NINKEEDII AYAY IGU DARTAY SI UU ISKUGU KAY TIJAABIYO INUU ILMO DHALAYO LKN MARKAN MATAANO UDHALAY❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 112

  • @XabiiboIbrahim-dp7in
    @XabiiboIbrahim-dp7in 3 місяці тому +1

    Intii aniookale ah alle hasiiyo ubadwanaagsan aamiinaamiin aamiinaamiin

  • @faaisahassan1713
    @faaisahassan1713 5 місяців тому +23

    Asxabey isoo duceeya Murad ayan leyahy 40 qof ducadoda wala.aqbalye❤

    • @saynabahmed310
      @saynabahmed310 5 місяців тому

      Alle haku sahlo muradkag

    • @Adoontiale
      @Adoontiale 5 місяців тому

      Ala hakuusahlo muraadkaaga faaiso 🎉❤

    • @mohamedolow9794
      @mohamedolow9794 5 місяців тому

      Allaah ha ku fududeeyo amurahaadha Insha Allaah

    • @indhauron7326
      @indhauron7326 5 місяців тому

      Muradkaga Rabi haku sahlo

    • @Anisa-vg3kd
      @Anisa-vg3kd 5 місяців тому

      Allah swt waxaad jeceshahay oo kheyr ka kugu jira ha ku wafajiyo Allaahuma Amiin Ya Rabbi 🤲

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 5 місяців тому +8

    Mnsha Allah inay eedadeed sixirkii ka bad baadisey ilaahay ayaa ka abaal mariyey mnsha Allah waligaa qof dhagar ha u maleegin qof loo maleegayo hadii aad aragtana inaad ka bad baadiso isku day adoo ilaahay waji ka raadsanayo aan qofna waji kaga raadsaneyn🥰

  • @hanideeq9482
    @hanideeq9482 4 місяці тому

    Masha Allah qiso ka qurux badan weli ma dhagesanin alhamdulilah rafad raxa ka danbeso

  • @user-vv1uf8cq1o
    @user-vv1uf8cq1o 5 місяців тому +9

    wcs channelkaa waanku cusbahy team ayaan gobdoon inan kamid noqdo aadban ugu farax sanhy salaan boqortooyo iga gudoon from magalada garowe jano halkaa iyo garowe kasoo salmayaa quruxbadaneey

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 5 місяців тому

      So dhawow wll gacmo furan weji farxadkeh kuso dhawow❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 5 місяців тому +7

    Habaarka ducada ah ayaan kuso waala gabdho 😂😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +9

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @sumeira5729
    @sumeira5729 9 днів тому

    Alla gabadhan walhi wajeclahay😂❤qoosl io xikmad

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 місяців тому +3

    Waxaan Halkaan Uga Ducaynayah Gabar Kasto Qiso Soo Gudbey Rabteyna inaa Ku Cimro Qaadanno Ilahy aduun iyo Aaqiraba Hanii Libaa niyo Cimri Dheer iyo Cibaado Fara Badanne Ilahy Hanii siiyo Si Lamid Ah Ayaanne Waa Mahadsan tahy ❤❤

  • @haliimohusseinali9923
    @haliimohusseinali9923 5 місяців тому +2

    Ayaan xirsi goobdoon isiraan garanaayo hooyo qaaliya m.a alle haku sharfo

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 місяців тому +10

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @safabarre3850
    @safabarre3850 4 місяці тому

    Alla ayaaneey sheekooyin cajiib aha wlhi 😂😊👏🥰sheeko jacayl Lee qadaan karshay aan dadka udiyariyey xitaa macunin axyaa sheeko😅😅😂❤👏

  • @cayunil240
    @cayunil240 5 місяців тому +2

    Ayaney wllhi qisoyinka aqli ayey isiyadiyeen gabar yar ohada sobaxeyso ayan ahay ano ganjiba aha ayaanba aqli kusi darsaday thanks alot quruxey 🤗🤗

  • @faadumosandhool1680
    @faadumosandhool1680 2 місяці тому

    Waan ku jecelnahay mcnto❤

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 5 місяців тому +2

    Wallee gabadhaasi waa gabadh aan ka helay caqligeeda siday u isticmaashay Gabadh fariida iga dheh

