BIG BRO O PRANK LOGA OYSEYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 476

  • @zamzamsabrieosman7679
    @zamzamsabrieosman7679 4 роки тому +24

    Big bro Waaa Geesi Waana Nin Somaliyed Oo Muxtarim Ah Sharaf Iyo Magacna Leh👑👑💎🦁👑💎Fanan Jilaaa Wiil Somaliyed💝👏👏👑💎

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 4 роки тому +51

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲5k oo subscribed pleas codsi waye

  • @liverpoolfchome2398
    @liverpoolfchome2398 4 роки тому +34

    Sorry big bro waxaa tahay legend kuwaan ha u qaban 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @banadirhey3011
    @banadirhey3011 4 роки тому +15

    Big bro walagu taashaye wa beentod telfonada waye so diiyarsaden reer muqdisho dadka ma caayan saxibada aya ka danbeeyo caayeda kugu soocto ka raali ahaw 🇸🇴💯❤️🇬🇧

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 4 роки тому +15

    Big bro walahi niyad jab kuma harin😂😂😂

  • @ziizhanaa
    @ziizhanaa 4 роки тому +58

    Alle drtii subscribe igu saar plz ifkaa lagu yahy wll 😭😭😭😭🙏🙏

  • @sassnrbuuxx5429
    @sassnrbuuxx5429 4 роки тому +11

    Big broo Niyada haka jabinn , taageero buuxdaad iga qabtaa 🙏🏾🙏🏾. Wiilasha kalana halaga ooysiyo youtebka markooda 😂. Mooraalka in qofka saan looga jibiyo youtubka waa ka xumahay

  • @HoyoSom2024
    @HoyoSom2024 4 роки тому +33

    Walaalayaalow ismadhaanto waligay taageero idiin ahaa ani anoon UA-cam lahayn Big bro na wuu iga qosli jiray hada UA-cam furtay fadlan icaawiya maalin inaan caan noqdaa laga yaaba🙏

    • @somaliaxsan5211
      @somaliaxsan5211 4 роки тому +1

      wll subscribe wa ku saaray adigana ii sar mahadsanid

    • @HoyoSom2024
      @HoyoSom2024 4 роки тому

      @@somaliaxsan5211 waan kuusaray wll mahadsanid

  • @xamdimohamed1656
    @xamdimohamed1656 4 роки тому +18

    Big bro waxaa Uma qalmo walahi kadaaya anu inan isaga daawado baban uso galaaa walhi waad iga xanajiseen cawa iidaya big bro

  • @aliishamoha427
    @aliishamoha427 4 роки тому +23

    Masha allah team ismadhaanto wan idin jeclahay walalaheyga

  • @caishoiligay9758
    @caishoiligay9758 4 роки тому +13

    Mansha Allh tiimka isma dhaanto cadoogiina cagta ka hoosmaar guuleyso ta brothers

  • @iqramohamedosman8363
    @iqramohamedosman8363 4 роки тому +18

    Maxaa wiilka sidaan ugu gasheen hhhh Kafi asna halaga so aaro war halahaan oo reer Muqdisho gorme barateen wiilal caadi ahayn ayaaba tihiine

  • @shariifjiinowofficial653
    @shariifjiinowofficial653 4 роки тому +16

    Masha allah isma dhaanto keep going

  • @mulkinabadonmuse3757
    @mulkinabadonmuse3757 4 роки тому +16

    Kkkkk big bro umad mha kulahaa mid neef tuuraysa wacdeen

  • @zaraabdi8757
    @zaraabdi8757 4 роки тому +36

    Beerka caaro idinka xagatay wilka ka leexda😁😁😁

  • @axmedbashiir5347
    @axmedbashiir5347 4 роки тому +11

    Isma dhaanto waan wada taageeraa gabar iyo wiilba horey usocda

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 4 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Iam big fans of big bros 😍😍😍😍😍 nolow big bros keep going

