Jaadka waa daawo fiican oo soomaali badan dhiiggooda ku shaqeeya , la'aanteedana dad badan shaqada ka fariisan doonaan ; teeda kale madaxda jeebkooda ayaa xanuunsanaya haddii isbaarada u taalla madaxdaas ee dhaqaalaha jaadka kasoo gelo la qaado.... arrinta waa in hoos loo dhigaa si labada dhinac ,muqayiliinta iyo madaxda , caafimaadkooda hoos dhac ku imaan .
Asc cadulaahi balwan xasan sh iyo xamse maral midna wax kama badali karaan maanta dawlo soomaaliyeed wax la.odhan karo majirto oo way kala furfureen wadankaa ee haku daalina soomaaliya way kala googooyen marka sidii alle yidhahdo uun dhawra hadii kale labdan hungurigu hormaray halaga qabto hadii kale way baabaday soomaaliya hhhhhh kkkkk
Kenya ayadaa faa'iido nagu qabto waana in lagala xisaab tamaa quursiga ay wado dublamaasi xumadeeda. Sidoo kale dowlada soomaaliya waxeey aheeyd Itoobiya xiriirka u jarto.
Kana Ethiopia ma loo yeeray Xamar la joojiyo Kismayo iyo Puntland ma xukuma waa qasaaro Hassan u soo hoyatay dhaqalan waa ka yaalan Kenya isaga iyo reerkiisa 🎉😂🎉
Dommage autant ils sont mendiants personnes respecterai notre nation ni notre territoire le frontières ,mon drapeau voilà voilà ton chance bonne chance 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲
Meeqa laheen ka joog Waxa Aad ku socoto xasan shiikh , Kenya iyo Ethiopia labada wadan aan kow rabin Somaliya oo deganan ka dhacdo, Ahmed waa shaqsi inaa sidaas ula dagaalanto dan kuma aheen
Ahmed madoobe waa geesi geesi dhaly ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaalidu waxay tiraahdaa:- "Talo Xumo Todobo(Sano) Abaar ah kadaran. Subxaanallaah meeqa Talo Xumo ayey marayaan MD Xasan iyo RW Xamze...
Rabbiyoow waxaynu kaa baryeynaa In aad naga dhigto Shacab Mu'miniin ah oo aad noo nasiiso Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
Munafaq Tuugada ah Dorogada kasoo daabula kenya Waa in lasaara Cunaqabateyn.Liiban Shuluq iyo kuwa Nrb jooga Ina yussuf Haji raaf wada qabo.
0:45
Hawada soomaaliya ma xasan baaleh mise soomaaliyaaleh axmed waa soomaali kismanyana waa soomaaliya
Balwaanow ethopia somajabin amarki dawlada oo amar la,aan kismaayo iyo doolow matagin diyaarad adis kasoduushay marka safiirka ethopia dawladu maxay ugu yeeriweyday ileen kenya iyo ethopia labaduba amarki dawlada wey wadajabiyeen mase?
SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Allah no kaso insha allh
Xataa haduu qaadka joojiyo kismaayo ayuu ka soo galayaa oo lama joining karo
Hassan sheikh is khat dealer and he will not stop the khat.
Xasan shakh waxba ma hayo
Jaadka waa daawo fiican oo soomaali badan dhiiggooda ku shaqeeya , la'aanteedana dad badan shaqada ka fariisan doonaan ; teeda kale madaxda jeebkooda ayaa xanuunsanaya haddii isbaarada u taalla madaxdaas ee dhaqaalaha jaadka kasoo gelo la qaado.... arrinta waa in hoos loo dhigaa si labada dhinac ,muqayiliinta iyo madaxda , caafimaadkooda hoos dhac ku imaan .
Balwaan xasan shiiq cid aaminee majirto oo dawladaha dariska ah wayo shacabkii soomaaliya siduu ugalaayo ayey arkeen anaa iri ayuu meel lafadhiyaa
Abdulaahi balwaan waan kaxunahaye gumayesiga wadankeena uu galiye xasan tuu soowadaana kadaran ilaahoow naga qabo xasan shiiqa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waankaxumahay wadankeenii Oolagumeesanayo Maanta maalinkaxun magaranaayi aniga
Subxaanallah Hasaan waxaa uu lagubanayo ee uu dhargiiwaayey waa xaraanta Jadka ah, ee ilaahay ha soohadeeyo,😂😂
Mw x sh faa sado ayuu qabaa qaadka
kenya kaliya miyaa xad gudubtay mise Itoobiya waa laga baqayaa
Qaadka iyo diyaaradaha etobiya in la joojiyo sida ugu dhaqso badan
Balwannow xasan shiiq ragnimadas oo qaadka kujojinkaro mabalahe xagow kakenayahee
Karti haduu leeyahay mar hore ayuu horumar gaari lahaa
Hawiya uu heeg
Guul darood❤
Dawladnimo Sharafteedii waa dhimatay
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah dowlada kenya 🇰🇪 waxay hil iyo oh la garab tagan yihin dowlada oo hogaminayo mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cada dowlada Ethiopia 🇪🇹 waxey hil iyo ho la garab tagan yihin dowlada jubland oo hogaminayo mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cada isimada cuqasha waxgaradka shacabka ciidanka jubland wlkn abdulahi balwan wey fashil man odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho horgalada shurshurki argixisada damajid wey fashil man wey jaban bye taandhanda afisyone iske tariikhda markey tahay 15/5/2026 odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada damajid
Hadaad aragto labadaas siyaasi taagero ka haysta ogow waa lugooyadii soomaaliya 😢👋
Eebow wax dowlad la dhaho ma jiro ee villa wardhiigleey dheh
Asc cadulaahi balwan xasan sh iyo xamse maral midna wax kama badali karaan maanta dawlo soomaaliyeed wax la.odhan karo majirto oo way kala furfureen wadankaa ee haku daalina soomaaliya way kala googooyen marka sidii alle yidhahdo uun dhawra hadii kale labdan hungurigu hormaray halaga qabto hadii kale way baabaday soomaaliya hhhhhh kkkkk
Kenya ayadaa faa'iido nagu qabto waana in lagala xisaab tamaa quursiga ay wado dublamaasi xumadeeda.
