Djibouti 🇩🇯 | CALI SABIIX | Magaalada tareenka | iyo Xuduudka Djibouti iyo Ethiopia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 927

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 роки тому +779

    Djibouti 🇩🇯 gobolada ay koobantahay oo dhan waxan ka samyndoonaa muuqaalo cajiiba isha ku haya sxbyaal ❤️🙏

    • @mohmedAbdi71
      @mohmedAbdi71 2 роки тому +4

      ilaa Koobkay cafe gii aya i agyaala sxp👏😋

    • @Dekdmc-y1i
      @Dekdmc-y1i 2 роки тому +2

      Qeys tajora so marr

    • @abdiabdielmihibo3472
      @abdiabdielmihibo3472 2 роки тому +3

      Qays gaysar wan salamaya waan ku tagera ee naa soo maar maarkad soo noqoto ok

    • @yahyegavaneh9033
      @yahyegavaneh9033 2 роки тому +3

      Qaysoow vediogi casimada jabuti dib miyad nogu dhigtay

    • @rachidmousse2331
      @rachidmousse2331 2 роки тому +2

      Welcome to ali sabieh brother🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @mulkidahir3837
    @mulkidahir3837 2 роки тому +2

    Jabuuti wax soo bandhigo qurxdeeda adiyaa ugu horeeyo dadkana baro

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 роки тому +30

    Inta reer Cali Sabiix, Jabuuti ah waan salaamayaa!

  • @dahmuse8775
    @dahmuse8775 2 роки тому +41

    Hello everybody from hargeisa Somaliland! Vive Djibouti!

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 роки тому +19

    Hello Djibouti 🇩🇯🤗 from jaarka soomaaliland

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 2 роки тому +45

    Masha allah qurux dii Jabuti baad soo bandhigteen waxaad u qalantaan inay inay abaal gud idinsiyaan reer Jabuti 👌🏽✌🏽👍🏼

  • @suadkassim5102
    @suadkassim5102 2 роки тому +10

    Dhulkii reer abtigay jecliya dadka hooyaday macan allah yarxamuhaa ayaa kadhalatay dadka ilbaxnimo iyo wanaag hargaysa idinka Soo salaamaya

  • @suhayb_yooko9510
    @suhayb_yooko9510 2 роки тому +150

    As I believe you are the best roll model in somaliland keep up. Shp lgugu dayda♥️👑👑

    • @haberjeclo8036
      @haberjeclo8036 2 роки тому +8

      Somaliland maxayade ar ninka somali oodhan ayu maatala nic nic daa yare

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 2 роки тому +5

      @@haberjeclo8036
      Magac beenta uso qadadtay reerka magaca ciyaal farmaajo

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 2 роки тому +1

      @@haberjeclo8036
      Kada Dhilo yahay.
      Magaca noo Dhig niicyahay

    • @xamdacali8788
      @xamdacali8788 2 роки тому +1

      Wllowaadnakalabartay.shukran

    • @haberjeclo8036
      @haberjeclo8036 2 роки тому +1

      @@xamseofficiall7509 Nic nic lee car octbar Kalay inan kuu wasiwyno

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 2 роки тому +33

    Muqaal wakhti iyo energy Badan Galay weeyi wlhi Lipaax Qays Qayser Rabbi Haku Siyaadiyo cfmdka iyo cimriga bro ❤️✋

  • @ahmednachi1
    @ahmednachi1 2 роки тому +72

    Reer djabouti iyo rer somaliland way islu dheeryihiin waana dad in badan is fahansan💚💭❤️🇩🇯

    • @inaismail4860
      @inaismail4860 2 роки тому +13

      Reer jabuuti iyo reer somaliland waa dad is dhalay oo wada dhashay

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere 2 роки тому +2

      Waa runta hee isse warabee JAMURIYADA BARAKAYSAN SOMALILAND wey ka luushaan

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 2 роки тому

      @@ilko-dheere maxa qaldan macnaha

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere 2 роки тому

      @@hamdaismail6155 inader ma indhahaa aya leys kabaan miya..
      Manta Samiya ma dhegeesatay..
      Samiya Samatar??

