Sidee Sweatcoin Lacagta loogala baxaa | $100 Payment Proof

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Na Gaarsii 200K Subscribers - Mahadsanidiin
    👉 SweatCoin sweatco.in/i/a... Check out this free app - It Pays to Walk 🚶
    👉 Register Binance https: accounts.binan...
    👉 JOIN THE COURSE gellebashir.co...
    👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
    👉 Read - this article gellebashir.co...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...
    --Join The Giveaway-
    1. Like The Video
    2. Comment anything under the video
    Related Videos:
    • App-ka Sweatcoin Lacag...

КОМЕНТАРІ • 226

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 2 роки тому +9

    Adoonkii ugu sharafta badna ugu akhlaaqda ficna igula salli scw scw scw

  • @Somaalistars1
    @Somaalistars1 2 роки тому +1

    Location ka u badal United kingdom wayo coinka qiima fiican ayu kugu sinaya wadamada kale coin wu ku dhacaya halkaas Uk 66 coin weeyan 100$ marka sidaan adiga qasara kujiro so always use united kingom good for you

    • @najiibkaraama
      @najiibkaraama 2 роки тому +1

      Ma hupta bro Arinkaas maxa cadayn u haysa

    • @Somaalistars1
      @Somaalistars1 2 роки тому

      @@najiibkaraama bro aniga la baxay balse invite lacag lagu heela ee socod ma aha

    • @Somaalistars1
      @Somaalistars1 2 роки тому

      @@najiibkaraama haa bro 500$ ayaan sidas ku qaatay loction ka ayaan Uk 🇬🇧 u badalay way shaqeyneysa walahi

    • @Somaalistars1
      @Somaalistars1 2 роки тому

      Balse wa invite lacagta waxa lagu helo ee coin ma aha

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 2 роки тому +6

    Iaga farxi wll rabi haka farxiyo janalakayga 1 sbscripebisaar hamigaga rabi haku rumeyo🙏🏾🙏🏾❤❤❤❤

  • @CarabTech
    @CarabTech 2 роки тому +9

    Thanks ustaad 📍

    • @maxamedcadde3233
      @maxamedcadde3233 2 роки тому

      Sxp madada aad you tuber thy waxa laga yaabaa inaad taqaanee mel qaasa oo kla hadasho ee hadaa taqaan sxp bal inoogu sheeg inuu sarifle inooga dhax noqdo lacagba hana saartee wankuso dirsaneenaa evc ayuu inooga soodhigayaa tnx fikradaan dad bdn bey kusoo xeri doontaa tnx

    • @maxamedcadde3233
      @maxamedcadde3233 2 роки тому

      Chanalka

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 роки тому +1

      welcome wll

    • @CarabTech
      @CarabTech 2 роки тому

      @@GelleBashir sidoo kale wll

    • @maxamedcadde3233
      @maxamedcadde3233 2 роки тому

      @@GelleBashir sxp transfer maad inooga noqotid ado mahadsan lacagna saaratid webside usameyso dadkan lacag lacagoow kudhacay dad aad ubadan kugu soo xermi doono wlaahi please fikir adigo mahadsan aniga qof igu weynthy sababto ah waxna anfacayo sogudbisaa

  • @abdikhadarbarkhadbarre1776
    @abdikhadarbarkhadbarre1776 2 роки тому +1

    Aniga 1000 ayaa lay furay ee zhp iga ogolow inaan paypalkaaga kusoo dirto waayo somalia kuma shaqeeyo oo waad ogtahay....pls zhp

  • @abdallacumar2680
    @abdallacumar2680 2 роки тому +4

    Wan sugayey videogan🙋🏻‍♂️ mahadsanid macalimuu🙏🏻✅

  • @abdirisakwalayati9324
    @abdirisakwalayati9324 2 роки тому +4

    1:Lacagtu markay xadi intee le'eg gaadho baa lala bixi karaa?
    2:Qofka doonaya inuu lacagta la baxo shuruudo miyaa lagu xidhayaa tusaale ahaan Mastercard oo kale?

