DHAMMAAD | What is Next? | +Resources

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Mahadnaq iyo Hambalyo
    Aad ayaan ugu faraxsanahay in aan taageero ardayda baranayey HTML. Mahadsanidiin dhammaan kuwa ka faa’iideystay koorsadan, waxaan rajeynayaa inaad ka heshay macluumaadka iyo talooyinka aan bixiyey.
    Halkaan hoose waxa aad ka heli kartaa Resources-ka Kooraska:
    Code-kii aan qoray: shorturl.at/QSEjK
    Slides-ka Koorsada: shorturl.at/vJzFQ
    Koorsada xigta ee aan bilaabi doono waa CSS , halkaas oo aan ku baran doonno sida aad u qurxin karto websiite-kaaga HTML adigoo isticmaalaya CSS. Fadlan ha moogaanin koorsadaas!
    Mahadsanidiin mar kale, waxaan rajeynayaa inaad sii wadataan horumarinta xirfadihiinna! 🚀
    Discord Link:- / discord
    @Softcamper

КОМЕНТАРІ • 3