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 2 роки тому

      @@ilko-dheere maba aqan ma somaliland ayey cayday😆

  • @shukri1395
    @shukri1395 2 роки тому +46

    I feel like I'm traveling with you guys because you are showing us many places that I wouldn't never have seeing before. Thank you 🙏🙏

  • @osman.a.kabayare1489
    @osman.a.kabayare1489 2 роки тому +27

    Ali Sabieh wa magaalo oon jeclahay
    Jawi degan, carri udgoon iyo cimilo wacan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Thanks dear brother for this amazing 👏 video

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 2 роки тому +12

    Djibouti 🇩🇯 dalkeygi Labad dad an jeclahY Maasha allah qays qeyser chanan an jeclay hor mar wcn 🙏❤️❤️

  • @usamebayle.3985
    @usamebayle.3985 2 роки тому +8

    Innaba Caadi ma ahan muuqaalka D jabuuti Zalaama Reer Jabuuti From Somalia 🇸🇴🇩🇯🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому +35

    I can’t wait to see beauty of Djabouti. I never been in Djabouti our brothers and sisters we proud of you your progress

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere 2 роки тому

      No no no reer joog ma joog stay where u r plz..
      No reer xamaarawii here..

    • @adamlopez9457
      @adamlopez9457 2 роки тому

      @@ilko-dheere ahaba waas danyaae. All somalis are the same.

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere 2 роки тому +1

      @@adamlopez9457 ok inaa Jennifer lopez...

  • @updykhadarkoce74
    @updykhadarkoce74 2 роки тому +7

    Muuqaal qurux badan
    Magaalo qurux badan
    Dad wada qurux badan
    Qays Qaysar waan ku salaamay Sxb from hargaysa

  • @momomeddaher1023
    @momomeddaher1023 2 роки тому +9

    I am djiboutian waan kukuu so dhawaaynayna magalada djibouti qays qaysar my bro i like your clip brother 😍😍😍❤

  • @idirisxuseen6904
    @idirisxuseen6904 2 роки тому +4

    Mashaa allha aad bay uqurxoon tahy Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @nimcohassan1235
    @nimcohassan1235 2 роки тому +8

    DJIBOUTI DALKAYGII LABAAD SALAAN KAL IYO LAABA FROM ZOMALILAND 🙏😘

  • @iamk3977
    @iamk3977 2 роки тому +18

    Indeed it's a very beautiful country Djibouti🇩🇯 much love🥰❤️ from Hargeisa Somaliland
    Qaysqeyser Muqaalada atleast 20minute kasoo dhig

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 2 роки тому +6

    Ali sabiix mar waan booqan doonaa haduu eebe idmo ✌️ jabuuti 🇩🇯 is such a beauty that you dwell into

  • @charkoyabehboy3932
    @charkoyabehboy3932 2 роки тому +2

    welcome djibouti qaysow .
    I from jabuuti 🇩🇯🇩🇯

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 роки тому +12

    My Fav Country ♥️🇩🇯 DJIBOUTI waa Meesha Kaliyeen U Xiisay 😥I will Visit within 2022 insha allh Thank U Qays For Those BEAUTIFUL Vedio 🥰

  • @ifrahmed3667
    @ifrahmed3667 2 роки тому +1

    Aska my home, mahadsanid Qays bienvenue a Ali-sabieh🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @fahadeidvlogs6170
    @fahadeidvlogs6170 2 роки тому +24

    Djabuuti is home of 2 milon people
    Jabuuti ale kaa sakow somali baa lee
    Waa dal xadiriyin ah oo soo jirin falay
    Waxa magalad dhisay essa empire
    Waa somali ilbaxa oo qabil aqon

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 роки тому

      Waa runtaa wll hadaan nahay rer djibouti waan isku sobireynaa Inchallah lkin caaydaa nagaadayaa aaf franciska aan kuhadalno ayaad nacdin nasiibdaroo waa afkaan taclintaa kubarano lkin Djibouti somalia baaleh boqolkibaa waa 98 somalida labadakale waa canfar iyo carab sotahribtey yemen luqadaan ugu badan lagu hadloo wadankaa waa somali mahaa francis

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 2 роки тому

      @@yasermohamed3284 Haw jojinina waxas hal luqad waa jahilnimo qofku inuu afaf badan ku hadlo waa markasto uu calamka ku xidhmo oo horu maro somalida waxa gooni socod ka dhigay oo qabiil ku mashquliyey waa halka luqad calamkay la tartami lagayen iyo wadamada jaarka

