YASMIIN TIINA IYO 15-KA SU'AAL | 2024| OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • WAREYSI GAAR AH YAASMIIN TIINA IYO 15-KA SU'AAL
    BOOQO UA-cam CHANNELKA YAASMIIN TIINA
    ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
    / @yasmintiinachannel
    ---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    FADLAN QARNI STUDIO SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    • ASAD QARNI | DHAQAALEY...
    WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KAREYSA OUR SOCIAL MEDIA :
    ⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    Instagram: www.instagram....
    Snapchat: / asadqarni
    Facebook: goo.gl/70aAfJ
    TikTok: vm.tiktok.com/...
    ---------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
    HargeisaIfraax TolmoonIsmaaciil aarkaSomaliSomali tiktok liveXidigaha geeskaXidigaha geeska 2022hees cusubhees cusub 2022heesoilkacase qays hees cusub 2021khadar keeyow daljirkhadar keeyow hees cusub gooxa 2016nimcaan hilaac 2021 milgosomali tiktoksomaliasomalilandwaqal studioxamdi bilan 2021xidigaha geeskagulled simpa somali
    #somalimusic #qarnistudio #xabsi #Somalimusic #somalimusic #aroos #jaceyl #guurka #jaceyl #somaliwedding #somalimusic #hargeisa #ciyaaraha #afsomali #fanproj #fanaan

КОМЕНТАРІ • 104

  • @Umm_HN
    @Umm_HN 7 місяців тому +12

    Subxaanalaal walal is astu oo Allah ku abuurtey kabaq oo sinadaada astus qof wayn ayaad tahaye Xaqa allaha kutuso iyo ninka

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 7 місяців тому +2

    Masha Allah legend Ramadan mubarak

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 4 місяці тому

    Walhi libaaxad weeye naagtani.
    Naaagaha siday ugu soo haadayso ayaan ka helaa, xero qoxooti ayaan wada joogi jirnay, naag laf iyo qurux leh bay ahyd oo intaan way ka yarayd ka qurux badnayd 🎉🎉

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 7 місяців тому +13

    Walashayeey is astur aakhiraa danbysa

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 7 місяців тому +3

    Yasmiin Tiina HIGHT CLASS❤

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 7 місяців тому +4

    ASC Asad qarni wll waan kuu salamay from Djibouti ans I want inad sooqabatoo Mohamed paracétamol 🎉❤thx

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 7 місяців тому +11

    Hooyo is astur dhaqanka islaamka maaha sidaan diinteyna xijaabka ee na fartay waana waajib hooyo ilahey xasuuso inow ku arkaayo

  • @HamdiQueen-ui6ny
    @HamdiQueen-ui6ny 5 місяців тому

    Mashs Allah

  • @Sonic-860
    @Sonic-860 7 місяців тому +1

    I really love tiina guuleso my sister ❤️❤️💐🌷😍

  • @FadumaAli-g9k
    @FadumaAli-g9k 7 місяців тому +1

    Manshaa allaah we love you guys ❤❤❤❤❤

  • @NasteexoTV
    @NasteexoTV 7 місяців тому +9

    My beautiful sister I love her so much ❤️👑 The one and only ❤️Yasmiin tiina ❤️

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 7 місяців тому +2

    Yasmin Tina
    I really love you and sapport you.❤❤❤

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj 7 місяців тому +1

    Wiilka Laholinwaayey Ee Qarniga My Yg Bro Keep up

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 місяців тому +2

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @FarduusAbdikarin-ni7wi
    @FarduusAbdikarin-ni7wi 7 місяців тому +1

    Mnsh alaah ❤❤❤❤

  • @NasramohamedAden
    @NasramohamedAden 7 місяців тому +2

    Asc Asad huno Ramadan Mubarak alle hanka dhigo kuwu malinta qiyamaha lagu cazumo janadu Fardowsa ❤kuwii ka faideysta cibaadada barley San IIIhey hanaga dhigo ❤❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 7 місяців тому +2

