Masha allah Sh Cali jowhar oo kale waa dadka islamka saxda Matala Waa dad qofkii arka uu soo hanuunayo Wana sabbta kaliya ee dadka loo nacsiinayo culmaa u suufiya oo loo leyahay waa mushrikiin
Allayow naxariisada jano fardawsa ka warabi allahayo anigana iga yeel qof xoogisa cilmiga diinta iyo cibaado galiya sidii adoomahaaga saalixiinta ah ee wanwanaagsanaa wa biltamadaane wllyaal inikuna aaminta I so mara inchallah dhamanteena alle haynaga dhigo qaar diinta u deega
Alle haunaxariisto isaga iyo wexii umada Nebiga ah
Salalallaahu calayhi wasalam
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Ilaahay Swt ha unaxariisto oo janatul firdawsa al-aclaa haku casuumo Sheekh Cali Jawhar wuxuu ahaa walli Ilaahay, halkay immika qaar magac iyo inay muuqdaan uwaasheen isagu wuu iskaga haajiri jirey meesha magaciisu ku bato isagoo tegaya meel aan laga aqoon waa diamond ama waslad dahaba oo mar soo martay ummadda somaliyed aan dib loo arki doonin culimo isaga oo kale ah.
Jazaakallaah sheekh cali jawhar illaahay aabbahaa janatul fardawsa ha ku casuumo aamiin
Culimadeenii wanaagsanayd
Allah ha u naxariisto dhamaan iyo
Waalidiinteenba!!!!!
Waa kuwaa culimadii saxda aheyd ee aduunyo iyo aakhiro kala saarey
Allahu abkar yaa allaaaaaah
Radiya allahu canhu wa ardaah
Raxmatullahi caleyhi
Raxmatul abraar
Alle haw naxariisto dhamaan culimadii somaliyed ee geeriyootay😢😢😢😢
Masha'Allah Masha'Allah ilahay haunaxaristo janoyinkiisa hageeyo dhamantood culimadayaada intidhimayaay intanoolaa hanoxafido ❤❤
Allaha u naxariisto
Ameen ya rabi.
Mmtv Waan bogadinayaa in barnamijkaa culimada soo diyariyaan
Jazaaakallahu khayran Taariikhda Culimadu waa muhiim
Allaha barakeyo culimadena 😢❤❤❤
SHEEKHU BELEDKII AWDAL SHEEKH CALI JAWHAR ILAAHAW KUU NAXARIISO
Masha allah
Sh Cali jowhar oo kale waa dadka islamka saxda Matala
Waa dad qofkii arka uu soo hanuunayo
Wana sabbta kaliya ee dadka loo nacsiinayo culmaa u suufiya oo loo leyahay waa mushrikiin
MANSHA ALLAH WA CAILAD ADUUNYO K SAAHIDAY RER CALI JAWHAR
Sh Ali Jowhar waxa uu ahaa nin caalim ah cibaado badana sida aan taarikhda ka dhagaysanay Jazaakallahu khayr wiilka iaku dubariday iyo MM Somali TV.
Maashaallh taabaarak allh sheekh cali jowhar
Maanshaalaah ilaahay haunaxariisto
Masha Allah dad barakaysan❤
Dad quman baa Somali kujira.
ALLAAH Hu akbar.
ALLAAH hayo sharci Islam noogu badal sharciga mooryaanta
Allaha unaxaristo Sh Cali Jawhar
Allah how naxariisto culimada
Masha allah
Sheikh Ali Boqore Warsame #Ali-Jawhar Rahimahu Allah. Wuxuu ahaa Sheikh caalim ah dad badan oo Shuyuush noqday sida Inankiisa Sheikh Abdillahi Sheikh Ali Jawhar.
Allaha unaxariisto sheekha.
رضي الله عنه وأرضاه قدس الله سره العزيز
ماشاءالله شيخ علي جوهر رحم الله
Masha allah Ilaahay jannooyinkiisa haku casuumo amiin ❤
Illaahayow jacaylkii iyo walalnimadi umada noo soo celi. Bal u eega siday aanay umadeenu u kala lahayn magaaloyin iyo qabiilo. Subxaanallaah
alla,ha,unaxariisto,sh,cali.jawhar.
