Ani waxaan ku darsan lahaa marka kale waxba hala wadaagin haduu ku waydiiyana waxaa ku dhahdaa waan ka niyad jabey wax aruursi oo niyad uma hayo sirtaada yaan dhayal lagu helin mar kale.
Ninka 500 bisha ku darsanayay ha qaato lakin gabadha 1000ku dareysay haso celiyo wa xaqeeda mesha ciyar majirto ninka 2 dolar mel ladhigay cafin wayay wale waxu cainaayo maleh waa jaanis gaad ka digtonow tan kale gab dhaha shaqeysto maxa ku kalifay lacag guri la dhigaayo bank acount gaar la furta oo lacagaha so haro lagu shubto ,ayuutadane aniga gabdhaha kulama taliyo ilaa qofki duruf adag heyso ma,ahane
Abaayo ka sabar taas meeshey Martey ilaahey ayaa ok Anika waxaan kula talin lahaa wax aruurso kalikaa hadaad nin wax ku darsato wuxuu mar waliba ku fikiraa inuu taas ku dhaafsiiyo alhamdulilaah qurbaha ayaan ku noolahey mar waliba caruurtey ayaa number one ii ah maxaa nin wax iiku darey waxaana ahey mamo reer leh 30 sano aqlika ha shaqeeyo gabdhaha yar yar
Gabar saaxiibadeey ah 7 sano ayeey 15000 ku aruurineeysay ayadoo suudaan joogto shaqo aad u adag ka shaqeeyneeyso ilmo kala aabe ah ok 4 ah ayeey heeysatay waxeey leheed 15000 Kun 11 dhul ku gado 4000 Kuna ku dhiso kiro uga reeyso caruurtaada isku Soo aruurso ee wadanki ku laabo oo sifiican u korso 15000 hooyadeed ayeey u Soo dirsatay waxeey kasiisay walaalkeed tiri ku tahriib gabadhi qaracan shilin maheeyso hada wiilki yurup wuu Soo galay taleefoona kama qabto xitaa duqdii lacagta walaashiis u dhacday walaashiis iskaba dhaafe Marka waa aduun xaal kiis
Asc abayo ruumi iyo asxaabta dhaman gabadhan waxaa dhihilahaa waxtagay tiiksimaad Mal Leh oo ma soo noqoneyso tan dabe ka tasho waxadane gooni ka dhigo shantiisane u reeb Hadi uu ku weydiyo ku dheh wa wadi way oo wa iska dhaafay qorshadane sii wado wax walbo dulqaad ayeey rabaan markaad bilabeyso ku bilow bisinka Inshallah na raaci abayo qeyr alle ha ka dhigo Inshallah
Waxba male meel kaama tegin wax badana may ahayn 2500 wax wayn maaha laakiin ku cibro qaado si gaarana wax u dhigo odaygaana intaa haku colaadin yaan lahgaa garan ayaan ku oranlaa horena u soco😊
Abayo wali wa noshahay wana shaqeeysa shaly ba wad shaqeysatay manta bilaw aruuri ninka ha iskugu sheegin Bank Ku shubo waxada stress ha isku ridin caruur ba korsaneysa Allah qalbiga ku qabojiyo 😢
Walaley ninkas wajigisa dhabta ah ku tusiyee hada dhowdahe dib danbe ha ugu shegin sidi oo kle wax u fatalayo iska dhig tiisana la cun tadana bank dhigo hana u shigin xita hadad dhimaneso dhulal ku gado hana shegin shulka xitaaa malinta dhimatole hala arko asna xbiibi ugu ronaw ileen waa ilmaha abahoode
Gabadhas wxn dhihi laha ayuutadi sidedi. Uwad shantisa kunkaga meel gooniya dhig anu😂ogeyn mrki xoga aruriso wxd dhehda kunkagi ka mqna xisabto inu aha mrki ad istirahdo wku dhantahy intu awal ka qaty wxd dhehda so xisabtan tad iga qadaty shakhsiyan intasey ahyd intan hda ku hayana wa intas wxi dheeriya u celi inta klena wa teydi dheh salama wku gaadey wd gaadey si caqliyan ah bad wxagi uso ceshaty hdu qeyliyo hala waalane wxd dhehda wxd daremeyso horan uso dareme xajiso Dib oo damena ayuuto hala galin ama meel soomaliyi degto uqado la gal ama wll dhulka la qota gardenka mara batiya lgu duba kadibna shey dhoobo ama weelki macdanka la dhihijiry oo an daxaleysaneyn lgu sirida dhulka la gashta hda kahor youtubeka ka arkey nina xoolihisa wxd ka qadata wxd u bahanthy kadib wn cuna ladhaha wliga nin hadhohin wxba meel iyaal ilhy gasukow gift u leyahy no qaban ragan
Saas cml aney igu dhacday runtii ayuto ayaan ku jiray familkyga inta soo Maqlen idhehen ken walalka wax lagu sameya wan dhibay hadane mar labad ku noqday wexey idhehen walalka kle wax lagu sameyna yab wlhi gbdhas waxn dhihi laha ha niyad jabin dheh ani markan dad ey aqonin ayaan la gali raba ayutada ninkada ka qarso islaha bal yey maqlin cideyda hhhhh
