GABDHAHA TEAM 27 OO AAN WEEDIIYEY WAX’YAAB WILASHA SAMEEYAAN OO IYAGA KA XANAAJIYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 641

  • @QneenkaabaMuniiraLayla
    @QneenkaabaMuniiraLayla 2 місяці тому +115

    Samiya waaa fani walhy 🎉team one like

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 2 місяці тому +138

    Ilaah amarkiisa chenalka kokobhada amiira ku arko waa farxaa kii amiirana hada koko ku arko waa farxa amirko saaujeclahay labadaan😩👸❤️

  • @bishaarismaciil2460
    @bishaarismaciil2460 2 місяці тому +111

    Kokodeena habeenadaan waa ducaysantahay saan noogu wad😂❤🎉

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan 2 місяці тому +78

    Kokodeena❤
    princessteena🤍
    Quruxleydeena🫶💜
    Qurux bdnteena😍koko
    koko naati naati❤
    koko❤
    ayiyaa ayiaa😘Keep Going💕🥰

  • @Daaci-bilan10
    @Daaci-bilan10 2 місяці тому +188

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 2 місяці тому +92

    Samia umaden mha 😂

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 місяці тому +147

    Inta samiya la fikir ah like 😂❤ guys waxan ahy gbr UA-cam ka kucusub oo shekoyin sogudbisa igu dhirigaliya 😢😊😊🥰🥰🥰

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 місяці тому +83

    Samiya caadiye noo kashiftay 😂😂😭😭🫣🫣

  • @Taehyunggirl-iu3uy
    @Taehyunggirl-iu3uy 2 місяці тому +102

    Yess san urabeyyy un gabdhahana laweydiiyo 😂😂😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 місяці тому +47

    Koko markey Amiira La joktey ayeey ka faraxsaned gabdhaha kale way waydiise le
    best friend Amiira&koko💗

  • @sumayohassan490
    @sumayohassan490 2 місяці тому +33

    Ayyy amiiro qurux badanaa m.a😢😢❤

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 2 місяці тому +95

    Saamiya intaan rabay Lee ka hadashay😂😂😂

  • @foziaziciitApdale
    @foziaziciitApdale 2 місяці тому +55

    Koko caadiya isugu balamisay wiilasha iyo gabdhaha😂😂😂😂ar koko aaa😂😂❤😊

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 2 місяці тому +47

    Samia is not Easy wlhi 😂😂
    Anaga noo hadashy hadaa nahy Dumarland 😂😂

  • @SihaamSamuu
    @SihaamSamuu 2 місяці тому +102

    Samia saaid u jaftayy wilsha koookoooyey ka qabo uee ku taginee😂😂😂😂

  • @Sundus_sheeko_xariiro
    @Sundus_sheeko_xariiro 2 місяці тому +71

    Sundus iyo amiiro jabra aye kudhaga hadloyin 😂 adna neh iamk kudhaga hadloysa 😅😅 samia sida runta oo aan rabnay aye kahadashay hada gabdho nhy 😅😅😂 💔

  • @Abdullahimahamed-t3f
    @Abdullahimahamed-t3f 2 місяці тому +175

    Team Samia One like😊

  • @Cabdimudhaliblu
    @Cabdimudhaliblu 2 місяці тому +32

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi maxamed scw ❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 2 місяці тому +83

    Sawirka amira marka arky waa so carary😂😢😊

  • @cabdiraxmaanmustafe789
    @cabdiraxmaanmustafe789 2 місяці тому +66

    Aan kusalino xabiibkeen scw

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 місяці тому +67

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

    • @FarxiyoAli-w5o
      @FarxiyoAli-w5o 2 місяці тому

      Scw

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +1

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 2 місяці тому +42

    Ku Sali ❤️ Rasuulkeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 місяці тому +8

    Koko qurux ❤ samia wilasha si wacan bey wax ugu shegtay❤

  • @Ladancidi-j
    @Ladancidi-j 2 місяці тому +3

    Kusaliya nabigeena mohamمحمد صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 місяці тому +12

    Samia wax sax ah aye ka hadashey 😂 inta ba wiilasha sameeya qurux ma ahan wlhi aniga wiil ah xataa ma sameeyo.

