КОМЕНТАРІ •

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 4 роки тому +267

    "inaad 24 saac tahay online waxay ka dhigan tahay inaad raqiis tahay noqo qof ay adag tahay in la helo wixii qaali ah lama helo"
    whi odaahdan ayaa i dareensiisay waxaan ahay wana mid aan ku qoran doono niyadda dheerigalin a u noqonaysa in wax qabsado

  • @soojirainacabdirisaaq9633
    @soojirainacabdirisaaq9633 4 роки тому +145

    🤲Inta laylatul qadriga sugaysa 🤲ilaahoow nala kulmi laylatul qadriga aamiin aamiin

  • @halimomohamed9299
    @halimomohamed9299 4 роки тому +299

    *Walaal cumar inshaar waxaan kaa codsanayaa markaad gaadho 300k insha'allah inaad soo dhigto muuqaal ku saabsan noloshaada inta igu raacsan like saara si'uu u'arko cumar inshaar mahadsanid*

    • @henhoa7357
      @henhoa7357 4 роки тому +1

      Never mind
      NoloshiiiSa Aya Muhiim ku Ah Sow Maha
      🙄🙄🙄

    • @halimomohamed9299
      @halimomohamed9299 4 роки тому +1

      @@Kalid__ Sax✅

    • @abdirahmanabdi4379
      @abdirahmanabdi4379 4 роки тому +5

      It’s nt important his life omar inshar Just you needed his advice

    • @caanobooro1446
      @caanobooro1446 4 роки тому +2

      Codkiisa lee la maqlaa wajigiisa maxaa loo arki waaye

    • @ahmednor160
      @ahmednor160 4 роки тому +6

      @@caanobooro1446
      Taas muhiim maaha
      Adiga waxaa kuu muhiimsan wxuu kusoo gudbinaayo inad ka faaideysato

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 роки тому +12

    *اللهم وفقنا ليلة القدر

  • @Istiqaamomedia9690
    @Istiqaamomedia9690 4 роки тому +8

    ماشاءالله اخي الكريم عمر محمد. ربي يحفظك ويعطيك العافيه والمعافية بالحقيقة لقد كشفت عنا الطريق الفوز ونرجوا أن نكون من الذين يستمعون القول فيتبعون أحسنه

  • @anababdi3850
    @anababdi3850 4 роки тому +87

    Masha Allah I like your soul I learn a lot at from it

    • @topfan4998
      @topfan4998 4 роки тому +9

      Adoo somali fahmayo maxa kugu kalifay english ku faan luuqadada hooyo

    • @runtarabiigujecel6476
      @runtarabiigujecel6476 4 роки тому +1

      @@topfan4998 hey bro u don't have to mind about that let her write whatever she wants

    • @ZupairMoha
      @ZupairMoha 4 роки тому

      WAA RUN KU FAANA LUUQADIINA 2

    • @ZupairMoha
      @ZupairMoha 4 роки тому

      @@runtarabiigujecel6476 Ku Faan LuuQadaada Nio✅

    • @wll__________kumar_____4682
      @wll__________kumar_____4682 4 роки тому

      Luqada ku faan

  • @abuumohamed8294
    @abuumohamed8294 4 роки тому +8

    Asc wllayal aniga ogaansho waxaaan kusoobiray 2017 waxaan jiray sanadkaas 19sano wagii aaankusoo biray ilaahada waxyaalo badan ayaan nafteyda kabadaly mnshaalh wll cumar wnkumahadcalinyaaa cimri dheer iyo caafimad suban ayaan kurajeeenaa inshaalh

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 роки тому +12

    Absoulutely one of the best youtubers i ever seen 💟💟💟

  • @abdifatahmuhudin2509
    @abdifatahmuhudin2509 4 роки тому +4

    Cumaraw waad mahadsanthy waxad i dareensiisey wax aan weligay aan dareemid Allah haku barakeeyo oo janadiisa Allah hanu kulmiyo inshaa Allah