  • @user-pt2cv4su5h
    @user-pt2cv4su5h Місяць тому

    Saaxiib Luuqa iga Soo Qabo Dan Ayaan Kaa Leeyahaye

  • @maxamedcali6279
    @maxamedcali6279 2 роки тому +7

    Wll aniga influencer wan noqde lkn inan socod lacag badan ku sameyo raba lkn meel an kala baxo malahan app ka oo iisheegesa , ee adigo mahadsan waxa noso samesa iyadao qof influencer keliya uu lacag kala baxayo tan wa natuste oo ah in qofkii dad badan u diro oo lacag ka helayo ee mida socodka marka influencer marka noqdo meqo lacag leyga raba si an ula baxo

    • @shahwah4371
      @shahwah4371 2 роки тому +1

      Sidee lagu noqdaa influence bra

  • @samadkacade
    @samadkacade 2 роки тому +1

    Zxp visa card hadaa kula baxo kawaran

  • @user-kt7dr4oj1g
    @user-kt7dr4oj1g 2 роки тому +1

    Waxaakuwaydiinaa visa car xageelaga jartaa internet makasarrifankaraana???????

  • @zayd2892
    @zayd2892 2 роки тому +2

    Kan dadku ma bartaan wlah sorry huh!
    War lacag invite ayaa looga smaeeya 900 oo qof ayuu 500$ kugu siinayaa maaha socod!
    Socod lacag maku bixiyaa? Haa
    Kaliya toban kun oo talaabo ayaa kuu banaan
    10 kun oo talaabo = 10 dollar ma gaarayaan. Intaas ka badana ma qaadi kartid oo kuu ma ogalaanayo
    Wataa xaqiiqadu isagu lkn idin masheegayo sabab too ah invitekiina ayuu lacag ka sameenayaa maadaamo dad badan ku xiranyihiin.

    • @armaantachannel
      @armaantachannel 2 роки тому +1

      Sxp wa sida shegte muhimada aya ah invite smayanta asagana wu ka faideysanaya somalidu runta ma shegan bariskoda u cad ✋

    • @sadaqalijamac4386
      @sadaqalijamac4386 2 роки тому +2

      Sxb dadka caanka ah ookale waxay uga faaidaysanayaan shacabka badane ku xidhan.
      Tusaale.fiiri hadda Mid kasta linkigiisa uun buuku odhanaya gal .
      xittaa hosow pro waxay suuq geysanayaan linkgooda

    • @zayd2892
      @zayd2892 2 роки тому +1

      @@sadaqalijamac4386 Haa sxb waa hossow waa nin iimaan qaba kuwa kale faa'iido male soomaali maryooleey bay ka shaqaysteen xaqiiqna u sheegi maayaan!

  • @radwaannaani1151
    @radwaannaani1151 2 роки тому +5

    Walhiy waa SI wanaagsn lkn wll xgee ku baran karaa koorsiyadaa aad sheegayso runtii wAan ku hamiyaa inaan sidaan oo kale uga shaqeyso online la🥺💯😊

  • @abdirizakyusuf9287
    @abdirizakyusuf9287 2 роки тому +2

    Sxb aad baad umahadsan tahay lacagta wan la soo baxay oo qof sweden joogo paypal kiisa ayan ku dir maadaama aan somalia jooga aniga ilaa hadana ima soo gaarin maxaa qaldan sxb please isol jawab

    • @nashy3731
      @nashy3731 2 роки тому

      Wll waxan ku weydiyay lacagta 30 qof wan haysta oo wan garay fulencer lkn calamada lacagta Wali mq buxsamin ma iga cawin karta

  • @Bulshaale100
    @Bulshaale100 2 роки тому

    Mahadsanid geele bashir

  • @khadarxasanchannelofficial1637
    @khadarxasanchannelofficial1637 2 роки тому +1

    Sxp master car iyo perfect money lagam bixikaromiya lacagta

    • @maxamedcadde3233
      @maxamedcadde3233 2 роки тому

      Sxp sarifle hainooga naqdo asna faaiido hana saarto maadaama influencer u inoo furneen adagahayna in lagaaro chanalka dad bdn baa kusoo xermi doono xaqiiq haduu sarifkaa bilaabo ani xitaa inaa dad bdn kusoo xero rajeynaa

