Buraan-bur. Jawaab u ah buraanburkii doolka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Buraan-burkankan wuxuu jawaab u yahay buraanbur ay tiriyeen Doolka kasoo duulay Doolow iyo Xeraale iyo Bacaadweyn.

КОМЕНТАРІ • 367

  • @dahabodagan4888
    @dahabodagan4888 4 роки тому +25

    Xawaadle xanaqay wlle waa libax masha Allah idin jeclahay xawaadle Maxamed Cali madaxweyne❤❤❤❤💙💓

  • @fardowsomaxamed9792
    @fardowsomaxamed9792 Рік тому +9

    Xawaadle nimaan aheyn wuu xumaan karaa😜
    Xawaadlanimo❤

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 8 років тому +18

    Allaah halaga cabsado aduunka safarbaynu kunahay somali allaah muslixad hadhexdhigo meelwalba aamiin.

  • @DeeQa04
    @DeeQa04 6 років тому +5

    Subxanallah subxanallah subxanallah dhiig daata hadi lagu farxaa oo alalaas iyo baranbur loo tumaa wallahi waa aakhiro beel dumar wixi naarta loogu badiyay waa shartooda badan sida kuwaan Allah so hadeyo xaqane Allah tuso hadan dab hura iyo dagaal darajo ku gaareyno mar hore ayan ku gaari leheen dagaalne wiil kuma dhashe wuu ku dhintaa meeqo hooya gablan laga dhigay meeqo caruur ah aya Agoon iyo rajo laga dhigay meeqo dumar asaay loo saaray meeqo wiilal diracyaa duugnay 😭😭 meqo bada ku dhimatay meeqo aya qurbo caruur lagu xaabsaday galo kaxeysten meeqo aya xabsi ku jirto 😭😭😭 dhelkeni kenyan itobiyan iyo emarat aya kheyraatki gurtay ka dhacsan weynay qabil hel iyo qabil hel aya intaas oo dhan noo keenay waxan layaabay meydi ey doofar ku tilmaamen iyo gabdhehena sharfta badan ey dhilo ku tilmaamen ani faqay ma ihi xawadlena ma ihi xawadle dhib la aan ayu u dhalay aabehey ayey u dhaxday maama xawadle ah lkn waxan wax laga noxo waye
    Allahayo raxmadada lagama quuste somali qulubteda midey Allahayow dabkan hurayo rabiyo naga dami ada awoode Allahayow somali qabyalada qulubtoda kadhaq yaa rabi raxamada nasii nabada macaane rabiyow nabad nasi meel walbo wan dhibanahe rabiyow dhibka naga qaad yaa raxmaan yaa raxiim

  • @zamzammaxamed3277
    @zamzammaxamed3277 5 років тому +19

    Been maha xawdle qaran weyeh 💋 lkn anaga wllo Ina nahna u maleyaah Ala gumar aya nala dhahaaa wllo ina nahana lii shegay wana rer abtigey xawadle cdeh 💋🥰

    • @anfacilwaad2056
      @anfacilwaad2056 3 роки тому

      😍😇❤

    • @alisaeed4923
      @alisaeed4923 3 роки тому +1

      alla gumar waaaba xawaadle saas uma ogid miya walaashey ? alla gumar wa jufa ka mid jufooyinka xawaadle inbaaay so dhawoow

  • @xawodhore7594
    @xawodhore7594 9 років тому +6

    Viva xawadle ciilgalow cadaabta gal ragaan caytama iyo dumarkaba rag yaa eh oo bareer cad iyo meel qof kamid ah joogo wax uga shego karo hadiina idila xasuqine

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman6968 5 років тому +6

    Xawaadle dhal boqortooyo idin jeclhy bllhi ❤️❤️❤️👈

  • @meguelv-p
    @meguelv-p Рік тому +2

    Guul xawaadle ❤❤❤ 💪 from Ceerigaabo SSC Maakhir aomaliya khatumo ❤❤❤ Xawaadle 💪

    • @MaxamedAxmed-wj7yh
      @MaxamedAxmed-wj7yh Рік тому

      Guul wacan ssc khaatumo hadan xawadle nahay wa tagersanahay

  • @saxarlaxaaji9240
    @saxarlaxaaji9240 8 років тому +8

    maasha alaah gobonimo dadmo waa udhlasho damiirkaba guuleeyta waligiin samatalis xawaadle waa boqoro boqoro dhaleen waana caawaale gabadha waa runteed . . maasha alaah afkaada caano lagu qabay.u qub u qub qurunkood. saar sixirkooda ku aqriya yaasiimo baqaro. alaha guuleeyo dhamaan wiilasheena meeleey j joogaanba

