Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @aaminohassan6236
    @aaminohassan6236 5 років тому +312

    Tartanka quranka marka laga bilawo iso waca bal wanba huba in an kowad noqonayo inshlh

  • @kingnaseer5470
    @kingnaseer5470 5 років тому +51

    Kuwan wlhi way iga qosliyeen
    Wax kle waaye inta qosol rabta like ha isarto 😋😋

  • @jaceliyowayahanolosha1701
    @jaceliyowayahanolosha1701 5 років тому +329

    Inta quranka jcl like

    • @munasarmumin9400
      @munasarmumin9400 5 років тому +2

      Waqalad waxaas in quraanka dartiis like halosaro ladhaho

    • @amjanm4924
      @amjanm4924 5 років тому

      Kiir

    • @________________8789
      @________________8789 5 років тому

      eesaw aahsaalaw nabaaraq ikaH aQuraanK

    • @ralphcarter6652
      @ralphcarter6652 3 роки тому

      i know it is quite randomly asking but do anybody know of a good site to stream newly released tv shows online?

    • @sethnoah6451
      @sethnoah6451 3 роки тому

      @Ralph Carter i use Flixzone. Just google for it :)

  • @haloyeooakhaliif9134
    @haloyeooakhaliif9134 5 років тому +328

    Qofkii qosol u soo dontey
    Like 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @duflesomali2956
    @duflesomali2956 5 років тому +72

    Odiga macala musigiisa wato hadaa qaadatay like dhac dhac👍👍👇👇

  • @hassanaliadan6876
    @hassanaliadan6876 4 роки тому +3

    Gabdha ugu horeyso oo qaadeysay heestii Xalimo khalif magool iyo odayga ku xigo oo heesta Xasan adan samatar
    wlhi waan ka helay intii ka heshay like ii saraa plz

  • @mohamoudzhiine6184
    @mohamoudzhiine6184 5 років тому +48

    Siciid ninka reer kaxda war anigu ninkasan waTa culimo inta iLa wadata like sara

  • @ahmedxajimuse392
    @ahmedxajimuse392 5 років тому +80

    7:00 ninka odayga ahi maca music-giisu wataa.

  • @m.kuukay637
    @m.kuukay637 5 років тому +32

    😂😂ha iku adkenin intii maqshay like dhac kusiya 😂😁😁

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 5 років тому +19

    Khadar iyo wiilka degmada Kaxda cod macaan ma sha Allah 😍😍😍

  • @aishaaom2796
    @aishaaom2796 5 років тому +10

    Tartanka que aanka marki laqabanayo iso waca🥰 Inshallah

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 5 років тому

    wiilka dhexe ee fananka ah yusuf bileed ayaanu wax ku wada cuni jirney mash alla hada muqdisho ayuuu ku sugan yahay 👊👊👊👊

  • @allhamdulilah3067
    @allhamdulilah3067 5 років тому +29

    Inti fannka xassan adan samatar ku haysta like

  • @qaaniyaofficial2714
    @qaaniyaofficial2714 5 років тому +1

    Waah waah Odaygaa heesta Siraadeey waa very talented wakhtigan u saamaxin mooyaane beri horu fan heer ka gaadhi lahaa 👏👏👏

  • @seidhabashi129
    @seidhabashi129 5 років тому +48

    Garsoor dumarka in lagu so daro hadaad ila qabtid like saar 🤔

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 5 років тому +37

    2:40 IfTin... GabarTaan Codkeeda Inaba Caadi Ma Ahan Masha Allah

  • @daacimukhtaar968
    @daacimukhtaar968 5 років тому +10

    Quraanka in lagu tartamaan aqane baartina maloo tartamayaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abdirahmanheersare
    @Abdirahmanheersare 5 років тому

    Reer koonfuraati dad aanu walaalo nahay noolaada ,qof kastoo afkeena hooyo ku heesaya waan ku farxaa waayo fankeena qiimahiisuu kor u qaadayaa ,fanaaniinta dada yarna m hargeysa ayaan idiinka soo salaamayaa

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 5 років тому +24

    Xaga illahey ujeesta waxan iskadhafo camal laanba idn heysa wlhi afsomaligan iskaa sah

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani2844 5 років тому +2

    Gabadha Iftin Cali Maxamed la dhaho ee heesta Magool ku tartamaysa maanshallah si fiican bay u keentay.
    Waa fannaanad mustaqbal leh. Guul baan u rajayn.

