PRANK || WLHI MAR DANBE XATAA INAAN KU FIKIREYNIN PRANKIGAN OO KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 чер 2021

КОМЕНТАРІ • 822

  • @nuurdiinkl
    @nuurdiinkl  3 роки тому +253

    ua-cam.com/video/wVJ0RP9ASrM/v-deo.html last video dont mis 😍😍

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +1305

    Hdaad mobileka gacanta bidix ama midig kuhyso oo hdana kabo la'aan aad daawameyso muuqalkan like ta dhac ku sii 😂😂😂

    • @khadiijomaxamuud336
      @khadiijomaxamuud336 3 роки тому +4

      intaba waan ahay lkn yaa kuu sheegay

    • @somiyaaabdullahimohamed7787
      @somiyaaabdullahimohamed7787 3 роки тому +3

      Beenta waye kaba xiranahay waliba dacas miskin🤣🤣🤣🤣

    • @aftahkaramah5368
      @aftahkaramah5368 3 роки тому +2

      @@khadiijomaxamuud336 𝐂𝐚𝐦𝐞𝐫𝐚 𝐢𝐠𝐮 𝐤𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐧 𝐤𝐤

    • @aftahkaramah5368
      @aftahkaramah5368 3 роки тому +1

      @@somiyaaabdullahimohamed7787 𝐥𝐤𝐧 𝐦𝐨𝐛𝐢𝐥𝐞𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐦𝐢𝐝𝐢𝐠 𝐚𝐦𝐚 𝐛𝐢𝐝𝐢𝐱 𝐤𝐮 𝐡𝐲𝐬𝐚 𝐤𝐤

    • @abdimalikmohamed1210
      @abdimalikmohamed1210 3 роки тому

      @@aftahkaramah5368 runta waye😂

  • @asmabaashe9805
    @asmabaashe9805 3 роки тому +184

    Wllhi atirisho fariid weeye hooyadeyba lalama guursan runteed waye anaaby ila dabeecad tahy😍😅😅😅😅😅

  • @ramlaruun2570
    @ramlaruun2570 3 роки тому +177

    Inta marke prnk maqashay so orode sideda oklh like dhac igu siiiya heee hailadhafina🥰✌

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @ruweyda123nuuroo8
    @ruweyda123nuuroo8 3 роки тому +222

    Prank markaa maqley sidaaa usoo roorey leeee😂😂😂😂

    • @user-eg4xf6zr2j
      @user-eg4xf6zr2j 3 роки тому +2

      Anaa ka daran🤣🤣

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +1

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

    • @user-eg4xf6zr2j
      @user-eg4xf6zr2j 3 роки тому

      @@deeqshowtube 𝚠𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚞𝚞 𝚣𝚊𝚛𝚎𝚢 𝚠𝚕𝚕 𝚑𝚊𝚍𝚊𝚏𝚔𝚊𝚊𝚐𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚎 𝚑𝚊 𝚔𝚞𝚞 𝚛𝚞𝚖𝚎𝚎𝚢𝚘🤲✌️💯

    • @hafsaqueen2668
      @hafsaqueen2668 2 роки тому +1

      Aniga iyo athiga iskumit ayanahay😂😂😂😂

    • @ruweyda123nuuroo8
      @ruweyda123nuuroo8 2 роки тому +1

      @@hafsaqueen2668 after 1 year miyaa soroortey😂😂😂

  • @shukriyaabdullahi4169
    @shukriyaabdullahi4169 3 роки тому +48

    Weligey waxaan illh kabaryo kama waayin illh ubad qeyr qaba haidin siiyo yaaarabi

    • @abshirmohamed2790
      @abshirmohamed2790 3 роки тому +1

      Amen amen

    • @umuothman6911
      @umuothman6911 3 роки тому +1

      Ameen yaa Alllah

    • @shukriyaabdullahi4169
      @shukriyaabdullahi4169 3 роки тому +1

      @@onlyqueen7405 haduu qeyr kuu yahy illh hakuu fududeeyo sidhaqso haduu shar kuu yahy insha allh kuma arko