Banki kasto oo u ka shaqeyo ma,ogaan karo adu qaas ku yahay ila hadu nambarada ku gasho ogeeyn xita tas wey adag tahay hadi qurbaha lajogo lakin wadanki ama africa ma aqaano sidey u shaqeyaan
Haduu bank kale jiro u wareegso. Teeda kale xaajigaaga xaq umalaha inuu bank gi gaaga dhaqdhaqaaqiisa controlo ama dabo galo waa imaan daro. Xataa haduu ka shaweeyo sow adiga maadan shaqeysan mise asagaad ka tabceysaa hadaad asaga ka tabceyso oo aadan shaqeyn ka dhaadhici in waxaan aad u uruurinryso inay tahay wax reerka keyd u ah haduu nin iimaan leh oo wax garanayo uu yahay kusoo fara gashan maayo. Hadaad adiga shaqeysatey ha u ogolaan inuu kugu faragashto noqo qof xuduud leh oo aan lagu xad gudbi karin
Rumiyey wax badn bn kafaidy huno qof wax meldhigto bn noqdy ani Ethiopia ban joga bangibanan wax ku aroriya nin a waxba lama wadagin hh waxba oma shego😂
Gabarta abaayo kunkaaga meel dhigo shantiisa udhaaf hadiikale wuxu isleyahay lacagkale ayeey aruurinee shantiisa boqol markaad udhaafto wuxu isleyahay weyniyad jabtay 7 bil aya sanadkaaga dhiman hana iskatusin unasamir lacagta uukaaqatay cibro hakunoqoto
Ani waxaan ku darsan lahaa marka kale waxba hala wadaagin haduu ku waydiiyana waxaa ku dhahdaa waan ka niyad jabey wax aruursi oo niyad uma hayo sirtaada yaan dhayal lagu helin mar kale.
Ninka 500 bisha ku darsanayay ha qaato lakin gabadha 1000ku dareysay haso celiyo wa xaqeeda mesha ciyar majirto ninka 2 dolar mel ladhigay cafin wayay wale waxu cainaayo maleh waa jaanis gaad ka digtonow tan kale gab dhaha shaqeysto maxa ku kalifay lacag guri la dhigaayo bank acount gaar la furta oo lacagaha so haro lagu shubto ,ayuutadane aniga gabdhaha kulama taliyo ilaa qofki duruf adag heyso ma,ahane
MURUGO badanaa. Allah inteey meel dhigtay in ka badan ha siiyo. Meeshaad wax dhigayso iyo inta eey lacagta dhantahayna ha sheegin.
Abaayo lacagta bank dhigo mardambe ha usheegin inaad lacag aruursanaysid ❤
Sidee lodhigta igacaawi qli
@@nimcosagal1044
Abaayo macaan
Hadii aad joogtid meel aan somaliya ahayn bank caadiga ah oo aad leedahay oo lacagta aad dhigato waxaad soofuraneysaa bank account kale waad isku xiraysaa labada account markuu mushaarka ama biilka lagu siiyo meeshaas ayaad kudirsaneysaa sidaas ayaad kuwadeysaa
Abayo passport Somali haystaaa kenya Jogaa Lkn Vissa iima saarna account ma u furan karaa hadaa igu dhantid isoo jawaab Adoo raali ah
@@qadrishmohamed9537abayo gulf Africa bank ba Ku yal wada in Ku furo layaba
Wax kasto cashara laga barta abaayo no problem keep going sida shalay go,aan u qaatay ha ahaanto ha u joojin horay u soco 🙏
Kkkk cadiwaye sxbey anixita sas aaigudha day lkn mardanbo wax leyahay umashegin manaushe gidono jabkawakulaqabaa samir allh nagasiyo lkn guridanbo waxhadhigan bangi dhigo
Rumiyey aniga ahan wexey ilatahay ninka wuxu rawa ino ayada niyad jabiyo madama ona ubaran iney meel wax digato oo kala dadsan iney tahay ayu ogyahay wuxu rawa in aysan meel wax digan ee abayo kasabar naftada lee latasho illahey farajka hakufuro ❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Asc abaayo waa kunsalaamy inantaa waxaa helay waan uga tacsiyadayn kaalin talaan siinaya waxan ku leeyahy Oday iyo hooyo wala cidkale inaad usheegikarin sirtaan oo kale gacantaada midig iyo taada bidix yey is ogaan iska daa wax cidkale aad usheegtid Tala daa qaado
Allahu akbar ficanaan badna in qof kasta privacy leeyahay
Mardanbe wax ha ku darsan kaligaa sefinka sameeyso meel uusan ogeeyna dhigo hana u sheegin in aad waxdhiganeeyso
Abayo aniga waxa kul talinya lah gabada hada wa cafimd qabtah shaqaiso nin kan i cawa ku dh bank adi ku garah furo
Machallah huno❤allah khaire gusiyo djib
Asc habo waan ku salamay ruumi gabdhas waxan kula tailn laha ninkaga inaad lawadagto maaahayn lnk hada iyo kab isku tasho nin lalama oodago waxad meel dhiiganayso
Samir iyo iiman Allaha ka siiyo insha Allah.