  • @thtatta
    @thtatta 5 місяців тому +5

    Ayaaney Quruxey Wlhi Duceesan Tahay Sheekada Waa La Soo Orade Mahadsanid Indhahaygi❤

  • @user-hu6li8zr6f
    @user-hu6li8zr6f 5 місяців тому

    Masha alha ale haku xfdo xbbt❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 5 місяців тому +2

    Kaftankaada ayaan ku xastaa Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 5 місяців тому +3

    Wcsm indho weyn ana u horeye cawa from hargesa ka dawada qalbi

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 5 місяців тому +1

    Masha Allaah ayaan qurux cilaanka waad ku qurxantahay marso ❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому +1

    Love you ayan quruh❤❤Allah hkusharfo sida nojeceshahay kadaran ayan kujeclnhy hbbti keep going ❤❤❤❤

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 5 місяців тому +1

    Waad La Soo Daahday Ayaaney Mahadsanid Xabiibty

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 5 місяців тому +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y 5 місяців тому

    Walahi mskin gabadhan alle aya uhiliye m.a

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 5 місяців тому +1

    Hbo ayaan guuleyso waligaa ❤

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 5 місяців тому

    Ayan Queen Inaa gobdoon ❤❤

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 5 місяців тому

    Walaashaya ayaaneey allaha ikaaxiftiyo xabbti qisooyinka quruxda badan ee aad markasta noosoogudbisi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 5 місяців тому

    Masha Allah ❤ dar alle ku jacelahay Ayaney ilahay haku xafido

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 5 місяців тому +1

    Habeen wanaagsan ❤❤❤❤

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 5 місяців тому

    Alla ayaaaneey kujecliyaaa
    Kaftanka wd kuwacanthy

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 5 місяців тому

    M.a wllo guulayso aduun iyo aakhiraba
    Ayanna goobdoon ❤💕

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 5 місяців тому +2

    Sir ma qabe saab 🌐💧baa biyo u celiyo aduunyo maciinkey hooyadeed ka waydayna aayadeed bay ka heshay amuur inkastoo iyaduba aayadeed ay abaal u gashay oo fal iyo balaayo ka badbaadisey❤

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 5 місяців тому

    Masha Allah tabarakallh aan kaailawin m a

  • @deqoabdi1143
    @deqoabdi1143 5 місяців тому

    Nayaaa ayeeeneey

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 місяців тому +1

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @Adoontiale
    @Adoontiale 5 місяців тому

    Habaryar macaaneey waansalaamy ilaaheey hakuu barakeeyo❤🎉

  • @FaaizoShire-je8ke
    @FaaizoShire-je8ke 5 місяців тому

    Wcs ayan dheymaney shukran xabibti

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 5 місяців тому

    Alla ayaany wlhy qisadan waa iga murjisy hooyo laga cararayo oo eedo ka naxariisbadaty

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 5 місяців тому +4

    Ayan kafatan badan love you xabbti♥️🧕🥰

  • @user-tj5mh7rd9d
    @user-tj5mh7rd9d 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉ayayaan❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimoadam1929
    @xaliimoadam1929 5 місяців тому

    Masha Alaah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +3

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @NafiisaApdulkaadir
    @NafiisaApdulkaadir 5 місяців тому +2

    Mnshalah qurux ba ku thy sas bn ka rabna quruxey❤

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 5 місяців тому +1

    You fani abaayo Macaanto😂😂😂 xalaato ma xinaysato ee waxaa gacmaha gishata farogashi marka weelka xalayso 😊😊😊

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 5 місяців тому +1

    Haye ayaaney warka nosodaa

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 5 місяців тому

    Xabibti ayaneey mahadsanid ♥️♥️💋

  • @nasraabdi9848
    @nasraabdi9848 5 місяців тому +1

    Ayaney horay usoco abaayo waligaaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ov8yh2gj1x
    @user-ov8yh2gj1x 5 місяців тому

    Allla waxaan kaaga barya oday ku dtaagan

  • @xaliimomaxamed3868
    @xaliimomaxamed3868 5 місяців тому +1

    Wcs abyo ilhey hku xfdo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 місяців тому +1

    Waliga guur laguma degdego, hadaad garoob tahyna caruurtada iska korso ilaa aad ligahaaga ku istaagayso, guur hore hore hays kugu tuurina

