@@roblemaer4834 haa 1983dii buu shil gaadhi ku dhintay c/naasir eebbe ha u naxariistee fanaan qaaliyuu ahaa number one buu ii yahay aniga heesihiisuna ma kala dhacaan si gaaraa loogu xulan jiray baan is idhi mudo ilaa 10 sano ah oo fanka ku jiray iyo heerka uu gaadhsiisan yahay ilaa hadda cajiib tolow ubad ma ka tagay
Kaalayoo da'daa raac Nala daansha daanshoo Ragga doobkii la ciyaar Dacar malab ilen cidi kama daydee Dogob dhacay kolleyba wax ma diiriyee Malaha kama damacsanid guur'e Duqan aabahaa ka da'wayn Ma dan kalaad ku wadataa!!?
Waa Riwaayaddii Doob Qalanjadiisii gabay 1979.
Riwaayadii doob qalanjadii gabay heesaheedu ma isku wada laxanbaa 😊❤
Sannadku Waa 1979, Waxaan ka mid ahay rakaab saaran baska isaga goosha Beledweyne iyo Xamar. Wadihii baska ayaa noo saaray cajallad ay ku jirto heestan, kolkii ay cajaladda idlaatay, ayuu wadihii baska noo saaray cajallad ay ku duuban tahay Heesta DADDY COOL EE KOOXDA BONY M. Waa Doob qalanjadii gabay ee uu sameeyey AUN abwaan Tukaale . Mahadsanid WAAYO WAAYIHII WACNAA.
Walhi nin waxbadan ujosoo jogay nabadraadshe
Nabadraadshe nin culus o tariikh haya tahay
@@waayowaayihiiwacnaa riwaayadaa kale magaceedii maxaa la odhan jiray singub aktarka ka ahaa
@@waayowaayihiiwacnaa heesihii ku jiray wax ma ka xasuusataa wll mise wax caan baxay kuma jirinba
Masha Allah nabadraadshe nolow waayo badan
Waa kaleer codku sxb. Mahadsanid
Thanks.
Cabdinaasi macalin iyo hibo allaha ha u naxriisto😢😢😢😢
Wa sida aad sheegtay ustaad waayo duqu waa beerdilaacshe oo maryan mursal qabay mahadsanid www
Beerdilaashe iyo martan mursal qabay
Ruwayadii Doob Qalanjatii Gabay, waxaa Curiyaya Abawaan Maxamuud Tukaale sanadii 1979kii
Group A..Waaberi Legends Ragga waxaa Ka Haray oo Nool 1-Cigaal 2-Samatar 3-Saalax Qaasim. 4-Hanuuniye ugu dambeyn intii Dhimatay allaha U Naxariisto oo uu Ugu Dambeyey Al-Ustad Axmed naaji sacad..Hoos Ayaa Loo Batay. Wallahi...Sc...
Grenada laxanka iyo codkaba
Cabdinaasir macalin waxuu dhintay 1978 heestan waxaa la curiyay 1980 baa leedihiin fadlan is waafajiya
Siddeetamaadkii (1982/1983) buu marxuumku geeriyooday. Doob Qalabjadoidii Gabay ayay heestan ku jirtay 1979. “Dibjiradu inaanay wax daryeeli karin, dunidaba aan weydiine, dar Alle ragga da’da yari ugub dihin ma leeyahay” (Maxamuud Tukaale AHN).
Sax saas maqley 1983 ban maqlay
AUN C/Naasri waxuu geeriyooday sanadkii 1983kii, shiil gaari wadda 30ka agagaarka Bar ubax Muqdisho
@@sacdiaxmed2332 Footo Geelle agteedii.
@@roblemaer4834 haa 1983dii buu shil gaadhi ku dhintay c/naasir eebbe ha u naxariistee fanaan qaaliyuu ahaa number one buu ii yahay aniga heesihiisuna ma kala dhacaan si gaaraa loogu xulan jiray baan is idhi mudo ilaa 10 sano ah oo fanka ku jiray iyo heerka uu gaadhsiisan yahay ilaa hadda cajiib tolow ubad ma ka tagay
Erayadii Abwaan maxamud ismaan dukaale Allow kuu Naxariiso isaga iyo Abdinasir macalinba
Riwaayadisii doob qalanjadiisa gabbay
Aun dariskeennii cabdinasir Macalin siciid Aamiin Aamiin Aamiin. Heeso iyo fannaaniin waa kuwii horre
Hawlwadaag.
Wow
Riwayad waxa Alif AHUN maxud tukaale cismaan magacedun waxey Aheyd Doob Qalanjadiisii gabey waxana ku dawadey National theater hargeysa wayo wayo iyo bari samad hetstan waxa wada wada Qadayey AHUN cabdi Nasir macali siciid iyo hibo Nuur
Waxba nooma reeban maamo hibo nuura ilaahy hadaayee. 1:00am 19-april-2023, doob jaamacada hada dhameeyay walina aan shaqo bilaahin, maamadu anigay iga waramaysaa.😅😅
Hibo Maxamed Huddoon iyo alle haw naxariistee Cabdinaasir Macallin (Hobollada Waaberi) Hooyadii Fanka. Heestani waxay ku jirtay heesihii riwaayaddii DOOB QALANJADII GABAY waxaa riwaayaddaa sameeyey Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan (Alle Haw Naxariisto)) waxaan riwaayaddaas galay 1980 magaalada Burco.
Qambi
Walahi wa runta waxba noma rebanin ragow fadhiga ka kaca
Waagàsa dhibku jersey.
Kaalayoo da'daa raac
Nala daansha daanshoo
Ragga doobkii la ciyaar
Dacar malab ilen cidi kama daydee
Dogob dhacay kolleyba wax ma diiriyee
Malaha kama damacsanid guur'e
Duqan aabahaa ka da'wayn
Ma dan kalaad ku wadataa!!?