Hees Cusub / Nimco Yaasiin & Qaboojiye - Damaashaad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @crackingmemes8798
    @crackingmemes8798 4 роки тому +25

    Walee aduunka waa isbadalaa heestan 2011 Markey sobaxaysay 2 Jooog ah oo dhar ah aan iskula badali jiray. Guriga cousins kayga aan cuto udonan jiray. 1 cent xitaa maheli kira. Bilwalba School laigasoburin jiray mada aan lacagta iska bixin Karin. Lakiin manta dadka Somalida ugu dhaqan aan kamid ahay Alhamdulilaah waligaa haniyad jabin

    • @paultwocock5421
      @paultwocock5421 3 роки тому +2

      Aduunyo iyo xaalkeed waayahaa sidaaya waa harka labadiisa galinba

    • @yaasirmaxamed3645
      @yaasirmaxamed3645 Рік тому

      Aduunyo xaalkeeda waaye runti.

    • @Abdirahman-pb8bu
      @Abdirahman-pb8bu Рік тому

      Really bro🤩

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 10 місяців тому

      2012 daawan jirey waana sanadka tv soo dhiganey Waliba xasuusta waxaa kusii dheera waxaa socon jirey filmkii amiir iyo caasi Anigo miyi ka imid oo macawis wata maantana Florence Italy Ayaan jooga 😂😂

    • @abzrhymes
      @abzrhymes 5 місяців тому

      markasta aad waxan so xasusatit ilhay labo rakco u tugo wllo hadeer xita tugo mahadnaq

  • @fatuushally1117
    @fatuushally1117 3 роки тому +8

    17/12/2020
    Malin khamiis
    14:06
    Dhagasanaya
    Yaaiga danbeeya🥺🤞🏽

    • @suldaanka7
      @suldaanka7 4 місяці тому

      4 sano kasoo wareegtay hadaa nooshahay allaha Ku amaansado hadaad dhimatayna Jana gal wll adiyo waxii islaam aba

  • @yaxyebileyaxyebile5422
    @yaxyebileyaxyebile5422 3 місяці тому +4

    Maanta waa 29 juun 2024 waxaan dhageysanaya heestan oo aan tiktok kuso arkay hada waa hore baa igu dambeysay heestan muqdisho banaadir somalia 🇸🇴 joga gaar ahaan dayniile oodweyne waxaan dhageysan doona marku Allah meel qeyr qabto igeeyo i.a 2024 😢 like isara dhamaantin ❤❤

  • @CcasiisXasan-d5u
    @CcasiisXasan-d5u 9 днів тому

    Damshada farxad checel anizo ila daadahee mcney ila daadehee❤

  • @abdisalaam6383
    @abdisalaam6383 3 роки тому +2

    2021 yaaa iladaaawaaaa😅✌

    • @najmafarah7535
      @najmafarah7535 2 роки тому

      2022 hbnka kowad kula dawanoya🤣🤣

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 11 місяців тому

    Ilahayow u naxariso Cabdi qaboojiye

  • @ayanlefarah2452
    @ayanlefarah2452 2 роки тому

    Wow mama nimco iyo qabojiye nice song 🥰🥰👍👏

  • @Ismacil22
    @Ismacil22 6 місяців тому +1

    D&i❤

  • @FarduusDheere
    @FarduusDheere Місяць тому

    26/9/24 ilaa 2011wali xisihii heesta aan u qabay igama BA in

  • @MaxamedMaqtalmaxamed
    @MaxamedMaqtalmaxamed Рік тому

    Damashaad farax jaceyl 😊❤sahrooy ila daadahee❤
    still listen 😢who listen2023

  • @maasimobiibo8394
    @maasimobiibo8394 2 роки тому +3

    Me and my wife ❤️ 2021

  • @Farhiashire2019
    @Farhiashire2019 2 роки тому +1

    Damaashaad farax jacayl 🥰🥰

  • @rahmoabdullahi
    @rahmoabdullahi Рік тому

    Damaashad farax jacayl hamzaw ila daadahee🥺❤️

  • @Aisha-A45
    @Aisha-A45 Місяць тому

    Damaashaad farax jaceyl
    Mcn ila dadahee
    30/August/204
    22:28 habeenimo😍🫂

