Waxay doodi furan tahay ruux kuu daraan jiray marka aad ku digatee xaqu kuu duliyee AllahaYow nin daacada AllahaYow nin daalina deeqdaada ha u simin ❤😢
Tan kale ee meesha ku jirtaa waxa weeye, midhaha heesaha uu qaado oo abwaano heerka koowaad ahi sameeyeen oo culus, sida; Hadraawi, Abdi Qays, Yuusuf Gadhle iyo kuwo kale oo badan oo aan kala dhicin
Waa ereyadii Allaha caafiyee abwaan Maxamed Warsame Hadraawi laxankii Xasan Sabriye Afrax Great. Codadkii halaasiga ahaa ee AUN Maxamed Mooge Liibaan iyo Shankaroon Axmed Sagal. Riwayada aqoon iyo af-garad
Aamiin
Laaxankii c/kariim farax Qaarey ilkojiir waye san is leyahay
Wlhi Sidaas Aad sheegtay Weyo Allha Kusharfo
Nin waxbadan Og Xasan Gareed Yay Ugaran Ogyihiin
@@abdiibrahim6572
Laxanku Waa xasan geereed
Maanto oo ah 19/8/2022
Waxaa lagu aasay abwaankii heestan saameeyey
Ahun abwaan maxamed Ibrahim Warsame hadraawi
Ifka ayuu macal salaameeye
Aamin
Alle wayne hawnaxariisto
2024
Waxay doodi furan tahay ruux kuu daraan jiray marka aad ku digatee xaqu kuu duliyee
AllahaYow nin daacada AllahaYow nin daalina deeqdaada ha u simin ❤😢
Cajiib allahayow nin daacada nin daalim ah deeqdaata hoowsimin ilahey how naxariisdo m g libaan
Aamin
ilahay haunaxariisto fanaanka iyo dhamaan intii dhimatayba
Aamin
Allah ha u naxariisto dhamaan hoballadii Iyo hal abuurkii murtida huffani ku duugneyd
Aamin
Ebbe ha u naxariisto Maxamed Mooge Liibaan iyo Shankaroon.
Aamin laakin Shankaroon way nooshahay
@@caweyskadalmar sax
halkee ayaay ku ,maqleen Shankaroon geerideeda waatan nool ee amerika joogta waaban kala hadlaa whts kee
@@caweyskadalmar
Mhdsani sxb.@@caweyskadalmar
Maxamed Mooge Liiban Wax yaalaha uu Hobolada kale kaga duwana marku Heesayo Xubin Walba way ku istaagaysa Cajiib!! AUN
Tan kale ee meesha ku jirtaa waxa weeye, midhaha heesaha uu qaado oo abwaano heerka koowaad ahi sameeyeen oo culus, sida; Hadraawi, Abdi Qays, Yuusuf Gadhle iyo kuwo kale oo badan oo aan kala dhicin
Allow Unaxariso Dhaamantoda Fanaàntina❤❤
Aamin, Shankaroon way nooshahay
Allahayow nin daacada
Allahayow nin daalina
Deeqdaada haw simin✍
M.m. liibaan iyo shankaroon Ahmed yuusuf sagal
Aduunyo macaan keedii dhamaaday ayaynu dabada haynaa.
Qarnigii 20 aad Waxkasta oo laqabtaa dhaxal gal ayay ahaayeen.
🤔
Illahow u naxariso fananinteeni waxay ahaayeen dad dareenkoodu uu sareeyo waxay ahaayeen dad sax ah 😭😭😭
Aamin, Shankaroon way nooshahay waxay joogta Mareykan
Walaahay Waa runtaa intii dhimatay Allow u naxariiso Allow u dambi dhaaf Allow jano FARDOWSO GEE dhamaantood
@@samiiraxiirey4198 Aamin
m.mooge hobalada kle waxa uu kaaga duwan yahay codkiisa markaad maqasho ayaad dareen go niya gelaysaa
Alle ha u naxiirto cajiib 🎉❤
Aamin
Alle how naxariisto Marxuumka aamiin yaarabi
Aamin
Allahayoow nin daacada aalhayow daacada deeeqdaada haw simin WAaa lllhi WAaa hees xul ah oo macaan
Ilahy hwnaxaristo maxamed moge
Aamiin
Dadkani waxay ahaayeen dad risiq xalaal ah ku koray oo aan xaaraan lagu korin
Allh u naxaristo aamin yarbi
Aamin
Ala ha unaxariisto
Aamin
Hees ayay ku banaan tahy
Allaha u naxariisto
Aamin
Hees igu weyn❤️🔥
Outstanding song.
Shuleekha
Waa run
Aamin
Hees mcn
Waa run ilahy hawnaxanisto
Xasuusa gara hargaysa axaxax
Allah yaraxma 😢
Aamin
@@caweyskadalmar
Ffkjg
Wales wa hees machan yeah Go
Wwww
2224
Add a public
j