  • @mohammedtakoi2554
    @mohammedtakoi2554 4 роки тому +9

    big bro keep going dear brother
    We love you

  • @abwaandige2774
    @abwaandige2774 4 роки тому +9

    big bro waa jilaa qaali ah mida kale heesihiisa waa dhegesta hore u soco big bro

  • @waverunnerstudio614
    @waverunnerstudio614 4 роки тому +5

    Big bro....maskin deh🤣🤣🤣

  • @sadiobulle7077
    @sadiobulle7077 4 роки тому +18

    Haujabiin cadawgaada big bro horay usoco wll nagta malaaha weykamasertay

  • @dhemandhalboqortoyobssh9587
    @dhemandhalboqortoyobssh9587 4 роки тому +12

    😂😂😂😂😂 nag cayilana wacday maxaa kulahaa wlhi sixun ey u galen maskin😂😂😂

  • @fatuushafufuu759
    @fatuushafufuu759 4 роки тому +10

    Wlhi si dacad ah uqoslay shook bu galey big bro😂🤣

  • @mohamedmohamoud7402
    @mohamedmohamoud7402 4 роки тому +10

    Big bro legend sad tahay legend leeba lacayaa hire u soco

  • @saciidmuxudiin1441
    @saciidmuxudiin1441 4 роки тому +6

    Big bro waa legend waana taageeraa runtiii

  • @samatarfilms2411
    @samatarfilms2411 4 роки тому +18

    Walalhey aniga fanka wan kabaxay ilaheyba IGA madobeyey channelkeyga wakan ee 1k 👉Subscribed igarsiyaa intakalana allow so Hanuni Amin dhaa 🙏🙏🙏🙏🙏fd

  • @HusseinAli-yx4kz
    @HusseinAli-yx4kz 4 роки тому +4

    Barnamijka markii horaa lasoo dagsady hadii wax amaana lawayo waa prank aan soo dhagsano anaka lasoo heshiinaycml inta fahanty like 😁😬

  • @anisomohamed1233
    @anisomohamed1233 4 роки тому +5

    Big barow wlhi waa nin wanagsan waan tageeraa Aad o ween 💖🙏💯♥️♥️♥️

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 4 роки тому +7

    kkkk ciyaarta ka daaya big bro waa nin adag keep going sxp

  • @faraxabdirahman6287
    @faraxabdirahman6287 4 роки тому +8

    Ismadhanto big bro guul wacan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 4 роки тому +8

    Kkkk big bro sidhu wijiga kayeela ayaba qosal ah🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @moha17
    @moha17 4 роки тому +2

    Big bro🤣🤣 one love

  • @wizer1594
    @wizer1594 4 роки тому +2

    Big proh legend wayn wlhi wa nasap ninkani HORY USOCD ZXP 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😍

  • @pizhaarrcastaro3952
    @pizhaarrcastaro3952 4 роки тому +2

    Big bro walhi wa Big jila codkisana marka uu hesayo wan Tagera
    Masha alah wana nin dadka somaliyed 70% ay jecel yihin

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 4 роки тому +10

    Hhhh big bro dhigay ku kariyeen war wiilka dhaafa waaba qurux loowe😂😂

  • @philosotee3002
    @philosotee3002 3 роки тому +1

    Whatever they do and say big bro remains legend 🙏

  • @ahmedzahalaganje4127
    @ahmedzahalaganje4127 4 роки тому +7

    hhhhhhh ar odaygii big bro ahaa caawa chance lagu helay kaafi cabdi iyo cayn odayga waad ka qabsateeen

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 3 роки тому

    My favorite is big bros 👍👍👍👌👌 nolow big

  • @hamidaabdi7065
    @hamidaabdi7065 4 роки тому +1

    Big brother 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣keep going ismadhato

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 4 роки тому +2

    Big bro Dulqaadkaa kadhamaaday😅🎤

  • @Mohamed_Ina_Dahir
    @Mohamed_Ina_Dahir 4 роки тому +24

    Hadaan kaasoo horeeyaylike iisaar plz

  • @user-mr4xn3kc8s
    @user-mr4xn3kc8s 4 роки тому +6

    Naag waji malahan aaaaaa big bro waad iga qoslisey kkkkkkkk dad wal walan aa heleyn kkkkkkkk yagaaro big pro

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 4 роки тому +8

    War big pro nin raga iska dhig dul qaad la aanta laguu sheegayo waba rune caadi iskadhig pro nin waynba tahaye somalidu waxay ku mahmahda nin durbaan qaday ilaaq dal-bay marka is giiji wa iga talo sidakale nin talent leh ayaatahay dhiiri galin hakuu noqoto shekadan ilaa dhamaan wan dawaday sheekadan lkn ugu dambayn waxa tidhi labalabaa ihaysa so is giiji baan kuleyahay. 🤝✍

  • @queenali3603
    @queenali3603 4 роки тому +3

    Wlhi daacad bn u qosle🤣🤣maskiinka big bro wlh wnka nxy mrki wx lga shegayo sidu ushooksanyhy😂😂😂😂

