Xaqiqda jirta Hoyoo qof ilmaheda oka fican ma jiro wyo ofirso ilmaha aay hoyado so koriso iyo ilmaha uu abaho so koriyo isko dhaqan maha . Time hoyo one like ❤❤ MaMa ❤mcn❤❤
Been ma la isku camiraya anigo nin ahba leh hooyo ilmaha cid uga wanagsan maleh ilahay hano dayo hoyoyinken kuwa noqon donana ilahay wax dhibateya ma tuso❤❤
Ani hada hooyaday isoo korisay iina soo dhabar adeegtay mana liigu biili jirin abaana ma.arag aniga ahaan 100/100 hooyada siin lahaa because hooyada ilmaheda sa fcn utar biyay beesa aniigo rag ah ayaana uxaqirayo hoyada inay ilmahay dhashay u dhabar adeegi karto ❤I love you mama ❤
Run maa laysku sheega mise been ilmaha qof aan Hooyo ahyn ma fahmi karo ilmahana waxaa xaq uleh in hoyada la siiyo Hooyo macn boskeeda cid buxin karta majitro illhy hanoo dhaafe❤❤
Waa kaa diide wxn arki jire cunug hooyadiis u darsado lkn wil an ape u ahay bana ka arke oo hooyadiis kala tagne Anana hoyo io ape u noqde shale markaa isla joogne suu ahaa haduupa ka qrx bdn yhy ee markee argt iska oysaa wlhi ani kula hadlaayo Abe fcn ima dhalin lkn hooyadey ban raace odayaasha xun maraacin 😂😂😂😂
Si kasto booska hooyadiisa ma buuxin kartid waxuu daremaayo waxaa dareemi karo qof hooyo la an koray wax kasto la siiyo waxaa uga fican hoyadiisa@@hassanoscarlyrics4792
Hadi ayanan hoyadu markasta xaq badnayn .Rasuulka Scw 3jeer ثم أم ma dhahen sido kle ilhy swt وَوَصَّيْنَا ٱلْإِنسَـٰنَ بِوَٰلِدَيْهِ إِحْسَـٰنًا ۖ حَمَلَتْهُ أُمُّهُۥ كُرْهًۭا وَوَضَعَتْهُ كُرْهًۭا ۖ وَحَمْلُهُۥ وَفِصَـٰلُهُۥ ثَلَـٰثُونَ شَهْرًا ۚ حَتَّىٰٓ إِذَا بَلَغَ أَشُدَّهُۥ وَبَلَغَ أَرْبَعِينَ سَنَةًۭ قَالَ ❤marka iyado hoyo waxkate mudantahy hadna maha in la ha qiro Allah ya karemeyay
@@Munaquen-t7s adigu ayad jeclanlyd inad racdo hadi ariñtan o kale ay timado .dintena suban ayaa wax walipa cadaysy inay hoyadu boos kasta ay kaso bixi karto .go east go west mother is the best❤ waxaso dhan xadiska rasulka aya nagaga filan
See lo kala dooransiinaya agah ilmaha 7 sanadod dhan so heysay baa laga qaadnaya markay wax tarayen oo ay waxbaradho galayan baa abaha lasiinaya miyah eeg wuxu ku hadlo
Horte sdex suaa mesha talay anigu dumarnimo u hadleyn xaqida hadna ka hadlo 1 tan kowad yaa khiyaano badan waa cadahay dumarka weye wayo inta badan dadka balanta guurka ka baxa dumar baa u badan 2 gurigee fiicn in la dago horte anigu guri kaligey ah jeclaan lahaa lkn hadi kala dooro gurigeena iyo guriga ninka noqoto kan hoyadi la dagi lahaa inta wax kle dageyno waa ceeb in gurii aan ku korey leygu qabo 3 tan ugu danbeysa hadii aan runta ka hadlo inta badan hooyo ku fiican iney koriso ilmaha isago aabo laga maarmeyn aniga hoyo kaliga i