    • @yasermohamed3284
      @yasermohamed3284 2 роки тому

      @@hamdaismail6155 adi xage kasojedaa wll somalia mise Djibouti ? Qoof fican tahay o ilbaxaa

  • @bilanomar24
    @bilanomar24 2 роки тому +1

    Mashallah Djibouti jona merci hn

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 2 роки тому +3

    Mashallah 🥰 magaladan ku dhashay caska Ali sabih 🥰🥰🥰🥰 an jeclahay

  • @aden.a5495
    @aden.a5495 2 роки тому

    Magaalada waxa ku dhashay Halyaygii wayna AUN MAXAMUUD XARBI FAARAX ee gobonimada horiyada jabuuti iyo midnimada umada 5'ta somaaliyeed u shahiiday. Allee ha u naxariis too

  • @mohmedAbdi71
    @mohmedAbdi71 2 роки тому +22

    cali sabiix is so amazing place i will come cali sabiix if Allah say💙👏🇩🇯qaysow ha daaLin wa sanadkaGiiye🙏😋

  • @moustaphaelabe8688
    @moustaphaelabe8688 2 роки тому +18

    🇩🇯 qays qayser and teams well done 👏 we really appreciate broadcasting your fantastic documentary in our land's. Waa muqaalo quruxbadan iyo macnihisi wata.🏆🎖🎖🎖🎖💯👍👍💪

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 роки тому +7

    Ali sabiix 2011 baa laygu xiray anoo tahriiba aniga iyo sxbkay iyo 40 oromo ah oromadii jeelkaa lagu xiray anagana daarada jeelka baanu seexanay askarta cuntada ay cunaysay baanu la cunaynay subixiina waa nala siidaayey tahriibtiina waanu sii wadanay,waa dad somalinimadu ku wayntahay mnsha allah noolaada reer djabuuti waan idin jeclahay

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 2 роки тому

      Mashallah huno wad mahad santahay huno anakuna sidokale wan idin jeclnahay huno all somali walahi ❤❤❤🥺😘🥰😇🇩🇯🇸🇴

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 2 роки тому

      @@khadraayan2909 😍❤

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 Рік тому +1

      Wan laa ilmeyay qoralkaga waxad ii cadaysay inan somali nimadu wax walbo kaa wayntahay on hadan Somalia taagi laha sida layla dhaqmi laha

  • @Shukrijeyte
    @Shukrijeyte 2 роки тому +12

    Waa markii iigu horeysay oon arko vlog jabuutiya 😻🙏

  • @umumuxsin884
    @umumuxsin884 2 роки тому +6

    Masha Allah Djibouti dhulbarwaqo wadan nabaded Allah how siyadiyo qeys qeysar jasyakalah kheyir

  • @faizahabdi298
    @faizahabdi298 Рік тому

    Masha.Allah wan jacelahy jabuuti walalahen ❤❤from somali ❤❤

  • @dahmuse8775
    @dahmuse8775 2 роки тому +42

    Djibouti Republic, nice and beautiful country! My second lovety country! Mon pays bien aimé! Vive Djibouti!

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 2 роки тому +1

    Masha Allah my beautiful Caska jiir oo joog weliga ❤💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 2 роки тому +2

    Djiboute alle haydin barakeeyo from hargeisa

  • @makibafarahabdi9824
    @makibafarahabdi9824 2 роки тому +6

    Djibouti mashallah Ali-sabieh wa gobolka familky ku dagan i love u😘🥰🇩🇯 tank u qays qaysar my Best youtouber

  • @Aicha12294
    @Aicha12294 2 роки тому +9

    Masha Allah Qays I am from Djibouti but live in Canada thanks for this video and your visit to my lovely Country DJIB....DJIB...Djibouti 😍 You should next visit Arta and the North of Djibouti Tadjourah. It's so beautiful

  • @nimcosiciid7403
    @nimcosiciid7403 2 роки тому +2

    Qaysoow music ga inad kadaysid ban rajaynayaa qolyo badanbaa jiroo music ga ka xanaqa oo muuqaladada aan dawanayn music 🎼 daraadi thank you