  • @amunabdi7553
    @amunabdi7553 4 роки тому +10

    Alx ma lihi face book, Instagram, Twitter, account, scape, kaliya WhatsApp ayaan isticmala si famliga iyo azxaabta xidhiidhkoda u ilaaliyo ❤☝️🤲

  • @shaqalecabdikariin1565
    @shaqalecabdikariin1565 4 роки тому +26

    5:21 halkaa markaad marasay waan qiirooday

  • @alibashirali4046
    @alibashirali4046 4 роки тому

    M.A /Elhmudlilah. 3Bil kahor ayaan nolosheyda ku dabaqay qodobadan aad hda so shegtay. Runtina waxa ugu muhimsan an ka bartay aya ah in waqtigaga si saxan ugu faai deysatid. Barakallah Ustaad Omar Inshar 🙏

  • @ilaashmedia
    @ilaashmedia 4 роки тому

    Jazakallah cumar kheer Allaha kusiiyo
    Alxamdulillah fadliga bisha barakeeysan aawgeed isbadal badan ayaan dareemay waqtigeeygana waanka faa ideestaa alxamdulillah wlaalaha Allaha saas kadhigo Allaha noojoogteeyo nimcada waqtiga iyo kafaa ideeysigeeda
    Wlhi markaan muqaalo madadaala ah tiro badan daawado ani dhan waxaan dareemaa ciriiri nafsaani ah maalinkaan casharo iyo bandhigyo iimuhiim ah waqtiga kuqaatana waxaan dareemaa farxad iyo inaan ahay qofka aduunka ugu taajirsan uguna awooda badan ookale
    السعادة مفتاح الحياة

  • @AbdilahiJiinje
    @AbdilahiJiinje 4 роки тому +8

    “Godkaas Madow Een Laga Bixi karayn” Cibaarada Hal-hays Ee Dhiirri galiye Omer Mahadsanid Wll🙏

  • @abdikaniosmanjama3917
    @abdikaniosmanjama3917 4 роки тому +24

    Aadbad ugu muhad santahay wlaL runtii kalmadahan hurdada ayay naga kiciyeen
    جزاك الله خيرا اخونا عمر🙏❤👋

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому +24

    Masha Allah "Dhowr Jeer Ayaan Ku ceshaday Muuqaalka Si Aan Udhuuxo"
    Waxaa Xaqiiqo Ah Oo Biyo Kama Dhibcaan Ah Inaadan Qasaareynin Hadii Aad Saaxiib kadhigato Caalimiinta Muthaqafiinta Ah "Oo Waqtigaaga Nasiinada Ah Aad Iyaga Laqaadatid"...
    "La Saaxiib Dadka Sida Fariimaha Nolosha Ee Dhabta Ah" Waxaad Heleysaa Ribix "Talooyin,Tusmooyin,Tusaalooyin,Turxaan bixin iyo Taageero Dhinac Kasta Ah"...
    Ustaad Cumar Inshaar,Wuxuu kamid Yahay Ama Kow Kayahay Xidigaha Ifaya Ee Kaa Haqabtiraya Talooyin taabagal Ah Oo تحت التجربة Ah...La Saaxiib

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 роки тому +2

    Maansha allaah xaqiiqdii muuqaalkani wuxuu iiga dhiganyahay sida daimond ka oo kalle ilaahoow nagu anfac aniyo inta walaalahay ahba

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 4 роки тому +9

    Taajudka allah hanaga aqbalo
    😍aamiin😍

  • @hodanhussein3855
    @hodanhussein3855 4 роки тому +7

    Maclin allha kuxfido cwa wa haben anwaxyabo badan kataqulusy 18.5.2020❤

  • @xasanmaxamed9848
    @xasanmaxamed9848 4 роки тому +1

    Masha allah wll waa kaaga mhadcelinaya xasuusinta xaalada xun aan ku suganahay ee casriga daanyeerta .
    الف الف شكر ... ..