korisay jceyl aabo ma arag hadana in nolosheyda qeyb ka maqan thy oghy hoyo karti bdan ilmaheeda way korsan kartaa isaga hoydey oo kle lkn marna aabo ma buuxin maro booski hoyo isago fiican xata lkn hoyoyinkana inta badan way korsadan lkn in yar oo ilmaha marki la furo tura dayaca way jiran markasna in laga qaato way mudanyihin aminsanhy lkn badanak hoyo fiican korinta wayo iyada xaalkoda ilaalin karta
Ta udambeysa wa saxday lkn intakale waku ciyaartay,fitno aya kadhalata iyo isnaceyb iyo cuqdad an dhaman iney dad xidid ah isla dagan hora loyiri jinaca marku xanaqo urkiisa waxa ka ur badan dadka xidid ah o wada dagay,hadi ninka guri qaas kudajin karin atleast gurigina mel fican kahaleysan isa kamacquulsan inad sodohda iyo dumashiyasha ladagto takale qiyanada rag iyo dumarba wey sameyan lkn cida ku badan wala yaqana wana raga o caanka ku ah waliba
Macalimow midaa ka qaldan kulahaa xaskeyga aniga hadee ii wanagsan thy ee ilmahay u,wanagsanen oo dhahay ilmaha eedo uma aha ee ogsonaaw Inee hooyaded tahy ilmaha waxa ka dhigosaa Inee naag kale dhashy ilamaha hoyadod labadeda indho ka jeceshay ilmana waa hooyadod 🙌🏻
Waa runta wllhy aniga hooyaday aya iso korisay alx abayna isgo nool bnu weligi xta maro ii ibin wllhy o waxbarasho iga bibn xta wax walpa hooyaday ba ii ah ❤😢
Barnaamish aan u xiisay wlhi markaan arkay hore aan kasoo cararay barnaamij inta lasameeyo midka aan ugu jeclahay oo aan xiiseeyo ayuu kamid yahay nosoo badi pls hakala reebin
Wiilasha been ha iska dhadhicina walalayal abowe hooyo wa aduunyo ani hada ilmaahy wana u shaqeya wana korsada aabana ma taban dhinac walba ana ugu filan👍
Anuu fikir ahan waxan adhan laha qodobada laga soo hadlay 1 yaa qiyano badan raga iyo dumarka kolay laba dhinacba khiyanadu way ka jita lkn ragaa qiyano badan 2:ma la dagi layd guriga hoyadi maya hadii uu masuul iga yahay waa inuu diyarsada wxii uu masulka igaga noqon lahaa oo ah guri aan umadax banay wayo dadku waxay ku ficanyiin inay kala fogadan oo laysa soo boqdo 3:yaa ilmaha u xaq mudana waxba Yan lays walin walalayal hoyo cid ilamaheda uga ficani majirtee teda labad ragana shaqoyin ugaraa jira dumarka shaqoyin ugara mar Yaynaan iskugu iman ilmaha iyo cida barbarinyasa hadii mesha kla tag yimado waxan laqbaa samiya arinkaa ah inan laga xarimin ubadka abahod
Ilmaha waxaa haboon in ilmaha hooyadood la sii yo laguna bilo waayo hooyo 3dex jeer bey naga xaq badan thy sidaas la Ajligeeda hooyqdaa ku ha boon Aylof you maamo xaliimo hooyo Allaha ii kaa xafido❤
Xaqiqda jirta Hoyoo qof ilmaheda oka fican ma jiro wyo ofirso ilmaha aay hoyado so koriso iyo ilmaha uu abaho so koriyo isko dhaqan maha .
