Reer muqdisho waa gob inta kle gun Qooqaaga qaranka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 3

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 години тому

    masha allah qooqaga qaranka geesi guulayso from burco reer muqdisho gobti somaalida wan idin salamay

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 години тому +1

    Dalkeyna hooyo ee soomaalia waqooyi ilaa koonfur waa mid midnimada dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed waa muqadas ee shacabka soomaaliyed ee hargesia iyo burco ku nool ku soo dhawaada kuunfurta somalia gaar ahaan caasimada ummada soomaaliyed ee muqdisho midnimada ummada soomaaliyed waa waajib taasi ayaa ina horan soomaalaay meeylkasta aad jooktaan oday qabiileeydka iyo siyaasi isku sheeyk iyo culumada qaar warkoodi ha maqlina waa jaahiliin ee sharaf iyo karaamo idin mahaayaan shacabka soomaaliyed gaar ahaan dhaliyarada soomaaliyed macsalama

  • @SAFAAADAM-b5e
    @SAFAAADAM-b5e 24 хвилини тому

    MUQDISHO WAA KOOPCISA KORIISA KADIPNA KIPRIISA😂😂😂