  • @abdisalanmohamed4459
    @abdisalanmohamed4459 5 років тому +89

    Qofka walbo wuxuu niyadiisa kujiro allha usahlo

  • @aliyareali4546
    @aliyareali4546 5 років тому

    Iftin codkeeda waa cjiib iyo habka ay u heyseyso labiskana kama dhoco thnks qaali waad cod mcntahay

  • @jaamacofficial3010
    @jaamacofficial3010 5 років тому +8

    washa Allah kuul ayaan iDin rijeey nayaa💗💗💗💗💗💗💗💗💗👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏

  • @qa690
    @qa690 5 років тому

    odayga magaciisa muxuu ahaa / fanan music wato buu ahaa yaab asaga tumanaayey turuum trum

  • @nafisanfta5467
    @nafisanfta5467 5 років тому +4

    iftin from hodan waaku wataa xppti guul wacan inta ilamidkaa like

  • @xoriyomuuse5450
    @xoriyomuuse5450 5 років тому

    Gabadha 1aad yacni iftin wlahi cod waa haysaa mashalah

  • @abdikanimohamed587
    @abdikanimohamed587 5 років тому +18

    Saciid 100% codka inta igu racsan like isaar 🥰🥰🥰

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 років тому

    Hambalyo inta gudubtay waa loo bahana dadka hibada leh balse helin meel ay kuso ban dhigan mahadsanidin ragan bilabay barnamijka👏👏👏👏

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 5 років тому +3

    Aad iyo aad ayaan uraadiyay meel aan fanka kagalo laakin halkani waa muqdisho maso gadhikaro anigoo hargaysa joga waxan rajaynaya tahargaysa laga qaban dono inan kow kanoqon doono insha alh meel dheer iyo meel dhawna waan ufuulay fabka caqibadiisa soduceya azxapta qaligaa

  • @QEU9
    @QEU9 5 років тому

    wooow gabadhaas hesta xalimo khaliif woow cod iyo qurux

  • @fahriyajalwe4765
    @fahriyajalwe4765 5 років тому +3

    First one her voice is amazing 👍

  • @khadramohamed2651
    @khadramohamed2651 5 років тому

    Masha Allaah gabadhaan gabsaarka jaalaha ok waa usaarey

  • @shugrisharaf4786
    @shugrisharaf4786 5 років тому +122

    Reer xamarow ma leesku dheela 😂😂 from laaascanod

    • @hamdamunira5448
      @hamdamunira5448 5 років тому +2

      😂😂😂😂

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 5 років тому +2

      😂🤣

    • @najmoabdullahi3127
      @najmoabdullahi3127 5 років тому +3

      Kkkkkkkk koley dhulbahant rer abtigey ayda kaso jedaye inader kaqale dadka hee

    • @shugrisharaf4786
      @shugrisharaf4786 5 років тому

      Najma abaayo wax dhib maleh ma sheegine barbaartan wax kale maa laso bandhigo fan kuwi ku jira qarniyan waxba ka kenen mustaqbalna maha fananimo

    • @najmoabdullahi3127
      @najmoabdullahi3127 5 років тому +1

      @@shugrisharaf4786 kkkkk masas warun wlhi fan dambi moye wax kale maso kor dhinayo

  • @mohacadde1073
    @mohacadde1073 5 років тому

    Iftin Cali Maxamuud waa gabar best voice leh wlhi wey isoo jeedatay wlhi keep going

  • @schakadx324
    @schakadx324 5 років тому +34

    cabdirisaq ahmed geedi (Aakhiro) inta uu macalinka uso noqday like

    • @ZA-oi9eu
      @ZA-oi9eu 5 років тому +2

      Schakur Dahir reer 26 june 😄

  • @TripleM058
    @TripleM058 4 роки тому

    Yurup markale meshan haimanin rabi haku jclado
    Muqalkad ayan jcldi
    Viva Nairobi

  • @SharmaarkeOfficial
    @SharmaarkeOfficial 5 років тому +3

    Wooow🙆‍♂️ war qofta hore caadi maaha

  • @dekhassan7444
    @dekhassan7444 5 років тому

    😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃 waleee intaad nooshahy wax waad arki 😄😄😄😄😄😄😄 somali got talent caadi ma ahn

  • @ananzee638
    @ananzee638 5 років тому +59

    ogeysiis ma tahay qof jacel inuu barto luuqada English-ka kuso biir channelkeena inoo saara subscribe mhdsanid