    ❤Maasha alah ramadan mubarag❤❤❤❤❤❤

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 7 місяців тому +1

    Maashallaah Yaasmiin insntada alaha kudaayo kuwakalana alaha kusiiyo waad yartahaye

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 7 місяців тому +2

    Fantastic iyagaba qabyalada qayb ka ah

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 7 місяців тому

    Tiiina my fov❤

  • @HamdiQueen-ui6ny
    @HamdiQueen-ui6ny 5 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @Wardixuseen-e3x
    @Wardixuseen-e3x 7 місяців тому +4

    Sharma boy iyo malyuun maanka sooqabo❤❤❤❤❤❤

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 7 місяців тому +1

    MAAAAASHAAA ALLAAH

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 7 місяців тому

    M.a wll asad qarni keep going 💪 👏 👍

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 6 місяців тому

    ASC Asxabey Waxan Ku riiyowdey habeyn dhaweed tiiyo caajib Gabadhan yaasmin iyo Mammo Malyuun Oo riyaadi dheexdeydi baan ugu duceynayey Gabadhani Weey Ciijabney Waan dhoola Cadeyneysey Mamma Malyuun Waxan ugu duceeynaye Ilaahey inu siiyo Nin fiican ilaaheyow Gadhahen Waa naji Alla huma Amiin❤❤

  • @اممحمد-ع2ن8د
    @اممحمد-ع2ن8د 6 місяців тому +2

    😂😂😂😂😂 o tana miyay heesta subxan Allah

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 7 місяців тому

    Yasmiin Tiina wa LEGENDE❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 7 місяців тому +2

    Cimrigaanba hadaad fanka ku soo biirtey Allaha kuu gargaaro weligey kuma arage

  • @najahaddey5572
    @najahaddey5572 7 місяців тому

    Tiina my fav lady

  • @hamdicabdullahi5650
    @hamdicabdullahi5650 7 місяців тому +2

    Is astur adaa waano ubaahanee

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 7 місяців тому

    Bisinka acuudu billaahi mina shaydaani rajiim acuudu billaahi mina shaydaani rajiim acuudu billaahi mina shaydaani rajiim

  • @waismoussa7670
    @waismoussa7670 5 місяців тому

    Asc

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 7 місяців тому +1

    Yasmiin atariisho cadaan iyo hindi iska dhal ah baa kadhax hadleysa😂😂😂😂😂😂😂but she's gorgeous 😍 ❤and talented

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 5 місяців тому

    1 question
    Why "tina" is it ur nickname
    From 🇩🇯

  • @sawuulisteelsawuul9680
    @sawuulisteelsawuul9680 7 місяців тому +2

    Noo so badi zxp waraysiyadaan camal waxaan jeclaan laha nimcaan hilaac markale soo qabatid barnaamij kale xitaa

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 7 місяців тому

    Asc yasmintina kep goin waa saxibta malyun shedher

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому +3

    : wllhi qof fican thy 30 qof dhaxdooda hadii iga dhax araktey..seithy adiga 😂😂

  • @shaanshi5
    @shaanshi5 7 місяців тому

    👍

  • @SiciidMaxamed-o2r
    @SiciidMaxamed-o2r 7 місяців тому

    War wll Shabalaala soo qabo😮

  • @soulonajourney1343
    @soulonajourney1343 7 місяців тому

    Yasmin Tiina wan iska jeclahay wa qof classy ah oo jilaya fican ah

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 7 місяців тому +1

    Tiinaa filimka sir iyo caad aadi ma ahan.

  • @hamadgabtaa4367
    @hamadgabtaa4367 7 місяців тому +1

    Filinka sida udawanayay ani khiyanole uunba iila eekatay marka ku arkaba 😂😂😂😂

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 7 місяців тому

    Istaafurulaah, mac naha cofka qadaalaa laga soo riixayaa

  • @farahnasri236
    @farahnasri236 7 місяців тому +1

    Laki xaji Waceys sukabo❤❤

  • @Nuurabilan1234
    @Nuurabilan1234 7 місяців тому +1

    Asad wiil an jeclay hargaisan ka so salmyaaaa walal❤

  • @hafsoali6793
    @hafsoali6793 7 місяців тому

    Tllna❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹my queen 👸 Ilove you so much 🌹💕💕💕🌹🌹💕💕

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 7 місяців тому

    Wow sheed sheer!