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 роки тому +5

    Jabuuti hore u soco insha allah
    From hargaysa hadhwanaag somaliland

  • @Haibe571
    @Haibe571 2 роки тому +1

    Absolutely dalxiis baad na geysay aanay lacagi nagaga bixin. Mahadsanid mudane

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866
    @barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 роки тому +3

    Maasha alaaah japuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯qays qeyser ❤♥️♥️iyo maaweell♥️💯👑 keep going prothers💯♥️💯💯❤❤ coming soon 200k💯💯💯💯❤❤

  • @Yassertekno
    @Yassertekno 6 місяців тому

    Thank you 🤩🤩🤩 I am from cali sabix❤🇩🇯❤🇩🇯❤

  • @adoonkaalle6347
    @adoonkaalle6347 2 роки тому +3

    My love djibouti 🇩🇯 nabad iigu waar ❤️

  • @amgame5160
    @amgame5160 2 роки тому +1

    Wa halgaan kudhashay Ali-saxiib vive Aska

  • @mohainaabdullahi5575
    @mohainaabdullahi5575 2 роки тому +28

    A patriotic man, may God make everything easy for you. Thank you, Governor
    Qeys Qeyser big Legend Respect full Sxb ❤🥰 from Muqdisho Somali 🇸🇴

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 2 роки тому +1

      Muqadisho ma dad aan somali ahyn badegen
      Kulaha muqdisho somali mise cidba kugu haysta muqadisho

  • @demabdillahi
    @demabdillahi Рік тому

    Machallah mom pays❤❤❤❤❤Djibouti 🇩🇯 👏 ❤️ 💪

  • @kaltunhussein3256
    @kaltunhussein3256 2 роки тому +8

    Mansha allah Boqortooyo team qays qaysar hore uu soco wll
    Waxad tahay the best UA-camr in Somali

  • @Yassertekno
    @Yassertekno 6 місяців тому

    Thank you🤩🤩🤩 I am from cali sabix ❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤

  • @abdinurali4414
    @abdinurali4414 2 роки тому +17

    LEGEND ALWAYS LAGEND KEEP UP BRO FROM GABILEY🙋🏾‍♂️💚

  • @barkadfarah5901
    @barkadfarah5901 2 роки тому +38

    welcome to djibouti qays qeyser....je suis tres content de ton arrivee a djib meme si que t avais pas prevu avant,,,, you are the best vloger in east africa

    • @abdirazakmohamed9012
      @abdirazakmohamed9012 2 роки тому +1

      Somali magaranysid miyaa shp

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 роки тому +2

      Francias wax lagu faano maaha gaalo kuwa ugu xun weeye. Changer a Somali

    • @odeysoomaaliyeed
      @odeysoomaaliyeed 2 роки тому +2

      Af soomaali soo haboona in aad qorto? Maxaad ka faaiideeysaa afka gumeeystaha? Waliba gumeeyste kan dunida ugu xun oo ah Kharansiis UFFFFF

    • @omar403o7
      @omar403o7 2 роки тому

      Guys they learn french in djibouti schools which is the only official language it is the same as us in the diaspora only being able to type in English and other European languages but we understand Somali.

    • @housseinchinemohamed6990
      @housseinchinemohamed6990 2 роки тому

      taas oo Soomaalida dhexdeeda la yaab ku ah marka aad Ingiriisida wax ku qorto in aanay ka nixin balse marka aan farniiska wax ku qorayno naloo sheego in aanu jecelnahay gumaystaha.

  • @mohamedhabaneh1192
    @mohamedhabaneh1192 2 роки тому +16

    congratulation brothers, waan ku farxasanahay inad so bandhigtan quraxda caska is my homeland i love aska thank you for this great job

  • @zakabdi5128
    @zakabdi5128 2 роки тому +4

    ماشاء الله تبارك الله عليكم ربنا يحفظك ويسعدك ويوفقك يا غالي ومنور بلادي حبيب جيبوتي

  • @hamzawalieh6806
    @hamzawalieh6806 2 роки тому +8

    Jazaka Allah Khayr Qays walaal! Thank you for bringing a much needed attention on Djibouti! Really Djibouti has soo much to offer the world in regards to sigh seeing, rock climbing and just enjoying our natural wonders!!! I'm hoping you'll visit Wea and Arta Insha Allah and yeah Enjoy my country on my behalf. And Welcome to Djibouti!