  • @abdimajidadannor5824
    @abdimajidadannor5824 2 роки тому +1

    asc wllkey gelle anaga influe ma heli karno marka mid ino samee conska naga sarifo adiga

  • @timacadde15
    @timacadde15 2 роки тому +1

    Video kan horey aa usoo dhigtay ee mid cusub oo aan kaga fa idesano si an lacagta ula baxno

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 2 роки тому

    Wll bal sifiican oo faafaahsan manogu sharxi kartaa inta qof ee LA iiga baahanyahay inaan laqaaybsado

  • @Abdihakiim143
    @Abdihakiim143 2 роки тому

    halkeeen kaala soo xariiraa ustad

  • @saadaqmaxamed3042
    @saadaqmaxamed3042 2 роки тому +1

    Sido kale guulaysto sxp

  • @ridwanmaxamad9610
    @ridwanmaxamad9610 2 роки тому

    Abowe wn isticmaaliwayaya ee seen ulabaxaa lacagta mise lacagta aayn kalabaxaah mashirkadaah mise waa hayad mise waxan kuweydiina lacala hadaan lacag kalabaxo ma xalaal baah sen u ogaan karaah lacagta aan cunaah ilasohadal adoo rali ah walakey qaliga ciwaan keyga iga lasoxariir waxa kuqoron Ridwan Ruun ina maxamed wad igala soxariir kartaah

  • @wartaciyaaraha7987
    @wartaciyaaraha7987 2 роки тому +2

    Usraad hore usoco

  • @maxamedmaxamuudmaxamed36
    @maxamedmaxamuudmaxamed36 2 роки тому +1

    ASC saxib waan ku salaamay marka hore intee laga soxiriiraa waxatahay qof Dhiirigiliya dhalinyarada

  • @cabdallasahal628
    @cabdallasahal628 Місяць тому

    Asc wll masha allaah
    Hambalyo

  • @ciisejiile4089
    @ciisejiile4089 Рік тому

    Geele sidee 30 qof ugu darsadee xagee looga darsadaa

  • @gureyyare4707
    @gureyyare4707 2 роки тому

    Mahadsanid sxb

  • @yasirnourofficial1331
    @yasirnourofficial1331 2 роки тому +1

    Hanbalyo 100k subscribe keep going bro 10$ igu cawi

  • @user-ug5qh3xr1v
    @user-ug5qh3xr1v 2 роки тому +1

    Thanks ustaad

  • @jendarcade6616
    @jendarcade6616 2 роки тому +1

    Thanks More💯

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  2 роки тому

      thanks

    • @caqligal8890
      @caqligal8890 2 роки тому

      Ninka suaasha uga jawaab oo ku ixtiraamaya waaxy thankz

  • @bashircabdi
    @bashircabdi 2 роки тому

    Ustaadow naga caawi Adaa taqaan

  • @hassankafiak707
    @hassankafiak707 2 роки тому +1

    Geloow wan daalay san u ordayay lacagna ma hyno ee hanaga si walin

    • @maxamedcadde3233
      @maxamedcadde3233 2 роки тому

      Sxp fidiyogya dambe aan kacodsano inuu sarifle inooga noqdo asna faiido nasaarto maadaama uu kala bixi karo

  • @AyaanleFX
    @AyaanleFX 2 роки тому +1

    Geele bashir wllo waxaan doonayay in wax iga caawisid adig oo mahadsan

  • @xidig9628
    @xidig9628 2 роки тому

    Xidig maxmed aad baan isoodhawaynaya diyaariya casharka

  • @mo_omar5377
    @mo_omar5377 2 роки тому +1

    OK Ustadii lacag Makala Bixi Karaa Influencer Hub La'aan Mise waan Kala Bixi Karaaa Ustaad!