    • @onlyqueen7405
      @onlyqueen7405 3 роки тому

      @@shukriyaabdullahi4169 Amiin thnkz wlshy🙏

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 3 роки тому

      @@shukriyaabdullahi4169 ii ducee abaayo muraad leeyahay adna Allaha ku xifdiyo

  • @saamiyasuufi5790
    @saamiyasuufi5790 3 роки тому +194

    Sheekada waxay kabilaabanaysaa 1:40 sikin kadib soco ee tag 4:17 sikin hadaan kucawiyay like

  • @yasinsugway5817
    @yasinsugway5817 3 роки тому +237

    Dumaashi timaha iyo qoorta u qari sxb mahadsanid ❤👌

    • @nashaadmaxamed1741
      @nashaadmaxamed1741 3 роки тому +5

      Sodoo kale waxaan leeyhy mawadaada marwalwo oo aad wax Isla duuweysan meelaha aya kaqaawan tahy u qari wllkey niurdiin wayo wexey kuutahy wanaag inaad marwadaada asturto salaan sare🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯👌

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +4

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

    • @liibaanphones1007
      @liibaanphones1007 3 роки тому

      @@nashaadmaxamed1741 adi ma asturantahaY!?

  • @suheylacadeey1879
    @suheylacadeey1879 3 роки тому +78

    😂😂😂😂 naag hade mesha imado no face no wada dhagan wlhi😂😂😂

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +1

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

    • @nimcosiyaad6203
      @nimcosiyaad6203 3 роки тому +2

      Waa runtada wlhi 😅😅😅

    • @faizamaracade9729
      @faizamaracade9729 3 роки тому +3

      Hadaba naaag maqlo maba aqaaano asaga dhan waji LA.ana udhaqmaaa wlhi

  • @mabsudahmed3262
    @mabsudahmed3262 3 роки тому +46

    Nuradiin wxn naziip uyeshay inan ugu horeyo ee comment kaso bixiya

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +2

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @liibanwarsame1930
    @liibanwarsame1930 3 роки тому +101

    Waa qofkii ugu horeeye ee coment kabixiyey fadlan like isaar pro and sister

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

    • @liibanwarsame1930
      @liibanwarsame1930 3 роки тому

      @@deeqshowtube pro garabkaaga aa ahay

  • @yusraladan7243
    @yusraladan7243 3 роки тому +32

    Soomaaliyey prankigaan la isla ogyahy oo runta nooga dhigysaan naga dhaafa plz anagoo og been inaa isugu camirtaan ayaa hadana like idiin saarnaa saa idiin tixgalino noo ixtiraama

    • @hanaanabdi5282
      @hanaanabdi5282 3 роки тому +2

      Hhhh hhh iska daawo qof prank lagu samaynyo oo xanaaqsan oo hdna hadba marku go'u ka dhici rabo ceshanysa prank buu u eg yhy lkn kii runta ahaa ma aha

