Masha Allah ilaahow haidilin anoo meshaas nuurku ka baxayo an tagin aboow ma adoo kalla jira ma jiro mana jiri doono allh u naxariisto sayid cabdinuur Cali cilmi
Xaqiiq Waxa Ah Dambi Ka weyn Ma Jirto In Qof Aan wax ka Galabsan La Dilo Sheikh Cabdiwali Hortena Ayaa Lagu xasuuqay Asiga Iyo Reer Kiisa 😭 😭 Wlhi Xanuun ka weyn Ma Jirto Marka Ado Dulmi Lagugu Dilay Dad Kiina Kugu Sii been Abuur taan Aniga Ka XOR DAGE Ahaan Wlhi Waligey cafin maayo kuwii sheikha iyo caruur tiisa Dilay iyo kuwii ku jeesjeesay Sacad Hadey Rabaan ha Iloowaan Lkn tani Waa qadiyad No wada taalo 💯🥹🥹🥹
@@Umuqeyr_2024 😢😢 Cadow geena cagta hoos walaal cadaalad kama horeyso anago u midowno moyee ciil ka ay wali noqabaan ayaa kasii badan kan aan aragno manta
@@mohamedwarsame1269 horata iiga jawaab maxey diinta ka qabtaa in Dad muslimiin ah qarax ay ku disho argagixisada arxanka daran sida Allaha unaxariirtee shiikh c/wali shiikh cali cilmi yare ayna ku taageeran dad waxmagarato ah soo leysmadhihi karo dadka qaarkood oo Waxmagaratada ah ayaaba ku dhiirigalinaya in ay sameyso argagaxisada arxanka daran waxyaabahaas aadka u foosha xun diinteena suubana aysan baneynin
abdirazak said labada wiil ee aalaaba qasaa'idka ku heesa shiikh c/weli ayaa dhalay mid baana dhintay ..lkn weli maxaqiijin karno ma ki yaraaba mise kii weynaa '
الحمدلله رب العالمين جميع محامده على جميع نعمه حمدايوافي نعمه ويكافئ مزيده ويدافع نقمه أبدا في الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله أبدا في الدارين أبدا وأشكرالله والصالحين جميعاجميع الشكرعلى جميع النعم أبدا في الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله أبدا في الدارين أبدا
ilaahay ha unaxaristo shiikh cabdiwali shiikh ali cilmi yare khawarij baa dishay ehelkii iyo qaraabadii uu katagay nah samir iyo iiman ilaahay ha ka siiyo
ياالله يارسول الله ياشيخي عبدالقادرجيلان ياكل عبدلله تعالى صالح ياكل ولي لله تعالى ياكل نبي لله تعالى ياكل ملك لله تعالى ياأنبياءالله ياأولياءالله ياملائكةالله ياعبادالله بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل أبدا في الدارين أبدا بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم أبدا في الدارين أبدا
laashimkiis ninkii yiriyee sheylillahii loo yiriyeee laxamkiis ninkii yiriyee organkiisa loo yiryee kkkk wax kale war waxu sheydaansanaa shartiina allaan ka magan galney
ياالله يارسول الله ياشيخي عبدالقادرجيلان ياكل عبدلله تعالى صالح ياكل ولي لله تعالى ياكل نبي لله تعالى ياكل ملك لله تعالى ياأنبياءالله ياأولياءالله ياملائكةالله ياعبادالله بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم أبدا في الدارين أبدا العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم أبدا في الدارين أبدا
Rabi subxanahu watacalaa ha unaxariisto Bixaqi muxamad wa aali muxamad wlhi qalbigeyga ayuw wali dhexdagan yahay janatul firdowso Al aclaa Rabi geyga sareyee hakugu martiqaado Aabow.
Ma shaydankn😂😂
Allah ha unaxariisto Sh CabdiWali Sh Cali Cilmi Yare.
