DEG-DEG Garaad Jaamac Garaad Cali & Odayaasha Beesha Habar Awal oo Hadalo Kulul Is dhaafsaday.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 50

  • @abshir2010
    @abshir2010 11 місяців тому +2

    Garaadka Guud hadalkiisa waa xadiis. VIVA GARAADKEENA GUUD NOLOW GARÀAD.

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 11 місяців тому

    Wale si wanaagsan buu u hadlay garaadka umada somaliyeed ❤❤❤❤

  • @xaliimomaxamed1564
    @xaliimomaxamed1564 11 місяців тому

    Maa shaa allaah noolaw garaad jaamac garaad cali

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 11 місяців тому +1

    Mashaalla allahu akbar Congratulations SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍❤❤❤🕊🕊🕊🕊💪💪💪🙏🙏🐎🐎🐎🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 11 місяців тому

    Allah xaqa hatuso
    Butland guul baan u rajayn

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 11 місяців тому +4

    Mudane garaad cali Cimrigaaga iyo caqligaagaba allah ha raajiyo.cadowga allah ha kaa xifdiyo.codkaaga xaqa allah ha toosiyo

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 11 місяців тому

    Habar honis waa issak

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 11 місяців тому

    Habarjeclo iyo habar honis 8 cheik issak

  • @nimoyusuf3627
    @nimoyusuf3627 11 місяців тому

    Munaafaq waligaa guulaysanaysid somaliland guul iyo gobanimo

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 11 місяців тому

    Ciise Muuse guulaysta ❤❤

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 11 місяців тому

    Mahmah Xumaa Garaad ku

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 11 місяців тому

    Nabad baan ku baaqaynaa

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 місяців тому +1

    Illahow nabad idin dhex dhig oo bogiina burcad isu mari.

  • @deeqzi
    @deeqzi 11 місяців тому +1

    Ciise muuse waa qoys yar 100 qof ma dhama

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 11 місяців тому

    SSB guul somaliland

  • @mayowteesiyow5536
    @mayowteesiyow5536 11 місяців тому

    Guuraad soomaaliyeed ayaan kuleeyahey waxaadna mudantahey in laguugu daydo waxaadna tusaale utahey soomaali garaad

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 11 місяців тому

    Fulaa Qoryo badan wuxu Hanjabad badanaa oo carar badanaa .

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 11 місяців тому

    Aleelahay waa isma qabato Habarjeclo

  • @mustafecabdi913
    @mustafecabdi913 11 місяців тому

    Afcas

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 місяців тому +1

    Puntland iyo SSC KHATUMO STATE OF SOMALIA allaha nabada ha idiin adkeeyo. Walalo isjecel oo is kaashta rabbi ha idinka dhigo

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 11 місяців тому

    Bilaa garaad ayaan darane
    Dhiigaya cab
    Waad is cajabisay
    Ee xaaaraka cesho
    Bilaa garaad ilaahay ku qabay

  • @farhiyaismail6928
    @farhiyaismail6928 11 місяців тому +1

    Odaygan oo maxbuusana la arkidonaa insha allah!

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 11 місяців тому

    Ma awalbad maqneyd

  • @Basmaamiin
    @Basmaamiin 11 місяців тому

    Kkkkkk intii udhinayd odayasha idoor ayay so tageen saxafada alla aqli xuma oo afsomali xuma oo dhaqan xuma

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 11 місяців тому

    Kani wuu ceebeeyey Abihii Garaad Cali garaad Jaamac waa qalbi caruur maahamaaho xumaa afsomaliga iska xidhaya xataa cuqdad darteed

  • @yarka4574
    @yarka4574 11 місяців тому

    Dhulmahante Calaacal 😆 Dad Guuleystay hadana Habar-Jeclo kabaqaya. 😆

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 11 місяців тому +1

    Habarjeclo dagaal kuma jiraan waa ciidankii muuse biixi ee waxey rabaan in garxejis dagaalka lageliyo

  • @noah3760
    @noah3760 11 місяців тому

    Ma ciise Muse sow dhedigi isaaq maaha sosoco siraaday

    • @clraxmaansoodaan8453
      @clraxmaansoodaan8453 11 місяців тому

      Ciise muuse waa ragii faqashtii siyad bare laayey waa libaax Yada isaaq waanad ogayne

  • @AbniWasalama
    @AbniWasalama 6 місяців тому

    Abniwasalama

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 11 місяців тому

    Jaamac siyaad buu ka neceb yahay isaaq iyaga ayuua jecel yahay in la madhiyo oo uu dhaxlo isagoo sanbiil ku khayriyada Hargeysa waa in la keenaa markaasuu toobad keening doonaa e