  • @inageeljir
    @inageeljir 4 роки тому

    muuqaal nolosheyda wax kabadalay mahadsanid Ustaad Omar inshar . iyo Dhammaan inta ku xiran channel kan waxaan idin leeyahay Ramadan Kareem.

  • @نعيمةبنتخضر
    @نعيمةبنتخضر 4 роки тому +2

    Manzha allh Cumar inzhaar Alle cimriga Hakuu dhereyo inbadan Ayanu kaa faa'idna wllhi Gaar aHaan Dhalinyarta Aad iyo Aad Ayad umahad zantay cumar runtii AbaaL Wayn Ayanu ku haynaa 👍🏻❤❤❤🙌

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 роки тому +10

    Wcs Marka ugu horeysa wxn leeyahay Allah haynagu simo habeenka laylatul qadriga, omer Allah hakuu danbi dhaafo wll qali💚🌍

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 4 роки тому +3

    Ala ani maxaa waqti ku ciyaaray ilahoow isoo hanuuni🙏🙏🙏💯💯💯

  • @aadanmaxamuud2354
    @aadanmaxamuud2354 4 роки тому +59

    Inta ogaansho ila tageer san like ❤

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 роки тому +7

    Mahadsanid wll Omar ❤👏🏾👏🏾

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 4 роки тому +39

    Mashaa Allah Omar Wallhi muqalada wan Usoo Xisay Macal Wan Radiya Mar kasta oo Aan UA-camka Soo Galo marka Asaxbta Ogaansho subscribe Isara fadlan 😍

  • @calicabdulemuxumed9064
    @calicabdulemuxumed9064 4 роки тому

    aad baad umahad santahay ustad keyga qaaliga ah abaalkaga ilahey haguda dhalinyarada haadaan baad kasoo cilisay wax adun i aakhri anfacayane waad ushegtay jazaakallahu kheyran wa axsanu jazaa

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali379 4 роки тому +3

    جزاك الله خيرا اخي عمر ❤️

  • @alishirre3545
    @alishirre3545 4 роки тому

    Masha Allah
    Walalkay cumar kheyr Aduun iyo Aakhiro ilahay haku siiyo

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 4 роки тому +1

    Ustaad Omar inshar thank you

  • @lailacabdiguuleed5612
    @lailacabdiguuleed5612 4 роки тому +2

    Omar wiilka canalkaan waxkusoo gudbiya intaan u fiirsaday ayaan garan waaya hal eraya oo kuhabboon ,si aan kuugu mahadceliyo magaranayee walaal Rabbi naarta jidhkaaga matuso Maankaaga iyo Garaadkaaga mugga iyo miisaankalehna hakuusiyaadiyo Gacal ayaad nootaha ilaahay haku barakeeyee

  • @faizamahamed1300
    @faizamahamed1300 4 роки тому +2

    Mahadsanid qof wax kuu sheega wax yar arkeysaa ee dadaow waqtigiina ka faaiideysta intey goori goortahey

  • @Harsanmedia
    @Harsanmedia 4 роки тому

    wxbdn ayaan ka faiiday xaqiiqdiii wna iiifarxad iyo aqoon inan wxbdn kabarto umadada wxbdn ayaad ugu taal wxd ugu taalna waa wxa halkaan kukeenay mhddnid walal cumar inshaar 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mubaarikabdiqani8413
    @mubaarikabdiqani8413 4 роки тому +4

    Majadzanid wll caaawa goaan aa qaaty mahadznid inan ka faa ideysto waqtigageyga iyo jaaniska aan hysto maaanya thank u

  • @mustafawacays3675
    @mustafawacays3675 4 роки тому +1

    Mahad sanid sxb inbadan.
    Waxan kaa codsanayaa inaad soo galiso muuqaal siduu qofku xirfad uu kubartay qurbaha, uu wadanki uga hirgalin karaa.
    Thank you