  • @rahaabdi4051
    @rahaabdi4051 4 роки тому +3

    Team Big Bro hadaa nahnay , waa inaa soo aarsanaa ❤️❤️❤️ ONE LOVE walal qali❤️❤️❤️❤️

    • @gavincrew1914
      @gavincrew1914 3 роки тому

      I dont mean to be so off topic but does anyone know a trick to log back into an instagram account..?
      I somehow lost the login password. I appreciate any help you can offer me

    • @noeulises7631
      @noeulises7631 3 роки тому

      @Gavin Crew Instablaster :)

    • @gavincrew1914
      @gavincrew1914 3 роки тому

      @Noe Ulises Thanks so much for your reply. I found the site on google and im in the hacking process now.
      Takes a while so I will reply here later when my account password hopefully is recovered.

    • @gavincrew1914
      @gavincrew1914 3 роки тому

      @Noe Ulises HOLY **** IT REALLY WORKED! I just got access to my Instagram password after about 45 minutes of using the site.
      Just had to pay 15 bucks but definitely worth the money =)
      Thank you so much, you really help me out :D

    • @noeulises7631
      @noeulises7631 3 роки тому

      @Gavin Crew you are welcome :)

  • @mustafealimuse8955
    @mustafealimuse8955 4 роки тому +4

    Big Bro Sida Dadka ay heesahaaga dulqaadka ugu dhegeystaan Adina U dulqaadka Dadka Iney waxkaa sheegaan

  • @calicalas9453
    @calicalas9453 4 роки тому +12

    Asc team ismadhanto waxan codsanayaa Partiyo bdn in laga soo sameeyo mhdsnidiin

  • @bahdonjaamac1204
    @bahdonjaamac1204 4 роки тому +1

    Wali comment kaman dhiiban xagan laakiin MAANTA waxaan ka xumaahay walalkay big baro waxaa lagu samayeeyay waan teegaraa ninkaasi waa nin macquula oo nin odaya oo masuula wanku salamay bro from borama

  • @nuhchannel4851
    @nuhchannel4851 4 роки тому +2

    East and west big bro is the best

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 4 роки тому +2

    war waan idin salaamay abwaankii oo aan indhawaale arag baan ujeeda

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +6

    Wlhi big bro dulqaadka ku yar 😂😂

  • @maankamedia9836
    @maankamedia9836 4 роки тому +1

    Big pro waan ku aamin sanahni super star dhinackasto aya tahay wll hore usoco

  • @mohamedbulhan2613
    @mohamedbulhan2613 3 роки тому

    Weligey Sidaan Uqoslay Horay Ogumaan Qoslin Big Bro Waa Funny Walaahi wuu igu Qosliyay😁😄😃😀 Aad Ban idin Salaamaya👍 All The Way From Austria

  • @abdallaabdiraxman580
    @abdallaabdiraxman580 4 роки тому +1

    Big pro sxb wlhi Cod waad ledhhy ha is niyad jabin caydo wa mid ku tilmameyso wadada gusha aad ku gaarilaheyd haniyad jabin hore usoco

  • @jaamacrashiid764
    @jaamacrashiid764 4 роки тому +6

    Wlhy ismadhaanto maantuunbaad prank qosol badan noosoo duubteen.
    Aadbaad umahadsantihiin hhhhh

  • @kalsoonqalbiwanag7699
    @kalsoonqalbiwanag7699 4 роки тому +3

    Hhhhhhhhhh wlhi saan uqosle waligeey uma qolin ayaan umaleeynaa waa brink kii uku qosolka badnaa runti hhhhhhh kep going hhhhhh big bor shacdaridiisaa iska jecelhy kaafi iyo abwaan geesine iyo wilka kaamira maanka dhip koodaan is ka jecehy runti 😂😂😂😂😂😃😃😃

  • @sharuuyoung1025
    @sharuuyoung1025 4 роки тому +42

    Big bro 😂😂

  • @umuaishachannel3590
    @umuaishachannel3590 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣 wlh waaiga qosliseen Big barow umadena mahan fani waaya

  • @dualeabdi5592
    @dualeabdi5592 3 роки тому

    Big bro saxb waxas uma qalantid Legend aya tahay keep going hana kayelin arinkan oo kale

  • @mahaddhalxa5622
    @mahaddhalxa5622 4 роки тому +5

    Ninkan wan isjacalnahy kulahaa big bro wab tageera walhi waxan sooxasustay riwayadii uudhahayey qali ladan, sifican ufiiri dameer waye