  • @abdiomar5567
    @abdiomar5567 2 роки тому +2

    I like what did, thank you very much 😍🇩🇯. from today I am one of your subscribers

  • @mahamedsheikhahmed4737
    @mahamedsheikhahmed4737 2 роки тому +8

    Thank you so much for sharing the history of the city of Ali Sabieh

  • @leebashirstudios13579
    @leebashirstudios13579 2 роки тому

    Qays Qeyser I like your programs you are the best from USA 🇺🇸. Puntlander.

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 2 роки тому +13

    Nice video full of valuable information I have not seen videos depicting the beauty of Djibouti and this is the first time I see a city Cali Sabxii
    But the city of Diree Duua I know and I lived there with my family during the civil war in Somalia .. Thank you for this great video🍃🌾👍🏾

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 роки тому

    Masha allah qays qeysar qurxdii jaboutibad sobandhigte cali sabiix xagagiiban tegi hirey caasimada wayka qaboowdey orod yahankii axmed saalax banagu casuumey mar uusobadiyey

  • @yusufweyrax2072
    @yusufweyrax2072 2 роки тому +24

    BEST VLOGER IN EAST AFRICA BEACE AND LOVE 🥰🥰

  • @aruseiyaori2893
    @aruseiyaori2893 2 роки тому

    Mama abdiraxman noolow ku soo dhawow my country djibouti vive

  • @amaliskandar1427
    @amaliskandar1427 2 роки тому +17

    Nice place Masha Allah thank u walal muqalada quruxda badan ee aad no so gusbiso I hope in aad nabad qabtaan shilki idin so gaadhey malinti dhawayto guul ban ku rajaynaya🙏🏽🤟🏽

  • @cabdishakurxuseenmoh
    @cabdishakurxuseenmoh 2 роки тому

    Abdirahman Qaysqayser iyo abdisamed maawel zxp mar waliba hore usocda idinleyay🙌🙌🙌

  • @abassabdllihi6575
    @abassabdllihi6575 2 роки тому +8

    Qays légendaire from 🇩🇯🙏🙏

  • @chrisdemenagement3890
    @chrisdemenagement3890 2 роки тому

    aad iyo aad ayaan nii hambalyeenaaya. cali sabiix waa magaaladeydii. horey u socda

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 2 роки тому +37

    We know that what you are going on for long journeys is to send us beautiful pictures. Thank you. Let's deliver 200k. May God bless my brother😔❤️.

  • @omadada100
    @omadada100 2 роки тому +2

    merci qays Allaah ha ku barakeypo.

  • @rashkashorts5370
    @rashkashorts5370 2 роки тому +10

    i love djibouti so much i will come forward brother QAYS 💯
    Keep going

  • @hananzulaymqn9156
    @hananzulaymqn9156 2 роки тому

    Mchaa caasimada somalida u shidan Djabuuti🇩🇯

  • @omarnasser5730
    @omarnasser5730 2 роки тому +8

    Djibouti 🇩🇯 my homeland thanks Qays best youtuber 😍

  • @omarfanteladen222
    @omarfanteladen222 2 роки тому +2

    Waxaad tahah nin legend ah horay u soco qays waanad ku mahadsantahay sidaad quruxda dalal ka somaliyeed uso badhigaysid 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💟❤

  • @Umu-Amina
    @Umu-Amina 2 роки тому +10

    waadnagu raajiseen waxaan rajeenayaa inaad nabadqabtaan qays iyo teamkiisa ❤️❤️❤️

  • @amiinoahmed6297
    @amiinoahmed6297 2 роки тому +1

    Cawa cali sabx joga from somalia

  • @ugpaatharagzan7176
    @ugpaatharagzan7176 2 роки тому +8

    Masha Allah 🇩🇯🇩🇯

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 Рік тому

    Jabuuti waad na jecleysiisay, ee waan imanayaaye hielada ugu wanaagsan jabuuto, cali sabiix, catra war igasii

  • @yuusufsacii
    @yuusufsacii 2 роки тому +8

    Masha alah muqal aan inbadan aan sugaynay qaysqayser legend keep going kulehy

  • @jafarmohamed8965
    @jafarmohamed8965 2 роки тому +2

    Welcome to your town
    Kuso dhawaw magaladadii🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @idrisabdi5192
    @idrisabdi5192 2 роки тому +5