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe2304 6 років тому +11

    xawaadle waa qabiil aan kufaano lkn dhibaa tooyinka allaha naga haayo

  • @dahabohusein48
    @dahabohusein48 4 роки тому +5

    Masha aallha aalaya cesig afakada cano lagu qabay💙🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏❤👈☝️🤝🤝

  • @huyststs7142
    @huyststs7142 5 років тому +8

    Caawo meel day dayo....waan Soo helay😁

  • @balqeysmohamedmohamud5691
    @balqeysmohamedmohamud5691 6 років тому +5

    Loooove ayan kuahy xawadle

  • @abdixamiidabey3068
    @abdixamiidabey3068 3 роки тому +2

    Baranburkan mar ayan arkey durba wan jeclaadey from digil dabare

  • @Noneedyouelle1074
    @Noneedyouelle1074 5 років тому +5

    Wooow xawaadle😍❤😘👌

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 6 років тому +1

    Allah umadaan soomaaliyeed ha reebo qabiilka aamiin war Allah ka cabsada ee aaqiradiina u Cabsado ee is xisaabi inta aadan dhiman ee dadka la isku doraayo iyo caayda daaya dhib kii hore ha nagu ekeeyo ee qayr ha laga shaqeeyo allaah umadaan soomaaliyeed qalbigooda mid ha ka dhigo aamiin

  • @inaamohamedsandheereisra4828
    @inaamohamedsandheereisra4828 4 роки тому +3

    Xawadle samtaris my dolkeyga

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 років тому +7

    waaaaaw waan u bogay baraanburka beesha walaaleheen ee xawaadle viva iyo habargidir viva

    • @mustafemahamad2666
      @mustafemahamad2666 7 років тому +2

      Viva Surre ,Viva samaroon, Viva Isaaq

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 7 років тому +2

      Viva Mareexaan, Viva Majeerteen, Viva Ogaden, Viva Dhulbahante, Viva Warsangeli, Viva Leelkase, Viva Awrtable, Viva Geri Kombe

    • @mustafemahamad2666
      @mustafemahamad2666 7 років тому +1

      waxaa ku soo qori lahaa , Dir oodhan, lakiin kuma so wada qori karo 114 odey VIVA ALL Dir tribes

    • @leylayalahow5003
      @leylayalahow5003 7 років тому +1

      h g hiraan inte ka degta awalbe mel kaste wa iska degan wa her guraaay malinba mel igu shidantahay kkkkkk kuma dimin

  • @farxiyoraagr2121
    @farxiyoraagr2121 7 років тому +4

    SaxSax ikacay dhiigaa igacay wwwwww Xawaadle cadowgaa hajabo

  • @abdirizackmahamud2191
    @abdirizackmahamud2191 9 років тому +3

    Masha allah allaha ina guuleyo

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 6 років тому +2

    Subaaxa Allah war ilaahay kabaqa Soo ilaahay mataqaanaan

  • @nawaalabdi1948
    @nawaalabdi1948 7 років тому +8

    geesi yaasha xawaadle waan idn slmy malibo gabadha baraanburka tiri oon magaceeda aad ugaranaayo

    • @sucdiyalaxow5710
      @sucdiyalaxow5710 5 років тому

      Maasha alaah waxaasaa gaa miro.iyo cod ah

    • @sucdiyalaxow5710
      @sucdiyalaxow5710 5 років тому

      afkaaga caano qaboow halagu qabto ishii buktaay ku bidhaanso cadowga xawaadle ha jabo waayo xawaadle waa dadnool

  • @haniciise5736
    @haniciise5736 7 років тому +4

    waaaw msha allah xawaadle maxamed allow il iyo af idinka haay

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed8592 8 років тому +5

    xawaadle iyo surre waa labo qabiil oo somaliyed dumarow waxa laynagu ogaa nabadayn inad wiilal xabad isla dhacaya ku dul buraanburaysan caqligu haydin shaqeeyo wiil somaliyed oo walalkii dilaya kuma faani karo qabiilna wax haduu tarayo 30 sano ayuu barwaaqo na gaadhsiin lahaa