  • @ahmedmahammed8710
    @ahmedmahammed8710 4 роки тому +1

    Masha Allah walaal khayr allaha ku siiyo ado kalena allaha badiyo mahadsanid

  • @aminahmed4680
    @aminahmed4680 4 роки тому

    Masha'allah bro Cumar Raxmaanka haku xafido waxaad tahay Shaqsi aad iyo aad uqiimo badan wax badan u faa'iideya Bulshadiisa gaar ahaan Da' yarta Shukran Million Jeer Ustaad Omar Inshaar

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 4 роки тому +11

    Jazakallh kheir wll mcn wlhy inaa aniga iga hadlesad moodaa insha allah muqalkan kadip isbadal aan ka samen dona istcmalka tellkyga ♥️♥️

  • @daadirs3753
    @daadirs3753 4 роки тому

    Waa cilid maanta iheysato. Mahadsanid cumar xasuusintaada

  • @farxadsidedacar
    @farxadsidedacar 4 роки тому

    ILLAAHAY ha Ku barakeeyo Amiin

  • @moxamedukeey2491
    @moxamedukeey2491 4 роки тому

    Aad iyo aad ayaan uga helaa ustad cumar dhiira galintada waxan jeclan lahaa in aad isoo badiso tariikhda soomaaliya waxan ahay arday jecel in uu wax badan ka ogaado

  • @ahmedabdullahi2428
    @ahmedabdullahi2428 4 роки тому

    Jazakallah kheyr wllky Cumar inshar
    Wlhi ani ahn wax badan ayaa ka faaiday Muqalkan 🙏🏻❤

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 роки тому +1

    INSHAAR nin wax badan iga badalay. Ma aqaan si aan kugu mahad celiyo. Waxad jeceshahay oo jano u horeyso alle halu siiyo. Aad ayaaan uga helaa muuqaladaada

  • @anwaryare4184
    @anwaryare4184 4 роки тому +4

    Very helpful video. Thank you very much Walal! “being in control of your schedule and activity planing how to spend time plays a significant role in your life happiness”

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 роки тому +1

    Ogansho iyo asxaabta ku xiran ramadaan kariim😍

  • @mahamedmohamud7498
    @mahamedmohamud7498 4 роки тому +1

    Masha ALLAAH.
    JazakaLLAAHU kheyran wll inshaar.
    Adigoo kale ILAAHAY ha noo badiyo.

  • @dralpha7221
    @dralpha7221 4 роки тому

    Marka hore Omar inshaar waad ku mahadsan tahay Hormarka aad nala jeceshahay inaan gaarno Anagana Allh naga dhigo kuwa ka faaideysta. Waxaana ku dhihi lahaa noo soo badi mowduucyada aad Is leedahay wax tar bey leeyihiin mahadsanid kun iyo kow jeer

  • @deganmohamedabdi1397
    @deganmohamedabdi1397 4 роки тому +1

    mashllh walalky wllhi wax bdan ayaan mant kaa faidy garnyn ilaahy jantul fardus haku geyo

  • @saedahmed7153
    @saedahmed7153 4 роки тому

    Masha allah Best Motivation. Allah haku sharto Cumar inshaar

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 4 роки тому

    Ilaahay Ha kaa siiyo ajir aan dhamaan insha Allaah walaaloow run baad sheegtay

  • @kingqalbiholcay6751
    @kingqalbiholcay6751 4 роки тому

    Jazakallahu kheyr ya aqii

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 4 роки тому +4

    Mashallah omar inshaar wllo casharo bdn ka barty Allaha ku dhowro
    Kuna barakeyo

  • @aadancali2254
    @aadancali2254 4 роки тому +1

    Ma is leedahy somalida arintan dhib Wayne ayay Ku Haysa
    Tanks sxb

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 4 роки тому

      Haa aad iyo aad walhi aniga indhihii aya i daalay haben iyo maalin san ugu jiro khadka lkn goor fiican ayu noso gudbiyay walalken insha alh wanka tashan