  • @NimoOmar-v7o
    @NimoOmar-v7o 2 місяці тому +42

    Koko bulle abaayo waa ku salaamay anoo ah qofka ugu horeye daawaday ee like saara❤

    • @AnisaAbdi-ed5jg
      @AnisaAbdi-ed5jg 2 місяці тому

      𝐵𝑒𝑛 𝑎𝑛𝑎 𝑘𝑎 ℎ𝑜𝑟𝑒𝑦𝑒𝐻 𝑘𝑢𝑔𝑢 𝑞𝑎𝑏𝑡𝑎𝑦 𝑡𝑎𝑛😂

    • @NimoOmar-v7o
      @NimoOmar-v7o 2 місяці тому

      @@AnisaAbdi-ed5jghhhhhh sida doontid uqaado

  • @NasiibAhmedcumar
    @NasiibAhmedcumar 2 місяці тому +53

    Team amira qurux one like ❤

  • @SalmoSiman-cs5tx
    @SalmoSiman-cs5tx 2 місяці тому +43

    Samiya wey noohada shay farax wax fahan lugahas 11 ah sulwaal ka hakudha jinin bal wayabe yee ciil uqabtay 😂😂

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 2 місяці тому +12

    Koko deyda aan jeclaa manta wad so dheraysay❤ilove you walhi

  • @leelocumar4259
    @leelocumar4259 2 місяці тому +61

    Saamiya ani maa kadhax hadlooyo intaa sheegi lahaa ay sheegtay😂😂😂

  • @aishaahmed982
    @aishaahmed982 2 місяці тому +22

    Samiya wa runtaa kuwa madaxa daash ka leh waxaa kuso degtay nacaladi Eebe.
    Kuwa qom ka galada isu ekeeysiyana waxay ka dhigantahay inay iyaga ka tirsan yihiin.
    أن رسول الله صلى الله عليه وسلم "نهى عن القزع".
    من تشبه بقوم فهو منهم..اللهم فقهنا في دينك، وأحسن عاقبتنا في الأمور كلها وأجرنا من خزي الدنيا وعذاب الآخرة.🤲

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 2 місяці тому +14

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 місяці тому +32

    Samiyayy walhi wad ii hadashay naag nool 11😂😂😂😂

  • @HadiyaJama
    @HadiyaJama 2 місяці тому +33

    Samiyo qosolky iga dhamysay😂😂😂

  • @DeeqDarajo-s6u
    @DeeqDarajo-s6u 2 місяці тому +24

    koko farxadii oo qof ah ale hakuugu wado

  • @RidwaanMohamed-x1r
    @RidwaanMohamed-x1r 2 місяці тому +28

    Saaamiya Shaydaamad noqoty😂❤❤❤

  • @CirkaAxmad
    @CirkaAxmad 2 місяці тому +22

    bari waa dhalashadayda lkn😢 like mahAyti😮😮😢😢😢

  • @hibobulle7942
    @hibobulle7942 2 місяці тому +24

    Mantoo dhan aan kunsu gayay qofki ugu horeyay baan ahay waaw❤❤

    • @AnisaAbdi-ed5jg
      @AnisaAbdi-ed5jg 2 місяці тому

      𝐵𝑒𝑒𝑛 𝑎𝑛𝑎 𝑘𝑎 ℎ𝑜𝑟𝑒𝑦𝑒😢😂

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 2 місяці тому +29

    😂😂😂😂 samiya cadiyey noogu yaacdey see waaye

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 2 місяці тому +4

      Waxba idiinma reeban😂😂

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c 2 місяці тому

      ​@@Sacdiya-s7q haa walahi 😂😂

    • @yousra52
      @yousra52 2 місяці тому

      Macan so mha😂😂

  • @noordiinahat7501
    @noordiinahat7501 2 місяці тому +4

    Qosol hadad rbta team kan ley dawaa wlhi marku mood ka iga qaldanyahay kuwan ley iga qosliyaa thnx team wallo ah ❤️ ❤❤

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 місяці тому +14

    Saamia wn wataa wax jiray ka hadahsy

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 2 місяці тому +14

    Samia cadieye ugu dhamatay wilasha cawa😂😂😂😂

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 2 місяці тому +5

    Aniga Aragtideyda Hadaan Ku Cabiro Fikradaha Gabdhaha Waxaa Fariin Muhiim Ah Hadaan Rag Nahay Ina Siisay Sundus Ayaanlle Runtii Sadax Qodob Oo Cajiib Ah Ayey Inaga Sheegtay Waana Wax Jira Oo Badankeen Hadaan Nahay Rag Aan Ka Simanahay
    Style Inaad Iska Saxdiin Wey ina Tiri
    Gym 🏋️‍♂️ 💪 Aadana Weyna Tiri
    Dumar Jeebkoodna Haku Tashanina Weyna Tiri
    Waana Sadax Waaqic oo Jira Sanadkaan 2024
    Gunaanadkii We Love ❤️ 😍 Gabdhaha Soomaaliyeed ❤️ 😍 💎 🐎🦄🐎 💎