  • @barwaagosujaac3690
    @barwaagosujaac3690 3 роки тому

    Big bro legend amaan waad ka dhantahsy ismadhanto adiga la aantaa nothing waaye ii nooloow walaalkee qaali from London ❤❤❤❤🧡💕💞💓💘💖💝

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 роки тому +3

    Big bro aniiga aad ku jeclahay walahi ninka kaliya iga qosliiyo atahay handsom atahay lakiin caloosha qabo yeey kugu weeynan

  • @nimcoabdilahi5300
    @nimcoabdilahi5300 4 роки тому +3

    Keep going big bro 😂😅😅😅😅

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 4 роки тому +3

    Ciyaal xamar wx kadhib badan weligey ma arkin big bro inta la amaanay ayaa hadana lacaaye caydii oo luga leh wlhi wow qabaa

  • @somalidadusseldorf2349
    @somalidadusseldorf2349 4 роки тому +4

    No 1 ayan ahay hada kufaraxday subscribes isaar adigo mahadsan qofki ubahane wan usaraya

  • @gkaka472
    @gkaka472 3 роки тому +1

    Big Bro dulqaaD MalahaN 🤣🤣🤣💯💯💯🎯

  • @uagaazo__kuukay5272
    @uagaazo__kuukay5272 4 роки тому +2

    War ani mxa isoo wici wydeen 🥰aaamn uyuuu midnyhyee 💟🌺

  • @abdifitaxaliibrahim3763
    @abdifitaxaliibrahim3763 4 роки тому +6

    Legend big bro

  • @salmaabdullahi230
    @salmaabdullahi230 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkk astaqfurullah wllhy waa iga qisliseen
    Big barow ninka quriyee iga qosliya keep going bro

  • @BadriHeegan
    @BadriHeegan 4 роки тому +13

    Ale curayaan kamadigo wll waxan ahy walalkina qaraxi exgoral afgoye waxaleyga jaray lugtaa ale waxkasta qadarka ale ayy kudhacan kaliya subacribe isar 24sac kudahoda ale haka faraxiyo inshaa alh

    • @somaliaxsan5211
      @somaliaxsan5211 4 роки тому +1

      wll subscribe wa ku saaray adigana ii sar mahadsanid

    • @BadriHeegan
      @BadriHeegan 4 роки тому

      @@somaliaxsan5211 wankusaray wall

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 4 роки тому

      Run miya wll beryahan somali ben shegaysaa subscribe radisa e

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 4 роки тому

      @@BadriHeegan waa beenta ilhy ka baq saas subscribe laguma helo waa so egay youtbkga e xisho

    • @BadriHeegan
      @BadriHeegan 4 роки тому

      @@samiraahmed9328 whi bilhi in aysan Ben iga ehen subscribe miyn isku habaraya helitankisa

  • @Thepm1
    @Thepm1 4 роки тому +7

    Asc somaliyey hadad kaheshan video pupg oo funny ah aniga ayaa sameeya waxaana ahay somaligii ugu horeeyey ee isku daya inuu video noocaas youtube soo dhiga fadlan soo daawo videoga aan soo geliyey hadaad kahesho subscribe iyo like iisaar mahadsanid

    • @somaliaxsan5211
      @somaliaxsan5211 4 роки тому +1

      wll subscribe wa ku saaray adigana ii sar mahadsanid

    • @Thepm1
      @Thepm1 4 роки тому

      @@somaliaxsan5211 waakuu saarey wll mahadsanid

  • @maxamedaadan6291
    @maxamedaadan6291 3 роки тому +1

    Xitaa shaqaale kuma darsadeen kulahaa alla naaguhu wax kale bismilaah 😂

  • @ismaccilxasn3757
    @ismaccilxasn3757 4 роки тому

    jaaanis baa idhaafay big bro caloool kuus waan ka jafi lahaaa garacow nasiib baa leedahay

  • @haliiltv3088
    @haliiltv3088 4 роки тому +1

    War kuwaan waa. Gallo daab yaar. Cunuga gidaar. Beey ka dhigteenba. Waryaa big bro kkkkkkkkk Duduntii lagu ciyaari jiray baad ka dhigateenba 🤣

  • @sahrasiman8454
    @sahrasiman8454 4 роки тому +9

    Hhhh big bro wlhi wuu xanaqay🤣🤣🤣

  • @cayduruscabdullahiadam2272
    @cayduruscabdullahiadam2272 4 роки тому +2

    War zxp barnaamijyada noocan ah noo soo badiya walaahi waa wax ay dadku aad u jecelyihiin horayna cidi idiinkama horayn