Aamiin aamiin
Peace be upon him i wish we will meet in janah one day if allah say we love u our imam sh jeylani abdiwali❤😢
Allow u naxariiso shiikh cabdiwali Shiikh cali cilmi yare shiikhul kuli Shiikhul caalam shiikha waxa uu Ahaa min jacel amaanta nabiga csw Hade alle Janatul fardowso ilaahey Ha geeyo shiikh cabdiwali shiikh cali Cilmi yare aamiin yaarabi aamiin Allow janadaadii geey shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare shiikhul kuli shiikhul caalam
Masha allah wiilka yar ee uu dhalay Shiikha sida kan ku bilaabaya
Maddadkaan u haajirayey Maddadkaan u haajirayey aabow Maadoo kalaa jirayey aabow maadoo Kalaa jirayey Maya Maya Maya maya Masha allah shaafici sheykhul kuli Oo ku bilaabaya madaddkaan u Haajirayey allow ku xafid shaafici Sheykhul kuli salaan sare saaxiib Shaafici sheykhul kuli
Waxa aan leeyahay allow kaqabo Argagixisada arxanka daran dhiig Miiratada ah
Aaamiin aamiin walaal
..
Masha Allah ilaahow haidilin anoo meshaas nuurku ka baxayo an tagin aboow ma adoo kalla jira ma jiro mana jiri doono allh u naxariisto sayid cabdinuur Cali cilmi
Masha allah cabdi raxman ee allaha unaxariisto shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare shiikhul kuli shiikhul caalam allaha unaxariistoo janadiifardowso hageeyo shiikhul kuli shiikhul caalam aamiin aamiin Aamiin aamiin aamiin yaarabi
@@cabdikariincumar4827 mahadsanid walal
Qibladiis ninkii yiriyee
Qaadir weyn loo yiriyee
Aabboow ma adoo kalaa jirayee
Maya maya maya maya maya
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Ma nooshahay 2024😢
Sheekh abdi wali waan kuu aareynaa in shaa Allah shibli murtad iyo bashiir sallaad kaafir wet kuu dhiman in shaa allahu
wax waalan ba tahay meel cidlo ah haku dhiman
Allow unaxariiso sheeq abdiwali waa sheeq jecel nabi amaan
Aamiin walaal Allah unaxariisto shiikh Cabdiwali shiikh Cali cilmi yare aamiin
Allaha unaxariisto shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare shiikhul kuli shiikhul caalam oo jannadii fardowso ilaaheey ha geeyo shiikhul kulu shiikhul caalam waxa uu ahaa nin jecel amaanta nabiga csw hade allaha unaxariisto shiikhu kuli shiikhul caalam masha allah wiilka yare ee uu dhalay allaha unaxariistee shiikhul kuli shiikhul caalam wiilkaas oo magaciisa layiraahdo shaafici sheekhu kuli aab baan usalaamahayaa shaafici sheykhul kuli oo hada nool ilaahay ayaa kababaa diyay weerarkii arxanka darnaa ee lagu qaaday xaruntii shiikhul kuli shiikhul caalam waxa aan leeyahay intii kudhimatay allaha unaxariisto intii kudhaawacmatay allaha caafiyo. Ilaaheey ayaa kula xisaabtamidoona argagixisadii kusoo qaaday weerarka arxanka darnaa ee lagu qaaday xaruntii shiikhul kuli shiikhul caalam allahayow argagixisadii ku soo qaaday weerarka arxankadaran udiyaari cadaab daran oo xanuun badan ugu banbeen allaha xafido shaafici sheykhul kuli oo aabihiis kataagan dhanka midig ama u dhexeeya aabihiis iyo kan tusbaxa qoorta usuranyahay allaha xafido shaafici sheykhul kuli aabow maadoo kalaa jirayee maya maya maya mana jiri doono ee allow janadii ha geeyo shiikhul kuli shiikhul caalam allow haidilin anoo martagin meesha uu nuurku kabaxaayo ee amaanta nabigeena csw laga qaadahayo waa idiin salaamay kooxda haaddi mustaqiim inaad iya gudoonteen ayaan filahayaa salaan sare saaxiibayaal sida Axmed saacid shiikhul kuli iyo shaafici shiikhu kuli salaan sare haaddi mustaqiim dhamaantiin iga gudooma guul haaddi mustaqiim guuleyso haaddi mustaqiim