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 11 місяців тому

    Ciise muuse mooyee hadii cidiba noolaato reer ayeeyday xishooda oo guryihiinu haydin qaadaan dadkana guryahooda udaaya subxanallaah 😮

  • @alijama3401
    @alijama3401 11 місяців тому

    Kkkkk. Kkkkk

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 11 місяців тому

    Ogaden soo gala dagaalka idinkoo meesha joogin isaaqa intaa ogaden ku hayaan walaalayaal adigo joogin meesha ayeey intaa afka idinku sidaan soo ruuqansada please

  • @nafisaabdishideh1752
    @nafisaabdishideh1752 11 місяців тому

    Benale kadib gala dagalka

  • @lit7189
    @lit7189 11 місяців тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkk 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 👎 oo adiiga malagu qabato miyadan odayala lahani dooqonowo adakaso

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 11 місяців тому

    Weli lhamri ayuu kadlaayaa
    Nacas dagal oogi

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 11 місяців тому

    Allah waad is mahadiysay waha laa yidi doubouq doubouqdada moyee doul ou dacaga houbso walah dawan wahan ou iin lagou sacabiyo iiyo inn lagoogo barourto baal dagal ummadi galisayay natijadada aan aagno
    Wah yaar faan faan

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 11 місяців тому

    Garowe adigo arkayo mamul muqdisho u tugsi tagtey dagal oge fool xun

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 11 місяців тому

    Gala dagaalka, dhakhtarka dhimbirka tag. Ismaqli maayo waa ninkii yidhi gala dagaalka.

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 11 місяців тому

    Gala dagaalka Xaarka cesho hadaa laguu yaabaa😂😂😂😂

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 11 місяців тому

    Cayuusyahow hantaatacayaa jaamac siyaad ayaad ku dhanaysay dagaalka oo' aad dhalinyaddii iyo haldooradiiba aad Ka laysay, dagaalka soo geli beeshaada iyo wiilashaada iyo kuwa aad u tahay adeerada waa in ay iska soo xadiriyaan jiida hore ee dagaal, haddii kale Beenta iyo waxa aad la hulaabiyeyso nagala durug, beesha jaamac siyaad waxaan leeyahay odey waalan estkiida Ka baxa oo' idinku go"aan qaata .

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 11 місяців тому

    Waar dagaalkan somalida kabilow day waxan filayaa inay gaalo kadambayso sida Ethiopia oo kale wayo dhalin yartii somaliyeed waxa laysugu dhiibay qori way isqalanayaan halka ay ahayd inay isgarabsadaan oo cadawga Ethiopia isgarabsadaan ayaa qabiil qabiil laynooqaybiyey imika dagaalka kasocda bariga somaliland waxa isdilaya inan iyo abtigii way isku dhamaadeen waxa lobixiyey dagaalka qabiilooyin waar Caqligu hashaqeeyo oo dhiiga muslimiinta joojiya hadaad dagaal doonasaan falastiin uhiiliya kaasaa jihaadee oo yuhuuda ordoo ladagaalama

  • @bby6
    @bby6 11 місяців тому

    Reer qarow land reer kabahooda kacarare fuleynimo darted

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 11 місяців тому +1

    Bootoolayaal oromada sixirka wada soo kaxaysta reer waali hadal 😂

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 11 місяців тому

      Hadii wixii idinku dhacay sixir oromo ahayd dee idina hub waxaad hayseen iyo cadawnima la maydaan harin marka sixirkaaaad ka sheekeyneysona bal ku soo darso mise waxad leedahay sixirka harti keliya ayuu u shaqeeyaa 😂😂😂

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 10 місяців тому

    Garaad hadii aanu nahay beesha garxajis marnaba lagama yaabo in aanu dagaal lagalno beelaha kale ee aanu darika nahay sidaa oo ay tahay dagaalkan waxaa la doonayaa in cagaha loo galiyo beesha garxajis hadii aanu garxajis nahay beelkasta oo aanu daris nahay waxaanu u haynaa nabadgalyo

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 11 місяців тому

    Kintir dhakhle

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 11 місяців тому +1

    HABAR JECLO MIYU GAALO KU TILMAAMAY, WALLE WARKAAGA AYA DEG DEG LOO KEENAYA, AF CADDE HALKEED KU DHUMAN DOONTA, ISAAQI AABAHA IYO ADIGA IDIN ADOONSAN JIRAY , BAL MAANTABA KA BAXSO.

  • @abdirizakabdilahi3453
    @abdirizakabdilahi3453 11 місяців тому

    War garraadka waa maxay daayeerada ka Saba hadlayaa