Time hoyo one like ❤❤ MaMa ❤mcn❤❤
That's True Really 💯💯
Aadooo weyn😳waxa loogu murmooyo waan layabenehey
Ilmaha yar hadu 5sano ka yaryahay hooyo aya u xaqle waayo naxariis hooyo iyo naas nuujin buu ubaahan yahay hadi oo u ka wayn yahay aabo
ayaa xaq ulah sababto ah wxa loo bahan yahay qof adag oo dinta ku adkeya waxbarashada ku adkeya hadu khalad gaysto qabsada ama garaca yacni cid uu ka yar baqdo oo iska ilaaliyo diintuna sidaas ayayka qabta
@@Maanka_poi waa ilaa ey ninkle ka guursaneyso xadiiskan ayana daliil ueh (أَنْتِ أَحَقُّ بِهِ مَا لَمْ تَنْكِحِي ) hadii ey Naan guursanine waa ilaa 7 Sano kagaadhayo
Kuwa dhaha caruurti ayuu igu dayacay waa see 😂😂😂😂😂
Been ma la isku camiraya anigo nin ahba leh hooyo ilmaha cid uga wanagsan maleh ilahay hano dayo hoyoyinken kuwa noqon donana ilahay wax dhibateya ma tuso❤❤
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤
صل الله عليه وسلم
Scw abaayadeen koko
Koko waan kusalaamy
Scw
Scw scw scw scw❤❤
Ani hada hooyaday isoo korisay iina soo dhabar adeegtay mana liigu biili jirin abaana ma.arag aniga ahaan 100/100 hooyada siin lahaa because hooyada ilmaheda sa fcn utar biyay beesa aniigo rag ah ayaana uxaqirayo hoyada inay ilmahay dhashay u dhabar adeegi karto ❤I love you mama ❤
Dunidan maso marin Ruux ka sharaff badan nabi muhammed (Scw) ❤😊
Salalahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤
Run maa laysku sheega mise been ilmaha qof aan Hooyo ahyn ma fahmi karo ilmahana waxaa xaq uleh in hoyada la siiyo
Hooyo macn boskeeda cid buxin karta majitro illhy hanoo dhaafe❤❤
Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Waa kaa diide wxn arki jire cunug hooyadiis u darsado lkn wil an ape u ahay bana ka arke oo hooyadiis kala tagne Anana hoyo io ape u noqde shale markaa isla joogne suu ahaa haduupa ka qrx bdn yhy ee markee argt iska oysaa wlhi ani kula hadlaayo Abe fcn ima dhalin lkn hooyadey ban raace odayaasha xun maraacin 😂😂😂😂
@@hassanoscarlyrics4792ma ogtahay ilmaha inay cayilaan wax macna makenayso because markay hooyo hayso manta dhan cuno saqajan baysinaysa wusuronaya cunada aso rabo bu hadana didaya lkn markay hoyo katagto donayow didayow bu galaya xalad ladhaho yacni waxkasta wucuna no suuro sasbuna u qurxanana lkn maskax ahan ilmaha hooyo koriso ba kamaskaxbadan ani hooyo day ano yarbay dhimatay marag hadana labadarbi ban aha dhibbadana wansomaray
Si kasto booska hooyadiisa ma buuxin kartid waxuu daremaayo waxaa dareemi karo qof hooyo la an koray wax kasto la siiyo waxaa uga fican hoyadiisa@@hassanoscarlyrics4792
muran maba galikartaba yaa qadan kara ii ufiucan ilmaha hoyada 100 100 wayo hooyadu ilmaha booska aabo iyo ka hoyadaba way ubuuxin kartaa ilamaha hoyo so korisay iyo ilamaha aabo so koriyay isku aqali maha isku maxariisna maha mar walba waxaa raga leeyahay ilamahaga haka qaadan hiyadiis ilqhay hooyoyinkena hano dhafi😢❤❤❤❤❤
Just like markii la dhaho hoyada io aabaha yaa kiriimo kufiican waxa kufican oo sida saxda ah HooYaDa