    • @farhiyaomar1577
      @farhiyaomar1577 5 років тому

      Janaalkiin magaciiis

    • @user-pi5xs9gn8m
      @user-pi5xs9gn8m 5 років тому +2

      Kkkkkkkkkkkk adeeer somali malagu barta

    • @ananzee638
      @ananzee638 5 років тому +2

      @@user-pi5xs9gn8m somali waxay heerka u diidan yahay waa ficilka waliga ha yasin qof ka weyn amaba qof ka yar plz

    • @MohamedAli-cz5it
      @MohamedAli-cz5it 5 років тому

      Aqoon kororsi media duqan khadr ayaab. Caajib aah

    • @ridwaantayga6643
      @ridwaantayga6643 5 років тому

      @@user-pi5xs9gn8m y 7 u. I

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 5 років тому

    Walalaha lagatagey Niyada ha iska dilin whi illaah baa idiin jecel illaahey utoobad keena kutartan wax illaahey raali kayahay Aduun iyo Aaqirana fa'iido kuu ah Ajer kaheleysid heesaha wadanbi fankana hadaad gashid sida Aad manta u Asturantahay uma Asturnaneysid sida aad illahey cabsidiisa uxusuusaneysid uma xusuusandoontid hadaad ubad iyo Reer leydahay waqti uma heleysid marka fiiri oo kafikir inta aadna sameyn kahor waxaan Aduun iyo Aaqiro fa'iido maku qabtaa waan ogahay duruuftaa kuugeysatey lkn illaahey bari raadsana wax Alle karaliyahay waxi xuna Naftaba hajeclato illaahey dartiis uga har waxkaqeyr badan Allahaidiinku badalo AAMIIN..

  • @bakarhirsi9125
    @bakarhirsi9125 5 років тому +7

    Garsoorka fartuun balbalarka ha lgu so daro haDii kle xaq meshan ma jiro
    InTa igu racsan
    Like👇

    • @sagalhassanarab9995
      @sagalhassanarab9995 5 років тому

      😂😂😂😂😂 Laxawla sey ugu gali lahed cilka Xasan top u qabto ku furi lahyd

    • @bakarhirsi9125
      @bakarhirsi9125 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @aishaomar4667
    @aishaomar4667 4 роки тому +1

    Khadar fanaan wayn inuu noqdo ayaan rabaa 😍

  • @mascudsalad7092
    @mascudsalad7092 5 років тому +6

    Qofka wll Niyada udhis oo dhiri gali horay usoco dheh Adna kugu filan wll ama walsha somaliyed melgaray like 👍👍

  • @mohamedosman-yr2zb
    @mohamedosman-yr2zb 5 років тому +2

    Wn soo dhown dhalintan yaradan from cerigabo

  • @hannabidix7133
    @hannabidix7133 5 років тому +6

    dulqad bay somalidu ledahay masha allah 😂😂😂

  • @kadarhussein2353
    @kadarhussein2353 5 років тому

    Rer moqdisho waan idin salaamay from jigjigaawi, waad dadaasheen waxaad ku guleysateen qaybta qosolka iyo shactireynta ha ha lakiin dhanka heesaha maya maya

  • @amiishamoha8470
    @amiishamoha8470 5 років тому +29

    😂😂😂☻☻😂
    Alla BEERKA hhh istaQfUran AllaH
    Kuwani Somali BadankoDU maHa hhh
    Ilhow Mx Ku nOol Somalia FaAlo DagEn 😂🥰

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 5 років тому +2

    subxaanaka yaa Cadiim, sidani waa waali cas dee... baafin baafin Cabdi Good !!!

  • @abdirashiid1089
    @abdirashiid1089 5 років тому +65

    Wlhi waxan loma dul qadan karo
    Ani waxan ku haysta Gabadha ku tartamaysa heeska Yurub Geento😂😂😂😂😂😂😂