  • @NoName-uq3vh
    @NoName-uq3vh 4 роки тому

    Walaahi arrin xaqiiq ah ayuu ka hadlay walaalkeen cUmar inshaar alle ha xifdiyee adduun iyo aakhiroba

  • @salmanhaji5616
    @salmanhaji5616 4 роки тому +1

    Maasha Allah Waxaan dhihikarnaa Kobcinta Aqoonta dhalinyarada ku dayasho ayad mudantahy

  • @ahmednor160
    @ahmednor160 4 роки тому

    Wax kale oo ku dhaho ma garanaayo runtii
    Keliya ustd waad Mahadsantahay si ay kuusii dheerigeliso , MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID.
    Allaha ha kaa Abaalmariyo

  • @MohamedSalafi
    @MohamedSalafi 4 роки тому +1

    muuqaalkan wax baan ka faaiidey mashlh

  • @nuuradiincadami9794
    @nuuradiincadami9794 4 роки тому +1

    Ustaad Omer Inshar Magacaa ha jiro.

  • @kamalabdi5900
    @kamalabdi5900 4 роки тому +14

    Daanyeerada ugu waa wayn tiktok ayay joogaan🙈🙈😂😂

  • @darkanabigascw2030
    @darkanabigascw2030 4 роки тому

    Mahadsanid wll cumar,run ahaantii waa mawduucyada ay ugu baahi badan tahay bulshadeena,mahadsanid 100%

  • @abdullahishhussein9759
    @abdullahishhussein9759 4 роки тому +2

    cumar inshaa row waxaa tahay shidaalka nolosheeda waana.ku sii seexdaa habeenki codkaaga dhiira alinta wata

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar runtii wax badan ayaan kaa faa'iday
    Waxan rajeynaya muuqaldan oo kale waninta dhalinyara ah in aad noosoo badisid

  • @cabdifataaxjaamac3661
    @cabdifataaxjaamac3661 4 роки тому +2

    Wax ku dhiba Alla kuma Tuso.
    "int Yar ee aad na wacyigelinayso ayAa Nooga Qiima badan wax kasta"

  • @jamamohammed6176
    @jamamohammed6176 4 роки тому +4

    قال حسن البصري رحمه الله :ياابن ادم إنما أنت أيام كلما دهب يوم دهب بعضك
    Ina-Aadanoow waxaad tahay maalmo markastoo maalinni tagto waxaa tagey badhkaa mida
    Wllayaal waa in aynu u shaqaysanno wixii Aakhiro iyo Adduunba Dani inoogu jirto
    Dantaada garo waligaa

  • @ibroosdaacad5778
    @ibroosdaacad5778 4 роки тому +1

    Macalin kheyr allah ku siiyo Wllhi waxa ogaaday inan ahay Daanyeerka weyn😢

  • @nourabdiwarsame6640
    @nourabdiwarsame6640 4 роки тому

    Allaha kusharfo wllkayga cumar wlhi intaan kuxirmay Ogaansho wax badan oo isbadal ah baaan samayeey.
    Aakhiro iyo aduunba Allaha kusharfo mahadsanid inbadan boowe.

  • @abubakarmaxamuud8134
    @abubakarmaxamuud8134 4 роки тому

    Ciida ayaan idiinku hanbalyaynayaa
    Wallahay allaha inaga aqbalo ramadaanta

  • @ridwaanadan1397
    @ridwaanadan1397 4 роки тому

    Jazakumullah wll allah waxan kagabaryaya in uu caqliga kubarakeeyo

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne 4 роки тому

    Masha Allh Wll Allaha Ku Barakeyo Mar Wlba Wx Faido Leh Ayad Noso Gudbisa
    Waqtiga Allha ku Barakeyo🙏🏿🙏🏿