Xitaa aabuhu wax uusan dreemi krin ee hooYada dareemi krta xita Hoyada in ay xaq uleedhy ilamaha wxa cadeen u ah subanhena muxamed ((scw ))) ❤
Oo uu yiri aduunka ya ugu xaqbadan Hooyo hooyo hooyo then aaabe ❤❤
Hadi ayanan hoyadu markasta xaq badnayn .Rasuulka Scw 3jeer ثم أم ma dhahen sido kle ilhy swt وَوَصَّيْنَا ٱلْإِنسَـٰنَ بِوَٰلِدَيْهِ إِحْسَـٰنًا ۖ حَمَلَتْهُ أُمُّهُۥ كُرْهًۭا وَوَضَعَتْهُ كُرْهًۭا ۖ وَحَمْلُهُۥ وَفِصَـٰلُهُۥ ثَلَـٰثُونَ شَهْرًا ۚ حَتَّىٰٓ إِذَا بَلَغَ أَشُدَّهُۥ وَبَلَغَ أَرْبَعِينَ سَنَةًۭ قَالَ ❤marka iyado hoyo waxkate mudantahy hadna maha in la ha qiro Allah ya karemeyay
Huno hoyo 3 jeer bay xaq ledahay lkn aabe haduu furiin imaado aabe baa qadanaya mafantay❤
@@Munaquen-t7s kun i0 k0w jeer aab0 as a financial mhne wx kle ma qapan kr0 eber ka yhy ziz even hddu wax qaban kar0 hooy0 ma gar0 wrka mku dhacy😌👍
@@Munaquen-t7s adigu ayad jeclanlyd inad racdo hadi ariñtan o kale ay timado .dintena suban ayaa wax walipa cadaysy inay hoyadu boos kasta ay kaso bixi karto .go east go west mother is the best❤ waxaso dhan xadiska rasulka aya nagaga filan
Kiiki dhiig badanaa ani madhalay😂 war barnaamijkaan waaba kahelee nosoobadiya😂🤓 33:12
Best Doodayaasha barnaamijka waxa qaatay Ladan iyo Macalimoo 🤴 🫅👏🏼👏🏼
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍
❤
❤
❤
❤
@@zeinabahmedabdirahman3246❤❤
Programkan qeybta udanbeyso wan ooye hooyadey ban so xasuustay allaha unaxariistee
Aabahey anoo gurguuranaayuu dhintay allaha uraxmadee
Hooyodey ayadaa hooyo iyo Aabo noo noqotay wlh waligeyna aabeheey ma tabin mana aha inaa necbaa lkn ayadaa noo eheed wax walba ilaahey janada hageeyo labadooda😢😢😢
Oh sorry alle ha u naxaristo aape Hoooyo mcn alle awaalkeda janatul far dowsul aclaa haka Dhigo 🤲😭🤲
Aamiin 😢
@@mohamedabdiyusuf3978 aamiin aboowe
( Aamiin kuli walidkeenba ) Aabe qiimuu leyahay waan aqanaa waana jeclaan lahaa inuu manta garabkeyga ahado, lkn ma dhicin lkn hooyo baa isoo korisay kuwo hooyo iyo aabo lehna maanta waan dhamaa diin iyo dunabi ba alx .
Oh sorry walhi calosha iga hurisay ilhey ha unaxriisto😢😭😭
horta aan kusalino nabiga scw scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Arimaheena dood waadag soo badi wilaal iyo gabdhaha ka dhig yacni team iyo suaalo mhiim ah
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤
Scw cumeerow maxaa kalee dahay xakan
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw❤
Cumeer waakutaageeraa wlhi
AIIah scwscwscwscwscwscw❤
Macalimooo 💯💯 wax badan buu fahansanyahay..
qofka fiican baa ilmaha la siinayaa weliba haddii gabadhu fiicantahay iyadaa la siinayaa intay 7 sanno ka gaadhayaan hadhowna waa lakala dooransiinayaa 👍💯
See lo kala dooransiinaya agah ilmaha 7 sanadod dhan so heysay baa laga qaadnaya markay wax tarayen oo ay waxbaradho galayan baa abaha lasiinaya miyah eeg wuxu ku hadlo
100/100 hooyada ku fican xita hady tahy hooyada aduunka ugu xun aabaha aduunka ugu fiican booskeda ma buuxin karo
Nabi maxamed naxariis iyo nabad Galyo korkiisa ha ahato scw