  • @xamdicumar5194
    @xamdicumar5194 9 років тому +4

    wawww afkina cano lakuqabay xawadle niman eheen wuxumankaraa

  • @xamdicumar5194
    @xamdicumar5194 9 років тому +3

    masha alalh gabdhahena niyada abayayaal

  • @cabdullahiyusuf8976
    @cabdullahiyusuf8976 3 місяці тому

    Xawaadle qaran waye qaruma badan dega dulmigane majeclo guleysta tolkeyga❤🫡🫡

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 років тому +3

    subxaan laah maqof aad dishey ayaad janakugaleeysaa illaheey hakucafiyo

  • @famajamac2016
    @famajamac2016 8 років тому +9

    viva gabdhaha reer aabehey waa sure nimanki lahaa deefow iyo kabxanley inta kale iska aamusa wax ma haaysiine

    • @mohamedabdi5910
      @mohamedabdi5910 5 років тому

      Hhhhhhh likn waagaas waad caatameysay likn hada meesha yaa haysto kkkkkkkkkkk markii ay wiilishiin kaa dhamaadeen aaamustay hhhhhhhhhhh marka somalaay qabiil iska daaya waayo marki hore ragaa ladha meyna kadibna way sha laanayaan yaab likn meesha aniga kataliyo surre noolaada

  • @anfacilwaad2056
    @anfacilwaad2056 3 роки тому +8

    Dhiiga biyo ma ahn❤😇😍

  • @shukriqalanjo9861
    @shukriqalanjo9861 8 років тому +11

    I love reer awowgey xawaadle viva

  • @inamaxamed1868
    @inamaxamed1868 Рік тому

    XAWAADLOW bal ii warama manta Fiqi cumar baa dooxa kabxanley mulkiyay lona gali waye🔥

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 10 місяців тому

      Dhul laan ba tahin islam nimada ledin ku dhaafay ma xawadla iska celi kartaan hiiraan dhan xawadla ku amar taagleeyo 😂 taas cid kasta og

    • @SalmaHussein-ve8jz
      @SalmaHussein-ve8jz 6 місяців тому

      NxnxncnZcg

  • @anizacosoble4608
    @anizacosoble4608 2 роки тому +1

    💪🤛

  • @ahmedshirwa1161
    @ahmedshirwa1161 4 роки тому +2

    Caku iyo Somali; adduunka mesha u marayo iyo meesha aan naalo wax isu dhow maha. Anaa qabil hebel oo qabil hebel ka fican bey weligood addun iyo Aakhiro ku seegayan, wadankoda iyo kheyradkodana Kenya, Ethiopia iyo Uganda aya ku tartamaya kii qadanlaha. Gorillaha oo kale ayan nahay. Duf ku baxa

  • @farhiaahmed3621
    @farhiaahmed3621 7 років тому +15

    viiva beesha xawaadle wan iska jeclahay wa dad dhalad ah ilove u hawiye

    • @cismaanwarsame4665
      @cismaanwarsame4665 7 років тому +1

      najax Ahmed Allaha ku jeclado najax dowlad ayad tahay

    • @queendagan2359
      @queendagan2359 7 років тому +2

      najax Ahmed hana shegan indhaha kadhace hawiye matihiin xoog miyaaa

    • @yontoyyontoy592
      @yontoyyontoy592 6 років тому +1

      Cismaan Warsame thnkd

    • @hawojama2222
      @hawojama2222 5 років тому

      Subxaanaallaha ilahay Ha din hagaajiyo

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 2 роки тому

      @@queendagan2359 hawiye ayaa u bahan xawaadle nayaa adinka ku dikriyo xawaadle wa hawiye 😂😂 xawaadle hawiyihi dhaladka ayuu ka sareeya ka waran

  • @anisaabdi1323
    @anisaabdi1323 8 років тому +3

    sax gawar xawadle iga dheh ManshaAllah

  • @hanad211
    @hanad211 8 років тому +20

    Aniga ku abtirsada xawaadle aad ayaan uga yaqyaqsaday waxaan oo kale! maxaa yeelay soomaalidu waa dad isku diir iyo isku diin ah oo walaalo ah laakin shaydaan baa isku diray😭😭😭 i am so sorry wallaahi

  • @salaadoaadan8501
    @salaadoaadan8501 7 років тому +8

    Nag dabkey shido ma damo waxii narta looga badiye eyba qawan

  • @omarali5843
    @omarali5843 9 років тому +5

    direy wad maqashaan waqooyi aada

  • @anabfarah8236
    @anabfarah8236 9 років тому +2

    Wasas xawadle qaran waye allow cadawga naga qabo Allah haidin dhowro reer abo

    • @hafsadahir7279
      @hafsadahir7279 9 років тому

      Ameen huuno allow idin dhowr xawaadle cade masha alah

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 років тому +1

    vivax my tolkeyga

  • @abdiomar4843
    @abdiomar4843 9 років тому

    What a horrible tribalism we have here after 25 years of civil war,may allah help us out of this painful period we are going through.