  • @Moo_5k
    @Moo_5k 4 роки тому

    Ustaad waxaa tahay qof wax badan ka faaiidestay horey u soco teacher

  • @Janagale252
    @Janagale252 4 роки тому +3

    Dhalinyarooy waqtigiina ka faa’iidaysta, Maanta waqtiga aan Noolnahay shirkadaha waa wayn ee baraha bulshada waxay kharashaad badan ku bixinayaan sidii ay ku heli lahaayeen waqtigaaga qaaliga ah, shirkadahaasna waxaa ugu wayn facebook, waxayna malaayiin doolar ku bixisaa in ay soo jiidato maskaxdaada oo aad waqtigaaga ku lumisid facebook, fadlan isku daya in aad waqtigiina meel fiican galisaan oo faaiido leh sida wax akhriska , waxbarashada , diinta iyo xirfadaha. Baraha bulshada waxaan aniga joojiyay 2 sano ka hor, waqtigaas aad baan u isticmaali jiray lkn maanta mobilkayga siduu meel iskaga yaal ugu imaadaa, asxaabta igu dhow way ila yabaan lkn ma fahansana faaiida aan ka helay markaan iska daayay baraha bulshada waxaana ka mid ah faiidooyinkaas waxaan bartay xirfado badan aan horay aqoon ugu lahayn waxaan akhriyay bugaag badan maanta aad baan ugu faraxsanahay isbadalka igu dhacay mana jecli hal daqiiqo in ay cayaar cayaar iiga baxdo, walaalahyga somaaliyeed aan jeclahay waxaan markale idin leeyahay waqtiga waa qaali ee ka faaiidaysta fadlan👍🏾

  • @maahir2004
    @maahir2004 4 роки тому +1

    mash allah wll runtii wax bdn aaan ka faa ideystay ilhy hanaga dhigo kuwa waqtigoooda ka faa ideystaa

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 4 роки тому

    mahadsanid wl cumar socoial medei marna sa iga wakhtiga iga qaata marna sida ugu fakarayo sida isaga deyn lahaa allah hanaga dhigo kuwa wakhtiga ka fadeysta

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 роки тому

    Mahadsanid cumarow waa inan ka tanaasulaa caaliga daanyeerka xaqiiqatan waa inan iska xadidaa maalaa yacniga

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 4 роки тому +16

    _Eid coming soon_
    *Ogaansho keep going up*

  • @khadarnur2358
    @khadarnur2358 4 роки тому

    M.a. ani saamayn 99% ayuu igu yeeshay muuqaalkaan for good. jazakalah kheyr

  • @suhasuha1815
    @suhasuha1815 4 роки тому

    Jazaka Allaah kheyral jaza mowduucan aad ayuu ii saameyey. Horey u soco walaaal

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 4 роки тому

    Msha allh ilHy hakaa apaaLmariyo caqliga iyo fikirka aad nagusoo kordhizaYy

  • @abdifitahilyas6109
    @abdifitahilyas6109 4 роки тому

    Allah ku xafidoh wllken cumar inshar pulashada wax wyn bad uhyza
    hori uzocoh hka cajizin hwshad waddo anaga ba grpkga ahn

  • @MohamedClahi-mr5hv
    @MohamedClahi-mr5hv 4 роки тому

    Wlaal cumar waxaan ahey wiil da'diisu tahey 13 Waxaan ku xiranahey muuqaaladaada kuwa macluumaadka iyo kuwa dhiiragalinta masha allaah wax badan ayaan kaa bartey

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 роки тому +1

    Mnsha Allah Muuqaal aad U faa'iido badan , Jasaakallaahu Kheyran Walal Omer Inshar,
    Faa'iido :
    -Marwalba isku day inaad Wakhtigaaga ku bixiso Wax faa'iido kuu leh
    -Isku day inaad Marwalba ka fogaato Muuqaalada Qosolka iyo bilaa Faa'iidada ah
    -Isku day inaad Xirfad Yeelato
    - "Noqo qof ay adag tahay in La helo"

  • @cabdullaahiufuroowmacalin7829
    @cabdullaahiufuroowmacalin7829 4 роки тому

    Mashaallah Ilaahay xaku sharafo walalal wax badan ayaan kaa faaiday waxan jecelahy in aan nolosheeyda wax kabadelo hadda laga bilaabo Runahaantii social media wuxuu waa caqabad.

