5 Farsamo Oo Muhiim Ah Ka baro Tiktok

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU #TikTok

КОМЕНТАРІ • 156

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  3 роки тому +31

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda!
    Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

    • @mohamedyariisow815
      @mohamedyariisow815 3 роки тому +1

      Ludo money 💰 sidah losameyoh kasohadal plz

    • @WllKhaalid-ki4pe
      @WllKhaalid-ki4pe Рік тому

      sxb blz sidee tiktok kaaga loogu qaada No pio yet 😢🙏🏻 waa mahay NO bio 😢

    • @roodokhalif7836
      @roodokhalif7836 Рік тому

      Zzp wxaan rabaaa tiktoka lanbrkii aaan ku samytt garan wyyy see loose cishan karaaa blz iga jawaaab🙏

    • @MaxmedAamiin-kc9xx
      @MaxmedAamiin-kc9xx 9 місяців тому

      Haye zxp

    • @PaasterpioPaaster
      @PaasterpioPaaster 8 місяців тому

      Usdaad music tiktok ayaa waxa uu iga noqday commercial side marka somali music loo dhigaa

  • @iM252
    @iM252 3 роки тому +36

    Mahadsanid mudane 🙏

  • @Haredyare2
    @Haredyare2 Рік тому +5

    Zxp thanks wxa iisodhegta Qadka an video tiktok ré ekshin iga bixiyo qof kale leyahay ama u Iditin ugu sameeyo aniga o hadlaayo thanks bro keep going 🎤🙏

  • @mustaqiimaden6947
    @mustaqiimaden6947 3 роки тому +4

    Masha’allah shukran brother ee side video loso download gareyaa ado isticmalaya laptop

  • @boqorobilan1974
    @boqorobilan1974 2 роки тому +7

    Aad iyo aad baad umahad santey wlloh qli allah haku sharfo💋🌱

  • @xeefobaango1889
    @xeefobaango1889 3 роки тому +3

    Wllo markahore waa ku salameya inaad sheegtid Apkaa pegasus muqalna ka samee wad mahadsantahay wllo

  • @hibodekow9748
    @hibodekow9748 Рік тому +2

    Mnsha allah walal mahadsanid 3ayan kabartay

  • @salmanahmed2126
    @salmanahmed2126 2 роки тому +2

    TaliyE intE kala so xirira allah haku zharfE 🙏

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 Рік тому

    caadi matihid,
    yes yes yes ENG- YUYU

  • @XasanCadde-f9x
    @XasanCadde-f9x 2 місяці тому

    Mahadsanid sxbky 🎉

  • @khadarahmed4435
    @khadarahmed4435 3 роки тому +2

    M.a bowe illhy haku badiyo subscribta

  • @xapsomaxamed9523
    @xapsomaxamed9523 Рік тому +1

    Sxb side u hela qof reply iso gale waqtiga Aan la hadle Sid sanadkii iyo bishii adoo mahadsan🙏

  • @abdikarimabdi4632
    @abdikarimabdi4632 22 дні тому

    Mahadsnid maalim👊

  • @muqtqrhaaji7703
    @muqtqrhaaji7703 2 роки тому +2

    Thanks

  • @qanciye___poi8162
    @qanciye___poi8162 2 роки тому +1

    Sxb sidee da,da tiktok ga loo badashaa noo soo duub plz and plz

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 11 місяців тому +1

    Wn ku faaiday muuqaalkan zhp mahadsanid❤

  • @IkraanClahi
    @IkraanClahi 3 місяці тому

    Wllky tiktokeyga live markan sogalo meeshan dadka kaso qaban laha qafil saran plz igu caawi

  • @cabdulahihaji2226
    @cabdulahihaji2226 Рік тому +2

    Mshallaah
    .

