar manyo maxa ugu so taktay keep going zxbke

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 5 років тому

    Boqorka inta jacel baa badan.Bro hore u soco👏🏾👏🏾

  • @hanadhaji5843
    @hanadhaji5843 5 років тому +6

    2:08 bal odayashaan qabiilka mesha latagan fiiri 😂😂

  • @shukricabdulle5546
    @shukricabdulle5546 5 років тому

    Boqorka gabbiska mashalalaah allahakuxafido

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 років тому

    masha allah wa baashashay sax lakiin qofka heestan sameyay waxan garanayn buu isku dayaay wuxu islaha astanteeda wa mid gara dheh markasu yidhi astanteeda wa mid gariya waxa la bowsado sidasu u xun yahay

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +1

    Quruxlow Restaurant waxay ka mid noqotay meelahii la dhacay oo bililaqada lo geystay oo banan baxa Minneapolis u sameyay Walalkeen Badal qeyr qabo aya u rajeyna

  • @mawliidmacaani3444
    @mawliidmacaani3444 5 років тому +10

    Qurulow maqli jiray wllahi boqorka gambiska garaadsiyo yaaqeee

  • @anasfilmsvlogs720
    @anasfilmsvlogs720 5 років тому +7

    Noolow zxp adiga iyo gabar maayo anigana waan zoosocdaa iwill comming inshallah zxp south Africa hada joga zxp ✈️✈️🇺🇸🇺🇸

    • @z1_certz228
      @z1_certz228 5 років тому +1

      Umada qalbi kadoofka qabta kujirta miya kkk

    • @amiinali4692
      @amiinali4692 5 років тому

      Trump as ku qawanin ee jog nin yaho

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 5 років тому

    Wow waqtiga ha kuu wacnaado boqorka gambiska

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 років тому +2

    You are nice young man and very kind heart that is why everyone love you and your family

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 5 років тому +18

    nin xaaskisa ka fekeraayo baati ma yaala kulahaa

    • @ezaldeendalluol9295
      @ezaldeendalluol9295 5 років тому

      Waa cajiib waayo
      Rag habla hooda ka fikiraayo
      Lama.helo inta badn

  • @elsharawyjunior6087
    @elsharawyjunior6087 5 років тому +2

    This is the best video

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 5 років тому +4

    Keep going bro boqorka gambiska 👏👏💗💖💕💔💔

  • @ukberukber7743
    @ukberukber7743 5 років тому +1

    masha Allah qofku markuu yehay muslim wax kafiican majirto gabadhadaana waa quruxlay geenyo markaa gabadhada nawal iilasho waayo majirto sabankan markaa yaan lagugudirin kufaan waa qof daacada oo quruxlay nawal diinta kufaana waayo qofku markuu diintiisa kudadalo ilahay raaligaliyo reerkiisa ilahay ayaa idinxiftinaya tim nawal waayo waa quruxlay waxay uegtahay dumarka barasiil latin amerika ayaa lamooda nawal

  • @honestdude70
    @honestdude70 5 років тому +1

    Boqorka gambiska somalida waa jecelyihiin

  • @nadiifohassan162
    @nadiifohassan162 5 років тому

    Masha allah wallkey sida niyadada safi eyutahay hadi somali odhan nadif ugu ahalahey wadankeyna nawad o noqanlahay adiga waxatahay wiil sual qaldan laweydiyo adokaxumanne mid wanagsan ugujawabo farxada iyo wanaga qoskada alle hakusiyadiyo wllky

  • @supriseme1590
    @supriseme1590 5 років тому +3

    Sa u jaceshahay xaskaga i like,t bro

  • @atmaaniofficial7973
    @atmaaniofficial7973 5 років тому +2

    Adnaan wlh dad badan isku haaya team adnaan haleyga dawa geeyo dadka kale subscribe halegu sharfo 🙏🏾🙏🏾🇸🇴

  • @mariaabdaladhif6934
    @mariaabdaladhif6934 5 років тому +1

    adnan wiil fican qalbiga wanagsan leh waaye nawal cadey iigu salaan waan u xoisay

  • @Maxamed_Aweys1
    @Maxamed_Aweys1 5 років тому +26

    Arooskayga wayay caawa 100 like
    Iigu Hambal yeeya 🤩
    👇🏼

    • @mohaqadar7482
      @mohaqadar7482 5 років тому

      Waraa adiga melkaste ma ka qarabanee aros neyntiga 😂

    • @jinidiljooy9731
      @jinidiljooy9731 4 роки тому

      Markii lagu soo furo anigaa Ku korkoraayo

  • @fartuunmohamed6723
    @fartuunmohamed6723 5 років тому +2

    wiilga abitigee aad baan kuu jeclahay hormar wacan

  • @aishamuhammed6134
    @aishamuhammed6134 5 років тому +2

    Love you too badorka gambiska

  • @hayadibrahim7486
    @hayadibrahim7486 5 років тому +4

    farxad kuu nolow wllky iyo marwadaduba🥀🥀❤❤❤

  • @mishtifarah2646
    @mishtifarah2646 5 років тому

    Boqorka gambiska waa wil qalbi furan oo dad jecel allah haku dhowro wlky qali❤❤❤💕🙏🏻🙏🏻