Xaqiiq Waxa Ah Dambi Ka weyn Ma Jirto In Qof Aan wax ka Galabsan La Dilo Sheikh Cabdiwali Hortena Ayaa Lagu xasuuqay Asiga Iyo Reer Kiisa 😭 😭 Wlhi Xanuun ka weyn Ma Jirto Marka Ado Dulmi Lagugu Dilay Dad Kiina Kugu Sii been Abuur taan Aniga Ka XOR DAGE Ahaan Wlhi Waligey cafin maayo kuwii sheikha iyo caruur tiisa Dilay iyo kuwii ku jeesjeesay Sacad Hadey Rabaan ha Iloowaan Lkn tani Waa qadiyad
No wada taalo 💯🥹🥹🥹
Cunaga yer isaga miyaa dhalay isagana mala dhintey qooyskiisa meeqa dhimatey
Sxb waxan maqlay waa cunugiisa waana la dhintay asiga iyo dhamaantood xataa hooyadii reerka @@Qoojistan
Wlh waa sidaad kashawajisay wallky aduunyadaan booskumalaha cadaalada aaqireey taalaa😭😭😭😭😭😭
@@Umuqeyr_2024 😢😢 Cadow geena cagta hoos walaal cadaalad kama horeyso anago u midowno moyee ciil ka ay wali noqabaan ayaa kasii badan kan aan aragno manta
@@cmcproductionxd9449 sas waaye abwe 😭
Wahaabiya waxeey nagu khasbeen in aan luuqadeena nacno, oo qofkii luuqada soomaliga nabigiisa ku'amaano waxeey leeyihiin waa murtad oo diintuu kabaxay hadaad carabi hees kuqaado waxeey kuleeyihiin maasha allah waa cod macaanyahay runtii waxaan galnay gumeeysi maskaxeed waxaana ubahaanahay inaan wahaabiyo ka xoroowno
Walalo dadkan maxay ka shekanayaan i fahansi wll
WaAa run
Whli Ben maaha sxb
Aabow ma adoo kalaa jirayee maya saxiix waaye masha allah
Ilaaheyow u naxariisto janatol firsoowso alle haku geeyo qabrigana alaha u nuuriyo aaaaamiiiiin aaaaamiiiiin yaarabi
Masha Allah, Allah subaxanahu watacalaa ha unaxariisto Shiikheena
Marxuumka Shiikh maaheeyn
Masha allah abdirashid sheikh adan ee allaha unaxariisto shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare shiikhul kuli shiikhul caalam alle ha unaxariistoo janadii fardowso hageeyo shiikhul kuli shiikhul caalam
@@mohamedwarsame1269 aad baad uqaldanta hay sheydaanyahow ee danka afkaaga hakusootaagin gaagaabo sheydaanyahow ugu danbeen allaha unaxariisto oo janadii hageeyo shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare shiikhul kuli shiikul caalam
Ma Soomanid A/Karin Cumar..
Ma Taqaan Diinteena Suuban Waxa Eey Music ka Qabto?
A/Qaadir Allah Ha u Naxariisto Se Shiikh Maaheeyn
@@mohamedwarsame1269 horata iiga jawaab maxey diinta ka qabtaa in Dad muslimiin ah qarax ay ku disho argagixisada arxanka daran sida Allaha unaxariirtee shiikh c/wali shiikh cali cilmi yare ayna ku taageeran dad waxmagarato ah soo leysmadhihi karo dadka qaarkood oo Waxmagaratada ah ayaaba ku dhiirigalinaya in ay sameyso argagaxisada arxanka daran waxyaabahaas aadka u foosha xun diinteena suubana aysan baneynin