Hadaayanu nahaay reer somalilaan waa inaan garab isataagana gabadhan ciraaqiyada ah naagatan ma xishowato sir minadiy waa inaa saxaada ka saarana halo’s kacow gabdhaas ciraaqiyada ah somalilaa 🤲👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👍🏽👍🏽👍🏽
Oo aniga yaan ahay ma rushiyan bisinke kkakakak maley kaco
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Abaayo ka sabar taas meeshey Martey ilaahey ayaa ok
Anika waxaan kula talin lahaa wax aruurso kalikaa hadaad nin wax ku darsato wuxuu mar waliba ku fikiraa inuu taas ku dhaafsiiyo alhamdulilaah qurbaha ayaan ku noolahey mar waliba caruurtey ayaa number one ii ah maxaa nin wax iiku darey waxaana ahey mamo reer leh 30 sano aqlika ha shaqeeyo gabdhaha yar yar
😂 istaaqfurllaah ruumiyeey Lacagta. Kelah hoose geey kudheh gabadha hada kadib yuusan ogaan maskiin gabar dacad ah ayey ahed Inshllh wey helin. Kabadan❤
Asc Wllo Rummi anigu Sanadka baan naag iska dhiigaye aad ka daynye goankagay fiiciin 720€ uriiyaye 9:6grm hahab shalaye ku ibsaday wayo dahabka aan aad u jecel
Walal gabadhaan Waxaan kula talinaa meel kale kurido hadii kale sidaa dii hore u noolow no khilbijab
Gabar saaxiibadeey ah 7 sano ayeey 15000 ku aruurineeysay ayadoo suudaan joogto shaqo aad u adag ka shaqeeyneeyso ilmo kala aabe ah ok 4 ah ayeey heeysatay waxeey leheed 15000 Kun 11 dhul ku gado 4000 Kuna ku dhiso kiro uga reeyso caruurtaada isku Soo aruurso ee wadanki ku laabo oo sifiican u korso 15000 hooyadeed ayeey u Soo dirsatay waxeey kasiisay walaalkeed tiri ku tahriib gabadhi qaracan shilin maheeyso hada wiilki yurup wuu Soo galay taleefoona kama qabto xitaa duqdii lacagta walaashiis u dhacday walaashiis iskaba dhaafe Marka waa aduun xaal kiis
Asc abayo ruumi iyo asxaabta dhaman gabadhan waxaa dhihilahaa waxtagay tiiksimaad Mal Leh oo ma soo noqoneyso tan dabe ka tasho waxadane gooni ka dhigo shantiisane u reeb Hadi uu ku weydiyo ku dheh wa wadi way oo wa iska dhaafay qorshadane sii wado wax walbo dulqaad ayeey rabaan markaad bilabeyso ku bilow bisinka Inshallah na raaci abayo qeyr alle ha ka dhigo Inshallah
Ruumiyey waa mahadsan tahya mcnto ❤❤🎉
Walaalo waa carfiican ee sifiican u aqriso yayna kugu dhicin markale asgana iskacafi
Scw
Waa runta haiska deso 500 iyada bas ha arorsato han ka qariso mesha ee dhigto❤❤
Abaayo.wadhibato.hadaya.ku.ogaadan.bili.aadanku.waxaba.hakudaran.nincase.kaligarh.anuurso.❤❤❤❤
Na walal ruuney maxaad so wada cidi igamaso horayn waxan isiri sii qadin cometiga
Aniga waxan dhihi lahaa lacagtas haka sabarto hada habilawdo saving cusub yeyna ushegin
Waxba male meel kaama tegin wax badana may ahayn 2500 wax wayn maaha laakiin ku cibro qaado si gaarana wax u dhigo odaygaana intaa haku colaadin yaan lahgaa garan ayaan ku oranlaa horena u soco😊
Abayo wali wa noshahay wana shaqeeysa shaly ba wad shaqeysatay manta bilaw aruuri ninka ha iskugu sheegin Bank Ku shubo waxada stress ha isku ridin caruur ba korsaneysa Allah qalbiga ku qabojiyo 😢
