Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
JazakALLAHU khairrene habaryaar
Masha Allah ❤❤❤
Wcs thanks uatad deeq darajo noo so badi cashirada
Asc wllky lafaha ixanayo iuo qando jogta ah cuntadaydana wa bris iuo basto sameya talo isii wllky
Lkn wll dad somaliya jooga oo kle haday hbnkii cunaan ka Mirada dalka sida haruurka iyo qamadiga salbukada waayo fruit ku waa ku qaali dadka qaar aan awoodin ayaa jira
Aniga waxaa kaso bilabay 64 Allxmdullillah just 55 ahay hadakyga waa 45 😢
Apyo maxa samese plz 63a ahay 50 arawa inatako plz😢 ikucawi waxasamese
@@CaynihamzeAadanmaxa sameyse
Masha allaah masha allaah hambalyo hambalyo
@CaynihamzeAadan ani waxaa sameeyay interriment fasting oo ah qado iyo casho 12 waa qadeenee kabcdii cuntada labaad waxaa cunee 7 habeenimo,burka cadaanka iyo sonkorta iyo macmaanka waa iska daayey ,subaxdii markaa soo kacdona biyo kulul ku darso liin iyo sanjabiil ama grean isticmaal iyo jimicsi laba jeer maalintii,14kg baa iga dhacdey 3 bil guduheed
Apyo cunto ahan maxa cunese apto😢@@Faatima223
Mahadsanid wllky deeq darajo
I.a isbuuuc kadib
@@MaxamedSaciid-t8k 👍
Cashada cambuulo ma cuni karaaa
Walaal please ka soo hadal watter fasting ma samayn karaaa anigoo qaba gaas please iisoo jawaaab
Thank you bro
Legend ❤❤❤❤
DeeqowDadka caatada ya umaqan
Walal waan idinka soo garbaxayaaa isbuucaan
Mahadsanid wll
Canjeerda saliid saytuun maku darsan kara iyo shaah bila sonkor ah
Haa
Asc walalkay inta karsado firinjiyerka magashan karaa
Wllo shaha ama cofe ga malab maku dari kara❤
Aniga cuntadan hada cuno labo darbi ayaa noqonaya ilahey amarkiis
Asxabey yaa diyaar ah oo aan isla sameysanaa jadwalka
Intee joogtaaa
Caloosha bas hadaan rabo inaan jaro kwrn
Waxa jira jimicsi ee UA-cam ku qor jimicsida caloosha iyadoo enlish ah😊
Asc deqow wll,know ha quracanina so adigi nagu yare ma aha wamaxay Havana quracdan ii jilci advocate mahad san
Deeqow somalia moos lee haysana borashaka 3timir maku cuni karaaaa
Haa walal
Thanks wallkey
Youre welcome walal qaali
❤❤❤❤
Wll dhanka kala sow xirira
Walal facebook igala soo xariir waa
Maxa kugu qoran
Ascw walaalow coffee sokor ma ku Cabo laakiin caano xitaa kan no fat caano laakiin no caano coffee ma ku qancaayo .
IF ayaan sameeyaa 18/6 walipa high protein meal Alxm 15 days waxaanku ridey 3kg ❤❤❤Mahadsanid dr darajo 😻
@@leylawadani4761 maasha allah allahuma barek
@@Sirtacuntada waxaa ka loo sameeyaa 10k steps 6 maalmood 1 day waan nastaa ❤
@@leylawadani4761apyo cunda mxa cunese 10k otilobi malukesa nh😢
Jazakallah bowe
Deeqow ani waxa uraba alabta cafimaad ahaan mana donayo iscatayn anigibaaba qolfofee alabtina waa gatee mana bilabin wacabsanayaa maxaa yeelaaa
Walal ila soo xariir waa diyaar wan kula talinayaa
@@Sirtacuntada xagee kalasoxiriraa taloyin ubahanehee

IF ayaan sameeyaa 18/6 walipa high protein meal
Alxm 15 days waxaanku ridey 3kg ❤❤❤
Mahadsanid dr darajo 😻