Maya Dumarka Ma qayano badno Raganeh Ma qayano badno LKin wx walbo waa qofka meesha oo is dhigo marka Cdi haleyska dhigo dumar iO Raga kalama ahaan karaaan❤❤🎉🎉
Ha sax
Sax
Yes of Course 💯
Exactly
Dumarland ❤ladan koko Fooyisa dhimpil gabdho karti badan ❤
Wiilasha wee iska dodayaan maahe gabdhahaa saxan ilmo hooyadood qof ugu fcn maleh
100/100hoyo mcn hoyoan ahay 5 cunugga ley gu furey ana ushaqeystey oona korsadey waxna barey oona guriyay alxmdulalah hoyo mcn ilah janada hageyo eena ogada crabta. Joga taxdiyana kuso koriyay ❤❤❤❤❤ wana ku faraxsanahay Ina hoyo fcn ahay hoyo iyo edo abe qabo mfcno
Inta igu racsan leyk iisara
Lawoyoda
Dumarku ma qiyaano badnee raga kala kacan furan walalyal ❤😂
😂😅😅
Raga ma qiyaano badnee dumarka kala qurux badan😅
@@abdullahiali175folxumo idinka ayey idinka bilamata idinkuna dhamataye 😂😂
😂😂😂@@abdullahiali175
Aad Iyo Aad❤😂
I like samiya's argument and reasoning,,MashaAllh
Armaheen sxb ladan cidi ,Kiki
Iyo saamiya ❤❤❤🎉🎉
Waa muraayada chanalkaaga🎉❤❤❤❤❤❤❤ hore u soco sxb
Macalimuuu nin hadal yaqaan ah si Logic ahna u hadlay waaye👏👏👏👏👏👏
si ksata ay hoyadu u xumato marnaba ilmaheda ma xumeyso hoyo ayaa qadanayso❤❤❤❤❤
هويو 😢تقدر تتحمل مالم يتحمل احد الحمدالله كما ربونا امهاتنا ❤
Waryaa arimaheena saa u fiirinaayay channel kaaga waan daalay ee caajiska dhaaf
Horte sdex suaa mesha talay anigu dumarnimo u hadleyn xaqida hadna ka hadlo
1 tan kowad yaa khiyaano badan waa cadahay dumarka weye wayo inta badan dadka balanta guurka ka baxa dumar baa u badan
2 gurigee fiicn in la dago horte anigu guri kaligey ah jeclaan lahaa lkn hadi kala dooro gurigeena iyo guriga ninka noqoto kan hoyadi la dagi lahaa inta wax kle dageyno waa ceeb in gurii aan ku korey leygu qabo
3 tan ugu danbeysa hadii aan runta ka hadlo inta badan hooyo ku fiican iney koriso ilmaha isago aabo laga maarmeyn aniga hoyo kaliga i korisay jceyl aabo ma arag hadana in nolosheyda qeyb ka maqan thy oghy hoyo karti bdan ilmaheeda way korsan kartaa isaga hoydey oo kle lkn marna aabo ma buuxin maro booski hoyo isago fiican xata lkn hoyoyinkana inta badan way korsadan lkn in yar oo ilmaha marki la furo tura dayaca way jiran markasna in laga qaato way mudanyihin aminsanhy lkn badanak hoyo fiican korinta wayo iyada xaalkoda ilaalin karta
Exactly 💯
Cilmiga waku faaa idey ❤
💯💯💯
Masha allah gabar Allah xikmad siyey baa tahay
Ta udambeysa wa saxday lkn intakale waku ciyaartay,fitno aya kadhalata iyo isnaceyb iyo cuqdad an dhaman iney dad xidid ah isla dagan hora loyiri jinaca marku xanaqo urkiisa waxa ka ur badan dadka xidid ah o wada dagay,hadi ninka guri qaas kudajin karin atleast gurigina mel fican kahaleysan isa kamacquulsan inad sodohda iyo dumashiyasha ladagto takale qiyanada rag iyo dumarba wey sameyan lkn cida ku badan wala yaqana wana raga o caanka ku ah waliba
TEAM LADAN ONE LIKE❤😊
Inta jecel saliga nabiga scw ❤like and reply please
❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
1: ragaa qiyaaano badan lkn inta wanaagsan kuma jiraaaan 😢
2: reerka wiilka lama dageeen guri gaara dagi lahaaaaaa