رحمه الله❤
Sh ALI JAWHAR RAXIMA ALLAAH AAMMIIN
Allayow naxariisada jano fardawsa ka warabi allahayo anigana iga yeel qof xoogisa cilmiga diinta iyo cibaado galiya sidii adoomahaaga saalixiinta ah ee wanwanaagsanaa wa biltamadaane wllyaal inikuna aaminta I so mara inchallah dhamanteena alle haynaga dhigo qaar diinta u deega
Masha Allah Allah ha u naxariisto isaga iyo waalidideenba
Maasha allh tabaarika llaah
Ilahy ha unaxaristo amiin ya rabi
Awoowgay Allah u naxaristo
Allah yarxamuk sh cali jawhar
Alle ha unaxariisto sheekh beledkii somaliland
Ayaan-daro-jiilka-soo-kacaya-aqoon-uma-laha-sheekhan-wayn-ee-Sheekh-Cali-Jawhar-ilaahay-haka-abaal-mariyo-sheekha-diinta-uu-dadka-barayay
Mashaa alaaah shekh abdulaahi she cali jawhar
Allaha u naxariisto aamiin
Ilahay haw naxariisto amiin waa in barnaamijkan la dhiiri gelyaa culimadii hore si aan u dhadhansano noloshodii
Allaha u naxariisto shiikha, dadka soo gudbiyayna Allaha ajar ka siiyo wllhi aad baan ugu baahnayn taariikhda culimada
Allah naxariito Amin
Awoowe alle ha kuu naxariisto
Mansha allaha barkalaaha
Mansha allah
RAXIMAHU LLAAH.
runtii cali jawhar wali ilaahay oo cajab leh ayuu ahaa waxu caan ku ahaa tadaawaca ilaahay raali ha ka ahaado oo janada ha ka waraabiyo
Alle ha u naxaristo
Qasri weyn janada fardowsa alloow kaa sii
Mm tv waa lagamamarman inlaqoro tariikhda wadadada mm tv waa kumahadsanyahay aad iyo aad banu,ulsocana ee wada
Ilaahay ha idin karaameeyo dhammaan intiinna ka falcelisay.
Kulammo badan oo danbana la socda idam Alle
Allaha unaxariisto.
sheekhu wuxuu ahaa sheesh karaamaysan alle ha u naxariisto
MashaAllah tabaraka
SHEEKHU WAA RUNTII MARKUU YIDHI INGERIISKU WAXUU TABABARAY UUNBAA BADELAY LAKIIN IN LA DHEGEEYSTO OO DHALIN YARADA MASAR LAGEEYO AYAGOO CILMIGA DIINTA BARTAAN KADIB LAGALA WAREEGO GAALADA MAAMULKA
Culumadii hore iyo kuwa Maanta culumo sheegto waa kala duwan yihin,Kuwii hore aduun ma rabin,Hanti maleheyn,waxa yar ay helaan wey bixin jireen,Alloow Janadii fardawsa ka waraabi❤kuwa Maanta ayagaa ugu taajirsan dadka,Masaakiinta uma naxariistaan,Hanti doon waaye Aaqiro maba xusuustaan waxayna heystaan Magac Culumo ama Sheekh😂waxa ka mid ah Sheekh Umal iyo kooxdiisa😂😂😂
Never attack a sheekh or culuml Xisab Allah ba kufilan you can't judge them
Allaah haw naxariisto oo ha u nuuro xabaasha,
Masha Alah.
Waad ku mahadsantahay inaad qalinka u qaadato sooyaalka culimada.
Laakiin meesha maqabato inaad ku daahfurto hees weliba gabadhi ku luuqaynayso.(culimo iyo hees !!)
Waxani hees maaha waa amaan, muusigna ma wadato😅
dambi maaha wll
ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo sheekha.
allaha u naxariisto
Janadii Allah geeyo
Allaha unaxariisto Sheekha, kan uu dhalay maamulka Somalidiidka ee dawlada sheegta ayuu guulwade uyahay.
Alle how Naxariisto
School ka MBK director kiisa ayuu awoowe uyahay teacher KAMALA waa siduu iisheegay anigo safar kujira
Manshaallaah ❤
Kan ka dhex maacda hayaw nagadaa adeer waxan aad dhex gelinayso fadlan
😂😂😂
Cuquba indhaha kaariday nimanka uu soo aruuriyay intii laga subxaana laystay acuudu bilahi mina sheydaan rajiim
Radial anhu
Sheekh cali jowhar dareeqadiisii ninkani ma sheegin wadaadkan waxa uu yahay baan garanwaayay ma suufi baa mise waa tabliiq mise waa ictisaam
Sawka Sheegay inu Sheekhiisu ahaa Sheekh Cabdisalaan
Haaye ma laheli karaa kitaab uu isagu dejiyey oo Carabta laga akhristo mise halkeey kuwii kale mareen buu isna maray. Somalidu Carabta wax uma sheegaan miyaa?.
Carabta diinta iyaga wax laga weydiiya wllo waayo waa dadkii nabigu kasoo baxay
Carabta diinta iyaga wax laga weydiiya wllo waayo waa dadkii nabigu kasoo baxay
@@tiktokgames1007
Ma qof kasta oo Carab ah.
Shekhul baladki gobolka Awdal iyo guud ahaanba somaliland xafiduhulaah
Sdeerkay alle janada haku casumo waa akhyaarta ilahay jecel yahay