  • @Nimco1u942vh
    @Nimco1u942vh 5 місяців тому

    Arkanlee wax loo dhalaa😂😂ayaan waku wataaa😊❤😊

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m 5 місяців тому

    Wnku slamay wllshy mcn

  • @faaisahassan1713
    @faaisahassan1713 5 місяців тому

    Wcz ayan sharaf

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 5 місяців тому

    horay usoco gulayso masha allaah

  • @UbaxMaxamuud-nv1po
    @UbaxMaxamuud-nv1po 5 місяців тому

    Wcs xppti jah waxaan sugaba hadda iskenty❤

  • @hudaali2574
    @hudaali2574 5 місяців тому

    Cawa waad sodahday ayane

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 5 місяців тому

    Waaa shako mcn wlhi

  • @deeqadaahir5035
    @deeqadaahir5035 5 місяців тому +1

    Indhoweynteyda ilove you ❤

  • @MumtaazMumtaaz-vy6hu
    @MumtaazMumtaaz-vy6hu 5 місяців тому +1

    Ayaney qisada xigta ani magaceyga ku so magac dar mumtas

  • @user-vj3xk4ex5y
    @user-vj3xk4ex5y 5 місяців тому

    Ayaaney part 4 waan suki la .ahy😊

  • @user-xm8zm3ev4u
    @user-xm8zm3ev4u 5 місяців тому

    Wcs ayaan cadey❤❤❤

  • @LeyloXusen-qg2rg
    @LeyloXusen-qg2rg 5 місяців тому +1

    Asc wll wn idin slmy wxan niga a codsnya inaa isooducysan xoga waxnunsnhy in cafmad tamm rbi isiyo wajimce igu sokba ducada

  • @XabiiboIbrahim-dp7in
    @XabiiboIbrahim-dp7in 3 місяці тому

    Aamiinaamiin

  • @user-mr5so3xu5e
    @user-mr5so3xu5e 5 місяців тому +1

    Ayaanye wllhi markii aan ku dhaysyeye ayaan Ana fara xine marsanyeye hhhhhh

  • @user-wo4mx3ve2p
    @user-wo4mx3ve2p 5 місяців тому

    Thnkz qalbi ❤

  • @user-ns8nn4ut9r
    @user-ns8nn4ut9r 5 місяців тому

    Ayaaneey waa kuuuxiisay waloo xaagow kuma daawan

  • @sadianorhirey5388
    @sadianorhirey5388 5 місяців тому

    Wcs quruxey ❤❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 5 місяців тому +3

    Caloosha salaaxo kulahaaa ayaaney waxan soo xasustay nin calool waynaa oon deris ahyn ayaan aragnay asoo caloosha xoqanaayo kadib hooyadey oo uur leh inta u nimid caloosha u xoqnay aniga iyo 3 iga yar yar 😂😂😂😂😂

    • @Bishaaro-Bilan
      @Bishaaro-Bilan 5 місяців тому +1

      Calool xoqow maa caloool xoqow ka fiican oo baratikaal ah waaye 😂

    • @istahil.roble7788
      @istahil.roble7788 5 місяців тому +1

      @@Bishaaro-Bilan haa wlhi ilmo yar yaroo agoona ayaan ahyn hooyo aad ayay noo ilaalin jirtay anagana waxan rabno iska sameysan jirnay waxan is dhahnay caloosha odagaan cml
      Hooyo ayaaba haysata ee hooyo teeda xoqa 😂😂😂😂

    • @Bishaaro-Bilan
      @Bishaaro-Bilan 5 місяців тому +2

      Wllhi waa iga qoslisay
      Allah kaa farxiyo markasta
      Murug yar dareemayey hooyo mcn geeridada
      Lkn hadalkaga ku qoslay 😂

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 5 місяців тому

    Nimanka somalida markay ilmaha hoyadod furan almahana way furan yaab

  • @ramaascabdi8397
    @ramaascabdi8397 5 місяців тому

    wcs

  • @Queen-official
    @Queen-official 5 місяців тому +1

    Qeybta kle miyey ku dhamane iga daba geey Ayan ansii bilawde wan isku sugaye wax igu bar go'a majecli😂😂