    • @caliyabnaofficial1053
      @caliyabnaofficial1053 3 роки тому +1

      xaqiiq ayaad ka hadashay

    • @kadrasweet4320
      @kadrasweet4320 3 роки тому +1

      Waa fake prank

    • @Adam-ig9sb
      @Adam-ig9sb 3 роки тому

      Filim aa firsanoyna

  • @googlename5677
    @googlename5677 3 роки тому +38

    Pranki inta maqashay oo so oraday like 😂😀🏃🏃🏃🏃🤸

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 3 роки тому +36

    Prank markaan maqley wan so ordey 🏃
    Hadad ila mid tahey reeb hee love ta

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

  • @apdiaziiz4759
    @apdiaziiz4759 3 роки тому +171

    Inta ka xun inay atariizhadeenu xanaqdey 😢

  • @najmokiin5558
    @najmokiin5558 3 роки тому +11

    Nuuradiin iyo Fadumina Alle ha idin dhowro❣️my favorite🙏🥰♥️♥️♥️♥️♥️

  • @bilanally6064
    @bilanally6064 3 роки тому +21

    Love you guys keep going mashallah 😂🥰🥰❤

  • @hamzesiciid9631
    @hamzesiciid9631 3 роки тому +47

    Wa idin taagera atarisho nd her king☺️♥️🙏

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

    • @baastobaradho191
      @baastobaradho191 3 роки тому

      Alah kaligiis kudharo alaah iyo waa shirki waal

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 роки тому +55

    Talo yar aan ku siiyo hadalka aad kaftanka usoo Qortay adiga waa kula fudud yahay laakiin Gabadha qalbigeeda ayuu dhaawacayaa haku ciyaarin qalbigeeda. maahmaah baa ahayd Beentaada hore runtaada dambe ayeey u Daran tahay. Inay xaqiiq kugu dhacdaa lagayaaba oo ay ku aamini waydo prank noloshiina haku dabiqina.

  • @haboonfilms6716
    @haboonfilms6716 3 роки тому +6

    King Nuradin keep Going lph

  • @nuuracaalin8376
    @nuuracaalin8376 3 роки тому +5

    Waa mark I ugu horeysey een dhalo(TV) idii ka dawado anyway couples aan Ku fano ayaad tihin

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 3 роки тому +15

    6:26 makula dagalyi waaku daliiga kulhaa #prank
    haduuba runyahy adinka.lee niilugu imnaa my couples

  • @hothanahmed3763
    @hothanahmed3763 3 роки тому +5

    Nuuradiin plze mar danpe atariishada haku samyn prank dhan plze wllky🥺🤦‍♀️❤️lamani aan jeclhy ayaa tihiin ilahay ha isku kiindayo💋🌏❤️✨🤴🏻💍💖

  • @ggmuse5325
    @ggmuse5325 3 роки тому +7

    CRAZY PRANK WALAAHAY SAAXIIBOOW GABADHAAN PRANK KA DHAAF WAAYO WAY KULUSHAHAY DUMAASHI XAALKA REERKA HALA ILAALIYO THNKS

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 3 роки тому +18

    Wlhi way maaser kulushaxy wllshey 😅 dumshi wlhi wllshey caaml maxeleysit iskuwra 💞💯💕💕💕😘 somaliya

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 3 роки тому +16

    This was the real prank ever walhi bilahi wan aminay 👏👏👏👏👏👏Well done Atarisho well done Nuurdin iska jir saxibow bo second wife 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @muntahamohamed1608
      @muntahamohamed1608 3 роки тому

      This is fake prank wlh.. gabar gurigeda jogta oo garbasaar sidata oo marba celcelinaysa halkee lagu arkay.. WAY ISLA OG YIHIN

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 3 роки тому +13

    Inantani waa inan dagan ,masha Alllaag

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 3 роки тому +47

    Fadimiina waa boqorad 👸❤prank ka daa Nuradiin 🙏

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +2

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @maryanruun7232
    @maryanruun7232 3 роки тому +2

    Nurdin Iyo atarishada mrka hore wan idin salamey wxan rabey in Aan idila xiriiro siden idinku heli kara🙏💯🙏

  • @zultanainaahmattofficial606
    @zultanainaahmattofficial606 3 роки тому +5

    Waa idin taageera runtii horey zocda 💖

  • @firdausissa3560
    @firdausissa3560 3 роки тому +6

    I love atarisho baadiya for real ❤️😍💕

  • @laylaabdikariin8743
    @laylaabdikariin8743 3 роки тому +36

    Wlllhi parankigiina waaan jecelhaya 💋💋💥💥💥🌹🌹🌷🌷❤💯

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @qnaliizha9897
    @qnaliizha9897 3 роки тому +3

    Mazha allh wlhy zidaan prnk really jeclahy ee prnk ino zoo badiya

  • @mankajr2612
    @mankajr2612 3 роки тому +55

    Prank wax jir ma aha wllhi ee guri dumis wye iskadaaya azhapul youtupe 😭🤟

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +2

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +61

    Nuradin king of prank 😂👋

  • @qabkaabdi1909
    @qabkaabdi1909 3 роки тому +18

    6:19 AMBALAS CIYOW KU IMATA AWAYE KULAHA nkl zxb tartibta hadikle-------😂😂😂😆

  • @munoahmed2332
    @munoahmed2332 3 роки тому +24

    Wllhi maanta firsanayey prankiyadiini hore isdhahayey pranki mee soosameyaan qalbiga Isla soconaa