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 2 місяці тому +18

    Saamiyaa ugu hadal fiican

  • @asmasead649
    @asmasead649 2 місяці тому +9

    Samia funny beerkay katuntay nimanki😂😂😂😂😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 2 місяці тому +29

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah 2 місяці тому +23

    Team samia one like 👍 ❤

  • @MuscabCali-y5g
    @MuscabCali-y5g 2 місяці тому +20

    Saamiyoo saaid àad noojaftay walaashay 😅😅😅😅😅

  • @SahroMaxamed-g8u
    @SahroMaxamed-g8u 2 місяці тому +6

    Wallaahi saamiyo qosul ayee igdish waaawataa samiyo caadi ma than jawaawaheeda

  • @MunoJiin
    @MunoJiin 2 місяці тому +16

    Saamiyo funny wye whli 😂❤

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 2 місяці тому +11

    Koko quruxbadn inilajecel like😢❤❤

  • @RamlaAli-ti1bm
    @RamlaAli-ti1bm 2 місяці тому +9

    Hyena Dumarland aa ucamirno hee gabdhaheyna😂😂🤝

  • @NuiraMuuse
    @NuiraMuuse 2 місяці тому +12

    Team samia one like❤

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm 2 місяці тому +6

    Amiira iyo sundus dhaga hadal waaye woxooda laakiin saamia waxa jira bay sheegtay😂😂😂

  • @saleebaanfaysal9706
    @saleebaanfaysal9706 2 місяці тому +16

    Wllhi saamiya ayaa nagu dhamaatay 😂😂😂

  • @NeymaAbdi
    @NeymaAbdi 2 місяці тому +10

    Samia nag nool wilasha waxba uma reban😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 місяці тому +20

    Samiya ciil noo qabtay cawo kale xuf kudhaftaa melahan oo male 😂😂

  • @quruxwanaag4337
    @quruxwanaag4337 2 місяці тому +14

    Samiya iga qoslisay 😂😂😂

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed 2 місяці тому +4

    Saamiya wlhy intaan kunecbahy beysheegty ❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 2 місяці тому +6

    2:20 wallhi Samia iga qoslisay 😂😂😂😂

  • @sumayocabdi8488
    @sumayocabdi8488 2 місяці тому +12

    Wow koko bulle salama❤

  • @Cristiano-gf
    @Cristiano-gf 2 місяці тому +14

    Samia waji malahan managu dhamanee mrka 😂😂

  • @ShukriciiseShukriciise
    @ShukriciiseShukriciise 2 місяці тому +3

    Saamiya wlhi kugu raacsanhy❤❤❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 2 місяці тому +10

    Sundus jabray ku dhamaty wlhi😂😂😂

  • @monajee2528
    @monajee2528 2 місяці тому +11

    koko wan ku jclahay abaayo ❤😍

  • @fatma3-11
    @fatma3-11 2 місяці тому +7

    Saamia isku fikira nahay way jafty 😂😂

  • @Zahrayalicolow
    @Zahrayalicolow 2 місяці тому +22

    Saamiya cadnaan kudhaga hadashey😂😭💔

    • @Hayaat835
      @Hayaat835 2 місяці тому +1

      Cadnaan wulabis fcnyhy surwalo oversize xirta lkn cumeer waaye qofka surwalka Jexan oo dhabta so xirto aso lugmadow ceydana ewel uxiranjiray malmahan ronyahay

    • @Zahrayalicolow
      @Zahrayalicolow 2 місяці тому

      @@Hayaat835 aso wato anaa arke cadnaan

  • @fatmina08
    @fatmina08 2 місяці тому +1

    Samia wey noo hadashay💯💯intaasaa ku dhibsaday

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 2 місяці тому +6

    Samia wiilzha wa aku dhamateyy😂

  • @REVEN254
    @REVEN254 2 місяці тому +10

    Saamiyo cayda ku dhaga hadlee awww samiya😍👍🏿💗

  • @حسنمحمدعبد-ر6خ
    @حسنمحمدعبد-ر6خ 2 місяці тому +16

    :si kasto dadku u mashqulsan yahin hadana waxa jira qof akhrinaya Fariintayda sthy wll mcn🧑‍🤝‍🧑

