HUBAAL TV: DAAWO Heesta Hibo oo Caabi Mire Dacar iyo Raxma Huunno Ku Wada Luuqaynayaan
Вставка
- Опубліковано 5 лют 2025
- HUBAAL TV: DAAWO Heesta Hibo oo Caabi Mire Dacar iyo Raxma Huunno Ku Wada Luuqaynayaan
Heestan Oo kamid ahaan jirtay heesaha caanka ah ee Caabi Mire Isla Leeyahay Codkoodana ku qaaday Isagoo keli ah heestuna laba beyd oo keliya ka kooban tahay waxa xilligan oo uu dib u soo cusboonaysiiyey la qaadaysa Fanaannada da;da yar ee Raxma Huuno oo kmid ah Fanaaniinta qarniga soo baxay.
waaaw war nio gabar codkaan leh malahelayaa wa maya wa kuwii ugu dambeeyay cod iyo luuqba gabadhaas baa ugu dambeysay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ io hada wxa nasaha dadka tusa oon wxba ku hayn meesha
Heestan Oo kamid ahaan jirtay heesaha caanka ah ee Caabi Mire Isla Leeyahay Codkoodana ku qaaday Isagoo keli ah heestuna laba beyd oo keliya ka kooban tahay waxa xilligan oo uu dib u soo cusboonaysiiyey la qaadaysa Fanaannada da;da yar ee Raxma Huuno oo kmid ah Fanaaniinta qarniga soo baxay.
Axsan yaa caabi
Super vioce
axyaa fanaan caabi mire dacar waa fanaan isku darsaday luuq iyo codba
ambasadoor khadar jama diriiye luuq iyo cod maxay kala yihiin
Malintii u horaysay ee aan qaad cuno waa hestaan ku mirqamay xasuus 😂🤣
waaayo waayo blhy
inaba caadi mahan yaaa wadani lool
hadaan awadaa hiblaayooy hablaha ugu leexdo oo haweenba dartaa u dhaco haweenba dartaa u dhaco
u dhaco maaha WAA UNACO ...
Fanaankan oyo AHUN shey mire dacar may wada dhasheen???
Haaa waa walalkii isaga ayaana ka wayna marxuumki shay mire dacar
Shay iyo caabi.
Shay baa WaYnA ILaHY JanO Ha gEeYe
Haaa
@@naciimodeeqsan9658 aamiin
eesh calla hees
khadar cabdi cali