    • @princesszakia474
      @princesszakia474 5 років тому

      Dayax Abdi hhhhhh somaha

    • @khadraquruxkhadra223
      @khadraquruxkhadra223 5 років тому +1

      War carruurta Waxn ka dayah bisinka waxbarashda ardya unqabto oh 😭😭😭

    • @abdirashiid1089
      @abdirashiid1089 5 років тому

      @@princesszakia474 wlhi Wll dadkani waa dad xun bal maxay ka dhibayan

    • @abdirashiid1089
      @abdirashiid1089 5 років тому

      @@princesszakia474 wlhi Wll dadkani waa dad xun bal maxay ka dhibayan

    • @abdirashiid1089
      @abdirashiid1089 5 років тому

      @@khadraquruxkhadra223 Hmm

  • @mariamhassan7275
    @mariamhassan7275 4 роки тому

    Inanta koobaad ee iftiin haa ayaan siiyay😍..
    Khadar waaba fanaan dhaba haa ayaan siiyay 100%.
    Rayaan dadkeedii maaha ee waxkale nasiibso insha allah ....maya ayaan siiyay.
    Saciid wuu dhawyahay....haa ayaan siiyay.
    Yurub ....maya ayaan siiyay .
    Akram....haa ayaan siiyay .
    Nafiisa...waa inanyaroo dhiiran oo cod mcn haa ayaan siiyay😍.

  • @hargeisahadhwanaag3266
    @hargeisahadhwanaag3266 5 років тому +12

    Reer muqdisho fanka ciyaarta ka
    Daaaya kuwiii hore ayn khati ka
    Tagane

    • @ayanpadanhoodo9670
      @ayanpadanhoodo9670 5 років тому

      Hhh wlhi runta u shegtay khatiyaan weyan dadkani😂😂😂😂😂

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 років тому

      Kkkkkk war kuwani waa oromo wacad allah hees iska dhaafe xaata maba hadli karayan c.risaaq akhiro iska gacan galay bal wuxu dhex fadhiyo arka

    • @ayanpadanhoodo9670
      @ayanpadanhoodo9670 5 років тому

      😂😂😂😂 barigii somaliga la qaybinayey halkey ku maqnayen anaga yaab aragnee hhhhh

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 років тому

      @@ayanpadanhoodo9670 kuwaas ayad arki qaar uu doodi doona

    • @ayanpadanhoodo9670
      @ayanpadanhoodo9670 5 років тому

      @caasha kaneeco sister horta waa Somali wayna inala dhashen Lknse waxan ka yabey somaligi halku ka marey wlhi way iga yabiyeen waba gana oromad moda hhhh

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 років тому

    Xaybaro isagaa tartan noocan oo kale ah berri ku guulaystay waa fanaan fiican

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 5 років тому +32

    16:05 Lakin Ha Igu Adkeynina Hhhhhhhhh Funny Girl

    • @farhiaalihassan202
      @farhiaalihassan202 5 років тому +1

      😁😂🤣waa geber faraxsan oo qalbi wanaagsan dowlo

    • @queensamra5270
      @queensamra5270 5 років тому

      Magaca xita ww kaso dhumay

    • @zeinabmusse7860
      @zeinabmusse7860 5 років тому

      dhex intaa usoo socday magaca hilmaamay kute🤣🤣

    • @Minagamzel
      @Minagamzel 5 років тому

      Moha meshan miyad jogtay 😂😂🤣🤣

    • @jawaahir8719
      @jawaahir8719 5 років тому

      Kkkkk kkkkk iyada Lee maxaa Ku Tusay adi Mida Tolka Ma Arkin miya Yurub kufsatay

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 5 років тому

    *Tartanka Quraanka marka laga bilabo aniga isoo waca waan ogay inan kalinta Kowad galaye*

  • @triple2801
    @triple2801 5 років тому +53

    yurup geenyo heesteeda waa la kufsaday believe me lol

    • @zeinabmusse7860
      @zeinabmusse7860 5 років тому +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @zamzammohamed1521
      @zamzammohamed1521 5 років тому +1

      Kkkkkkkkkk

    • @fcjjama6027
      @fcjjama6027 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdivessel4876
      @abdivessel4876 5 років тому

      Akram Deeqo afro mxd ka tidhi iyada 😂

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 років тому +1

      Wan ku aaminay
      Hal lug ku raftay orgi lagooracaayo camal uraftay😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamsehussein1654
    @hamsehussein1654 5 років тому

    Aakhiro Maamule ku Xigeenki hore Sheekh ibraahin Sheekh Yuusuf Sheekh madar Ex Qacan libaap

  • @ibrahimsamatar5975
    @ibrahimsamatar5975 4 роки тому +5

    Reer xamarow miyaan isku dhelaaa😁😂😂😂😂😂from hargeisa

  • @yusufhussein8889
    @yusufhussein8889 5 років тому

    Tartan af somaliga qabta dadkan af somaliga aya dhibaya

  • @yuusufmahamud3960
    @yuusufmahamud3960 5 років тому +5

    Miyada yaan laga jabin dhalinyarada soomaliyeed noolaada intey nolol jirto masha alah

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 5 років тому

    odaygan macal music waa wataaa.

