macane aniga ka slamayo ksogoday kashka iyo labta ka ksogoday cuntada ad samesid wu icajabiye macmacan iyo dhadhanan ani waa Ku mahad cilinayo mashaallh ani waxa Ku magac dherahay qadiyo xadey
masha Allah it looks so yummy!! gacmaha illah kama gooyo sis. waxa ku weydiina: caanaha mid organic ah ina ahadan miya mise budada wa karin karaa? mida kle qumbaha ma sidaasa kuso gaday mise wa xoqotay? thanks
Shukriyey qumbo Caanaha nooca burka iyo kastarka ama buskud abuu waladka lagu daraayo aad u rabay qumbahana ma yaalo xagiina miyaa midka fareshka ah ee la hoolayo,
Asc Abyo waxaan rawaa roti oo qudarta dhaxada laga gilinayo oo jiko lagu samenayo
shukri abyo adoo kucabiraayo bakeeriga shaaxa noo soo gali saa qiyaasta ufahano thnks
Masha alallha Tabarka allha shukrn xabbti❤
Very very nice
Asc abayo shugri waxan kamid ahay asxaabtada fadlan ikucawi inad asxabtada chanalkeka soboqdan
Mash ah
Asc xabibti Waxan fahmin waa maxaya Qubo
MashaAllah shukri wng Allah akuxifadhi uzidi kutujuza
hbo qunbaha dalka ayan hesanaa see logo cabitaa qoobka shaxa ? 😏
Masha Allah Tabarakallah Qatar waan ka helay runti Mahadasanid sida. Nool soowadagate gacanata Allah ku barakeeyo qalli
Shukri walal macan illaah caafimad iyo cimri dheer illaah haku siyo waad mahadsan tahay waxaad noo faa,idaysay
Abaayo caano booraha maku karin karaa ama qasab waaye jaasaha
Masha alh walashy wlh wan tijabiyey wuna I hagagay ilah gacantada haku barakeyo
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Caano boodhe ma isticmali karna
Masha Allah tabarakalLaah JazakilLaah kheyr ukhtii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
macane aniga ka slamayo ksogoday kashka iyo labta ka ksogoday cuntada ad samesid wu icajabiye macmacan iyo dhadhanan ani waa Ku mahad cilinayo mashaallh ani waxa Ku magac dherahay qadiyo xadey
Masha allah shukriye ilaahey haku barskeeyo waxan kuweeydina qub caanaha sokorta gaduudan malagu karin kara inta iiga soojawab thanks
Masha allah jazakalah 🙋♀️🤩👏🙏🤲💘💝😋😋😋queen alow kuxafid
Wlshy shukri jazaakalaahu khayr inbadan ayaan kaa faa ,iidaystay
Shukrii thank u abaayo waxan kuweydina xalwo nasi makasee hadad kaseeyso manosogalin karata qumo kus Kus thanks abaayo
Masha allah maanta dalabka wabatsy tolow anigina maxan dalbada😃😃jezakallahu kheyr abaayo gacmahada allah kubarakeyo👑👑👑
I know I'm quite randomly asking but do anyone know a good website to watch new movies online ?
16 jir aaan ahay waan jeclaa in aaan sameyo qumbaha lkn maanta igu horaysa waaan sameeyay hada wuuu saranyahay hhhh lkn wuuu so firdhanaya thanks abyo
حبيبتي سوي مره تاني 🌹💘
Masha alaah xapiipt
Halmar canjero itobiyaan noso gali dubisteeda iyo qasideeda
Qeyr ale hakusiiyo wax bdn wansoo gatey lkn markaan gcnteyda ayaan kusameysanaa 😘😘😘😘
maasha allaah ilaah hakuu barakeeyo kacantaada shukriyeey mac macaanka waa i baahanahay waa inaa kaa faaideeysdaa qaali
masha allaah abaayo waad naga dhistay aad ayaan u fahamay shuran xbbti allaha no kaa deysto cadey😍😍😍😍
Thanks Shukri qer allaha kusiiyo iyo waxad Ku faraxdo dhamanteena allahatnaxafido
Masha allah shukran allaah kubarakeeyo xbbti
Masha Allah Aabyo shukri shuran 👌👌👍🏻❤❤❤❤❤❤
mashaa Allah abyo khayr Allah Ku siiyo adiguba waa noo diuceysaa
Masha allh wll allh ku barkaya
Masha wll qurux aad ayaad u mahad santay
🤲🤲🤲🤲❤️❤️🥰❤️🥰🤲🤲
Thank you very much hadii reer xamar nhy waxaan waan ka helnaa qaali inkastoo aan naqaano
Maad ibartid wallaley
caana booraha Soo laguma qasi karo Walaasheey qaaliga