  • @fatmamukhtar4954
    @fatmamukhtar4954 5 місяців тому +1

    asc ayaaney ilaahey dartiis ayaa kuu jeclahay caawa anoo xanuunsan aa ku daawinooyaa asxaabtaada ii weydi inay iisoo doceeyaan

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura 5 місяців тому +1

    Ayeey Ayaney Cwga shaka kaga shekena markii igu horesay anku baranayy kahor wxaa aaad u dawan jiray gbr abaayo oo frhiya twkal la yirahdo marka adiga mllin malmaha kamida ku arkay marka wn kula qabsan wyy mallin wlpo chennelkda wn imada kdbna wn ka noqd dawadeed sida tartiib tartiib u socday balwadyda noqty indho weyn mrka tiraahdo wn iska qoslaa alla mxaa fariid thy

  • @axlancali
    @axlancali 5 місяців тому +1

    Masha allh aad umahad santhy ayaney Mr dhow idinku kusobiray aad umahad santhy ❤❤🎉❤❤

  • @siciidnuursiciidnuur1779
    @siciidnuursiciidnuur1779 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @abdikadirmohamed6025
    @abdikadirmohamed6025 5 місяців тому

    👍👍👍👍👍

  • @user-bc7es8us3s
    @user-bc7es8us3s 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dw1ht4gv5b
    @user-dw1ht4gv5b 5 місяців тому

    Ayaan quruxey maxaa kukuduceeyaa manta wanaga farxisay m a

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 5 місяців тому

    ❤❤🥰

  • @user-qd9ot1kq6m
    @user-qd9ot1kq6m 5 місяців тому +1

    Asc. Lahjadaada aad ban uga helaa. Sida matanaha lo kool koolayo 😂😂😂😂😂

  • @-FarahAbdillahi
    @-FarahAbdillahi 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😊

  • @MariamAhmett
    @MariamAhmett 5 місяців тому

    مافيني استني الحلقه الرابعه الله يخليكي لا تتأخرين علينا

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂
    m. aberka😂

  • @user-wt9ob3nn6k
    @user-wt9ob3nn6k 5 місяців тому

    Wsc

  • @habibaqalii2294
    @habibaqalii2294 5 місяців тому

    M,,a🥰🥰

  • @user-vj3xk4ex5y
    @user-vj3xk4ex5y 5 місяців тому +8

    I love you mcaney

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 5 місяців тому

    Wcs abayo waku arky quruxey wakugu walcy

  • @user-xv4xg6ty4h
    @user-xv4xg6ty4h 5 місяців тому

    A

  • @ruqiyoruun1039
    @ruqiyoruun1039 5 місяців тому

    ayney

  • @Layliish-qh1en
    @Layliish-qh1en 5 місяців тому

    Ilmaha walasheda aabahood so uma shaqeynin horta gabdhow mar hada wax dhashan isku tashta hooyadey ba kan iyeshey iyo walasheyba saan iyeeshey waxba kuma so kirdhineyso

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 5 місяців тому +1

    Wcs mcnto manta dhan waan sugayy wan sexday hadan sokacy lkn hda dawanaya 21:59 dawanayaa

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 5 місяців тому +1

    Ayaan suuro badhan 😂 qebtan cwa adigo faxfax ah ayaa dubtay malaha 😂😂 saan kuu fiirinaye sidaad gacmaha iyo wajiga kayeeleyso ayan kawar helay muqalkii o dhamaday 😂😂😂

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 5 місяців тому +1

    😂😂😂😂jecliyaa jabkaas nin dan inaa naag ku darto oo uur inee u qaado miyee sugeysaa inoo nin so furo ama ma waxee u maleysay naag daruuf so aragdey oo nimco la dax galiye inee nin kuleetiga ku dagdo oo i fur dahdo wax diman neh waa arkeynaa shekadaan oo kale waaba jeclahay😂😂😂😂😂

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 4 місяці тому

    Z. 😂😊

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 місяців тому +1

    Damiir daranaa naagta dhahaysa ninkayga i tijabi inu wax dhalaayo ayaadaba naag ah oo cimri gaabane maxay iau tijabinwaysay miyanay mustaqbal rabin intay nin qaba wax u raadinayso mase iyadu caruur horay lahayd mamadu ayanay maxa u waydin wayday 😂

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