КОМЕНТАРІ •

  • @faadumodaahir9042
    @faadumodaahir9042 2 роки тому +7

    Ayayo abe dhashay rabi naxariisti jano hasiyo 😭♥Ayayo hoyo dhahay ilahy ha iidayo

  • @abdirahmannor1011
    @abdirahmannor1011 2 роки тому +54

    Hesta Abaal Waxey Iso Xasusisay Gabar Aaan Dhaqtar Oga Dhaliyey mar Aan Dhaween SANADO Ka Bacdi Ayaaa Gabar Iga Hor Timid Salaan Kagacal Leh Ka Bacdi Gabdhi Waxey Igu Dhahadaaa Ma I Xasustaa Ane Ma Xasusto Kabacdi Ayey Iga Shekesay Abaalka Aaan U Galey Halkii Ayey Duco Iyo Mahadnaq Dusha I Hogisay Intaad Noshahay Abaal U Gal Dadaka U Baahan

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому

      Ragu ma dumarkay ka umuliyaan!! Iga jaahil saar

    • @togdheer-boy4111
      @togdheer-boy4111 2 роки тому

      @@sakaaroibrahim9686 waa haday ku qabsato mida kale xagaad joogtaa sxb @Sakaaro
      Somali meelo badan ayaa rag dhakhtaro ah kaga dealing jireen ama ay kaga dhaliyaan

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 роки тому +11

    Aniga maaanta Ayeeeyo iima joogto 2000 ayeeeyo aaabe dhashay ayaaa iga geeriyootay. Eeyo hooyo dhashay 2013 ayay iga geeriyootay my father 2021 Ayow iga geeryooday (Sometimes I cry from the heart ) أحيانًا أبكي من القلب Mararka Qaaar ooyin ayaaan ooyaaa oo Qalbiga ah ilimo igama Qubato lkn Xasuus aaad ii galiyo Culees iyo Murugo ayaa igu Habsato Allah yarahmath raahimiin my 🥰 father ayeeyooyinkey 💕

  • @abdiaziizfagac2595
    @abdiaziizfagac2595 2 роки тому +9

    Ayeeyo kinsi faarax cilmi mire waa aasaaska nolosheyda , tiirka nolosheyda ugu qaalisan . Waa mid ka qayb qaadatay koriinka aan maanta halkaa ku soo gaadhay . Abaalkeedana wllhi ma garanayo waxaan ku gudo .
    Keliyaa rabbi waxaan uga baryayaa in cimri dheer iyo caafimaad taama siiyo ..
    AYEEYO KORIS ❤🙏

  • @sundussanaag6229
    @sundussanaag6229 2 роки тому +16

    Ayeyadeydii mcn wan uxiisy allhow mabad igu geey❤️❤️❤️

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 2 роки тому +21

    Cajiib abwaanku cilmi badanaa🥰m a alleh cilmiga how barkeyo

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 роки тому +18

    macalin aduun hadad maqashay waa kan❤️🥺

  • @hamdibarre1374
    @hamdibarre1374 2 роки тому +8

    Ayeeyo waa qali cimriga allaha udheereyo abwaankane caqliga allaha usiyaadiyo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +13

    "Waa macalin iyo Philosepher Fan Oo Dhamaystiran"

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +8

    mansada ayeeyo wey itabatey ayeydey iso korsatey ale ha unaxariisto 😢😢😢

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 роки тому +7

    Abaalo badan wn Galay wlhi Mid bini,aadam iyo Mid xayawaanba lkn wn Sugaya maalin un inay i Furtaan inshalah wana si wadi Doona abaalada aan u Galay Dadka u baahan mrkaas in abaal lo Galo inshalah ☝✍

  • @Awaale
    @Awaale 2 роки тому +2

    Abwaan jiheeye illaah ha xifdiyo, waa abwaan mug iyo miisaan leh wax badana ka buuqaan, waa qaamuus waxan qaba inta uusan cilmiga faraha badan la dhiman in laga reebo oo buugaag badn laga qoro, badweynta suugaanta isaga oo yar buu bilaabey waa suure in uusan ku gaboobine hala gaaro

  • @naemamohamed2941
    @naemamohamed2941 2 роки тому +2

    Ayayo macaan nolosha dhan ii soo badbaadiyo maalintaa dhimatay maalin madow ayay ii ahayd allaha ha naxriisto jano fardoosa ha kaa waraabiyo😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @mubarigmg1743
    @mubarigmg1743 2 роки тому +4

