Dadki i hore dad qiimo leh baay ahaayeen goankooda kamey noqan jirin aay si guud u gaadhaan dad qawlkoda adkey ahaayeen waxan la yaabey lacagtiina waay ka qaateen in caqilnimada ka dayn lakiin goaankood kamey noqan lacagta aay ka qaaten way u calin ama sidaa baabu mrxuunka ku samaxey. waxan ka wada qofka fakorkisa kamad badli kareyn hadaad xataa lacg siiso
Dhulbahante dhakhdhak iyo been bay hayaan ha maqlaan in lixdan nin magtood ay qaateen kiiskii qaraweyne waxay qaateen 6000 oo halaad oo mag ah Waa magtii ugu badnayd ee soomaaliyi kala qaadato
waxaagu Taariikh Runa ururinteed maaha ee waa Ujeedalay iyo abuuris Taariikh yar oo gaaban oo gacan ku rimis ah oo shalay uun soo bilaabantay ,Umadani Taariikhdeeda inta ka guda weyn ,Dadkii hore taariikh ma qori jirin laakiin waxa laga Dheehan kara Sooyaalkeedi Sugaaneed, Taariikh hanooga dhigin oday aad is ogtiin oo Weydiiso hooyada goorma la guursaday , sidee loo guursday imisa yarad laga bixiyey, goorma malcaamda lagu qoray goorma buuryada laga jaray Subxaanka!!!!!!! Yeelkeeda odaygan waxbaa laga faa;idi kara wayaaba uu ka hadlay inkasta oo is muujin iyo faan fara badani ku jiro, Sideedaba Taariikh ururintu waa Maadad la barto oo leh , Xirfad ugaara iyo moral ethics fara Badan , hadaad sidaa u ogtay maad warsateen odayaal Asaasaq iyo Cunsuriyad isku darsaday Sidii kii lahaa xaafadda Midgaa??!!!!
Masha Allah maanta ayuun baad oday keentay cartanaw, maxamuud maxamed x ducaale taariikh iyo waayo cajiib ah ayaad nooga warantay magacaa ha jiro adeer
Mohamud is an intellectual, banker and well experienced personality. Good interview
Thank you
!
Wonderful history noolaada adeerayaal
Dadki i hore dad qiimo leh baay ahaayeen goankooda kamey noqan jirin aay si guud u gaadhaan dad qawlkoda adkey ahaayeen waxan la yaabey lacagtiina waay ka qaateen in caqilnimada ka dayn lakiin goaankood kamey noqan lacagta aay ka qaaten way u calin ama sidaa baabu mrxuunka ku samaxey. waxan ka wada qofka fakorkisa kamad badli kareyn hadaad xataa lacg siiso
Waraysi qiimo leh oo taarikh mug iyo micno leh gudbinaya
qabaytii labaad ee saciid shukri soo daa isha allaa mahad sanid
Waxaa nasiib darro ah nin sheeganaya aqoon iyo ilbaxnimo oo had iyo jeer waraysta inta ay isku qolada yihiin ama siyaasiyan ay xulafada yihiin .
Abti xishood oo caqligaagu ha koro.
Dhulbahante dhakhdhak iyo been bay hayaan ha maqlaan in lixdan nin magtood ay qaateen kiiskii qaraweyne waxay qaateen 6000 oo halaad oo mag ah
Waa magtii ugu badnayd ee soomaaliyi kala qaadato
Hadaad aragto reer taariikhdiisa la nacayo belaayey Soo dhigeen iyo lagama sheekeeyaan
Waxaan filayaa inay Walaalo yihiin Ex Wasiir Hore Claahi Maxed Ducaale dhoolayare
abdirikdiriye waa qof jiran wuxuu waa laba,oday oo isku cid oo iswaraysanaya war sheekadu sidaas maaha,duf ku baxe odaygaani cid walba wuu waraystaa hadduu waraysan lahaa mid ciddaada ah maxaad dhihi lahayd.
Horta labada nin kee baa la waraysanayaa kkkkkkkkkk yaab. Kii wax weydiinayay ayaaba ka jawaab badan odayga.
Labo Oday oo Habarjeclo ah oo isu Camiraya ayaa Sooyaal Taariikhdeed Na looga dhigayaa, waa yaap
😂😂😂😂😂
Why not
@dayax2227 Haye bal adigu no waran
Hee kuwiinu isu ma camiraan miyaa haye habo bal warka soo daa 😂😂😂
Maxaa udiiday?