  • @abdishakuuromar2543
    @abdishakuuromar2543 2 роки тому +1

    Tnx bro

  • @cadawe
    @cadawe 2 роки тому

    WALAAL WAXAAN WAA MALA AWAAL WAANA WAX DADKA WAQTIGA LOOGA LUMINAAYO

  • @saalaxosman2346
    @saalaxosman2346 2 роки тому +1

    ustaad markuu ku dhoho youtube miyaa leedahy no ama yey markaa ku dhufuto no wuxuu ku soo saarin qoral uu kaga hadlayo switcon koraalkaas Please provide the screenshot or recording of your post/story about Sweatcoin. If you posted few different posts/story please add of them in one file muxuu ka wadaa ma homeka switcoinka baa mise wax kale buu u baahan yahy

  • @Deeqsishow
    @Deeqsishow 2 роки тому

    Sxb 30 waa gaaray walina influencer ma noqon maxaa qaldan sxb video kasoo samay

  • @ahmednana4022
    @ahmednana4022 2 роки тому +1

    Maaha iswiit ee isweet coin dheh wllo

  • @abdirizakhussein5645
    @abdirizakhussein5645 2 роки тому +2

    Ustaad Geele su,aal ayaan ku waydiin 30 Qof eeh aan invitegaraynayoh ma qabsabah inay linka Iska diiwaan galiyaan si aan influencer Hub unoqdoh mise kaliyah waan invite garayah kuma xirna inay linkaaa iska diwaan galiyaan

    • @Farax1
      @Farax1 2 роки тому

      Haa wa iney link ga iska diwaan galiyaan

  • @asmaali7759
    @asmaali7759 2 роки тому +1

    Wall abdirahman gelle waxan maqalay in halki ay ka ahayd 30 qof inad ku invite garayso in laga dhigay 1000 qof si ad unoqoto influencer hup maxa ka jira warka reply un iso gel ado raliyo 😴

  • @dahaali7865
    @dahaali7865 2 роки тому

    Waar tuug baad tahay dadka invitation u diraya oo steps kooda lacag ku helaya sida dadka ugu sheeg markaad leedahay link gan iska diiwaan galiya waa link adigu aad lacag ku helaysid casuumaada. TUUG

  • @al-furqaanxulbo6168
    @al-furqaanxulbo6168 2 роки тому

    Saaxib bashii

  • @MahadSharey
    @MahadSharey Місяць тому

    Sxp makasaaye icaawe hee ❤

    • @Cuud-m12
      @Cuud-m12 29 днів тому

      Anaa ku caawinayo

  • @injinircabdirisaaq5275
    @injinircabdirisaaq5275 2 роки тому

    Asc sxb waad Ku mahad San tahay sida aad no fansiso

  • @yuusufibrahim1168
    @yuusufibrahim1168 2 роки тому +1

    Thnks

  • @nuurcarab3459
    @nuurcarab3459 2 роки тому

    Waad mahad santahay saxiib

  • @alidaahirmacaane1878
    @alidaahirmacaane1878 2 роки тому +1

    Wll ma isoobaxee aniga

  • @caliyareshariif6523
    @caliyareshariif6523 2 роки тому +1

    ASC thank you

  • @taaba-qaad
    @taaba-qaad 2 роки тому

    Ustaad lacagta ma iiga saari kartaa adaaa PayPal leh angu malihiye mahadsnid

  • @abdiwahaabdhaqane7057
    @abdiwahaabdhaqane7057 2 роки тому

    inta badan waxa aad sheegeysid war lafahmaayo maahan

  • @umu275
    @umu275 Місяць тому

    kenya makashaqeya paybalka❤

  • @baazinuur5371
    @baazinuur5371 2 роки тому

    yaa soomi jogaa lacag kala baxi wili wax soomali joga lacag kala baxi ma arak

  • @suweyszuu4949
    @suweyszuu4949 2 роки тому

    30 qof waku casuumay 30 follower waa heesta..influencer ima furmaayo mxaa qaldan ila wadaag wll mhdsnid

  • @dhafaa1563
    @dhafaa1563 2 роки тому

    Thankz

  • @clqaadirzeerka1155
    @clqaadirzeerka1155 2 роки тому

    Zxp wan ku salamay

  • @11naa44
    @11naa44 2 роки тому

    Somaliyey xirfado ama skills barta wxn idin ma anfacayaan

  • @wlljack6522
    @wlljack6522 2 роки тому

    Zxb iso jawab 30 qof fallow way iso dhehen ilahada influence lima furin

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. 2 роки тому

    Saaxiib waxaan rabaa barashada google adds ma i caawin kartaa!? Gelle bashiirow?