Sidoo kale dowlada soomaaliya waxeey aheeyd Itoobiya xiriirka u jarto.
Cadawga soomalia waa gurguurte
Balwankena cashaqa run shega cidacadaha geska
xasan shiikh oo loo diiday cano. shubka madaxweynaha maraykanka tram
Xasan shiikh dhexda ayaa la gashtey kolba dhan ayaa loo laadaya walahi kenya iyo ethopia xasan shiikh jileeciisa ayey arkeen hada ayuu war ku dhahaya daqiiqadkabacdina diyarad intu koro ayuu madaxa soo fooraarinaya
Abdullahi nothing is going to happen because we know the past
Sidii naag la furay ayuu marba safiir soo u yeerayaa karti Alaaha ayaa bixiya ee Alaah u noqo oo fidnada jooji damiirna isku yeel
Lacagta jaadka waa tuu xasan shiikh ku qasayoh wadanka
Xassanow waxaa kuu fiican in aad iscasisho waa iga talo wadamada deriska waxay kaa doorteen Axmed Madoobe.
Kana Ethiopia ma loo yeeray Xamar la joojiyo Kismayo iyo Puntland ma xukuma waa qasaaro Hassan u soo hoyatay dhaqalan waa ka yaalan Kenya isaga iyo reerkiisa 🎉😂🎉
Dommage autant ils sont mendiants personnes respecterai notre nation ni notre territoire le frontières ,mon drapeau voilà voilà ton chance bonne chance 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲
Nairopi hanti ayaa u taala safiirka soomaali ufafhiya kenya
Xasan dorogeeste
Xasan qaadwale ! Isagaa qaadka ka macaasha oo ka baayacmushtara.
WHY HADII AY JAAD UBAAHDAN ETHIOPIA AYEY KA QADAN KARAAN PLAN B😂😂 MISE WAA SIDAY ANIGA ILA TAHAY...
THIS IS A BUSINESS PLAN 😅😅
Jaadka ha joojiyo ama hayska aamuso.
Dilaalka jaadka keena.kkkk
Jaadka hala joojiyo
ma awodo xsan sh in uu joojiyo jaadka
Hassan Sh. Xirirka umajari karo Kenya maxa yelay asagawa dagan Kenya oo qaxoti ku ah.
Marka waxa uroon inu Ahmed Madobe tanazul usameyo
Wanaagsan
Meeqa laheen ka joog Waxa Aad ku socoto xasan shiikh , Kenya iyo Ethiopia labada wadan aan kow rabin Somaliya oo deganan ka dhacdo, Ahmed waa shaqsi inaa sidaas ula dagaalanto dan kuma aheen
Ma joojin karo xasan dhiiqo dayaaradaha keenya ee jaadka keenno waayo waxaa ku kacayo faamilkiisa ma awoodo taasi
YAA MEESHA BEESAA TAALE
Qofkii naftiisa sharfa ayaa la sharfaa !
Keenya iyo itoobiya Xasan-baahane Qaadwale ayay u arkaane, madaxweyne uma arkaan.
Maamo Balwaanoow maxaa Hawiye bilaa karaamada ka dhigay haddiise hayna maamul Dawlanimo garanay oo dalka iyo dad Sharaftooda Ilaalinay maxay Rag Alle ugu deeqay Aqliga iyo Dublamaasiyad ama Raga la mid ka ah dalkooda ka difaacaya Hawiye intay dhifayso qotaan dagaal ugu bilaabaan Xamar unagaale Daaroodoow Fiilad ka soo bax.
Hassan waxba ma samayn karo oo Itoobiya iyo Kiniya Hassan waxba uma arkaan oo waa nin tuugsanay dalalka deriska Daarood ayaa kaga horeeya Sanbaloolshe wuxuu yidhi Hawiye ayaa dagaalka ku guulaystay waa inay sharciga dejiyaan Hassan sharcigii ummadu ku midaysnayd ayuu Dameer ku raray intuu hadalkii Sanbaloolshe run mooday Hawiye magaalooyinkuu qabsaday halkay ku yaalaan dalku waa Lawyacade ilaa Raaskaabooni Kismaayo waxaa ku dagaalamayay Rag Daarooda Ina Omar jees, Bare Hiiraale iyo Moorgan Caabudwaaq oo Hiiraan u dhaw ma soo gaadhin oo Mareexaan ayaa haystay waxaa Hassan oo hasta PHD baahid ama gaajad ayaa dalka hasta.
Xasansh hadu jaad jojinkaro sanlama yeelen. Xasan nafba kujirta dadnimo kale maleh. go.aanba magari karo u dalkula colobo wayo ninki darad etoipia qolka ku xiran jirtay shalayna etoipia ka qoslayey. Mantana 3 dal oo saxiibadi ah ay axmed. Madobe uyerten oo asagi loshiryo..Aqibo maleh xasansh
Hassan Oo u yeeray Wiilka adeerka uu u yahay. War adeer Hassan Waa munaafiq tuug ah