3: caruurta hooyada qaadan lahaYd waayo ayadaaa uga fcn xaga koriimada aabahana waa in uu ogaaada oo kor ka ogaadaaaa😢
M.a Kiki waaa codkar dood kastana Haku jirto arimaheeena ❤
baW😂😂😂
@@liLtaygaH xaa ku haya 😂😂
Wixiiba dumarka siise dumarka qiyaano badan
@@MaxamedabdirixmaanUgaas ragaa qiyaaano badan dumarka waa maskiimo
Now😂😂😂😂
ani hda hoyadeen noo ah aabe iyo hooyo labadaba weena noo shaqeesaa weena nasoo korisay alx ilmo neh 100/100 hooyadood u fiican dhan walboh hanoqoteeee hooyo 4ever ❤👸🫂😭💯❤️
M. a salax nin rageed and samiya asluub bdn❤
Gabdhuhu sifiican bay ugajawaabeen gaar ahaan samiya. And macalimow waa fahansayahay
Hooyo mcn ilaahay ha ika now inta nolo jirta ❤❤❤❤dhowro
Best doodayaal samia io salax plz arimaheena marweliba labadooda haka soo tagin doodaha kusoodar
Asc walaalayaal dooda daaya aniguba hooyaday ma Arag saasoo ay tahayna akhlaaq ayuu aabahay igu soo koriyey alxamdulilaah isku dhamaatay
Maashaa Allaah Saamiya waa waxgarad siday ubadka uga hadashay
Arimeheena program fican wye o waxtar bulshadena manta uleh inkasto xagadanbe kaqasen isdifacid kadhigen so wxan kudhihi laha inta kayara daa si cilmiyeysan uun qofwalba ha uhadlo❤
1:raga iyo dumarka yaa qiyaano badan . Magac gaar ah oo raacaya malaha labadooduba makala dhacan lkn.muhimadu waa inay is fahmaan
2:ubadka waxaa ku haboon maamada abuhuna markuu ubaahdo waqdanaa waqti halasoo qaato lkn maaaamada ayaa ku haboon
3:guriga sodohday maxuma inaan dago lkn waxaa habòn inu guri i magacnaado
Kiki intelligent girl m.a abyo maskaxda allh hakuu daayo
Hooyo ilmaheeda cid uga fcn maleh sxpayaal hooyada dareenkeeda waaa cajaaib wllhi❤❤ caruurta somaaliyeed
Xaqiiq wlhi
Arimeheena best UA-camr one like
JOOJI WLLO SALIGA NABIGA OO AAD KU RAADSANAYSO 😢
Macalimow midaa ka qaldan kulahaa xaskeyga aniga hadee ii wanagsan thy ee ilmahay u,wanagsanen oo dhahay ilmaha eedo uma aha ee ogsonaaw Inee hooyaded tahy ilmaha waxa ka dhigosaa Inee naag kale dhashy ilamaha hoyadod labadeda indho ka jeceshay ilmana waa hooyadod 🙌🏻
Wll wxa jira hoyoin quba ilmahoda wllhi imisan arky intay dhashy ka dhaqaqday an dipna u shegan lkn wa 1% blse 99% hoyoinka fcn
Ilmaha aabe la'aan wey koro karaan lkn hpoyo la'aan maya makoti karan😢
Wllsha waxan leyhy yeesan idin qaadin caadifad soomali oo dhanbadi aabe la'aan ayey soo wada koreen waxna soo koriyey hooyo mcn ❤❤❤❤
Hooyo iyo aabo ilamha waxaa u roon hooyadiis waayo badnaa aabaysha somaaliyeed hooyada markay furaan ilmahana way furaan ani aanatay hooyaday ayaa iso korsatay waxanan aaminsahay inay hooyadu wacanatahy waxaa dareemi karo doodan dadka hooyadood iyi aabahood ay kala tageen 🥺💔♥️
Waa runta wllhy aniga hooyaday aya iso korisay alx abayna isgo nool bnu weligi xta maro ii ibin wllhy o waxbarasho iga bibn xta wax walpa hooyaday ba ii ah ❤😢
Team arimahena blz wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala 🥹😭
allha kuu caafiyo abayo🤲
Alh Ku cafiyo wllo😭
Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw ❤😢😢😢
aanu Ku salino xabiibkena nabiga naxariis Iyo nbd galiyo ha ahaatee❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤
Team kiki one like 😊❤
Hooyada ayaa xaq uleh ilmaha in ay heesato mar walba ❤
Macalimooo waa nin yar hadana caqli badan illaahay maskaxda ha ku barakreyo sxb
Ilmaha abayashu lama shekaystaan waxa laga yaba inay waxkasta siiyaan lkn aysan waraysay intaas haday bartaan o ilmahoda fahman lasaxiban wlhi way korsankaran baro cunugaaga hakudhafin qofka udhiibto specially naagta ad qabto ❤
East and west ilmaha hooyadiis ayaa u wanaagzan bilaa sharad ❤❤❤
hooyo ayadoo shaqeeso ilmaheeda wey korsan kartaa wlhi waxaasne beenteeda waaye dhoocishaaan
Ninwankaanee iska gadoosaa uff dheh
hooyo wey shaqeesan kartaa ilmaheedane wey korsan kartaaaa ❤❤❤dhan kstane wey kadhisi kartaa alxamdulilaah ❤
Dood wadaag saan u jeclahay arimaheena soo badi lagenoow
M.a arimaheena lasndheere ayatahay wakuwadana barnaamij qiimobadan weeye thank you so much 🎉🎉🎉🎉🎉
The big legend arimaheena doodahan ookale waa kahelaa noso badi ❤🎉
intaas waigawano ragoow hablaha adku ciyaresin iska dhaafo sidas iyo nabdgaliyo ❤❤❤❤
Janatu dunyaa yaa umaa Alla hooyudu inee mcdahay diintaa sheegtay hooyo hooyo hooyo walee dheel looma dhihin doodna ma noqon karto ha xumato ha samaato hooyaa kuwacan Allow aadaa Rahmaan Raxiimee hooyadee janatul fardowsa kawaraabi hooyo walbo jana fadowso kudeeq awaalkeeda kadhig🤲🏻🤲🏻
Hal tilab xitaa cunugayga haduigamaqnado wa daremaa❤❤❤
Midoo aa kala tagne 1 years ilmeysaarin kwrn soo kalama fiicno hooyooyinka alx anaa hooyo io Abe u eh manta iyadaa ciilqabto 😂😂😂
Barnaamish aan u xiisay wlhi markaan arkay hore aan kasoo cararay barnaamij inta lasameeyo midka aan ugu jeclahay oo aan xiiseeyo ayuu kamid yahay nosoo badi pls hakala reebin
Hooyo qof lamida dunida masaarna 🤱❤hooyo mcn xaq kuleh 🤱🤱🤱❤100/100❤
Alla kiki mid maaha kulahaa tan amaa rifaa Wllhi ciil igu dishay mida ninka u hiilinaysa uff dheh 🥹🥹🥹
Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤❤
Horay Usoco Qabyaaladiid
Run markii lagahadlo hooyo ilmaheeda qof oga fican majirto b/c ninka ilmaha ma heynayo naag kle ayuu ugeena nagta klene ma daryeleyso ilen madhaline ilmawalboo hooyadod koriso wey faraxsanyihiin waxkadhiman malahan lkn ilmahakle uqdad baagaleysa ilen nagta uu ugeynayo ilmaydhali ilmaheeda io ilmahan kle islamasimeyso iskusi ugamafarxineyso marka uqdad bagaleysa mafarxayaan ilmahaas marka hooyo ilmaheeda qof ugafican majiro❤ ilahay ha nooxifdiyo dhamanten❤❤❤
aduun waxaan joognaa ilmaha yaa lasiinaaa lagu doodaayo hooyo is hooyo hooyana lee qaadanetso❤
Ladan c vrai t a parole from Djibouti jano🇩🇯🥰🥰🥰🥰🥰 ❤❤❤
Please arimaheena dood wadaag with laden and kiki team arimaheena liketa isku mujiya
Woow kiiki naag adag waan kuwataaa akhawaan😂
Barnamijka dodaha so badi arimahena kiki iyo samiya iyo ladan iyo mucalimow marwalba kuso dar😊
Saamiya iyo ladan dheh labada kale buuq iyo qeyli Lee waaye
Hooyo wax kwng zan maleh aabo. La,aan waa noo laan karnaa balse hooyo la,aan lama noolaan karo❤❤ I love u hooyo mcn ❤❤
Salaxjj io samiyo doodooda amazing waaye🎉❤
Saamiya iyo saalax fikirkodu wa
Fican yahay sida ay u arkaan fikirkoda
Masha Allaah
Wiilasha been ha iska dhadhicina walalayal abowe hooyo wa aduunyo ani hada ilmaahy wana u shaqeya wana korsada aabana ma taban dhinac walba ana ugu filan👍
Macalimuuuuu he is legendary wlhi🐐👍
Samiya isku fikir nahay ❤
Oui ça va bonsoir samiyo wa gabadha ugu miskinsa gabdhaha temka wa dacad waxn dhihilaha halugudaydo sxp horay ussoco waxadtahay qof wanagsan adduguna 🇩🇯🇩🇯💯
Baraamijda dooda waan kahelaa runtiii❤
Slax hadalkisa masha Allah ♥️♥️❤️♥️❤️lakin hoyada iney qadato kufican ilmaha
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Anuu fikir ahan waxan adhan laha qodobada laga soo hadlay 1 yaa qiyano badan raga iyo dumarka kolay laba dhinacba khiyanadu way ka jita lkn ragaa qiyano badan 2:ma la dagi layd guriga hoyadi maya hadii uu masuul iga yahay waa inuu diyarsada wxii uu masulka igaga noqon lahaa oo ah guri aan umadax banay wayo dadku waxay ku ficanyiin inay kala fogadan oo laysa soo boqdo 3:yaa ilmaha u xaq mudana waxba Yan lays walin walalayal hoyo cid ilamaheda uga ficani majirtee teda labad ragana shaqoyin ugaraa jira dumarka shaqoyin ugara mar Yaynaan iskugu iman ilmaha iyo cida barbarinyasa hadii mesha kla tag yimado waxan laqbaa samiya arinkaa ah inan laga xarimin ubadka abahod
horta ragga soomaalidda maxy beenta isugu sheegaan ma caruurbee kuriyaan waad dhihi kartaan aniga aabe fiican waa noqonaa laakiin aabe wax kuriyo ha dhihin waana muhiim in aan qirno doorka hooyooyinka soomaaliyeed xitaa qaarkood weey ushaqeeyaan weyna koriyaan waan naadir aabe soomaaliyeed oo sidaas ah 😢😢
Aduunka masoo marin ruux ka sharaf iyo karamoo badan Nabiga scw
Saalx iyo saamiya dooda waa best wlhi❤😊
Ilmaha waxaa haboon in ilmaha hooyadood la sii yo laguna bilo waayo hooyo 3dex jeer bey naga xaq badan thy sidaas la Ajligeeda hooyqdaa ku ha boon Aylof you maamo xaliimo hooyo Allaha ii kaa xafido❤
Kiki is not easy keep going
Arimaahn so baaadi aamiro kuso daaar hooyo aabo yaaa koorsinta ku ficaaan maar walbaa waa hooyo mcneeey 3tapes🎉🎉😢😢❤❤❤
Kiki fudeed badnaan sicilmiyaysan may u hadasho gacmaha dadka haqaban waan kuu jeedna from commentilayda
I gained Alot from this vedio 😊 Salah JJ thanks 👍 bro nin wayaa arag Aya tehe Wlh
Macalimuu kiki iyo ladan points macquula ayay kahadlayaan lkin ceyda iyo salah team ragg ayay uhadlayaan.
Arimahena wan ku salamay salaan kadib barnaajimka dooda xoga dhalin yarada cilmi ku dara dheh si wax looga faaido ileen dad badan baa ku daawanayaan 🙏
Team kiki one like 😊 waan KU waata wlhi 👏 waa ruunta
Sxb arimaheena video gan bulshada waxbuu utaraya wa wacyi galin thanks
Wlhi hooyo macan cid doorin ķrto majirto walhi qofkii ilmahisa laga qato aya daremi karo😭😭
Hooyo mcn boskedha wax buuxin karo majiro hooyo aya haq leh❤
Kiki dhiig badnaa anigoo tan yaarifo is dhahayo bay meel kasoo baxday 😂
Wale ciil bay iku dishay😂