    Welcome to Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AsedHagio
    @AsedHagio 10 місяців тому +1

    I love Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤

  • @blistermanic4245
    @blistermanic4245 2 роки тому +12

    Mashallah I really like the way you explained it and Allah has given you and your team talent so keep it up.👏👏👏

  • @meryamali8267
    @meryamali8267 2 роки тому +2

    Masha Allah waa magaalo aad u qurux badan🔥❤️Thanks qeys qeysar meelo badan OO an aqoon aya kugu bartay 🥰🙏

  • @ismailhussein9886
    @ismailhussein9886 2 роки тому +7

    Am from Kenya, I never had a chance to visit a Somali region though my soul had that urge since childhood but your channel brought it closer to me. Inshallah am aspiring physically to visit our Ancestral regions. Big love to All my Somali people wherever you are. Thnks brother qeys

  • @mohamedmedyoussouf8582
    @mohamedmedyoussouf8582 2 роки тому +2

    Bro Welcome to 🇩🇯🇩🇯🇩🇯Djibouti your second country I am one of your fan

  • @moali6299
    @moali6299 2 роки тому +4

    One of the best male youtber shaqada aad mudada yar kuqabatay darted waxaa uqalntaa kawayn
    Waa kaaga mahad celinana anago sariira-heena jiifna inaa aduunki nasoo kala baratay.
    Guul iyo gobanimo wlle.

  • @mahirhabib708
    @mahirhabib708 2 роки тому +2

    Geedkaas wuxu ku yalaa xuduudka djabuti iyo Ethiopia ee magalada GALIILAY waana hoos seexday geedka waa geeed hoos qabowle anigoo ka qaybgalaya ijtimaci 2020 2haben ayan jiifay bananka waana tagi doono insha allh markle

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 2 роки тому +4

    Miss you Djibouti dalkagi khastan Ali sabix😢😭

  • @memansaidatam420
    @memansaidatam420 2 роки тому +2

    Waan booqan malin un Djibouti insha'allah

  • @thelionblack3088
    @thelionblack3088 2 роки тому +7

    It is a very beautiful scene. I greet Abdirahman Abdiweli Farah Qeys🇩🇯

  • @moustaphaaididmasta7106
    @moustaphaaididmasta7106 2 роки тому +2

    My mate brother from another mother, we really thanking you 🙏 to welcome and enjoy your 2nd home 🏡 country Djibouti 🇩🇯... We loves ya brother Qeys...

  • @empireshow1
    @empireshow1 2 роки тому +7

    Qays qayser teegaaro number one hargiesa kuu xiistay bro 😎

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 2 роки тому +2

    Wlhi aad iyo aad ayn idan xisanna zhpyl ee hore u sacada ❤❤❤✋

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 роки тому +5

    Walaalaha shanaad jabuuti
    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️

  • @sh.Nuradin602
    @sh.Nuradin602 2 роки тому

    saaxiib qays mahadsanid kun & jeer wax badan ayaan kaafaa'iiday

  • @xudayfi5022
    @xudayfi5022 2 роки тому +10

    Waouh tous les gens sont somalien voyage avec Qays qayser en regardedent ses vidéos t’es vraiment bon et tu as su prendre ta place dans la vie on te souhaite beaucoup de courage beaucoup succès
    J’aurais aimé d’être là à avec toi comme 2013 et 2014 que des bons souvenirs ❤️❤️✌️ I love you my bro qays
    Waa #xudayfi wll ka

  • @MAHDIZILAYOFFICIAL
    @MAHDIZILAYOFFICIAL 2 роки тому +2

    Merci pour la vidéo... horey usoco from Djibouti 🇩🇯❣💯👏

  • @saadaali776
    @saadaali776 2 роки тому +4

    Merci Djibouti ♥️♥️🇩🇯🇩🇯💪💪

  • @nimadjibril5019
    @nimadjibril5019 2 роки тому +1

    اهلا اهلا وسهلا في جيبوتي

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 роки тому +3

    Vive Djibouti merci beaucoup vraiment 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💖💖💖💖💖🙏🙏

  • @xayaatibrahim6841
    @xayaatibrahim6841 Рік тому

    Masha allah waa dhul somaliyeed oo aad io aad u quruxbadan muqaalka xitaa in uu iga dhamado majeclesan❤from ciyaal xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