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 років тому +42

    Hhhhhhhh waar dadkan heesaya somaali maha miya waxay erayada toos uma odhan karaane heesihi kufsi cad ayay u gaysteene 🤣🤣🤣

  • @QEU9
    @QEU9 5 років тому +1

    Iftiin maxamed cali waa Star cod iyo qurux woow just need wax yar oo training ah

  • @nawaalqurux2553
    @nawaalqurux2553 5 років тому +31

    Alle Hallaga Paqo Oo Dhalinta yaan Xume Loo Horseedin Naar ayaad Wadaan 😭😭😭

  • @MuniirHazan
    @MuniirHazan 5 років тому +1

    Ilaahay ayaan idiku dhaariyee dadka ha dhibina inaadeer

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 5 років тому +5

    10:00 waa fanan dhamaystiran wlhi 👏🏿

  • @hamsehussein1654
    @hamsehussein1654 5 років тому

    Tartanka heesaha maahe ee waa Tartanka qosqoslka

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 5 років тому +32

    Antaan Dumarnamo hishoday
    Huqtada Mahan Waraystay😂😂
    Yurub Geenyo Halaga Qariyo
    Heesta Waala kufsadaye😂😂

  • @axlaam8409
    @axlaam8409 4 роки тому

    Wow amazing, gabadha 1 aad waxkle waye m.a

  • @senoritahanaadi7464
    @senoritahanaadi7464 5 років тому +3

    10:38 👏baraavo wacadale barteedi buu dhigay heesti abdi baadil 👉👍

  • @abusalman1023
    @abusalman1023 5 років тому

    Subxanallah war illahay LA baqa manta wa aduunyo barina wa khiro war illahy ka baqo

  • @rabaodahir8320
    @rabaodahir8320 5 років тому +4

    Mashaallah horomar Moqdisho 🎤💃🎶🎵👍🤗😍😍

  • @asrababy5114
    @asrababy5114 5 років тому

    Gabadha heesta xalimo Khalif magool qaday number one waaye

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 5 років тому +6

    Heestii yurub genyo kufsi ba'an bey u geysaty x dhan weyka mamnucday

  • @iqroxasan4475
    @iqroxasan4475 5 років тому

    Masha allah ani waan ka helye wlle meel aan niga soo xiriro isheega ma aan nagal soo wac

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 5 років тому +17

    Dadka sidan uheesaya layaab iguma aha aniga waayo qadadwaynbaan kaa aqaana 😂😂

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 5 років тому

    Qaybta 3aad qaybtaanaa ka shidan way igu socotaa aniga waa haa kuligooda😍😍😂😎

  • @abdivessel4876
    @abdivessel4876 5 років тому +6

    War naffiiso waa balaayo wllhi 😂🔥

  • @xikmochannel4740
    @xikmochannel4740 5 років тому +1

    Hlkaa fanaankii wrynaapaa iiga muuqda xaybaro halkuu qabtaan lahaay3 ma muqdishuu tagay❤

  • @munasarguled9537
    @munasarguled9537 5 років тому +7

    War reer waqooyigu walaahi maxishoodaan wax ujawaabo ayay la,yihiin dhamaan comantigooga arag waa balaayo wada cuqdaysan warcaadi Iska dhiga muqdisho hakuwaalanine

    • @farhamhassan3644
      @farhamhassan3644 5 років тому +1

      No duce in cuqdadu naga baxdo
      Muqdisho Alle hana garansiyo inay dhulkaygi tahay

    • @almaahmed7417
      @almaahmed7417 5 років тому

      Munasar Guled mxa cuqdada warune foolxumo iyo cod xumo ayad isku darsten ader wa in laydn xukuma fanka ciyrta noga daya😂😂

    • @munasarguled9537
      @munasarguled9537 5 років тому

      @@almaahmed7417 qawdhan iyo qurux hahahahahah ninbaa hada kahor yiri aabahaa iyo nimaan ku aqoon indhaha isugu qabqabo