  • @kingboss7846
    @kingboss7846 2 роки тому

    Sida coinska la iskugu diro so samee ustaad

  • @ashkar1657
    @ashkar1657 2 роки тому

    Suaal lacagta dhanka sarre ee midigta ku jirta ee balance ku qoran tahay maxay tahay

  • @injinircabdirisaaq5275
    @injinircabdirisaaq5275 2 роки тому

    OK sxb anaga ma haysano car ama PayPal aan kula baxano ee adiga maad naga cawinsysa si aan kugu so dirsano lacagaha PayPal ka oo aad no sarifaysa aad ayaan ugu bahanahay

  • @mohamedsiyad6222
    @mohamedsiyad6222 2 роки тому

    Sxp si fcn Ayan ku fahanay lkn 100 ka markad la baxdo bes miya marlabad lama bixi kartid tik ayaa saran marlabad hada sweatcoin ka shaqaysato lama bixi kartid plz izoo jwb midaa

  • @barcelona1038
    @barcelona1038 2 роки тому

    Sxb 30 qof markaan link gayga udiro registration sameyaan
    30$ la Ii furo markaan labaxo
    exbabayer may noqoni mise mar labaad iyo mar sedexaad Waal labixi karaa anigoon 30 qof kii hore bassa is ticmaalaya please isoo jawaab

  • @h.e.dahirabdikadir9260
    @h.e.dahirabdikadir9260 2 роки тому

    Sxb mar walba oo aan lacag la baxayo ma dad baan casuumayaaa

  • @nimcanbisle4850
    @nimcanbisle4850 2 роки тому

    thanks br

  • @tayoziir9013
    @tayoziir9013 2 роки тому +1

    Kawrn hadaad tidhaa UA-cam ND Snapchat ma lihii muxuu kaa rabaa

  • @maxamedabuukrhashi517
    @maxamedabuukrhashi517 2 роки тому

    Turkiga peypal maka shaqeeyo miyaa

  • @m.s7087
    @m.s7087 2 роки тому

    Kalay somad ayan dhahaynin 200dollar ayan la baxay may ku furmato 200

  • @najiibnajiib9423
    @najiibnajiib9423 2 роки тому +1

    Wad mahad sanatahy wll Gale bashir lkn walal waxaa raba suaashan ah influencer ka markaad noqoto 30 aad u dirtid walal marka labaad eed.la baxaysid ma 30 qof kale ayaa lagaa rabaa mise walal tii hore ayaa kugu filan

    • @mediamarkttaby6647
      @mediamarkttaby6647 2 роки тому

      Sx wllo suashan anaa kula qaba pllz geele nosojawab

    • @maahirpoi2883
      @maahirpoi2883 2 роки тому

      Dee asaga kuu zheegaya inta qof ee aad u diri karto

    • @najiibnajiib9423
      @najiibnajiib9423 2 роки тому

      @@mediamarkttaby6647 wan walal sugaynaa inuuu inoga jawbo

    • @najiibnajiib9423
      @najiibnajiib9423 2 роки тому

      @@maahirpoi2883 suaashan ma fahantay inta qof ee loo dirayo mahaa zxp ee wa marka aad dirto eed la baxdo 2 labaad ma 30 qof ayaad u laba diir

  • @anwarshariif9494
    @anwarshariif9494 2 роки тому

    Big boss aad ayaa kula socdaa

  • @mhabeeb3897
    @mhabeeb3897 2 роки тому

    Walal influancer Hub ima furna Balse coins badan ayan haystaa marka ma ii sarifi karta 900 coins $100 ma igu bedeli kartaa!??