  • @umuladanabdulaziz1213
    @umuladanabdulaziz1213 5 років тому

    Boqorka ganbiska qalbi nadiif horay usoco❤️❤️❤️😍😍😍❤️❤️

  • @liiicade4071
    @liiicade4071 5 років тому +3

    boqorka gabiska thanks waa ku tageraa

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 5 років тому

    B gambiska guul and thanks.

  • @ibrahimaxmad8708
    @ibrahimaxmad8708 5 років тому +3

    Boqorka gambiska keep going bro funny tahay

  • @fadumiinali565
    @fadumiinali565 5 років тому

    Masha Allah walaalkey Allaha ku xifdiyo

  • @shukri5352
    @shukri5352 5 років тому +4

    boqorka my friend like

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 років тому

    Maasha alaah Boqor gabiska qaraabada naga salaan

  • @maslaxmarkaawi5383
    @maslaxmarkaawi5383 5 років тому +10

    Happy birthday too you inta ku faraxsan like dhac dhac dhac😘😂😍

  • @abdimalika.k.a7349
    @abdimalika.k.a7349 5 років тому +6

    Boqorka gambiska where did you leave gabarmayo man the video would be excellent with her besides u

  • @zapnaamohamed1938
    @zapnaamohamed1938 5 років тому +4

    Poqorka gambiska gabar maayo uxiisnay dhac dhac mee noosiisy

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 5 років тому +7

    He's famous guy boqorka gambiska

  • @aniraamal2085
    @aniraamal2085 5 років тому

    Masha allah boqorka gamiska dad dhaaxa wad ka qoslin jirtay lkn manta farxadada ayapa paxayo masha allh unuga xata wan ku jecel nahay lkn nawal la anteda manuresid

  • @abdulbaariabdulkadir7250
    @abdulbaariabdulkadir7250 3 роки тому

    Assalamualaikum I WAS IN THE VIDEO
    I WAS THE FAMILY YOU MET IN THE MALL🤣😂😀😃😄😁24:05

  • @laandheerecadeninweyn7152
    @laandheerecadeninweyn7152 5 років тому +1

    Wllhi boqorka gambiska wllhi Funny waaye

  • @maestro4730
    @maestro4730 5 років тому +4

    Boqorka gimbiska ma fav youtuber

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.5947 5 років тому +2

    Dhac dhac waa laga helay cunugayga 1sano iyo 10 jiro xatee wuu dhahaa 😁😁😁

  • @yusufcodey
    @yusufcodey 2 роки тому +1

    Still waiting video 🔥🥺 2021 ✅

  • @halimatameryousseff4529
    @halimatameryousseff4529 5 років тому

    Masha allah efow omorow efow iyo boqorka gambiska

  • @abdihakimmohamed4951
    @abdihakimmohamed4951 5 років тому +5

    WALAL HADAD ARAGTO COMETIGAN WALAL IGU CAAWI SUBSCRIBE JAZAK ALLAH KHEYR

  • @farxiyaydumashi6517
    @farxiyaydumashi6517 5 років тому +4

    Cant wait any more dhac dhac 😂

  • @amaani3183
    @amaani3183 5 років тому

    Adnan is such a down to earth brother, you deserve all the love and the blessing coming your way. big ups to you and your lovely wife

  • @apdallaosman1934
    @apdallaosman1934 5 років тому +4

    Zxp boqorka kabiiska waa ka wan thay

  • @qaaliqalanjo5983
    @qaaliqalanjo5983 5 років тому +2

    nice boqorka gambiska

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 5 років тому

    Soomaali and iyo aad ayuu u bartey .MashaAllah Wiil .Fiican.

