Silsilad Cusub-- Xaldoon Qeybtii 1-aad Abwaan Cabdi Baag XALDOO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #dhaantocusub #dhaanto2022 #dhaanto
    SILSILAD CUSUB XALDOON.
    ERAYADII ABWAAN CABDI BAAG.
    LAXANKII BISHAAR WADDANI.
    MUSIGII CABDI ABIIB.
    CODKII ABWAAN CABDI BAAG
    DUUBISTII IYO DIYAARINTII MURAAD PRODUCTION.
    WAA SIL SILSILAD KA HADLEYSA XAALADDA DHABTA EE HEYSATA DADLKA IYO DADKA KU HADLA AFKA SOMALIGA
    kusoo biir bogaan oo subscribe noosaar Mahadsanid
    / @muraadproduction

КОМЕНТАРІ • 58

  • @iguehhoussein9077
    @iguehhoussein9077 2 роки тому +5

    Runtii waa dhaanto xaqiiqada ka hadlaysa waana mid loo baahanyahay in waxyaalaha bulshadu u baahantahay Laga hadlo. Keep going

  • @user-ew9nw9py3t
    @user-ew9nw9py3t 2 роки тому +5

    Very emotional lyrics and same time touching our society fabric...Abwaan of the year goes to him an opposed...more love from Garissa cadey my dhiiga...

  • @karyaqanmuhumed7600
    @karyaqanmuhumed7600 2 роки тому +9

    This proves how musicians know the real thing that exists in our country and in reality they did their part well.

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 2 роки тому +2

    Aad iyo aad waan bogaadinaa
    Silsilada cusub ee Xaldoon, ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @hayemedia
    @hayemedia 2 роки тому +5

    Dhantadii sanadka wlhi dareen ayay ledahay

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 2 роки тому +7

    waa hees aan week sugayey
    masha allah waa hees daren leh

  • @salaadmaygaag3065
    @salaadmaygaag3065 2 роки тому +3

    Wlh waa really heart touching dhaanto iyo dhab kahadal balse yaa wax ku qaadanaya

  • @cumarxarifka7367
    @cumarxarifka7367 2 роки тому +4

    ABWAAN AAN AAD IYO AAD UGU KALSOONAHAY WEEYE @A.CABDI BAAG💖❣️ KEEP GOING INA ADEER FROM NAIROBI💖

  • @maxameddhurwaale9987
    @maxameddhurwaale9987 2 роки тому +2

    Waa run

  • @Hanad4802
    @Hanad4802 2 роки тому +2

    Wx run ah ayyuu ka hadly wadankena dowld malaha iloww somaliya oo dowld leh ii tus mar uun

  • @amaadin12
    @amaadin12 2 роки тому +2

    very true words, I realy enjoy it, thanks

  • @jawahirinsuleiman6309
    @jawahirinsuleiman6309 Рік тому +2

    Dhalinyaradu so kuma xiiqan cidlada😢😢

  • @user-hi9sp8ii3f
    @user-hi9sp8ii3f Місяць тому

    Wa dhab waye dhlintii ya umanaqan

  • @Hanad4802
    @Hanad4802 2 роки тому +2

    Abwaan hore u soco 😢

  • @iztahiliztahil2007
    @iztahiliztahil2007 2 роки тому +3

    wllka abwaan cabdi baa axax

  • @xasanxuseen5283
    @xasanxuseen5283 2 роки тому +2

    waaw hasocoto

  • @fartuunqalbisafi6745
    @fartuunqalbisafi6745 2 роки тому +6

    runti Calosha ayay iga hurisay dhantadan 😢😢😢

  • @abdiqafardiriye4799
    @abdiqafardiriye4799 2 роки тому +2

    Exactly our musician really doing great things and i hope gov't already reach this song

  • @bozeyberdilacshe8921
    @bozeyberdilacshe8921 2 роки тому +3

    Runta ayu ku abaaray Abwaanka dhaantadan

  • @Maido-wz7uu
    @Maido-wz7uu 2 роки тому +2

    xidhibanadiyo xukumadan
    aan xalana iyo afsiyoni
    xukunkodu dhafsanayn
    say codsi xoog la ooo
    suqa xolaha ka yimi
    xal ugu heli karaan

  • @Hanad4802
    @Hanad4802 2 роки тому +1

    Dhaaanto cadi maha wlhi wxkle weye abwaanka. Guuul insha alhh wxkle next wn sugyaa mid kaleee🎉