  • @MahadSalaad-bi9sr
    @MahadSalaad-bi9sr 2 місяці тому

    Qeebta 1aad in LA furto Maa fican ama in LA isla xiro ii so Sheega plz saa'id Uma fahmin

  • @geenyomohamed14
    @geenyomohamed14 3 роки тому +3

    Abowe ani waxn ka codsan laha sidee lo sameyaa in uu qarsado sawirkiisa waliba hal qof kaliya anona arkaayo qofka xiliga ugu danbeysa WhatsApp lkin WhatsApp kale hadn ka firiyo qofka sawirkiisa wan arkaa lkin ani wuxu itusaa in uusan wax sawira usaarneyn marka qishkaas iga dabgeey abowe thanks

    • @maryamoxuseen5998
      @maryamoxuseen5998 Рік тому

      Taas weey fududahay abyo lanbarkaga Uma save saas darted qofka mrkuu usave neen lma arko

  • @CabdirixmaanCandikaafi
    @CabdirixmaanCandikaafi 24 дні тому

    Hanbalyo 100k zhb

  • @cabdaleidiris7472
    @cabdaleidiris7472 Рік тому

    😃zxp Sidee profile tiktoka lomadobeya plz iisheeg Waubahanay ustad🥰🥰

  • @hazzamhuzzem9591
    @hazzamhuzzem9591 7 місяців тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Tiktok guideline violations
    Waar zhpyal luuqa qofna comment uguma diri karro not send ayuu ileeyahay i caawiya😭😭😭

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 3 роки тому +1

    Wllo IPhone 📱 See logu isticmala Whas app GB Kaso Hadal Ciwanada kuso dar iPhone 📱 Samsung kaliya ka hadasha

  • @HassanAbdullahi-t4k
    @HassanAbdullahi-t4k 11 місяців тому

    Sidee loogu xiraa isticmaalkeeyga 1 saac kaliya

  • @CwalixasanBilow
    @CwalixasanBilow 3 місяці тому

    Mahadsanid zxp

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 Місяць тому

    Repost ma sameyn karo maxa sababaya😊

  • @CabdiKhadarofiil34
    @CabdiKhadarofiil34 4 місяці тому

    Zxp tiktok somaliya see lo ga ba dala labar tiktok

  • @kadiyekadiye9531
    @kadiyekadiye9531 6 місяців тому

    Wax badan baan ka faa iiday vedeo gan mahadsanid
    Sxb Facebook account- gayga wuxu gaaray 5000 Qofna kuma darsan karo Qofna iguma darsan karo maxaa xal ah ? Mahadsanid

  • @abdirahmancaato2792
    @abdirahmancaato2792 2 роки тому +1

    👍Hore usoco saxib hais taagin

  • @ShariifCllaahi
    @ShariifCllaahi 7 місяців тому

    Sxb ready to close tiktok maxaa laga wadaa

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia Рік тому

    Wali ma arag sarsamada aan radinayo Wll MAhadsanid intanba dad an aqon aya jiro aniga im252 ayan kabartay sidan jaclahay farsamada qar qarna aniga aqonay hada farsamada radinayey waxa weyan fallows TikTok maxow kor ugu kici layahay u fadhiya weyan magaratay

  • @cabdalaaxmed-ed1gy
    @cabdalaaxmed-ed1gy 6 місяців тому

    Kulli waa fahmay sxb waad mahadsan tahay sxb

  • @Miyraa-h1w
    @Miyraa-h1w 9 місяців тому

    Tiktok geeyga message kamaa dirii kaaro

  • @suheybsaalax94-dq1tm
    @suheybsaalax94-dq1tm Рік тому +1

    Saaxub waxaan kuugu mahad celiyo ma,aqaan

  • @XasanAbuukar6
    @XasanAbuukar6 7 місяців тому

    Sp tiktokeyga ayaa mid kale Ila isticmaalaya waliba anigoo ogeen 😢 ee see iskaaga bixiyaa😢

  • @Naimaaynuush
    @Naimaaynuush 6 місяців тому

    Mahadsanif mudane❤

  • @AnfacCabdiNasir
    @AnfacCabdiNasir 9 місяців тому

    Abowe TikTok kayga aaraba inaasoceshto oo an magaciisa io nabarka ankusameeye wan aqaana mana iikacoya kuwo kale aa ikacoyaan

  • @xamsecabdiwahab9419
    @xamsecabdiwahab9419 Рік тому +1

    Sidee tiktok loo share gareeyaa

  • @AyanAbdullahi-h3u
    @AyanAbdullahi-h3u Рік тому

    Wll tiktok maquulka dawade moyee kukale ma arko Asi lee igu solala wanayo maxaa uguwacan 😢🙏plz iga sojawaab Adoo mahad San

  • @salmanahmed2126
    @salmanahmed2126 2 роки тому +2

    AaR nio zxp dadkii ma arki karaan waxan so dhigey max dhacay bal wax iga zheeg nio zx pow🙏