Ugu horeyntii allaha janadii fardowso hageeyo shiikhul kuli shiikhul caalam samir iyo iimaana allaha kasiiyo ehelladii qaraawadii iyo ilmihii ee uu dhalay shiiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare sida Shaafici shiikhul kuli shiikhul caalam oo aan aad ugaranahayo oo nool hada allaha xafido shaafici shiikul kuli aabihiisna alle ha kasiiyo simir iyo iimaan anagana sidoo kale alle ha xafidee Shaafici shiikhul kuli oo kubilaabahaya wuxuu yiri Maddadkaan u haajirayey Maddadkaa u haajirayey aabow maadoo kalaa jirayee aabow maadoo kalaa jirayee haa ha Maddadkaan uhaajirayey Maddadkaa u haajirayee Aaboow maadoo kalaa jirayee Aabow maadoo kalaa jarayee anakii lakii yireyee shiikhul kuli looyiriyee aaboow maadoo kalaa jirayee aaboow maadoo kalaa jirayee ashraqiis ninkii yiriyee shiikhul caalam looyiriyee aabow maadoo kalaa jirayee aaboow maadoo kalaa jirayee oo ah maya maya maya majiro manajiridoono ee alle janadii ha geeyo shiikhul kuli shiikhul calam
masha allaha shaafici shiikhul kuli shiikhul caalam allow ku xafid salaan sare saaxiib shaafici shiikhul kuli allaha janadii fardowso hageeyo shiikheynii weynaa shiikhul kuli shiikhul caalam guul haaddi mustaqiim
Sheykhanaa jiilaani waan ku jeclahey shiikhey giyow waxaa qalbigaaga ku weynaa jaceylka nabiga sallaahu caleyhi wasalim
Ilaahey ha u naxariisto abtigey sheikh Cabdi wali 😥💔
ᴍᴀsʜᴀᴀᴀ ᴀʟʟʜ sʜᴇᴋʜ ᴄᴀʙᴅɪ ᴡᴇʟɪ ᴡʟʟʜɪ ᴡᴀɴ ᴋᴜ ᴊᴇᴄʟᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀᴀɴ ᴋᴜᴜ imaado ᴀʏᴀᴀɴ ʀᴀᴘᴀʏ ʟᴀᴀᴋɪɴ ᴍᴇxᴇᴇʏ ᴋᴜᴜɢᴜ ᴛᴀᴀʟʜᴇᴇ ᴡᴇʏ ᴋᴜ ᴅɪʟᴇᴇɴᴇ😭😭😭😭 qalbigaansa ka ooyaaaa 😭😭😭😭😭
😓!
Masha Allah walaal sheikha aan uduceyno wlhi wali ilaheey ayuw ahaa.
Janada fardowsa alaha kaawaraabiyo adiga iyo intii kulageeriyootey ❤daqal janah iinsha allah ♥
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Allow idiin naxariiso aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa Allah
Macalimiinta.qaarkood.dadka.wey.garacaan.shiiqa.kaliya.oo.ilmo.garaacin.oo.jaceylka.nebiga.iyo.gabadhiisa.barey.afkiisa.wuxuu.ku.yiri.nabi.ma.ceyn.intaas.le.ku.filan.asagoo.nool.aa.lagu.xukmey.in.la.dilo.europa.ama.amerika.hadu.joogi.lahaa.qof.dili.leheyd.ma.jirto.inuu.meshaas.ka.cararo.u.kanisada.kenya.badbaado.warsado.aya.u.ficneyd.abashatorka.mareykanka.ama.yahuda.inuu.weydisto.badbaado.aa.loo.qatey
Nacam wll sheikhanaa cabdiwali lama helo masiilkii
wll shiikh cabdi weli AUN .
Nin isku kalsoon ayuu ahaa .wuxuuna aaminsanaa in khawaarijtu haday disho uu jano helaayo haduu dilana sidoo kle jano galaayo.
sidaas ayuuna ku shahìiday weliba ma cararin e isagoo AK47 ku dagaalamaaya ayaa ruuxdiisii daahirka ahayd samada lala aadey ...
reer muqdisho badan ayaa ku farxay dilkiisa maantana waad aragtaa rafaadkey ku noolyihiin qaraxa Dilka iyo wadooyinkii oo laga xidhay
N inkastoo wax gal ah hala dilo oo nafta halaga qaado malin waaga shalaaydoona qof ilaah abuurtay ya dil ku dhahay
Madadkaan u haajireyee aaboo ma adoo kalaa jirayee . Dadkaan waala laayey...AUN
Shiikheenii janno firdowsa Dilkiisa iyo Qaraxa waxaa soo abaabulay Ururka Wahaabiya oo xiligaas dowladda xukumayey oo uu ugu horreeyo Fahad Yaasiin iyo Farmaajo Iyo Kooxda Khawaarij😢😢
May Allah take you jannah with a beautiful grave you nice hearted. 😘
Aamiin
Aamiin
War yaa istaq faaro waa jiib ayay kugu tahay
Sheikh cabdiwali AUN
shiikh cabdi weli waxuu ku weynaa quluubta somali badan oo Nabada jecel.
waana hubaa sanado ka bacdi ayadoo laga qoomamayn doono dilkiisii lagu wada farxay ...AHN.
Inshaa allaan.