Masha allaaah walashena shukri bulshada faa iiidada aad u heeso allaha kaaa awaaaal bariyo waan kumahad celinaya
siz can I add fresh coconut
Sister fanila maha waye I'm smli Kenya dibka aya ah wahyalaha qaar maba fahmo
masha allah qeer allah ku siyo mcnt
masha allah huno qali allalh ku xafido mahad sanid
Masha alah abayo shukri jasakalahu khayr mcnto wankuxisnaa wlh video ad Ayan ujecelahay abayo nosabadi kher alaha kusiyo owlada alaha kubarakeyo barakowa abayo FCB maisticmashid miyaa wakudale halow magacaga kuqoranyahay
Mashaa allaah illaah hakuxifdiyo abaayo 🌹🌹🌹🌺🌹🌺🌹🌺🌹🌹🌺🌺🌹🌹🌺🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺🥀🥀🥀🥀🥀🥀👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
masha allah alla shukriyay qalbigay miyaad ogeed allaw ku barakeeey
Ilaaheey hakaa abaalmariyo mansha allaah
Wow ❤❤❤❤❤❤qaali illahay haku barakeyo gcntada
Mshallah shukri allah ku dhwro wxa inoso galisa chicken saliid lagu dubaayo ado mhdsan 😘😘😘😘
Mashllh abayo shukri cadey jazakllh xbbti allha ku barakeyo xirfadada
shukri abaayo jibsiga lashiilo oo lagu shiilo sida yanyada iyo kabashka ayaan raba abayo isogeli mcnto kher alle hakusiiye
Alle gacanta hakuu barakeeyo ukhtii
Masha allah qeer badan alahaku siiyo mcn lakin waxan rabay kii kalarka ahaa inaa idusyo
Masha allh shugri sharaf gacanta illaah hakuu barakeeyo
Mashaa allh mahasanid. Abaayo
Msha allh mcnt ilhy haku barakeyo qaylada wax no qaylsho ilhyw hano wayin mnta wa weekend
Mansha allah gacantda allaha ku barakeyo
Masha Allah Tabarakallah
Jazaakillaaju kheera ukhtii qaali
Mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto qali dumar
Mansha allah abayo ilahay haku barakeyo gacantada quruxey
Qumbo qoyan hda kusamesto kwrn fadlan jwb abyo deg deg 😙😙😙
Allow ku dhowr shugri sharafey xbti
abaayo waan ku xiseyaa inbdn cunto gariskaga m.a qali
Masha.Allaah.sis gacanta illaah kaama gooyo♡
alle haku barakeeyo adi iyo familkaga
masha Allah it looks so yummy!! gacmaha illah kama gooyo sis.
waxa ku weydiina: caanaha mid organic ah ina ahadan miya mise budada wa karin karaa? mida kle qumbaha ma sidaasa kuso gaday mise wa xoqotay? thanks
Mnsha alh abaayo wankafaidaysanay
Sida losameyo cheese plz siz
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته 👑كيفك حالك شو اخبارك طمنيني عنك
Shukriyey qumbo Caanaha nooca burka iyo kastarka ama buskud abuu waladka lagu daraayo aad u rabay qumbahana ma yaalo xagiina miyaa midka fareshka ah ee la hoolayo,
Abayoy ma iloowday muufo baraawe aan kaa dalbaday geyr badan insha Allah
Masha Allah wllshe
MASHaAllah yummy i love it thanks sister
qumbo canaha bur malgu daro miyaaa
Mansha allah wllshy alle cimriga hakuu dheereyo
Masha alah abaayo thanks
Masha Allah abaayo so sweet
Qumbo maqalalnyhay misa qumbo ha caadikaa lahoolo miyaa abayo
M.A abyo thanks
Meeqo sano ayaa kasoo waresgatey
Masha allah Mahad sanid Xayati 💋 😍 😘 shukri masala allow ku xafid
Asc
Muuse Faiza Wcm wr wb
Aad ayaan ujeclahay qumbo caano
so nice quruxey
JAMAC kadiye
Abaayo shukri qumbihii markaa soo rogey ku iga kala da daadanayey wax yar maxaa keeney?
thanks my dear sister
huuuno shugri halked kaheshay qubaha
man sha allaah wan kahelaye
روعه😇😇😇😇
Shukran
Qumbaha kii bajiyaha lagu cunayay asna noso gali qaliyey
Waananku farxsanahay guushaada
Mash allah abayo
I love this sweet inshallah i ll try to make it😘
Maslaah alycizk ❤💙💚💛💜
Masha alah abayo alaha kudhowro
Abayo isliyanjoga ee ila soxarir 0717813585 wankubahanahy
Wayahay karfanta majeceshahay
Shuri walaal bal noosoo sheeg uusigaaga hargeyso meesha laga helo
Yummy masha Allah
Aamiin abayo