  • @ifraaxchannel351
    @ifraaxchannel351 Рік тому

    M.a mhdsnd waxba kabartay❤hore usoco

  • @AweysMohamedAbdulle515
    @AweysMohamedAbdulle515 3 місяці тому

    Aad iyo aad lpx waxbadaanaa ii faa ideesi runtiii

  • @أبوحذيفةالجواهري
    @أبوحذيفةالجواهري 6 місяців тому

    Aniga wxa iga cawisa ciwana iga lumay kici markaa maago code maiiso dirayo

  • @SudeysiAbdishakur-m7y
    @SudeysiAbdishakur-m7y 8 місяців тому

    sidee muqa loo dhigaa tiktok compter

  • @BULSHEYSTE
    @BULSHEYSTE 4 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XikmoFaarax-qv4px
    @XikmoFaarax-qv4px Рік тому

    Wll tik tokaga cilad iga hesataa wll hadaa vidiyow hadaa soo qadan tag to ama iska duubi donto waxoo dhahaa this sound isn’t available kasoo hadal plz 🙏❤️

  • @hcujvjc7812
    @hcujvjc7812 2 роки тому +1

    Keep going legend

  • @cawilcabdirisaaqjaamac1262
    @cawilcabdirisaaqjaamac1262 Рік тому

    Mahadsanid mudane

  • @Cismaanrubuc
    @Cismaanrubuc Рік тому

    Saxip 137kun ayaa haysta tiktokta video aan soo dhigo lama arko maxaa ka khaldan iisheg

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman374 11 місяців тому

    Dawashada live TikTok iga xidhan ee side uhagajista plz isheg abowe

  • @clfataahyarre8281
    @clfataahyarre8281 2 роки тому +1

    so badi pro

  • @SahraCabdilaahi-f5k
    @SahraCabdilaahi-f5k 5 місяців тому +1

    Adkaatay

  • @abdulahiabukar232
    @abdulahiabukar232 Рік тому

    Sxb wanku barya sida lo furto mobile gameing

  • @lovelyunicorn610
    @lovelyunicorn610 Рік тому

    Nudge maxaa waaye wll

  • @QaasimSaney
    @QaasimSaney 4 місяці тому

    Waxaa raba sida tiktok fllolow loohelo

  • @iftiinmedia6743
    @iftiinmedia6743 11 місяців тому

    Sxb sidee tiktok luuqa qof loga la hadlo ka soo hadal

  • @abdirahmanyosef9956
    @abdirahmanyosef9956 2 роки тому +1

    Zxp wxad sogalisa sidad TIKTOK followers hoosu dhaca please and please

  • @Axmadkhadar148-
    @Axmadkhadar148- 6 місяців тому +1

    Asc sethy sxb iiwaran xaladada ok wad kumahadsantahy sidaquruxdabadan eed noogu fahfaahisay in ta kadib waxan kaa codsanaa hal arin taaso igudhacday sxb waxaan fahmiwayayna igu noqotay sxb tiktok gayga ayaa laigajaraa muuqalada daawashadooda malin ba malin takadan beysa waxaa la iiga jaraa si aan macqulba an ahen marka sendhahaa sxb

  • @SamraadSam
    @SamraadSam Рік тому

    Thank you 😊

  • @hoooyofarxiyohooyofarxiyo1013
    @hoooyofarxiyohooyofarxiyo1013 2 роки тому +1

