Socal media wuxu noqday maxkamad aan xaakin lahayn oo qofba si ula dhaqaaqo marka qofki aan doonayn in ay arintiisu meel fadhiisato hala yimaado dacwadiisa Socal media
Allah SWT WA SAMIICUL BASIIR Kolay waxay dadku arkaan mar kaste aad tagto wadanki inaad media un so fadhisanayso adoo nacayb iyo xiqdi un ka hadlaya halka dadka kula midka ah ay fasaxooda raaxo kuso dhamaysanayan Hadaad Somaliland necebtahay de haba tagin simple is that
Habar waalatay doorkii hore eey barooranaysay ayaanu u hiilinay eey ninka fuulfuulaysay maantana ma dawladay u soo dhigatay, habar yahay doqonimo dhaaftay maxaa meheradaada lagu falayaa ma amarka gubay meeshaad sheegayso ayaad Fuse ka raadinaysaa, cid baa kaa sarifan wayday beryahaa Miyaa xayawaanad
Sabir insha Allah
insha allah xabibti waxa ka khery badan Allah nigu badalo ❤❤❤
Familyyyyyy EhEYE
Somaliland waa nabad alhamdulilaah
Walal ilahay qalbiga haku qaboojiyo malin aan maanta ahayn baad helaysa xoolahaga ilahay wax khyr qaba hakugu badalo somali dulmiga waa u caadi xaqa umada allah fahansiiyo
Safiya aqlibadan qalidumar Allah garadka iyo cafimadkaba haku siyadito wllo
Tusmo qali allah gu gargari inchallah inadet❤❤❤❤❤❤
WALALO WAXAA LAGAA JECELYAHAY KOFURTA SOMALIYA MAXAA USODDAGI WEYSAY AMA GANACSI UGAFURAN WEYSAY WAA MEEL AAN HAL QABIIL LAHAYN OO SHANTA SOMALI USIMAN YIHIIN WAXAA KU HELAY DAD GUN AH OO XUN ❤💋♥️👍
😂😂😂😂😂😂
Indho adayg baad haysaane Ma meesha xero dhiigta isku badashay 😂😂😂
I agree with you!
Wll alla hakuu garabgalo
Ilaahay hakacawilo
Wadajir muqtshooy toos truus Qirshageyga iQas ah Nafsad Nafsad lE Y mY business
Allaha ku yasiro abaayo
Safiyaay waxaan kuu sheegaya inaad tahay aad ujecil inaad ribeysid dowlada waayo maali aanmaata ahay baa lugubrious weydiidoonaa ribadaa
Famikyybanagey teen dumar Naago haween ta ahey waitan, Familyyyyyy itaa itaa waxban aQoidey Shamsoooy murwodumaroo an tanitani ta ahey soo dhawoow badanbadan QatraayEEy QaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey
Walaal ragaagii ayaa ku hagraday waayo qofka maata diisa ina loo dhaafo maaha
Warunteed
samaroon baa kugu meeyey ax yaa tola aan ,sorry Safiya qaraneey hooyo somaliyeed oo qaaliya ayaad tahay guulayso abid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aada baada u taqaana filima hindiga
Idoor waaqash
Soomaali land hadey xoolahaaga iyo guryahaaga burburiyeen waxaa fiican inaa Soomaalida kale u guurti
Illaahaya ka cabaso tusamay oo jooji ruwaadan aada matalayaso Qatari baa kaa danbeeye subxaanala
Socal media wuxu noqday maxkamad aan xaakin lahayn oo qofba si ula dhaqaaqo marka qofki aan doonayn in ay arintiisu meel fadhiisato hala yimaado dacwadiisa Socal media
Asc wlle ale ucabo waa aragnaa dhibta kuhaysatee salaada ku ooy sujuda ku bari ale
As,EhEEyE EhEEyE Familyyyyyy Systems, Shamsoooy cadceed murwodumaroo Qatroisliinadunar Naago haween teen ahey Nicmaturabi Nicmaturabi Qiimobadan cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dunarey
Allah SWT WA SAMIICUL BASIIR
Kolay waxay dadku arkaan mar kaste aad tagto wadanki inaad media un so fadhisanayso adoo nacayb iyo xiqdi un ka hadlaya halka dadka kula midka ah ay fasaxooda raaxo kuso dhamaysanayan
Hadaad Somaliland necebtahay de haba tagin simple is that
Safiya walaal qoka aad tahay ahow dadkan cadaawadooda
Ilaahay hakaa duwo
Xaasidkana ilaahay hakaa qabto
Safia walaalo ininfiican ayaad tahay maxaa ciidgle kuu geeyey waa dad xun
Asc
Walo
Habar waalatay doorkii hore eey barooranaysay ayaanu u hiilinay eey ninka fuulfuulaysay maantana ma dawladay u soo dhigatay, habar yahay doqonimo dhaaftay maxaa meheradaada lagu falayaa ma amarka gubay meeshaad sheegayso ayaad Fuse ka raadinaysaa, cid baa kaa sarifan wayday beryahaa Miyaa xayawaanad