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 роки тому

    soomaalidi waala waalayaa 🤯

  • @maxamedismaaciil3272
    @maxamedismaaciil3272 2 роки тому

    Zhp geele waxad bixisaan ii sharax

  • @mastarmahad4662
    @mastarmahad4662 2 роки тому +1

    sxp koonis ayaa ku soo diraa ee ii badal noh

  • @powerfullmotivations942
    @powerfullmotivations942 2 роки тому

    Sxp waxaad inoo soo samaysaa sida looga shaeysto online typing jobs

  • @qasimabdi9654
    @qasimabdi9654 2 роки тому

    Side lagu ogaada in linkigaga laso raacet

  • @baazinuur5371
    @baazinuur5371 2 роки тому

    wll run miyaa lacagta wll ma runa ishga

  • @cabdiqani7386
    @cabdiqani7386 2 роки тому

    Wll geelle igacan qabo

  • @engismodacar2313
    @engismodacar2313 2 роки тому

    Side master card ugula baxaa?????‽‽????????????????‽??????????‽????????????????????????????????????????

  • @maxamedyare8140
    @maxamedyare8140 2 роки тому

    Ustaadow waxaa jeclaan lahaa in loo sarifo maadaama somalia aan joog

  • @littlelive7535
    @littlelive7535 2 роки тому

    Nio paypal kaga kasoo diraa evc isoo dir sxb macaan

  • @relaxingstressmusic354
    @relaxingstressmusic354 2 роки тому

    okay socodka wax jira maaha miya dadlee inad kuso darto miyaa larabaa 🧐???

  • @hidayoadan8627
    @hidayoadan8627 2 роки тому

    Abowe ana rabo shaqada olne ka ah inte kahela

  • @injinircabdirisaaq5275
    @injinircabdirisaaq5275 2 роки тому

    Waa codsi sxb

  • @hafzaquruxofficial8165
    @hafzaquruxofficial8165 2 роки тому

    Hada kahor aan barnamij aa soo galisay aan soo dagsaday markay xogaa ii aruurtay wayba iga xirteen

  • @allyyusufapdirahman6446
    @allyyusufapdirahman6446 2 роки тому

    For me I think is not good way to make money in sweat coin..

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 2 роки тому

    Sxb waxaan gaaray 5k waxay iisoo celsheen 240 waa tuugo

    • @11naa44
      @11naa44 2 роки тому

      5k wa 0.005

  • @zaalimsahal1692
    @zaalimsahal1692 2 роки тому

    Coins sidee lacag loogu badala sxb is

  • @mohamedabdikani1736
    @mohamedabdikani1736 2 роки тому

    Ustaadi ixtiraaam buuxa baan kuu hayaa fadalan lkn dhalinta applicationkan ka dhaaaf

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels 2 роки тому

    Video aqoon iyo run sheeg ku saleysn geele bashiir ugu imo

  • @mubarikabdiyuusuf5457
    @mubarikabdiyuusuf5457 2 роки тому

    bashiir sxb lambarka whats appka ma noo reebi kartaa

  • @dadaamindada6401
    @dadaamindada6401 2 роки тому

    Debate card malaga baxsan karaa

  • @faaraxshariif6551
    @faaraxshariif6551 2 роки тому +1

    madaxdayda♥️♥️

  • @BALAN_QAAD
    @BALAN_QAAD 2 роки тому

    Ani 30 dollar aaa kala baxay sweatcoin Kumana dirsan
    PayPal lacagti meel dhaxee iga luntay yaaa I caawin karo

    • @RASHKAVIP
      @RASHKAVIP 2 роки тому

      Aniga ku caawinaya

  • @bashirabdi9617
    @bashirabdi9617 2 роки тому

    Dhor qof ban invitw gareyaya sen ku arkaa dadkan invite gareyay

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial 2 роки тому

    GEELOOW HADA MA.DHABAA IN LACAG LALA BIXI KARO

  • @zaalimsahal1692
    @zaalimsahal1692 2 роки тому

    Sidee coinska lacag ugu badala scb

  • @ahmedmohamudsheikhabuu2239
    @ahmedmohamudsheikhabuu2239 2 роки тому

    keep going