Haa wll waa run shiiqaan waa ehlu jano beentaada maaha waa laga shalaayi doona
Allah kuu naxariisto adeer
Aun Shekh cabdiwali
Abow ma adoo kalaa jirayey my wlh ilahoe ku naxariso. Shiiq cabdi wali ilahow rasuulka macisa kayeel❤❤❤scw
AAMIIN ILAAHEY HA U NAXARIISTO SHEIKH CABDI WALI😥😥
Lacagti jaadka loo yidhiyee waba tan loo yidhiye😂😂😂 alle ha u naxariisto khaladbay wadeen
Eey eey dhala tahay 😂😂😂
Ilahow.janada.ka.warabi.shiiqa.waa.awliyo.ilahey.soo.adeysadey.oo.badbadiyey.dhalinyarada.intey.isdili.lahayeen.iney.nabiga.amanaan.ayaa.qaliya.shiiqaas.hadan.ogan.laha.in.naftiisa.halis.ku.jirto.diyarad.ayaan.u.so.diri.lahaa
Allaw u naxariisto wadaadkaan
Dhawrkii bilood oo walba waxbaad I leh aad qasaa'idkii shiikha oo dhegay .ilaa malintii la dilay ilaa iyo hada .nuur baa la Ii saaray shiikha
ani waxaan layabay wiilkayar waa dacad iyo kan dheer tusbaxa wata
Anigu waxaay ila tahay inuu xanuunsanaay marxuumku oo lagu degdegay dilkiisa waayo waxaan arkaa inuu aad ujecel yahay nebiga waalida dharka xiran ayuu ahaay ilayo raxma raaximiin
Masha Aahla
War maxuu yahay sawirkaan bismilaahi. Wax rasuulka ka hadlaana waa u egyihiin hadana sawir ayaa soo baxaya. Abdiwali ilaah dadka ha ka qabto shartiisa
Masha allh
Masha allah kuwii aaqiro lakulma Allah naga dhigo
Walaa xaawli wLaa quuwati warya alle ka baq jaahiilan yahay
Alla yaraxma yaa walliyallhi❤❤
Scw
Allow kuwii dilay ka jar xaqiisii
Maasha allaah❤❤❤❤
Sheekhan wey dileen AUN..💔☺️😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭haa widelen😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Haa wey dileen😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
walaahi suufi lagu dagdageu
Alle haku la xisaab tamo nacala tulaa calayka
Naasha allaah
😢😢😢 maya allaaah uraxmado sh abdiwali😭😭😭
Aaamiin
@@farxaanzaki5588 qof walipa sidu dad dinta wado ujeclado ayow allaaah ujrclanaya i love shiiqulkuli raxmatullaah calayka💖💖💖💖
@@ayaanbashirdahir3835allaha ku sharfo abbaayo. Sheekhu sheekheenna buu ahaa. Soo dhawaaw baan ku leeyahay.
@@farxaanzaki5588 ma. Wan ogahy midka ugu sharafta badna inu yhy 💖💖💖💖
@@ayaanbashirdahir3835 haaheey
MASHA ALLAH
mash allh aabe
Waxan dhaho garan maayo sababto ah diintu waxay ka qabto garan maayo
Wuu noolyahay wilka ysr
Sawirka soo muuqanaya kaqaada uma bogina
Ilahow fidnadisa nagaqabo xiligi asxabta music malugucibadeysanjirine cadaabta allh kawaraabiyo kufaarkan diinta beenkasheegaay
♥️💝💖💕❤️💖💝💜💙
Wiilka yarka ah codkiisa aad ayuu u macaan yahay fanaanimo ha iska qalqaalsado
Bisinka
wax ka fiican buu heystay oo ah inuu Nebigiisa amaano ..ma sida daba lule dayax dalnurshe baad rabta inui u dufoobo
@@axmedsahal7268 Ma dhintay cunugaasi mise waa nool yahay tolow??
abdirazak said labada wiil ee aalaaba qasaa'idka ku heesa shiikh c/weli ayaa dhalay mid baana dhintay ..lkn weli maxaqiijin karno ma ki yaraaba mise kii weynaa '
@@axmedsahal7268 wlhi wiilasha cod macaanaa midka dhintay tallow waa keee
الحمدلله رب العالمين جميع محامده على جميع نعمه حمدايوافي نعمه ويكافئ مزيده ويدافع نقمه أبدا في الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله أبدا في الدارين أبدا وأشكرالله والصالحين جميعاجميع الشكرعلى جميع النعم أبدا في الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله أبدا في الدارين أبدا
Cunuga yar wlhi waa fanaan buuxa lkn waa laqalday oo waa ilmo yar...fanaan qaran wuu noqon karaa.