  • @xamdiomary3729
    @xamdiomary3729 4 роки тому +16

    Kkkkk nasab ceyda madhageysato

  • @updullahiaadanade1863
    @updullahiaadanade1863 4 роки тому +4

    Hhhhh Alle ku cadaab big pro 😀😀😀😀

  • @zalmamouse3375
    @zalmamouse3375 3 роки тому

    Bigbaro wllky horta wan ka xumay dadkA ku cayaya wiil sharaf iyo edab akhlaaq illaahy u dhameeyay iyo karaamo wllo ana kuhaya

  • @e-sirswaleh1503
    @e-sirswaleh1503 3 роки тому

    kafi bro ninrag ankumaleynaye lakini nin hun ayatahay bro.....big bro legend aya tahay horay usoco...

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 3 роки тому

    Big bro nin adaga weye wlhi guul ku rajaynaa sii soco wll

  • @cumarnuur504
    @cumarnuur504 4 роки тому +3

    Ismadhaanto wxan idinka cod sanayaa inad so badisaan

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 4 роки тому +8

    Kkkkk waaba ooyee wabaaaaaa

  • @shafichannel9278
    @shafichannel9278 4 роки тому

    Big bro legend wanku taager sanahay

  • @khaledhikmawi6366
    @khaledhikmawi6366 3 роки тому +1

    Wlhi big bro waa neef 😂😂🤣🤣

  • @amiiinguray7836
    @amiiinguray7836 2 роки тому

    Big baro wan tagera wallahi
    ❤❤❤❤

  • @nimosharif1912
    @nimosharif1912 3 роки тому

    Waligay intaan prank daawanayay kii igu qosolka badnaa kkkk horay u socda mashaa allaah Waan idin tageeraa anigu walaalo dhamantiin😍

  • @mohamedkassim6223
    @mohamedkassim6223 4 роки тому

    Big baro waa laandheere banaan dagay abdi kaafi iyo abwaanka ciyaarta ka daaya big baro waxaan dhihi lahaa ha soo arsado ayaan dhihi lahaa

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 роки тому

    Waaba yaabay wuu islaweyn yahay marki ladhay prank inu yahay waa. Ku farxay hadan ahay taageraha bigbro

  • @amrancadeey458
    @amrancadeey458 4 роки тому +7

    🤣🤣🤣🤣🤣Astaqfurullah

  • @yacqubmohamed9563
    @yacqubmohamed9563 3 роки тому

    Big bro sxb Wan ku aminsanahay horay u soco inta ku neceb hormar kaga ayey ka xun yihin dhag neh ha u dhigin

  • @abdirahmaansheebe6723
    @abdirahmaansheebe6723 4 роки тому +1

    Big bro waa dhaan dhaan muxu uogalaaday isagu waxaaa 😂😂😂😂😂

  • @xogtasugan6399
    @xogtasugan6399 3 роки тому

    Wlhy big bro waa caaq sababto ah isagoo soo tagan ayuu diyaar u yahay in la caayo😀🤣😅

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 4 роки тому +4

    hhhh wlhi waan qoslay ayadooh runa soo sameeya

  • @abdirahman.74
    @abdirahman.74 4 роки тому +1

    big bro keep going bro🤣🤣🤣🤣🤣🤩🤩🤩🤩🤩🤩❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @tafyarofficial4619
    @tafyarofficial4619 4 роки тому +2

    Masha allah bigbarow kibagoya

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 4 роки тому +1

    Big bro sorry 😁🤣. Laakiin mid aan kuu sheego waxaa tahey nin joog iyo jamaad leh hansom ogoow taas. Laakiin acting ka aad ku fiicantahey, heesaha qaar badan waad dhaantaa. Cilmaada ku tuura improvement aan ka dareemay.👍👏

  • @abdirahmaansheebe6723
    @abdirahmaansheebe6723 4 роки тому

    Alle big bro waa nin adag wllhi dulqaad badan kuma LaHoo ilaahayna waa isku dirtay codna mesha kuma Heeso 😂😂😂😂

  • @halimo.osman63
    @halimo.osman63 4 роки тому +1

    Warninka waa gasheen maantay🤣🤣🤣🤣🤣🥰

  • @moosowfilmsvlogs6092
    @moosowfilmsvlogs6092 3 роки тому

    🤣🤣🤣😂 mombasa ma xususataa