  • @abwaanabdimaxamed6555
    @abwaanabdimaxamed6555 2 роки тому +3

    Walaha bartaan ayuu dhigay manshaan sxb

  • @salaadmaygaag3065
    @salaadmaygaag3065 2 роки тому +1

    Verry emotional dhanto😭😢

  • @xassanmacalincabdulahi1304
    @xassanmacalincabdulahi1304 2 роки тому +1

    Masha allh abwane

  • @abdinasirhussein1936
    @abdinasirhussein1936 2 роки тому +2

    Abwaan cabdi baag dhabti murti daren leh waxa reyna kuwa xilka haaya manta su’aal hortaala

  • @M.shariifCali
    @M.shariifCali 3 місяці тому

    Xeerka nolol xumido soo dan kuma xumin

  • @HodanMaxamed-ke1fg
    @HodanMaxamed-ke1fg Рік тому

    Run buukahadlay abwaanku

  • @abdirizakmahamud3517
    @abdirizakmahamud3517 2 роки тому +5

    Masha alah wa topig lo bahna inlaga hadlo lkn waxan ka codsanaya dadihiyaha silsiladaan inlaga dhigo abwaan firiya intaan bulshada lo sogudbin sidookale jawabta kobaad ninka ibo furaya wa inuu sameeyo meel laga sogalo waliba wa inuu iska dhigo xildhibaan qurbaha kayimid oo caruurtisi yurup joogto

  • @daahicagayrechannel1031
    @daahicagayrechannel1031 2 роки тому +3

    Horay usocod wacan sxb

  • @nasriaxmednuur9887
    @nasriaxmednuur9887 2 роки тому +1

    Waaw m.a dhaanto macan wll qali horay usoc zxp

  • @MohamedDheere-hk8bc
    @MohamedDheere-hk8bc 6 місяців тому

    🎉🎉🎉🎉❤

  • @hondiizosman9729
    @hondiizosman9729 2 роки тому +4

    😭😭😭 dhalinyarada xamar yuu xaqoodii Ku lumay wa suaal Jwb ubaahn
    Wllhi been sheegin allow umadeena ugargaar 😓🙏

  • @bood90
    @bood90 2 роки тому +1

    Ku Socda AbwaanyaaL 🔥

  • @shukriaxmed7448
    @shukriaxmed7448 2 роки тому +1

    Jawaan tii aaway

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.wwwwwwwwwww.m.a.abwaane.ci.baag.xafidulla.ah

  • @nunenune1415
    @nunenune1415 Рік тому +2

    War kuwakale laxanka mahayaan ninkan waa keenay

  • @ismaciilaskariofficial4097
    @ismaciilaskariofficial4097 2 роки тому +4

    Hada lee meel wanagsan kabilawdeen

  • @fadumosaciid3189
    @fadumosaciid3189 2 роки тому +2

    Walaahiya waadhab
    Ma ahan been

  • @asmaamahamedali1698
    @asmaamahamedali1698 Рік тому +1

    XukuMada dalko xaqeeni kulameen🥺😭😭

  • @cabduwalicali8156
    @cabduwalicali8156 Рік тому

    Fadlan comentiyada afsomaka kadhiga

  • @mahadmahamed338
    @mahadmahamed338 2 роки тому +1

    Halkeedii ayaad dhigtey Abwaan Abdi🙏🙏
    Jawaabtu Xumimada ayey u taalaa????

  • @xasanisaag5177
    @xasanisaag5177 2 роки тому +1

    🏴‍☠️🏴‍☠️🏴‍☠️🏴‍☠️🏴‍☠️

  • @mohaguureofficial2049
    @mohaguureofficial2049 2 роки тому +2

    Waxaa sugnaaba waa jwb

  • @Hanad4802
    @Hanad4802 2 роки тому +1

    Abwanka dhantada sameyey magacisa la iska raba jaww

  • @axmedmuqtar9519
    @axmedmuqtar9519 2 роки тому +2

    Had a baan kaa ha ayaa sxb

  • @cabdicali976
    @cabdicali976 6 місяців тому

    wanku tagera aniga zxb

  • @hassanmohamed4220
    @hassanmohamed4220 9 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @farxiyoxersicali7392
    @farxiyoxersicali7392 2 роки тому +4

    Been masheegin waa hadal xigmadeysan

  • @cabdiraxmaansiciid7747
    @cabdiraxmaansiciid7747 2 роки тому +3

    Ax 😡sorry Xaqiiqda muuqata ee la iska indho tiraayo oo ay xlada somaliya ku jirto ka hadleysaa😡😡😡👆

  • @bisharsiyat9954
    @bisharsiyat9954 2 роки тому +1

    This folk dance is trully poignant in toto.....

  • @maxamedcaraale5602
    @maxamedcaraale5602 2 роки тому +2

    Qaybta labaad halasoo dheereeyo

    • @cusmaancabdi2450
      @cusmaancabdi2450 2 роки тому +1

      Xal mahaynee mar un mad xaqsortaan bulshada wllhi waa eray qalbigeyga tabtay oona xaqiiq ah