DEG DEG Ciidankii Liyuu oo Xasuuq geestay, Somalilnd & DDS oo Fooda is daray, Gurmadkii Ugu xooganaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 11 годин тому +2

    DDS fadlan jeel Iidoor dhaqso u sameeya afkuba juuqda ha gabee. Somadiidku waa nabadiid😢😢

  • @maxamedxasanwarsame-p7i
    @maxamedxasanwarsame-p7i 9 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 9 годин тому +1

    Liyu polis ALLOW xafidh, Somali Galbeed dhiibta iyo cadowga ka qaabo🤲

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 12 годин тому +2

    😂waad ogtahay oo waadigii sheegey e imikaad is badashey miyaa?😅,

  • @SafiyaAhmed-o3f
    @SafiyaAhmed-o3f 8 годин тому +1

    😂😂😂😂😂😅😅

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 12 годин тому +2

    Waxani war maaha. Dad somaaliyeed baan laynayaa. Oon kufaa nayaa. War maaha

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 12 годин тому +2

    Odayadii cuqasha iyo suldanada lagu sheegayo hadii maanta aakhiro loo diri lahaa dhulku nabad ayuu noqon lahaa laakiin wali way nolyihiin dhibkina waa jiri doonaa waayo dagaal hogamiyeyaal ayey ahayen dhibka iyo dagalka ka shaqeya

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 10 годин тому +1

    Isaga oo itoobiyaan ah ayuu Somalinimo u sheeganayaa kuwii Somali isbaray!!.
    Weydii sarkaalkii saaka ciidanka haystay? 75 maxbuus ee lahayo ayuu ka mid yahay. 250 askarina waa laga diley inkasta oo odayaashu ciidanka tuulafa ka soo saar oo ay u suurtogashay in ay subixii soo gaadhaan tuulada oo biliqeystern odayaashana afduubee.

  • @SafiyaAhmed-o3f
    @SafiyaAhmed-o3f 8 годин тому

    😂😂😂😂😂

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 12 годин тому +2

    Midkan kufaanayo dagaal sokeeye waa mid gumeysi ku jira haduu gacansaarka garanayo uu dagaal yahan ineey yihiin cagdheerta oramada ha iska xureeyaan laba wijiile cagdheer ayaan ugaranayaa