    Sxb acon iga maqana jiro ma iso clin karta

  • @KaariyeMahdi
    @KaariyeMahdi Рік тому

    Dawashada live ka iga xidhan ee side uhagajistaa

  • @ajeeylaacibka
    @ajeeylaacibka 8 місяців тому

    Sxb tiktok Dismis go raayo sidee looga gaadaa

  • @FaysalXuseenfaarax-wh9lp
    @FaysalXuseenfaarax-wh9lp 11 місяців тому

    Zhp thanks waxa kahely farsamada 6iyo4

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 Рік тому

    Zxp arinyar kaaga baahnaaye xagee kaalso xidhiidhaa

  • @abdullahiofficial6902
    @abdullahiofficial6902 2 роки тому +2

    Fiiri macalin tiktok prived account iga saaran sidee loo xaliyaa

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese Рік тому

    Thank you

  • @MaxamedIsaaq-hl9yh
    @MaxamedIsaaq-hl9yh 4 місяці тому

    Maxamed ❤❤❤❤

  • @NAZRIGA.OFFICIAL
    @NAZRIGA.OFFICIAL Рік тому

    Waar Nio mxa ku diidey inaan wax suum gareysid

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox Рік тому

    Thanks bro

  • @khaalidjamac9465
    @khaalidjamac9465 Рік тому

    Sxp ani meesha ever one ani fallowrs iiteh😟

  • @axmedgashiin3946
    @axmedgashiin3946 3 роки тому +2

    Mahadsanid eng yuyu🙏

  • @haashimomar8010
    @haashimomar8010 Рік тому

    Sxb waxaan layaabanahy codka gmail ilahada imasoo dhicin maxaa ka qaldan

  • @Fardowsaxasan048happy
    @Fardowsaxasan048happy 6 місяців тому

    Waad ku mhdsan thy walaal

  • @abdiwalihassan1733
    @abdiwalihassan1733 2 роки тому +1

    Bro sharaxatda Zoom Gali so lo arki meshad ku dhufanesid do lo arki falaarta ku taabsii mahadsanid

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970

    War sxbow sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato

  • @Jaamac-vt9px
    @Jaamac-vt9px 5 місяців тому

    Wall tigtok sefiicn umaesatacemagaano seeleefloofurtaa komatiga waxamadirikari

  • @sadaamyare7563
    @sadaamyare7563 Рік тому

    Mahadsanit wllkay kuli wey I anfaceen🙏

  • @canabcumar95
    @canabcumar95 Рік тому

    ❤❤❤jasaaka laah qeran

  • @Claahi-dz4mo
    @Claahi-dz4mo 5 місяців тому

    Thanks pro

  • @QalbiDahab-pl7rz
    @QalbiDahab-pl7rz 10 місяців тому

    Waamahadsantahay

  • @Ilyaas744
    @Ilyaas744 4 місяці тому

    Thaks

  • @AxmedCabdirashiid-c8k
    @AxmedCabdirashiid-c8k 10 місяців тому

    Taliye intee kala soo xiriiri karaa

  • @MuscabMaxamed-tb3si
    @MuscabMaxamed-tb3si Рік тому

    Sidee sawirada usoco ceshaa

  • @fatimoahmedzalad1882
    @fatimoahmedzalad1882 2 роки тому

    Thanks bowe

  • @LiibaanXasan-uk4yw
    @LiibaanXasan-uk4yw 6 місяців тому

    1:24

  • @Aqonmaal
    @Aqonmaal 6 місяців тому

    ❤❤❤

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 Рік тому

    Tnx bro

  • @mohecabdulahisr2552
    @mohecabdulahisr2552 6 місяців тому

    Sxp side lopadlo Basswood ka sxp

  • @xasanoffecial3651
    @xasanoffecial3651 4 місяці тому

    Sxb Aniga waa ii 3qebod bas

  • @Nuurow8
    @Nuurow8 8 місяців тому

    Sxb sidee loso celiya vidio tuurty

  • @Iqruuzh
    @Iqruuzh 5 місяців тому

    Wll cade markuu sodirayo intuu kugu sodiraa

  • @dalmarmaxamedaxmed9551
    @dalmarmaxamedaxmed9551 6 місяців тому

    Waxbada 5 tabo 🫡

  • @mohadalmar340
    @mohadalmar340 7 місяців тому

    Asc bro

  • @ismaaciilmaxamed2658
    @ismaaciilmaxamed2658 9 місяців тому

    ❤free space

  • @HappyBeaver-ct6jn
    @HappyBeaver-ct6jn 8 місяців тому

    🎉🎉

  • @abdirahmanabdulahi9667
    @abdirahmanabdulahi9667 Рік тому

    Bro xage kala so xarira gabar walashey tiktok laga xiray

  • @KoostaKoosta
    @KoostaKoosta 4 місяці тому

    Fire wall sida hes soomaalilosaarto baeless isheg

  • @DeeqoDagan-gj6js
    @DeeqoDagan-gj6js Рік тому

    Wuxu dhaafi layahay 1.k

  • @AxmedAdan-ei1kv
    @AxmedAdan-ei1kv 7 місяців тому

    wll think ❤😂