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 місяців тому

    Fanaanad qaaliya jilaa waa ilaa goorma

  • @Najahcise
    @Najahcise 7 місяців тому

    So aad baan kuu taageeraa

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 7 місяців тому

    Qrni studio 🎙 inthe bulling

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 7 місяців тому

    #QARNI,,,, WAA MAGAC #UNISEX
    MAAD MAGAC LAB SAMEESATID SXB

  • @XuseenMacalindheere
    @XuseenMacalindheere 7 місяців тому

    Runteeda ayaan moodeyey runtii flmkaas qebtaas ayaan kadhacay

  • @WarsanMire
    @WarsanMire 7 місяців тому

    2016 waa markaan yurub ka soo guuray bay americavu baqooshay alow naxifdi

  • @HindaMahDi-jx6is
    @HindaMahDi-jx6is 7 місяців тому +1

    Ma lagu qabaa afsoomaalimiyaa hadii ay ka fursanweyo suashaa waxad odhan laheyd hada xaasmiyaaaa😂😂😂😂😂😂

  • @SaynabAadam-b3u
    @SaynabAadam-b3u 7 місяців тому

    Oo islaantan ma fanaanadbaa wlhi filimkii ku bartay adigu 😅😅

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 5 місяців тому

    Mamo ilaahy ka baq qabri laba mitiraa ku sugyee ilaahy haku soo hadeeyo wll adiguna asadow danbibaad ku yeelan kartaa sababtoo ah cawradeedu kaama qarsoona😢😭😭

  • @Najahcise
    @Najahcise 7 місяців тому

    Yaasmiineey idinkaa kow ka ah qabyaalada

  • @اممحمد-ع2ن8د
    @اممحمد-ع2ن8د 6 місяців тому

    Ee is astur habar yahay walani

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 7 місяців тому +1

    Sprinkle sprinkle 😂 ayaan yara arkaya

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 7 місяців тому +1

    Filimki xage ka dhacay😢

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 7 місяців тому

    2016 walahi umadan wacajiib caitan oo canoqo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedIsmaacil-r7b
    @MohamedIsmaacil-r7b 7 місяців тому +1

    Qoftan waa ku haystaa iga gaadhsi

  • @Dayax2208
    @Dayax2208 7 місяців тому +1

    Qarin studio one faniz yaa igu raaca san mid taasa nio❤

  • @thetriplets1018
    @thetriplets1018 7 місяців тому +2

    She’s reer badiya her jewelry is not age appropriate 😂

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 6 місяців тому

    Qofki qisadeda og ha ishego

  • @ifrashfaarah117
    @ifrashfaarah117 7 місяців тому

    Musasalki sir iyo caad ma intaasu ku ekaa

  • @Abdisamad948
    @Abdisamad948 7 місяців тому +1

    Sharma boy Soo qabo Asad qarni

  • @farxaanismaaciil9897
    @farxaanismaaciil9897 7 місяців тому

    Safantii makaabaabaday markaa iminka kudheh

  • @mms7038
    @mms7038 7 місяців тому

    yaasmin tiina isku mid ayaanka nahay xaga tageerada fananiinti hore alfanaan mahamed mooge ayaan aad u jeclhy iyaduna wa ila mid

  • @CsHakurCnasiir
    @CsHakurCnasiir 7 місяців тому +1

    Zxp waxba ha uQarin runtu dadka ma dishe mesha cod kuma hyse.