    • @sahrahasan8388
      @sahrahasan8388 9 років тому

      Abdi Omar I agree with you this is crazy after 25 years Somali people are hungry for qabiil. I can't bleave this.

  • @Rama____1
    @Rama____1 7 років тому +10

    I love you xawaadle viva baadicade

    • @abahajaceylka3686
      @abahajaceylka3686 6 років тому +1

      jecliya jawiga buulay wan ka xumahay adigoo gugundhabe ah inaad hos farisataan xawadle o an asalba laheen badicade sharaftii gugundhabe melad uga dhacdeen hadi Adan iska celin Karin xawadle no shega cudada Westland state ayaan kuso fasaxeyna

    • @abshireyibrahim4344
      @abshireyibrahim4344 6 років тому +1

      jecliya jawiga buulay

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 років тому +1

      @@abahajaceylka3686 dulmiga jooji xawaadle iyo badicade ha isku dirin saxiib qabyaaladu waa wax xun.
      Nagahaanna nama matalaan..

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 2 роки тому

      @@abahajaceylka3686 xawaadle wa libaxa hiiraan waxad rabto iyo westland ken xawaadle wa dubanan nin rufyan ah sida nagaha soco iska celi wilasha xawaadle 😂😂😂

  • @nasroamed2857
    @nasroamed2857 4 роки тому +1

    Guuuuul gobanimo boqortyo kadhashay

  • @nasteexocaliwankagadoonay4289
    @nasteexocaliwankagadoonay4289 6 років тому +5

    janno galimeysid yaa runta yaaku sheego walaley allaha ka baq

  • @Buqardajecelka
    @Buqardajecelka 2 місяці тому +1

    Xawadale waa reer abtiyashey

  • @saadaelmi1101
    @saadaelmi1101 6 років тому +15

    Xawadle telkeyg idin Jcliy 😍😍😍😍😍😍

  • @suadhaji5754
    @suadhaji5754 6 років тому +2

    Guul hawiye hamidoobo ha is raaceen yaan hoos la isugu noqon waa jaahilnimo

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 6 років тому

    Rabigay ha dhowro xawaadle mahi xawaadle mana ka soo jeedo hiiraan waase ku dhex korey gonna waaye wax wada can leh Nasab Nasab dhaley xawaadle jir oojoog waligaa

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 6 років тому

    Ala jaceliya badicade waa dada jacel qarnimada ivava badicade😍😍😍😍😍💘💘💘💗💗💗

    • @abdallamohamed2401
      @abdallamohamed2401 6 років тому

      xafldi madarasadi apuupakar sadiiiq

    • @abdallamohamed2401
      @abdallamohamed2401 6 років тому

      wll qapiil wx ma taro wxa luuu sucdaaa meel aaan qapiiil lheeen un wahel laheeen ilaaaaahey aaan ka cpsanu

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 7 років тому +32

    Xawaadlle com on waa iska taagersanahay waayo qof shidan oo sxb teyda ah ayaa xawaadlaa

    • @nasteehoahmed5450
      @nasteehoahmed5450 5 років тому

      ple pl waye ayadokle hli meysd wlle

    • @sumayoabdiaziz9988
      @sumayoabdiaziz9988 5 років тому

      axmad fartaagte هاي

    • @hodonhoyo9615
      @hodonhoyo9615 5 років тому

      Nimoo naageesh

    • @abdinaasir1742
      @abdinaasir1742 4 роки тому

      Wiilow waa nasiib badan tahay waayo gabar xawaadle Ah inaa guursato aad ku rajo weyn tahay lkn aniga waa iga nasiib badan tahay anigo xawaadle ah wali xariir ma la wadaacin nasiib wacan wllecome