    • @almaahmed7417
      @almaahmed7417 5 років тому

      Munasar Guled kaxunts badane ma qadadweynta iyo hblha quryshta bad is agdhigysaa wlhi waxbad iska lede😁😂

    • @asmadahabo6472
      @asmadahabo6472 5 років тому

      Meel walba haysku dhax cayina xishooda muqdisho my city from hargaysa

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 5 років тому

    Woooow 2ba lejend baa fadhiya oo dadkii hore ah well done aakhiro iyo iikar cade waa Raggii kooxdii iftiin guuleysta aad baan u taageeraa fanka iyo suugaanta soomaaliyeed in dib loo soo nooleeyo Lana hormariyo ku socda

  • @ubaxdeeq975
    @ubaxdeeq975 5 років тому +6

    Dadkan aad moodo in Afsomaliga budh lagu baray 😂😂😂😂😂

  • @khadarsudaysi1785
    @khadarsudaysi1785 5 років тому

    maamulahygi schoolka arkaa Mr aakhiro ma reer muqdisho ayu ahaa nio

  • @Abdifatah_Muhiadin
    @Abdifatah_Muhiadin 5 років тому +12

    16:00 gabadhas indha adeeg iyo Fudeed badnaa 🤔

  • @axmedxasan449
    @axmedxasan449 5 років тому

    Garsora dada yar waa nin rer sanaga libax Mr xybaro

  • @hussainahmedadam5928
    @hussainahmedadam5928 5 років тому +6

    Yurubeey Caruurta Bariiska u karso😜😜😜

  • @OmarAhmed-tn5xq
    @OmarAhmed-tn5xq 5 років тому +1

    Please waxaan idinka codsanayaa tartanka quraanka kariimka qowlkii eebe markii bilowdaan ilasoo socodsiiya

  • @lilshifo9883
    @lilshifo9883 5 років тому +4

    13:00 💯💯💯💯 mancha allah

  • @abdillahi1438
    @abdillahi1438 5 років тому

    iftiin ali maxamed wawarey waa wax kale codkeedu masha.allah

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 5 років тому +6

    alla wiilka heesta siraad ku tartamaya duruuf ba ka muuqata xasidsana dadku qof dhaha shaadhka iso bedel ma la wayey ileen qiimeynta bay ka mid tahaye wuuna cod macaan yahay

    • @SuperJeeri
      @SuperJeeri 5 років тому +1

      Aaad iyo aad Samiiraay waad aragtey wllhi, laakiin isagana wuxu isku xiijiyey musica uu afka ka tumayo inuu ka daayey ahayd.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 років тому +1

      Haa shaadhka waa uskag waxan uu fahmay waa ehlu mirqaan

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 5 років тому

    Iftin gabadhas caadi ma ahan mashalah

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 5 років тому +9

    Odayga labaad 😂😂😂😂😂 astuqfurallah am done

  • @muzhtakjoseph2244
    @muzhtakjoseph2244 4 роки тому +1

    Wallalyaal fanka waxba laGuma haye
    Quraanka inoo akhriya sidani si maheh.

  • @mahmudelmi727
    @mahmudelmi727 5 років тому +3

    Umada hees Allah lasohanuniya

  • @julia-bb4mm
    @julia-bb4mm 4 роки тому +1

    Maalmahan🤣🤣 ma qoslin kal iyo laab uqosley🤣😃 thanks wllhi

  • @ahmedcaabi9175
    @ahmedcaabi9175 5 років тому +3

    13:00 ilaa 14:20 wlhi Niyada iyo qalpigan ka raftay qosol dartii kkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaandhoolayaan8248
    @ayaandhoolayaan8248 5 років тому

    Waaaw wiika kaa socda kaxda waaaaaaaw caadi mahn

  • @reymaz8
    @reymaz8 5 років тому +9

    13:28
    😂😂😂 alla ma nooli😂😂😂😂😂😂

  • @saedmohamed8521
    @saedmohamed8521 5 років тому

    Ex cergabo sxbky yusuf xaybaro guulayso sxb bahda garsoorka

  • @abdihrasak
    @abdihrasak 5 років тому +18

    Wxni waa Baroor caadiya wllhi
    Ilahayba ilehe ma oohinban dhagysn kraa
    balbalaarka wxn ula Yaabab waa qlad mnta

  • @hamdiqurux2464
    @hamdiqurux2464 4 роки тому +1

    It is so funny wllhi gabadha caadaysa heesta yurub geenyo 🤣🤣