Aaheey
caruur yar yar waaye kuwa hesayaan meydhinteyn
Layaab malahan dunidaan waxaad arkeysaa ruux isku diyaarinayo inuuu ruux tooxiid sanayaayo dhiigisa kudegdegaya walaala yaal fudeeyd mahan indhiig aadmi ah lagu dabaasho ruux toxiidka kudhawaqaya iskaba daaye mase xusuusataa walaal dembigu inuu kukooban yahay thaqaleeynka oo kaliyah intuu nolyahayna toobadu ufuran tahay shardina siiitahay in haduu denbigaas cadeysto waan dhahahay yidhaahdo horay laga dileeyn ee loo dhahayo katoobadkeen weli waxaad heysataaa jaanis maxaayelay ruuxa thaqaleeynka kamid ah nabigeenu wuxuu kadagaalami jiray naargelin inaguna waxaan kuraadineynaa jaanis kaaso dilkiisa noofududeynayo taana waxaa kadhalaneysa in diinteenada lagu tilmaamo argagaxiso taasna waa danaha heer galbeedka non-muslimka ah walaalkeyga muslimka ahow waxa kusugaya wàa xisaab waxan naftayda iyo tiina usheegayaaa umadda muxamadiyada ahi jannada laraadiya kana horora cadaabka daaimka ah attowba attowba waa dardaarankeyka
C/welina wuutagay wuxuuna leeyahay wuxuu shaqeystay lkn ahaantaydu waxaan umadda muxamadiyada ah Allaah uuga baryayaa inuusan ruux cadaabka kagelin jannada u wada idlaadaan aaaaaaaaaaaaaaaaamin
Dhaha
Walaaaalayaaal
Tolow wiilkan yar madhintay?
maya
Alxamdu lilah hadu wiilka yar noolyahay
Wiilka yarka codkiisa la Isla arag
May Shafici layira
Dad.muslin.isku.shegaya.oo.leynayo.dad.biniadan.eh.soomaalia.aya.lagu.arkey.dadka.marku.cilmi.leheyn.wuxuu.ku.kacaa.in.uu.nafta.ka.qado.qof.kale.uu.ilahey.booskiisa.is.galiyo.
Masha allh
Wiilka codka macan madholyahay
wiilkee
Carab.ayaa.la.noqdey.xiijaab.jaraabiib.dhaqankena.ma.ahan.soomaaliya.markey.nabada.aheyd.hilfahan.ma.oolin.hada.carabta.dhaqankooda.ha.la.tuuro.
Saxiix abaayo
Dhalinta gaalkacyo fanaaniin halaga raadsado..aad ayay u cod fiican yihiin. Arintaan diintu waxay ka qabto ilaah baa yaqaan.
M.a ❤❤❤
Qon cusub miyey ahayen dadkan wale wan maqlay
Waa.awliyada.kowad.oo.dhalinyarada.somalia.bad.badiyey.nabigana.waa.ku.faraxsan.yahey.amankaan.wexey.helayaan.jano
Waxaan ka xumahay caruurta yaryare uumartay ninkii waalnaa
Anab sheydaan adiga yaa waalad mana aad gaari kartid sharaftii uu lahaa allaha unaxariistee shiikhul kuli shiikhul caalam iyo ilmihiisaba inta nool hada sida shaafici shiikhul kuli allaha xafidee
waaaaaw
Hhh Wllhi Fananen Uba So Saray hhhh
Qatar mshaaalaah
Shaydaan iyo wax kadaran weyaan ilaah alshabaab usoo diray
Oday sheydaan baatahay oo argagixisada lashaqeeyo doofaaryahow ugu danbeen allaha unaxariisto shiikh cabdiwali shiikh cali cilmi yare shiikhu kuli shiikhul caalam
bisinka ilaahey kacabsada meesha diin kumahaysaane diintu muusiko ma ogola manabanaana
Illahey waxan kabaryaa jahanabo inuu abaal kii kadhigo kanasoohanuuniyo ilma awduufsaday allaha kasoorebo caruurta allow I aqbal adaa ilehe
Waan kuu aarey naa
Xaaraantaba waa lagu qurxiyaa muusigee in wanaaga lagu qurxiyo maxaa diiday janadii Allah ha geeyo wllkeen
M.a
Ma aha alah
😂😂😂😂😂😃😃😃
Hhhhh shabaab ayaa dhuxul ka dhigay
Aaamin
masha allah madadkaan U Haajirayay
Masha allaah xerta sheekh C/wali waad naqanciseen.