  • @inaamohamedsandheereisra4828
    @inaamohamedsandheereisra4828 4 роки тому +2

    Xawdle wn jeclhy my digeyga

  • @kifaaxxasan6544
    @kifaaxxasan6544 6 років тому +7

    Midakale dir waa dad culumo ah ee haku dabaaabina

  • @ikraanahmed9809
    @ikraanahmed9809 7 років тому +3

    ❤xawadlle niman aheyn wuu xumaaan kara alla idin jecliya rer abaheygaa ❤

  • @mujahidcalipepe8547
    @mujahidcalipepe8547 6 років тому +1

    Viva #dir

  • @fatushqalanjoqueen5307
    @fatushqalanjoqueen5307 8 років тому +23

    miyay illah aqonin dumaaroow isbarqabta qabil wakii qarankena dumi😢😂😤😧😧

    • @nasteehoahmed5450
      @nasteehoahmed5450 5 років тому +1

      Abaaa waa jawap oo kliya nocishii calaacashaa loo jwpye

  • @mAli-pk3bs
    @mAli-pk3bs 9 років тому +3

    Subxana laaaaah

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 5 років тому +1

    Anigaa walikey ma maqliin xawadle Lkn hanoladhoo

  • @dalmaryareaadan980
    @dalmaryareaadan980 6 років тому +1

    Viva reer abtigey

  • @aliyahaliyah6115
    @aliyahaliyah6115 7 років тому +1

    Viva xawadli cadi

  • @cushelmi7503
    @cushelmi7503 3 роки тому

    Xawatlo Xokis ....margii....stago xess giss adoon ca doballah...

  • @najmafarax7495
    @najmafarax7495 2 роки тому

    Allihii iga beray ba mahadleh ✊🏻🥰🥰

  • @woldqueen4510
    @woldqueen4510 7 років тому +3

    ilaah ka baqa qabiil qabri idinma galaayo subxaana laah

  • @munayussufabdalle2782
    @munayussufabdalle2782 9 років тому

    Masha allah waxadle noolow xawadle cawale watow cabsida aqon ilahow idin day qumayowdan yen idin cayumin baranrun sidino kale aya logu dhawaqa alow cawad giin silic u dhinta my reer abo adunida adinka shide rabow wax xun kured mari dadkii ka naxow Nafta way

  • @xwxaaa1286
    @xwxaaa1286 9 років тому +2

    Waaw waxaasaa buraanbur ah

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 2 роки тому

    xwdlenimo♥️♥️👏

  • @مٌتَفَائِلَةبنتشيخالقاسمي

    💔💔💔💔💔viva soomaliya 😡

  • @superlula2674
    @superlula2674 7 років тому +1

    aniga naag hawiyaa ahay waxan jecelahay in nabad waarta ka dhacdo somaliya mel walaba dagaal wax ma taro faqi sow ma aheen sacadkii se dagaan maba wadaagtane alloow nabad waarta

  • @husniabdi4449
    @husniabdi4449 8 років тому +4

    abaayo dir dad xun iyo dad culumo kujiro xawaadlene dad xun iyo dad fican kujiraa waa idin jecelahay naga jogiya caydaan wlh diga islaamka caraan waye waxaa nahay dad mel wada daga

  • @fardowsomaxamed9792
    @fardowsomaxamed9792 Рік тому +1

    Xawaadle power of world❤❤

  • @d3wahyou780
    @d3wahyou780 8 років тому +3

    viv xawaadle cade 4 samataliswwwwwwwwwwww viv dumarka xawaadle

  • @sahrahasan8388
    @sahrahasan8388 9 років тому

    subxaanalah naagahaan ma xishoonayaan miyaa maxay sida dhoocilha uGu caytamayaan aduunka oo dhan in laga maqlyo ma oga miyaa qabiil qaawan baa idan rogay 25 sano walina illahay umiinaan towbad keenin subxaanalaah illaahow ha noo cinqaabin dadka noocaan u dhamaya aamiin.

  • @sahraosman4266
    @sahraosman4266 8 років тому +3

    acuudubilaah nanaga aamusa shadaadiinyahay, dir baa layaqane xawadle maba naqaane

    • @miihracali5548
      @miihracali5548 3 роки тому

      Ya yaqan dir xawaadle adunka ayu u horeya

  • @AliMohammed-ce2lv
    @AliMohammed-ce2lv 9 років тому +1

    Dumarka colaada ha ogaysiinina,meesha miyaan rag joogin waa maxay dumarkaan isu dhaaranaya oo hadana idaacadaha lasoo galinyo hadalkooda,subxaanalaah.