  • @oongooyeofficial1130
    @oongooyeofficial1130 4 роки тому

    masha Allah cumar Inshaar
    walaal Allaha ku jazeeyo
    Aakhiro iyo Aduunba.

  • @zakilove8812
    @zakilove8812 4 роки тому +1

    Masha Allah wll runtii waa muqaal aad ii sameeyay qeer alaha kusiiyo

  • @dr.abubakarmawlid1293
    @dr.abubakarmawlid1293 4 роки тому

    Jazakalaah akhii omer inshaar runtii wxd thy dhiirigaliye dhaba allaha ka abaalmariyo

  • @mohamednur21
    @mohamednur21 4 роки тому

    Masha allah from Belgique 🇧🇪 xili kasto hadafkaga waxyaalaha fiic fiican ayaa la dhex helaa mncha allah

  • @AhmedHassanDahir
    @AhmedHassanDahir 4 роки тому

    Omar inshaar Allah ku xafido ugaas wlhi wax badan ayn kaa faidey cudurkaan caqliga danyeerta anigey wlhi dib igu haysa

  • @zakiyare591
    @zakiyare591 4 роки тому +1

    Wll Aad AyaD UMahdsAn Tahy OMAR 👌💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
    KaNalka Kaliya Ee Aan WaX KaFaa iDo
    Masha Allah 💯Respect💯

  • @shiineakhyaar2132
    @shiineakhyaar2132 4 роки тому

    Mahadsanid macalin waxbadan ayaan kaa baranaa

  • @alnuurmedia9608
    @alnuurmedia9608 4 роки тому +1

    Cumar inshaar baraarujiyaha dadka mhdsnid

  • @hassanmacalin7626
    @hassanmacalin7626 4 роки тому

    Barnamijkan aad ayuu muhiim igu yahay
    Omar inshar Video uu leeyahay oon is idhi
    Waad ku khasartay wali ma dawan.
    Ramadanta allaha inaga aqbalo
    Habenka laylatul qadrigana khayrkisa
    Allaha ina siyo WSC

  • @mohamedmohamud2697
    @mohamedmohamud2697 4 роки тому

    Mahadsanid wll dhibkaas wa i haysataa lkn wa dadaalaa Insha-Allaah

  • @cabdibaari4231
    @cabdibaari4231 4 роки тому +2

    Masha allah walaal waad mahadsan tahay inta aad i ogaysiisay ceebtayda alle hakaa abaal mariyo

  • @mohamedabdinurmohamed1604
    @mohamedabdinurmohamed1604 4 роки тому

    Mash allah ustaad waxa yaabo fara badan ayaa nolosheed kabadashay oo aan dad fara badan aan qadka isticmaalin aan ugu gudbiyey

  • @mkadan1354
    @mkadan1354 4 роки тому +4

    waxan.uso galey inan daawado my pillow muqalkaas qorshaha iku jirey madama mp iku yar dartiis u daawan wayey balse hda muqal kalo ka qurux badan baan fiirsanaya thnks omar inshaar

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 4 роки тому +1

    aad ayaad u mahadsantahay Omar runtii waa mawduuc aad u qiimo badan insha allah anagana illahay hanaga dhigo kuwii qaata kuna dhaqma

  • @CAAFICHANNEL
    @CAAFICHANNEL 4 роки тому

    Anigoo Book Akhrinaya ayaan yara caajisay kadibna UA-cam ayansoogalay, waxanan la kulamay muuqaalkan.
    waxaaban mooday inuu aniga iga hadlaayo Subhana Allah. DONT WASTE YOUR TIME

  • @ahmedazzura5789
    @ahmedazzura5789 4 роки тому +1

    Insha allah wad igu og thy wllkey jazakallah

  • @cabdullahicali6843
    @cabdullahicali6843 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar