Maasha Alaah! Abwaan C/waxid wuxuu ka midyahay dadka aan aadka u xiiseeyo sida uu waxa uga faaloodo dabcan gabayadiisana waan jeclahay laakiin si yar oo Somaalino ku jirto tariikh iyo hido ama dadkeenii hore iyo dhanqankooda! waa dadka Somaalidu in ay qiimayso u baahan!!
maasha,allaah C/waaxid Gamadiid waa abwaan dhalinyare oo cod kar ah . wuxuu ka hadlay waa arrin ay muhiim tahay in ay ka hadlaan guurtida iyo abwaanada ,siiba madaxcadka aad buu mahadsan yahay abwaanku .
Maasha' waa abwaan yaa iga warmikara in uu xidhanyahay iyo in la siidaayey oo kilibkani yahy mid hore oo la soo celiyey.ka soo jawaaba bushyoow Allaah haydin barakeeyo
Geesi..Abwaan c waxid Gamadiid Waxan. Ku Bartey. 2015 Keenya .gabay uu ku Karbaashey Ee loo Xirey..ilaa Hada Wan dhegeystaa Esh Calaa Murti. Xayaakalaah
@@fouzianuura2327 Al shabaab maadiguu kuusoo raacay maxaa kaa galay haduu kenya laynteeda ku taageeray iyaduna 24 hours Maato aan waxba galabsan bay ku laysaa Soomaaliya'e.
Maasha Allah wali maba arag abwaan xataa erayada uu isticmaalayo isticmaala walaal dadkaa kuu bahan ee xigmadaha rabi kugu manaystay noosoo badi insha Allah Abwaan Abdiwaaxid
Maasha Alaah! Abwaan C/waxid wuxuu ka midyahay dadka aan aadka u xiiseeyo sida uu waxa uga faaloodo dabcan gabayadiisana waan jeclahay laakiin si yar oo Somaalino ku jirto tariikh iyo hido ama dadkeenii hore iyo dhanqankooda! waa dadka Somaalidu in ay qiimayso u baahan!!
Mahadsanid, Nimco. Soomaali fiican ayaad qortay.
maasha,allaah C/waaxid Gamadiid waa abwaan dhalinyare oo cod kar ah .
wuxuu ka hadlay waa arrin ay muhiim tahay in ay ka hadlaan guurtida iyo abwaanada ,siiba madaxcadka
aad buu mahadsan yahay abwaanku .
Wll waa runta lkn suaal horta abwaanka gorma laso dayay
Abwaan Cabdiwaaxid gabyaa somalinimaduna kuwayntahay oo qiimeeya somalida murtidana aad u yaqaaa runtii dad yar ayaa ku jira somalida isagoo kale
Maasha' waa abwaan yaa iga warmikara in uu xidhanyahay iyo in la siidaayey oo kilibkani yahy mid hore oo la soo celiyey.ka soo jawaaba bushyoow Allaah haydin barakeeyo
Ma xidhna walaal mudo ba xor buu ahaa
Cabdiwaaxid Waa Gabayaa An Aaduga Dabeeyo Masha Allah Tabarakallah!
Geesi..Abwaan c waxid Gamadiid
Waxan. Ku Bartey. 2015
Keenya .gabay uu ku Karbaashey
Ee loo Xirey..ilaa Hada Wan dhegeystaa
Esh Calaa Murti. Xayaakalaah
Maashaa Allah Abwaan👍🏾
Abwaankaan hadal qabsigiisaan aad ujeclahay msha allh allha barakeeeyo.
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Masha Allah abwaan gamadiid Allah kuu kaadsho noolow
Abwaanka ugu fcn somalida aragtideeyda
Masha allah,alle haku brakeeyo abwaan.
Maanshaallah wali maan arag nin ka hadalo .waawayn. hadalo miisaan leh weeyaan
Abwaanka sabankan👏
We love him
Maa shaa alaah shkh abdiwahid
Maansha allah ilaahay haku barakeeye
❤❤🥰👍✅✅✅
abwaanka keliya ee aan dhegaysto gabayga guurdoon ayaan ku bartay inta erey ee aanka bartayna tiro maleh wlhi
Abwaan c/waaxid Allaw ku daa abwaan qaaliya quluubtanadana ku wayn
Abwan wada xikmad msh allaH
👏👏👏❤
Masha allaah cabdi waaxid cali gamadiid
Mash allh waa arinta heysa geeyika Somalita
Abwaan waan jecelhye.
Thanks abti
WALEE DHAQANKAAS HADEER MAJIRO WUU DHAMAADAY KAASI
Xikmaawi hadaa maqashaan waa ninkan oo kle
Abwaan Cabdiwaaxid Walaale Talidiisa Hadii La Raaco Waxbadan Baa Hagaagi Lahaa
xayntan wuu fb ga ku sito😂😃😃😃
Keep going Abwaan
Sabscripta iisaar..
masha allah
Waxanad ahay baad ismooday
Maaashaa alaaah
Alla sharafow malagu sodayey
Nolosheyda ma daawan ma na dhageysan hadal kaga qiimi badan qoyska iyo guurka teeda kale ninka luqadda Soomaliga qani buu ka yahay. Guuuleyso
Abwaanka Somaliland pa ciishaye wa duni kale whi
Ninkaan waa Shabaab ee miyuu ka Towbad keeney...
Caac da jooji Inan baad tahaye seexo cagaha maydho oo😂
@@zaki_h8393 Adiga uun baa Caac leh hadda.
@@fouzianuura2327 Al shabaab maadiguu kuusoo raacay maxaa kaa galay haduu kenya laynteeda ku taageeray iyaduna 24 hours Maato aan waxba galabsan bay ku laysaa Soomaaliya'e.
@@zaki_h8393 ninrageed 👏
@@fouzianuura2327
Walaal wanaaga iyo khayrka uu sheegay kuumeey bixin miyaa?
Masha allah 😍😍
yuuhuud maad thihiin suababcrib noo sara ilahay ka baqee
😂😂😂
waa nin sare ilaahay ha dhowre gabagii majeerteen u tiriyey baan ku bartay xigmad yaqaan dhalinyarada hormuud kooda iga dheh
@@fadumoshukri673 DHABAYACADA WAA OROMO
@@mahamedaden7237 adiguna 🤔
Guulayso
O HadayLaba Reero aaduwacan kasoojeedo Oo Iyadudu Saqajaan Tahay maxaaka Gidhiisha Ah Reerkooda wacan
Gabar 6 nin oo min 4sano lahaasaaweysay 😂😂😂
Shinidu wa maxay?
Ubadka weeyaan
Marka dalaga labeerayo midhaha ama iniinyaha aya shinninla idha lakinse imika abwaanku wuxu ugu so halqabsanaya waad iga ubad ama awlaad fiucanatahay
hablo nimaan ku toosayn
oo u hagoogtay baad dilay
BOQORTOOYO wll karaamo mudan
War ninkan xilimaa lasoo daayay
Somaali guul
Sabscripta iisaar...
Ninkay ilmo kadhameeyan ayaa ilmo kadhameeya
Maashaa Allah
Maashaa allaah