  • @xaliimocabdulahi1939
    @xaliimocabdulahi1939 3 роки тому

    Cidaa reer aabatigey abwaand. Reraa abatiyalakey horiusocod

  • @cabdisamadkarash6963
    @cabdisamadkarash6963 6 років тому

    Cawaan reer Somalia
    qabyalad badana

  • @ladybeauty9251
    @ladybeauty9251 9 років тому +2

    It's 2015 grow up people!

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 років тому +1

    Somali iyo Qabiil maxaa kala haysta😅😆😆😅😁😂😆😂😃😀😃😀😃😀😃😀😀😃😀😃😀😃😀😃😅😅

  • @deeqaxasan4495
    @deeqaxasan4495 8 років тому +13

    xawaadlow cadowgada hajabo kii naga xun cagta hostis

  • @shukrimuuse990
    @shukrimuuse990 8 років тому +7

    viva xawaadle

  • @SahroShidan-mg6hj
    @SahroShidan-mg6hj Рік тому

    Dhiga biya ma Ahan power xawadle lguma gara 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💉👭💋

  • @saciidonajax9431
    @saciidonajax9431 9 років тому

    Allah

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 років тому +1

    Subxanallah القاتل والمقتول في النار dilaaga iyo ladilaha labadu waa ahlu naar baa ladhahay inad kubaaqdan wiilal somaliyeed inay isku naar tagaan wa qalad afkudhiigle ba tihiin gabdhow allah ka cabsada somaali wa 20 million dhul iyo bad ba inaga badan walaalnimada iyo islaamnimada kudadaala please المسلم اخو المسلم muslimiinta wa walaalo somaalina wa dad isku diin isku af isku diir ah joojiya wiilasha micna darada noga baa baya Kenya iyo Ethiopia ba cadowgeena ah aan dhulalkeena kaso ceshano

  • @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920
    @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920 6 років тому +1

    Buraanbur heshiisa tiriya blease bedelkad raga isku jabin lahaydeen.

  • @munaahmedhassan4131
    @munaahmedhassan4131 5 років тому +1

    Cidaan xwdla waa iska jclhy

  • @asmasagal9468
    @asmasagal9468 8 років тому +3

    uf uf xawadle qash I love you dir

  • @tawakalt4032
    @tawakalt4032 9 років тому

    Woow

  • @bilkheyrbilan2177
    @bilkheyrbilan2177 3 роки тому +1

    Xwdle nimo

  • @bahjaqalibahjaqali5929
    @bahjaqalibahjaqali5929 8 років тому +1

    asc walaal maficna qabiil ee iskadaaya soomaali waay dhamatay ee illaah kabaqa mata waa aduun barina waa aqiiro ee qabriigina ilaashada walaalyaal

  • @fadumoabokor9483
    @fadumoabokor9483 6 років тому

    Maanshallah

  • @halimaisse8945
    @halimaisse8945 5 років тому

    Waa yaab xawaadlaa diin yaqaan oo dir Baan diin aqoonin dir waa Culimo ee abtirkiina in tuugalaa dir dalka iyagaa iskaleh ee AdigA yaad aashaa

  • @queentamcm7596
    @queentamcm7596 6 років тому +3

    Qofkii xawaadle kaxun haiskacaaytamo xawaadle ne haloolaado guuleeso waligaa

  • @abdinajibomarmohamed5489
    @abdinajibomarmohamed5489 5 років тому

    Qabiil ninkii tageer saneee like ee saar

  • @farhianour5601
    @farhianour5601 7 років тому +4

    qaabiil is not good naga daayaa walayaal aniga ma ahii midka laacaynaayo iyo kaan waxa caynayo lkn naga daayo waxa naahy dad isku dhiig ah isku af ah isku diin ah plz stop thi moves

  • @aamsheikh
    @aamsheikh 9 років тому +1

    hhhhh qosol badanana xawadlaa dad diin bareen yaa ila qoslooy

  • @kawaarabdikhalqixasan845
    @kawaarabdikhalqixasan845 3 роки тому +1

    Dadkygi xawaadke dhiiga dhiiha

  • @xuseencabdixasan6474
    @xuseencabdixasan6474 3 роки тому +1

    XAWAADLE IGA WLHI INUU DAMEER YAHAY😃😃😃😃

  • @ruweydohassan6071
    @ruweydohassan6071 Рік тому

    viv xl cde from hg

  • @munaabdullahifareey5541
    @munaabdullahifareey5541 5 років тому

    ❤❤❤❤

  • @hodanaadan5948
    @hodanaadan5948 4 роки тому

    💖😍💝💋