Walaley ninkas wajigisa dhabta ah ku tusiyee hada dhowdahe dib danbe ha ugu shegin sidi oo kle wax u fatalayo iska dhig tiisana la cun tadana bank dhigo hana u shigin xita hadad dhimaneso dhulal ku gado hana shegin shulka xitaaa malinta dhimatole hala arko asna xbiibi ugu ronaw ileen waa ilmaha abahoode
Aniga iyo adiga isku mid ah markan xinaaqsahy waaba leyga qoslinaa😂
anigah ma ogo aamin kaan faraha badan farah yaasha xariifiin waaye ayagaba kuuma sheegayaan sirtooda
Abaayo aniga waxaa kudhihiy lahaa tiisana ha udhaafin taadan wado 1000ku ka qaad haduusan dareemen adna 1000kun kaagiiy wado kaxad yaan loo fahmin cml waxuu shaqeeyab jaduu kuu dhibo 1000 ka dhig bilkastan soo xasuusiy inaa 7.500 kaa maqantahey oo farxadiy kaa jiirey suu udaremo inuu kuugu xad gudbey haduu raaliy galin kabixina oo 3000kun xataakuugu sirsirin abaayo tasho tandanbe hadafkaa kaleedahey ha uaheegin xun aaku ogtey ookale hadeysan jirin
Wlhii anaa talo u bahaan 😢 khasaare
Naa ruumiyey sonkor banu ka qadney saad no waanineysey bad hdba naag nga nixineysa ngu sheege ngta guleysaty kliya nso gudbi
😂😂😂😂😂 hurdo macaan waa jacaylkaagii ilow lacagta se maanta 1$ havusheegi
Aruurso allah macag
Talo gurigaaga haburburin waa aduunyo
Maanta bilow aduunyo Way timadaa nafbaba baxda kabilow
1/06 juni insha allah waxaba kaamagelin naagaha aad tartarka lagalaysif waa caruurtaada aabahood macaaan
Abayo ka samir lacagtas ninkaga baa qaatey mar danbe ha usheegin qarso waxaga tiisana udhaaf si uu san mar danbe lacagtada kaga qaadan adigo ogeyn
😂😂😂 wlle raga qaar tuug wye yaahuu blse si aqliyeesan isaga ugaqaad
Nimanku isku midmaaha qaar waxaa jira gabadha lacagtooda aan hungurayn oo iyagu wax ugu dara
Abaayo lacagtaada gaar u ururso hana u sheegin bank dhigo haduu kuwaydiiyana wan iskadaayay ku dheh taana faraha uga qaaad
gebertas waxan kula talinaa iney lacagtas kadaba hadlin madaa mesha ilmo joogann
hada kadibne wexeeda hoos u aruursato eyna u shegin golkeda
M.a
Gabadhas wxn dhihi laha ayuutadi sidedi. Uwad shantisa kunkaga meel gooniya dhig anu😂ogeyn mrki xoga aruriso wxd dhehda kunkagi ka mqna xisabto inu aha mrki ad istirahdo wku dhantahy intu awal ka qaty wxd dhehda so xisabtan tad iga qadaty shakhsiyan intasey ahyd intan hda ku hayana wa intas wxi dheeriya u celi inta klena wa teydi dheh salama wku gaadey wd gaadey si caqliyan ah bad wxagi uso ceshaty hdu qeyliyo hala waalane wxd dhehda wxd daremeyso horan uso dareme xajiso
Dib oo damena ayuuto hala galin ama meel soomaliyi degto uqado la gal ama wll dhulka la qota gardenka mara batiya lgu duba kadibna shey dhoobo ama weelki macdanka la dhihijiry oo an daxaleysaneyn lgu sirida dhulka la gashta hda kahor youtubeka ka arkey nina xoolihisa wxd ka qadata wxd u bahanthy kadib wn cuna ladhaha wliga nin hadhohin wxba meel iyaal ilhy gasukow gift u leyahy no qaban ragan
It,z me ikraan ❤
Lacagtaada nin ka ku qabo looma sheego qarsoodi haku noqota