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

  • @amiiraaxmed5136
    @amiiraaxmed5136 3 роки тому +4

    Masha allah atariisha bafiya uur meyledahy💋💋❤❤💑🥰💯

  • @rashkabashka4841
    @rashkabashka4841 3 роки тому +10

    Naag maseertay saa noo kale waaye isjira ragow aniba saanaa noqon lahaa 😂😂

  • @ayaan4286
    @ayaan4286 3 роки тому

    Walaalahy waxan idinkula talinayaah inaad ka daysaan ciyaarta iyo buuqa noloshiina quruxda badan
    Alle ha idin barakeeyoh labadiinabah

  • @nafisocabdi933
    @nafisocabdi933 3 роки тому +21

    Makula ekaday inna naag kale la illla Gurzadday kulahaa 🙄😁😂sas waye

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

    • @aaminaducaalemashaallaah5239
      @aaminaducaalemashaallaah5239 3 роки тому

      Maxay dheerthy kuwa lala guursado

    • @nafisocabdi933
      @nafisocabdi933 3 роки тому

      @@aaminaducaalemashaallaah5239 wax bey dhertahy coz nagta markii lala Gurzanayo wa markey inmo heyzo inmaha ey ku mashqusho lkn mid an waxba dhalin mala Gurzan karro 🤨🙄😁

    • @aaminaducaalemashaallaah5239
      @aaminaducaalemashaallaah5239 3 роки тому

      @@nafisocabdi933 saas maaha ee waa waxaan dhihi karaa waa dabeecad ragu ukala samaysanyahy qaarbaa markay aroostaan naag 2 baad mooyee fakar kalaba lahayn qaarna hamigiisu waa siduu tanhore u hagaajin lahaa

  • @user-eg4xf6zr2j
    @user-eg4xf6zr2j 3 роки тому

    Markaan halkaan zoo galayey waxaa is lahaa youtube kaaga ayaantaan nah dhan ma laha lamaanaha kaliya prankigoda aan la socdo keep going sis and bro💯✌️

  • @c.shakuurbashiir8528
    @c.shakuurbashiir8528 3 роки тому +23

    Nio ka ilali xaskaga waxybaHa qar💫

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay....

  • @arjunbwoyofficial5413
    @arjunbwoyofficial5413 3 роки тому +5

    Inta Reero prank ah ismuujiya Somali weyn😂✅🥵

  • @caalamiproduction7581
    @caalamiproduction7581 3 роки тому +12

    6:11 maku le ekehay ani miye dhahdey mise ani dhegeheey waaye 😂

  • @naimaabdirahmaan5009
    @naimaabdirahmaan5009 3 роки тому +6

    😅😅😅Atirisho noo dhoor Nurdiinaw🥰idin jecelne ♥️

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay.....

  • @yasmeinabdallaa9827
    @yasmeinabdallaa9827 3 роки тому +15

    Ku soco barankiya 🤣🤣 qatar markay xanaaqdo jecliyaa batuulada🤣🤣

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +1

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

    • @ilhaandheeman9233
      @ilhaandheeman9233 3 роки тому +2

      @@deeqshowtube war baryada iska da oo talent la imo mel kasta baryad la jogta uf necbiya dadka tugsada 😏

  • @iamjeeyofficiall4996
    @iamjeeyofficiall4996 3 роки тому +11

    Inta prank marka aragtay soo carartay liketa is muujiya

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому +1

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 3 роки тому +5

    Atariishada Ka khafiifi prank 🙏❣️😢

  • @maryanabdisalan1274
    @maryanabdisalan1274 3 роки тому +6

    😂😂😂brnk leba maqlee🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️so fakaday😂😂😜

  • @azmaa_mohamed2559
    @azmaa_mohamed2559 3 роки тому +1

    Waan idin tageraaa lamanaheyga walshey fadumina & wllkey Nurdiin

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 3 роки тому +3

    Atarisho waa geesiyad wan ku tageera sharafey ❤👑

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay......