    Ayeyo abe allo iidaa♥️♥️♥️♥️
    Ayeyo hooya allow unaxariiso♥️♥️♥️

  • @abdullaahimohamed7357
    @abdullaahimohamed7357 2 роки тому +2

    Rabiyow ha unaxaruisto dhamaantood waan jclaaa 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @indhadeeqa0191
    @indhadeeqa0191 2 роки тому +2

    Ayeeyo mcn noloshydiyey hoyo rabi naxarista jano haku siiyo😥

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 2 роки тому +2

    AYEEYO ALLE HAKUU NAXARIISTO WXN KU JIRNAA 10KII CISHE EE IGU KHAYRKA BADNAAYE ALLE NAARTA HAKAA XOREEYO JANADII FARDOSIYO ALLE HAKA DHIGO MACII NABIGA SCW YAA RABBI ALLOO U NAXARISO

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 Рік тому +1

    Ani ayeeydaY aabahay dhazhay mn arKiN anoon dhaLan bay dhimatay🥺😭
    Balse ayeyyday hooyadaY dhazhay runtii noLazhayda saaMen bay Ku reebtaY geerideedi 😭🥺
    Runtii markay nooLayd noLazhayda qayb ka Mida iyada agteeda bnkuso qaataY Lkn 9/1/2023 bay dhimatay sanadkani runtii sanad igaag xun mn arkin😭😭🥺
    Labadeyda ayeeyaba io awoowayaazhayba iLlahay haw naxariisto 🤲🥺

  • @Abdirahman599
    @Abdirahman599 2 роки тому +1

    Show Abwankan heesaha somalida ba isaga lahaa gebigoodaba.
    M.a

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 2 роки тому +2

    Masha allha Abwaan allha ku xafido

  • @HaykalHakul-uw9vb
    @HaykalHakul-uw9vb 6 місяців тому

    The only legend abwaan jiheeeeye alle haku xafido waxaatahy faylasuuf

  • @lakionline06
    @lakionline06 7 місяців тому +1

    M.A❤

  • @zhaacahassan4687
    @zhaacahassan4687 Рік тому

    Ayeydey aabo❤️🥺 janatul fardawsa allha kawarabio

  • @cabdinajibxabale8570
    @cabdinajibxabale8570 2 роки тому +2

    Abwaan socdy ale haku barakeyo cilmiga abwan

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 2 роки тому +2

    xaqiiqata waa heer caalam suugaantiisu jiheeye

  • @abdiwaduudabdirahiim9299
    @abdiwaduudabdirahiim9299 Рік тому +2

    Waa abwaan heer caalami ah

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 роки тому +2

    Heesta BK ee ABAAL ayn kaa hayaaa abwaan

  • @hassanmohamed8464
    @hassanmohamed8464 2 роки тому +2

    wlhi ayeeyo waa qali❤️❤️❤️😍

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 роки тому +4

    Waa qaamuus dhamaystiran Abwaan jiheeye waxbadan Ayaan Ka faaiday

  • @maskaofficial394
    @maskaofficial394 Рік тому

    ❤🎉congratulations 🎊 for 1M❤

  • @maasimahmed7225
    @maasimahmed7225 2 роки тому +1

    Alaha unaxaristo intii ay ka dhimatay ayeeyoyinkood

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 роки тому +1

    Intii uu macalin mawlid wax u soo dhigey abwaankana taageerta

  • @awaaleabdilahi3711
    @awaaleabdilahi3711 2 роки тому

    Qfky ayeeeyo sooo korisey baaa fhmya ❤ 😍 cimri dheeer ayeeeeyoh mcn

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 2 роки тому +3

    Abwaan ku siduu u qumanaa markuu yiri Abaal baaqaday dumar baaleh ayaan ka quustay 💔💔💔

    • @abdullahihassan4103
      @abdullahihassan4103 2 роки тому +2

      Walaal wuu ka soo horjeedaa aragtidaas dib u dhagayso daqiiqada 19 :00

    • @sangemohammed2057
      @sangemohammed2057 2 роки тому

      Wll taa wuu ka soo horjeeda dib u daawo
      Waa wax hore loo yidhi laakiin isagu kuma raacsanaa

    • @zuhaipalli3739
      @zuhaipalli3739 2 роки тому

      Wuxu isagu yidhi mahe ogaw abaha xita hadad waydisao wa dhab bu ku odhan

    • @abdallemohamed6915
      @abdallemohamed6915 Рік тому

      ma,uusan oran ee adaaa umoodey isagu wuyuu yiri waan kasoo horjeedaaa.