  • @rihaanlovely2860
    @rihaanlovely2860 5 років тому

    masha allh boqrka ganbiska bashal wacn ❤😍

  • @maankarooble
    @maankarooble 5 років тому

    Boqorka gambiska vlog soo badi dhac dhac dhac

  • @najmayunis5351
    @najmayunis5351 5 років тому +7

    Abay yasmin A.k.a cafimat fican , she has ashop in karmel mall 2nd floor shop 221.
    ..and i have never been but i know that ....u can ask her

  • @amranshaxshaxley6837
    @amranshaxshaxley6837 5 років тому +6

    Asxabey wax yar aya idemaneh isara subsrabe plz

  • @wiilkariyada4022
    @wiilkariyada4022 5 років тому

    Boqorka gambiska wiil shidan

  • @halsuaalchannel3039
    @halsuaalchannel3039 5 років тому +1

    wlcm to minneapolis dhacdhac

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 5 років тому +2

    Riyadiina iyo hamigiina alle ha idiin rumeeyo fadlan subscribe isaara

  • @lashmiiloyal2303
    @lashmiiloyal2303 5 років тому +5

    Boqorka kanbiska adiga kaliya miyaa iska dalxiisayo maxaa iiga tagtay aniga

  • @rizeyproduction9780
    @rizeyproduction9780 5 років тому +2

    *Fariinteeda hadaa aragto waxaa JECESHAHAY 24 hours Allaha kuugu sahlo wll subscribe ii saar plz wll ifkaa wax leeysugaa taraa we Somali ween* 🙏🙏❤❤🖐🖐

  • @deikow7178
    @deikow7178 5 років тому +2

    😂😂😂boqorka gambiska lipax aa thy

  • @farhiaalihassan202
    @farhiaalihassan202 5 років тому

    Cadnaan waa qalbi nadiif walee guul wlalkey adi iyo familkaaga❤❤💎💎💎🇸🇴❤

  • @xidigahafx9856
    @xidigahafx9856 5 років тому +3

    𝗕𝗢𝗤𝗢𝗥𝗞𝗔 𝗚𝗔𝗠𝗕𝗜𝗦𝗞𝗔 𝗦𝗛𝗢𝗢𝗧 𝗢𝗨𝗧 𝗜𝗞𝗨 𝗖𝗔𝗔𝗪𝗜 𝗦𝗫𝗕 𝗦𝗔𝗥𝗘 𝗪𝗔𝗫𝗔𝗡 𝗔𝗛𝗔𝗬 𝗧𝗔𝗚𝗘𝗥𝗔𝗛𝗔𝗔𝗚𝗔

  • @farhiyapretty8175
    @farhiyapretty8175 5 років тому

    Waaaw keep going bro

  • @abakarabu7326
    @abakarabu7326 5 років тому

    Cumar Efow Ahaa masha Allah big Bro

  • @josephteyman6060
    @josephteyman6060 5 років тому +13

    tawfiiqda allh nawafajiyo🤲
    caawiyaha inta subscrbed ubahan
    1k subscrbed hadii aad ubhanthy
    fadlan ila soo xiriir ka faideyso wll
    ifkaaa lagu yahy wll
    👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 5 років тому

      Ok anigaa ubaahan maxaan sameeyaa waliba waxyar baa IGA dhiman

    • @siraajmediatv
      @siraajmediatv 5 років тому

      Ii saar waan ku saraye

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 5 років тому

      @@siraajmediatv haye iiisaaar sxb anigu waan kuu saaaray wllhy

  • @sandikocde7647
    @sandikocde7647 5 років тому +1

    Boqorka gambiska wuxuu Ku nuuraya markuu familykiisa lasocdo

  • @Naciima21
    @Naciima21 5 років тому +3

    Keep going guys

  • @mawliidmacaani3444
    @mawliidmacaani3444 5 років тому

    Boqorka gambiska illaahey haku soo hanuuniyo dhac dhaaaaaac k kulahaa kkkkkk

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman6968 5 років тому +2

    Boqorka gimbiska jiis baan ka dhiga 🤣🤣🤣

  • @samiraibrahim587
    @samiraibrahim587 5 років тому

    Boqorka wil qalbi fecan💖

  • @kasmaal-2529
    @kasmaal-2529 5 років тому +2

    Ilaahey dartiis SUBSCRIBE igu siiy walashey muslimada ahey iyo walalkey Muslim ka ahow codsi waaye plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👇👇👇🙏🙏🙏🙏👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @yacqubaruuriye2244
    @yacqubaruuriye2244 5 років тому +3

    Anka unuka leewaye

  • @najiyaqaali4539
    @najiyaqaali4539 5 років тому

    Gabarimaayo meeday

  • @abdimajiidcabdisalaancilmi768
    @abdimajiidcabdisalaancilmi768 5 років тому +3

    Boqorka ganbiska Tageero buuxa kuAhay

  • @hassansalad9259
    @hassansalad9259 5 років тому

    Coolest guy i ever see.

  • @mohamedabdiahmed888
    @mohamedabdiahmed888 5 років тому

    Adnan Thanks Bro America Ano Tagin AyaaD ikala Bartay Restaurants Keeda iyo Magaaloyinkeada