❤❤❤❤❤❤❤
Odageediii miyaaa xaday 😂😂😂😂
Walal iska samir lacagtu xaday isaga kaqaad si uuna fahmen
Dib danbe wax haugu shegin
Hadu ku dhaho wax mahaysa
Waxan hayay ada xaday dheh
😂😂😂😂😂waa saas ina rag waxba kama baxaan waxna uma ogola xaawalyda naa haisaga sheegina wixiina 10$ ha ahaate adiga isku tasho taasna iska dhaaf wax lumay kasoo qaad
Halkaa kasii wad meel anu ogayn gali hawna sheegin wan kaba niyad jabay dheh
Saas cml aney igu dhacday runtii ayuto ayaan ku jiray familkyga inta soo Maqlen idhehen ken walalka wax lagu sameya wan dhibay hadane mar labad ku noqday wexey idhehen walalka kle wax lagu sameyna yab wlhi gbdhas waxn dhihi laha ha niyad jabin dheh ani markan dad ey aqonin ayaan la gali raba ayutada ninkada ka qarso islaha bal yey maqlin cideyda hhhhh
Walaalku asagu muu shaqaysto maanta hadaa adigu wax kugu dhacaan gabadha caawi cidna dhihimaso caruurta dadkii dhalay ugee baa lagu leeyahay adna kuwiisaa lugaha laguu qaban ayuutadaada iyo wixii aa meel dhigato haba usheegin mardambe ka qarso dad ay yaqaanaan waxba haku darsan hadhowna akoon samayso dhigo waxaaga haday ku waydiiyaan waxa hayey idinkaa qaatay dheh
Ninkaaga haddu bank ka shaqeeyo oo aconkaga dhaqdhaqaaqisa lasocdo maxaa xala
Banki kasto oo u ka shaqeyo ma,ogaan karo adu qaas ku yahay ila hadu nambarada ku gasho ogeeyn xita tas wey adag tahay hadi qurbaha lajogo lakin wadanki ama africa ma aqaano sidey u shaqeyaan
Haduu bank kale jiro u wareegso. Teeda kale xaajigaaga xaq umalaha inuu bank gi gaaga dhaqdhaqaaqiisa controlo ama dabo galo waa imaan daro. Xataa haduu ka shaweeyo sow adiga maadan shaqeysan mise asagaad ka tabceysaa hadaad asaga ka tabceyso oo aadan shaqeyn ka dhaadhici in waxaan aad u uruurinryso inay tahay wax reerka keyd u ah haduu nin iimaan leh oo wax garanayo uu yahay kusoo fara gashan maayo. Hadaad adiga shaqeysatey ha u ogolaan inuu kugu faragashto noqo qof xuduud leh oo aan lagu xad gudbi karin
Mid kale uguur
Na nimnkina waxd arorsnysn kaqrsda 😂 lacgba ninka lagalmahdlo isi moye waxkale ha udhafin
😂😂😂
Rumiyey wax badn bn kafaidy huno qof wax meldhigto bn noqdy ani Ethiopia ban joga bangibanan wax ku aroriya nin a waxba lama wadagin hh waxba oma shego😂
Bisinka Bisinka haiska samirto lakin hada kadiib waxeda haqarsato
Hada ken ninka lacagta hadhah do yeysan ka yelin tan kale inay u shegto may san ahayn xanun waye
Acount gooni ah furo wax dambe hala wadaagin
Xaajigi malaha uhoosgaliyey hhhh ara wax meel dhigta meelahan ha uso dhawan
🥹🥹🥹🥹🥹🥹shib deh mcny so sorry
Kkkkkkkk
Kamawaynadan odayga waxlawadaga hhhhh wale wa kaqaday
Wankuujclahay darilaha
Ya udhacay hhhhhhhh
Ruumi adiga lacagta aad ururiso odagaga ma kula og yahay make kaligaa baa isla og san kaaga faa iidaysano
😂😂😂
Walaaley talo ayaa ku siinaa, hadii aadan shaqeynin oo ceyrta aad qaadato,fadlan iska dhaaf arimahan dhaqaalaha aad inta badan ka hadashid, xitaa hadii aad shaqeysid kuuma fiicno inaa waxan ka hadashid.
Ciil wayna😡