  • @fardowsamaxamed8892
    @fardowsamaxamed8892 3 роки тому +1

    nuurdin walal wan kula talina e iska daa park nocan ah lamano qorux badan aya tihin faraxd ku nolada💜💜💜

  • @shucaybofficialpro1362
    @shucaybofficialpro1362 3 роки тому +3

    Hhhh go forward lipax best prank

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 3 роки тому

    Subxanalah walahi nurdinow iskaelaali fadumina..bismillahi maseyr walahi wakululyahay

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 3 роки тому +2

    Mashalah qurux alleh hydin xafido

  • @FaayJeylaani-zd5vs
    @FaayJeylaani-zd5vs Рік тому

    Kkkkkkkkk lugagha gacmaha ka dhididay kkkk keep going atariisho

  • @halimamahat2866
    @halimamahat2866 3 роки тому +1

    Atarisho nag anmaseri nag maaha ita igu racsan like hala baqilil

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 роки тому

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.

  • @ayaanlajacleey8354
    @ayaanlajacleey8354 3 роки тому

    Nuurdin abwe xaskaga ilhy hakuxafido soodawada adig iyo xsakaga qaaliga abwe jallkga samsgaraba isara

  • @user-mh1np1ur1h
    @user-mh1np1ur1h 3 роки тому

    First long live

  • @rahohassanwarsame9444
    @rahohassanwarsame9444 3 роки тому

    Atariisho xanaaqaaa ku quruxbadanthy m.a illah ha kuxifdiyo 🥰

  • @marisadagan5918
    @marisadagan5918 3 роки тому

    Nuuradiin waxyaalha qaar brnk kadaa naftaadaa hails gashy alll atarisho masayr badanaa meel fog kamy keenin gabdhi waa hooyadeed🥰✌💛

  • @simanturki5077
    @simanturki5077 3 роки тому +8

    Inta prank sideyda cml ujecel farta tag

  • @queensuheylasiyad6551
    @queensuheylasiyad6551 3 роки тому +19

    Keep going 💪

    • @deeqshowtube
      @deeqshowtube 3 роки тому

      Wll garab isii oo subscribe ii saar waayo hami ayaan leeyahay...

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 2 роки тому

    Wlhi maskiin waye markoo dhahay xadkaada soo dhaafosa wlhi maskiin waye maseerkada wuu fecanyhy aqwan🤣🤣💪💪

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 3 роки тому

    Sidas ayabay ku dagantahy atirishadu wlhi ee beri hore aan nabrka tuuri laha su aal la an masha allh ilahy haysku kiin daysto

  • @luliahmed9338
    @luliahmed9338 2 роки тому

    Nuriidiin qof xanaqo waji leeh inte kuartay abwe🤣🤣🤣atirisho wa ano kale wlhi🤣🤣🤣

  • @umusalamasharaf6380
    @umusalamasharaf6380 3 роки тому

    Hhh sax tarosho qof xanaqsan waji leh waliget lama arkin sxbey umaqalbto naagkale in lagadabakeno kulaqaba🤗

  • @monaabdirizak12345
    @monaabdirizak12345 3 роки тому +1

    kkkkkk waxaa ku qoslay 7 udhigantaay kulhaaa adaa lagu dhaha so funny atariisho iyo nuuradiin wada noolaada abid

  • @cabdulaahinuureyni3146
    @cabdulaahinuureyni3146 2 роки тому +2

    Allah Atariisho hadey xanaaqdo biswa😂😂😂

  • @cadaawemohamedissack165
    @cadaawemohamedissack165 3 роки тому +1

    Keep going brother

  • @rahmodawiid7485
    @rahmodawiid7485 3 роки тому

    M.a atariisho io nkl waan idin jclhy wlhi ilaahay waxaan waydisto kama waayo waxan ilaahay idin waydinaaa awlaad bari eh insha allah

  • @fooshussein2572
    @fooshussein2572 3 роки тому

    Nurdiid siduu hosta oogu dhigayo marka danbe run ayu uguursan dona atariisho labarkaga adkeyso ninka waa muslim 4 aya diinta ubaneysay marka sxibey adiga nin qurxon kugrsadaye adkeeysi yeelo hadhow wa iga wano sxiibey 👏