Shiiaqa yaa kubaxay
Wilkan yar qadayo manolyahay
Haa asigooweynaady hada wali digriyada wuuqaada m.a❤
@@Umuqeyr_2024 hagu kunolyahay sahib
Yaa huu war ninkaan waalan dadkiisa aaway may qabsadaan wax anan horay loo arkin ayuuba nagu soo biiriyay
Alx ilaheygu kufarkan na dhafiyay shabab markan le nasab noqoten naga daya qarax yada umata ku dhamey neysan kufartan o kale e naga qabta
weeyba ladhacsanyihiin taas waxaabakadaran waala qushuucayaan ineey ooyaan ayaa kasoodhow hadeeynanba laooyin
Allaah hakuso hannnunio dhunsantahe
Shaydaankii ilaahay baa inaga qabtay kkkkk organkiisa kii yidhiyee aayado weeye aaboow maadoo kalaa jiray shaydaamo
Wallal dadkan maxay sameyaan ii fahansi plz
Adan Tuug sheydaana ah kadaay beenta dadka shiikhul kuli shiikhul caalam wuxuu ahaa shiikh caalam ah jacelna u qabay nabiga s.c.w hade allaha janadii geeyo guul HAADDI MUSTAQIIM
😎😎😉😉😉😉😉
ilaahay ha unaxaristo shiikh cabdiwali shiikh ali cilmi yare khawarij baa dishay ehelkii iyo qaraabadii uu katagay nah samir iyo iiman ilaahay ha ka siiyo
Hees rabaa tupac shakur ka khatarsan
allahu yarxamu😢😭😭😭😭😭😭😭
Wiilashu.cod.qurxoonaa.waa.dsdka.xududyada.ilaalin.lahas.ilahow.cadow.ka.qabo.ilaahow.idinka.qabo.soomaalida.rabta.in.la.idin.laayo.kuwaas.galada.ayaa.ilahey.uga.dhow.intey.idin.oran.lahaayeen.waad.mahadsantihiin.ilaahey.ha.idin.bad.badiyo
masha Allah sheekhana Cabdwali
Waxan digri maahan waa hees
🤣😂😂😂😂😂😂 haaaaa music ma arkaysid
@@cheikmoussarijal9542❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Way aaboow ay leeyihiin waa sawirka ay haytaan
ياالله يارسول الله ياشيخي عبدالقادرجيلان ياكل عبدلله تعالى صالح ياكل ولي لله تعالى ياكل نبي لله تعالى ياكل ملك لله تعالى ياأنبياءالله ياأولياءالله ياملائكةالله ياعبادالله بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل أبدا في الدارين أبدا بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم أبدا في الدارين أبدا
laashimkiis ninkii yiriyee sheylillahii loo yiriyeee laxamkiis ninkii yiriyee organkiisa loo yiryee kkkk wax kale war waxu sheydaansanaa shartiina allaan ka magan galney
🏅
Subxaanalaah
ياالله يارسول الله ياشيخي عبدالقادرجيلان ياكل عبدلله تعالى صالح ياكل ولي لله تعالى ياكل نبي لله تعالى ياكل ملك لله تعالى ياأنبياءالله ياأولياءالله ياملائكةالله ياعبادالله بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث الغوث بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم أبدا في الدارين أبدا العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل العجل بالله عليكم وبحق الله عليكم وبحق كل ذي حق عليكم أبدا في الدارين أبدا
inanka yari cod fiican ayuu leyahay
Welka yer cot mcn ayu leyahy xadoo dhentey alaxa unah riisto dhaman
M
@@kaltumabille1970 waa joogaa alx.
Naarta Alaha ku fogeyo kan kuwi dilana janada alaha geyo
Janadu ma yurub baad moodeykkk.
Igu walla inaynan jano urkeed arkeyn kuwii diley shiikha..
Wallee mudankoodaa la marsiiyey
waaaayaab ala cod macaanaa lakin maxey ku sameynayaan
🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷🇫🇷
Waxeey ahaayeen Koox iska suufi ah..😤
idris abade gabdho kucayaraya qasido
maxaned yusuf gabdhuhu wey xadhreynayeen dad Nabada jecel bey ahaayen lakin waalagu kala tegey bajetkaas
Allah ba mahadleh hadu manta akhiro u jiitay jahanama lageyaw