Uur ku taalo ayay ku noqotay maqnaantiisa ilaa ayadoo xanuunsan ay timaado Baafinta lakiin..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 місяці тому

    illahaya ha ku sahalo walaalka rabi ha ku soo fudeya inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 місяці тому +2

    Illaahay ha kuu soo fududeeyo walaalkaa amiiin amiiin yaarabi

  • @foozia426
    @foozia426 3 місяці тому

    Ilahay hakuu soo fududeeyo walaalkaa insha allaah ❤

  • @hawoabdinur792
    @hawoabdinur792 3 місяці тому

    Ilahay haku sahlo adigana allaha ku caafiyo masmo

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 місяці тому

    Illahow Ku cafi Mamo wllkana allha kuu sahlo aamiiin

  • @ju4965
    @ju4965 3 місяці тому

    ilaahay ha usoosahlo

  • @IbaadoHussein
    @IbaadoHussein 3 місяці тому

    Illhey ha u sahalo

  • @abetyabebe638
    @abetyabebe638 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 3 місяці тому

    Illaahay ha sahlo aamin yaa rabi.

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f 3 місяці тому

    Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo walaalka waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis hooyo mcn ❤❤❤

  • @niciimaabdilaahi652
    @niciimaabdilaahi652 3 місяці тому

    ilahay waxaan ka baryaya in uu kuso sahlo

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 3 місяці тому +1

    Allahayaw sidegdeg ah ukulmi yaarabbi

  • @abucarhagi-said5169
    @abucarhagi-said5169 3 місяці тому

    Abaayo Aasiya Alle’e waxaan ka baryeynaa in walasheen Aasiyo walaalkeed u helo nolol ku kulmiyo Alle’e walaaltinimada macaanaa qofkii walaaltinimo garanaayo barnaamijkan ilintir wax badan ayuu umada u hayaa C/siis Reeli waxa uu mudan yahay abaalmarin aan caadi aheyn runtii bil xaqiiqa waxaan umadda Soomaaliyeed daafaha aduunka ka codsaneynaa in la garab galo oo walaalkeeda lala baadi goobo. Mahadsanid C/siis

  • @asaidmalin8851
    @asaidmalin8851 27 днів тому

    Asc

  • @abdiwahabisse5939
    @abdiwahabisse5939 3 місяці тому

    Dheg.haudhgn.warkood