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 3 роки тому

    I am first😘

  • @idirisfarah207
    @idirisfarah207 3 роки тому +3

    Kan prank maha wali waye😂😂😂

  • @maxamedsuluu8406
    @maxamedsuluu8406 3 роки тому +1

    Atariisho baadiyo caadi maahan walaahi keeb going

  • @raxmaaxmed5345
    @raxmaaxmed5345 3 роки тому +1

    Fadhumina noso aar abyo😍

  • @maariyaabdllhi1835
    @maariyaabdllhi1835 3 роки тому

    Pezt lmaane Aan tgeeroh viva Ddkygih❤❤❤

  • @batulahassan2254
    @batulahassan2254 3 роки тому +2

    Lamanahayga farxad kunolada 💞💞💞

  • @xafsaabdi1618
    @xafsaabdi1618 3 роки тому

    Walaxi nuurdin wahalesay walalkay saan mahakawadha aktarisho wakusalamay salan Qali Ayanisalamay my brother

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma5773 3 роки тому +4

    Wowww mashallah

  • @fardowsahmohan7476
    @fardowsahmohan7476 3 роки тому

    Ina abtiyaal prakiga badan Iska daaya nloshiina yeysan baa,bi inee lamaano qurux badan tihiine🥰🙏🙏🙏

  • @sahraesmail6906
    @sahraesmail6906 3 роки тому +1

    Atirisho baadiyo soo arso xbbti 🥰😍🤩

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 3 роки тому +4

    FADUMIINA madax yarey doro 1mnt isku bdlee kkk 🤣🤣

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 3 роки тому

    Faadumiina nuuradiin midoo kale haku sharfee u fasax plzz
    Wallee adiga maseer badnidaa

  • @hindadegan982
    @hindadegan982 3 роки тому

    amarka illahay ani inta in leeg lama dodenba qac intan kaga siiyo iska nasan laha iga energy badan😄😄😄

  • @anuumychale6707
    @anuumychale6707 3 роки тому +1

    My best brother in law

  • @nastexobbenalkabbe3102
    @nastexobbenalkabbe3102 3 роки тому

    Atarisho xanaaqda iikow Qatar wad kusugta quruxey uumac abayo💋❤️😂😂😂😂

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 3 роки тому +1

    Adoo wax cunaaaya ma dawaneysa sideydo kle😅😅 haku saxanin yaah rashnka

  • @axmedalfa766
    @axmedalfa766 3 роки тому

    Nuradiin kl please prank ka dhaaf atariisho baadiyo
    Wlhi waa gabar aan jeclahey hadalkeeda wee igu baxdaa
    Mar danbe haka xanaajin

  • @Portrait46
    @Portrait46 3 роки тому +3

    I from Somalia

  • @binthassan1885
    @binthassan1885 3 роки тому

    Apowe I am u re fast fan in every channel u have can I have a iPhone because weligey matabinin wlhii nurdin kl nd fadminaa 🥺😭keep going

  • @fahmohasan7010
    @fahmohasan7010 3 роки тому

    Inta TikTok ka so carTey farta tag😍🤪

  • @leilaabdiibrahim8843
    @leilaabdiibrahim8843 3 роки тому +11

    Garissa cdey yankaqoslaya 🥂😂😂😂😂

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 3 роки тому

    Atarisho weligaa ha ogolaan naag eyda sas aan kaa rabaa sis

  • @amiirahusseinali9344
    @amiirahusseinali9344 3 роки тому +1

    Atariisho badiye kulahaa hoyadayba lalama guursan😂😂

  • @ardomohamed3434
    @ardomohamed3434 3 роки тому +5

    Atarisho badiyo waxay iskubadashay dahir calasow😂

  • @fardoosoxaajicabdi2159
    @fardoosoxaajicabdi2159 2 роки тому

    Abaayo ama aboowe qabiilkee tihiin idinka waan fahmi la ahayee

  • @nasraismaacil5870
    @nasraismaacil5870 2 роки тому +3

    Wlhi umplance ku imaada wayne😂😂😂