  • @samiayoussouf5633
    @samiayoussouf5633 2 місяці тому +2

    6:42 miss you sundus on this team

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 2 місяці тому +4

    Jabra dhaga hadal amiira ❤❤ kuwada kaaas waa ka dhex arkee

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 2 місяці тому +20

    Koko borecast noososameya adi iyo amiiro asad iyo cayda iyo cemeer yaaigu raacsan🥰

  • @FANTOZ1
    @FANTOZ1 2 місяці тому +1

    Koko youtubekeda waa ku dhex gaboobay 😅❤ love you sis

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 2 місяці тому +20

    TEAM KOKO ONE LIKE 👍 ❤

  • @RahmaCabdi-ec5oy
    @RahmaCabdi-ec5oy 2 місяці тому +15

    Samiya wakudhamaatay wilasha😂

  • @Ashraf22-p3m
    @Ashraf22-p3m 2 місяці тому +2

    Igulasali xabiibkena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 2 місяці тому +4

    Ayy kuwaygi se wax yeshen ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 місяці тому +11

    Cawa wilasha walahaya godkeedey biyo ugusoogaleen inaga janiskeena kafaidaysan wayne iska dhagatira 😂😂

  • @maryanqaaje9818
    @maryanqaaje9818 2 місяці тому +16

    Sameya walhi cadi ma aha 😅😅😊

  • @Saabariiniita
    @Saabariiniita 2 місяці тому

    Gabdho caadi ma tihiin waa nii wataa dhamantiin ❤

  • @sefamerwa5616
    @sefamerwa5616 2 місяці тому +3

    Team koko bulle and alfa ❤❤❤❤

    • @sefamerwa5616
      @sefamerwa5616 2 місяці тому +1

      Koko and alfa olny🎉❤❤❤❤

  • @mustafemuuse2640
    @mustafemuuse2640 2 місяці тому +5

    Waa nagu dhamaaten dumarow aar amiira waxa kadaran samiya

  • @MoHamed77Dek
    @MoHamed77Dek 2 місяці тому +8

    Samia waxba nooma reeban😂😂

  • @QadrobulleFarmajo-gl8fc
    @QadrobulleFarmajo-gl8fc 2 місяці тому +9

    Saamia😂 caadi ayey u jafty😂😂😂

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 2 місяці тому +4

    Saamia wey iga dhaxhadashy 😂😂😂😂

  • @NastehoAbdille-e5z
    @NastehoAbdille-e5z 2 місяці тому +5

    ❤❤❤all tageero iga dheh anaa ugu horeeyo❤❤❤ kokadeyda❤❤

  • @FihiimaAbdi-n5c
    @FihiimaAbdi-n5c 2 місяці тому +3

    Saamiyo see waxleday yeelko ku soco😂😂😂😂

  • @Baanoclrisaaqcali-x6r
    @Baanoclrisaaqcali-x6r 2 місяці тому +1

    UA-cam Naga dawanaysaan waa koko bulle inta kuwalatay ❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 2 місяці тому +38

    Team koko bulle one like 👍

    • @FaaraxDiriye
      @FaaraxDiriye 2 місяці тому

      Team amiira online
      ❤❤❤❤❤❤⁰

  • @BishaaroAbdirahman-c5h
    @BishaaroAbdirahman-c5h 2 місяці тому +4

    Allh samiyaa waa fariid😂😂

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 2 місяці тому +5

    Koko wankuwata xppti guleyso❤❤❤❤❤

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy 2 місяці тому +9

    Waan farxay waxaan is idhi adaa ugu horeeyey saa 105 qof ayaa iga horeeyey anigu yaabaye ma youtube baad la shaqaysaan 😂😂😂😂😂

  • @NaasirDaalo-wd8ef
    @NaasirDaalo-wd8ef 2 місяці тому +2

    Samia caadi Bay noogu dhamaatay 😂😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 місяці тому +5

    😂😂😂 saamiya baa daacad u hadashay saamia waad na matashay

  • @Baresheeraa.98
    @Baresheeraa.98 2 місяці тому +4

    Koko and samia ❤

  • @yousra52
    @yousra52 2 місяці тому +5

    Kabax ti xaley samia iyo amiro no aren hablo ss idinka raba😂😂

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 місяці тому +2

    Samia wan kurac sanahay wilash timaha iney iska jaran wanacay timaha oda umodid ❤

  • @SamiraHirsi-s5i
    @SamiraHirsi-s5i 2 місяці тому +3

    Not amira attacking asad with the hair thing 😂