  • @ayanleabdi9462
    @ayanleabdi9462 7 місяців тому +1

    Sharma boy soo qabo

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 7 місяців тому

    Qofta surwaalka xidhatay ee sidaa isu qaawisay ayadoo Age kaa joogta 2016 miyay timid ??
    بسم الله الرحمن الرحيم
    200
    hadey timaado maxay sameyn
    lahay somaliyey 😂😂

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 7 місяців тому

    ISHA ALLAAH CHANNEL ka iyo dadka aad sooqabatayba way iskusobaxayaan Yasmin tna iyo Nimcaan hillac. Waaaaw idin jecliyaaaaaaaaa@!!!!!.

  • @alihusmoha9961
    @alihusmoha9961 7 місяців тому

    naag laandheere ah

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 6 місяців тому

    Naagtu maxay dhagaha soo gashatay?ma garaangar baa?!

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 7 місяців тому

    Waankugusoo biiray

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 7 місяців тому

    Oo fananad miya

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s 7 місяців тому

    Maxaa iska qaawisay walaal xijaabka ayaad ugu qorxoontahay

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 6 місяців тому

    HABAR caruuroowday 😡
    Subxaanalaah subxaanalaah
    ilaahay hasoo hadeeyo

  • @Najahcise
    @Najahcise 7 місяців тому

    Idinku naga joojiya qabyaalada

  • @hassanhashi4442
    @hassanhashi4442 6 місяців тому

    TANI WADOQON BILA DHAQANA

  • @GUREYHUSSEIN-j3b
    @GUREYHUSSEIN-j3b 7 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @sabrinaabdulle
    @sabrinaabdulle 7 місяців тому

    Malagu qabaa afsomali miyaa waxan bal day😅😅su aal xumaa😅

  • @aarkamaanta2972
    @aarkamaanta2972 7 місяців тому

    Malinkasta qof cusub nabara,😒

  • @albertoyahya
    @albertoyahya 7 місяців тому +1

    islaantan was ramabdane hana dambaajine naga fadhiiso yaa yidhaa

  • @nasrinwadani9132
    @nasrinwadani9132 7 місяців тому +1

    Ninka suaalo xuma

  • @AyuzhRoti
    @AyuzhRoti 6 місяців тому

    Balo mamada filimka kliya mooday inay saa thy waxay wali way thy bee

  • @fs292
    @fs292 7 місяців тому

    Ololka tii banziinka ku shubaysay miyaanay ahayn?YAAAB!! WAA KA GAABSANAYNA KULAY!

  • @nimcomohamed-w5l
    @nimcomohamed-w5l 7 місяців тому

    🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑 We don’t need to talk Just 😏😏😏😏👫👫👫👫

  • @xasancali2853
    @xasancali2853 7 місяців тому +1

    sharma soo qabo

  • @nimcomohamed-w5l
    @nimcomohamed-w5l 7 місяців тому

    Barasitimool tukanka xanano ayaan kaso ibin jiray sawdigii ku xayrami jiray maryan baa habaryar u ahe kacarar laan lagugu Saarinen🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🛑🛑🛑🛑 wakhti ma haynee 😏😏😏😏😏😏ina mari ina mari waxa ku dhashay sahra cismaan ciise 👫👫👫👫👫👫 ina mari habar wadaag

  • @CalinuurMaxamed-rd3gq
    @CalinuurMaxamed-rd3gq 7 місяців тому

    Maxa gebdhheena soomaliyeed xijaabka ugu qurxsnadaan hadna marky dhigaan lomaleyaa wax kale

  • @RahmaCabdi-q8o
    @RahmaCabdi-q8o 7 місяців тому

    Duqdaan ma heestaa 😂😂😂

  • @RahmaCabdi-q8o
    @RahmaCabdi-q8o 7 місяців тому

    Ala cod xumaa ee naga amus jiniyadyahay😂😂😂😂😂😂

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 7 місяців тому +2

    Qoftan yaa ku yidhi coda ayaad leedagay ee heesa maandhay iska aamuusa oo is astur

  • @lulyusuf8185
    @lulyusuf8185 7 місяців тому

    She acts evil mother

  • @yasminmaxamud1680
    @yasminmaxamud1680 7 місяців тому

    ❤❤❤❤