  • @keeweyekaasi1913
    @keeweyekaasi1913 2 роки тому +1

    Nimco wa inan an jeclahayi malin anaga jawi yara qadanayi o magaladi an ku nolayi ayn heestan yara wada dhagayisanayi ana cabdi layidhahadaa

  • @fartunhus7026
    @fartunhus7026 12 років тому +1

    waaw waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waaaaw nimco yasiin iyo qaboojiye ooooooooooooooooooooo

  • @shuushuuabdalla3006
    @shuushuuabdalla3006 7 років тому +1

    Me two im oromo i like it this song Waxaa rabtana noo shegaysaan Somali Shaan ma u dambaysay i lern it somali

  • @WaziirkaHusein-rl7wh
    @WaziirkaHusein-rl7wh 11 місяців тому

    Damaashaad jaceel ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimof091
    @nimof091 12 років тому

    wooooow caadi mahan iisha baxarka damaashaad ila ciiyar dadaax waaye this song

  • @boqorodaabomcn6880
    @boqorodaabomcn6880 2 роки тому +2

    2022 ya ila dageysan hya🥰🥰❣️

  • @tiktokvideosofficial3097
    @tiktokvideosofficial3097 4 роки тому

    Waygii ceelasha biyaha la daganay 2011 heesta ilaa hada wan iska jeclahy dhagey sigeeda
    Damashad farax jecel nimcooy ila daadahey hees iga dheh 🙀😻😻💯❤

  • @nasronasronasro9497
    @nasronasronasro9497 4 роки тому +1

    2020 yailadhageysanaya

  • @idilali
    @idilali 12 років тому +2

    If you are not a Somalian, how did you hear of this song, if I may ask?

  • @DisasterRunway00
    @DisasterRunway00 13 років тому +1

    wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
    wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow

  • @idilali
    @idilali 12 років тому

    Caadi mahan for sure. This is a great song

  • @mohamedabdiasiis7946
    @mohamedabdiasiis7946 2 роки тому

    Hees iyo badh❤💯

  • @aishamohamud4362
    @aishamohamud4362 10 років тому +1

    Breathtaking Song.....

  • @deeqasaalah3992
    @deeqasaalah3992 2 роки тому

    24 my 2022 yaa iga dambeeya🥰❤

  • @abdinajib9468
    @abdinajib9468 2 місяці тому

    14/8/2024 Aya dhagesanaye sacada 3:18pm

    • @Aisha-A45
      @Aisha-A45 Місяць тому

      30/8/2024 Sacada 22:29 habenimo🔥😍

  • @cabdiwalijamac3500
    @cabdiwalijamac3500 Рік тому

    Il.dahdaheee

  • @muhiyadinadam7315
    @muhiyadinadam7315 11 років тому

    nimco iyo qaabojiye hees aad umacaan oo qiimaleh

  • @WaziirkaHusein-rl7wh
    @WaziirkaHusein-rl7wh 11 місяців тому

    Asc

  • @abdullahihassan9979
    @abdullahihassan9979 3 місяці тому

    Xasus Ayn kurebaya halkan

  • @ihatemilklol
    @ihatemilklol 12 років тому +1

    Im not even somali and i like this song

  • @mohaajacelow1727
    @mohaajacelow1727 4 роки тому +1

    hada wey copy yeyey

  • @idilali
    @idilali 12 років тому

    Big difference there geezer, for all those artists that you have mentioned I understand what they are singing about. As for the person in questions listening to Somali songs I was just amazed at it, as there is great chance that they might not understand what the Somali artists are singing about. Next time though, keep your big mouth and naming calling for yourself

  • @ayanlefarah2452
    @ayanlefarah2452 2 роки тому

    Wow mama nimco iyo qabojiye nice song 🥰🥰👍👏