  • @mukhtarxirsi5206
    @mukhtarxirsi5206 Рік тому

    Mahadsanid abwaan

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube9567 2 роки тому +7

    Heesta bk qaado oo abwaanku sameeyey ee abaalka ah magaceeda mxa ladhaha.

  • @abdifatahhassan1947
    @abdifatahhassan1947 2 роки тому +5

    Masha Allah Abwaan 🙌🙌🙌❣🙏

  • @fadximario7661
    @fadximario7661 2 роки тому +2

    Masha allah abwan qalia ❤️❤️

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Рік тому

    Mansha Allah
    Amin
    Scw

  • @maxedabdisamadhajji1654
    @maxedabdisamadhajji1654 2 роки тому +1

    waa nin cajiib ah wllhy

  • @manowsuldan9323
    @manowsuldan9323 2 роки тому +1

    Mashallah 🥰 AbwaaN❤️

  • @zhaacahassan4687
    @zhaacahassan4687 Рік тому

    Cajiib abwaan jiheeye✍️✍️✍️✍️

  • @mohamedabdinurmohamoud516
    @mohamedabdinurmohamoud516 Рік тому

    Waa cajiib

  • @RamadanAli-zb2ni
    @RamadanAli-zb2ni 11 місяців тому

    Abwaan mahadsaniid

  • @nimcaalepoi3237
    @nimcaalepoi3237 2 роки тому +2

    Ishcalaa abwaan

  • @hassanturkish
    @hassanturkish Рік тому

    Ayeeyo macn

  • @Abdiaziz5875
    @Abdiaziz5875 Рік тому

    Xaqiiq waxan ayay koris
    Malinna manan arkin
    Naxariis daro ama qayli
    Alow udambi dhaaf ayeyo
    Malintay iga geriyoty ayan mugdi galay
    Waxay iga geriyoty 2020

  • @siciid8378
    @siciid8378 Рік тому

    Cajiib❤😢

  • @FardowsaCudoon
    @FardowsaCudoon 6 місяців тому

    Horta qofka abaalka gala muxu durpa u ilawaaa😢😢😢

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 2 роки тому +4

    War wlhy ninkan waa cajiib cabqari waaye

  • @AdaanCabdullahi
    @AdaanCabdullahi Рік тому

    Abwaan sooraan waaabwaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤ 4:11

  • @RamadanAli-zb2ni
    @RamadanAli-zb2ni 11 місяців тому

  • @CrisaqQaraami
    @CrisaqQaraami 6 місяців тому

    Her calami

  • @cabdulahinado4941
    @cabdulahinado4941 2 роки тому

    Mnzh. Llh abwaan jiheeeye

  • @maryamburhan317
    @maryamburhan317 Рік тому +1

    Eprah ahmett❤😢😂

  • @abdalleqasim4623
    @abdalleqasim4623 Рік тому

    Surta gal haday tahay abwanka waxan waydin laha tixdas ugu danbaysa casho suban miya mise cashaq suban intas waydin laha

  • @AbdirahmanMuuse-e2j
    @AbdirahmanMuuse-e2j Рік тому

    Inta ayeeyo koris ah farta taaga😂

  • @marufyusuf9594
    @marufyusuf9594 2 роки тому

    Muwafikir

  • @BacadweyneMedia
    @BacadweyneMedia 2 роки тому +2

    Quraanyo biya ma cabtaa

  • @MohamedIsmail-go8wk
    @MohamedIsmail-go8wk 2 роки тому +6

    Barnamijka magacisa gadaal kaga kaalay

  • @updallakheyre4729
    @updallakheyre4729 2 роки тому +1

    Barnamijkan malmo radinayey hada wan haya alx

  • @hanadyusuf6484
    @hanadyusuf6484 Рік тому

    Rag waa rageedii hadalna waa intuu helo

  • @farxaanmaxamed165
    @farxaanmaxamed165 Рік тому

    Gabay

  • @Aameinapdychama
    @Aameinapdychama 2 роки тому

    Abwaan sheekada waad uso qayshay😅

  • @hirsibashiirdool7165
    @hirsibashiirdool7165 2 роки тому

    🤣🥲🤣Barnamjika magacisa dhib uu akhri "sawrac"

  • @fuaadckariim367
    @fuaadckariim367 Рік тому

    Ayeeyo macaan