Alla ileh gadabursi ina samatar way yaa qanan Lakin nasib daro ina samatar isagu gadabursi mayaqan markasta oo uu haddlo iyo fiicilkiisa xun ee siyasadisaba gadabursi bahdiillad iyo samcad xumo ayay nagu kordhiisa
Mid kale wa kugu qalad maxamed ilig cidna jaajuus uma aha isaga ayaaba la xidhaa markasta Ninka komishanka haduu yidhi imisaa codeeyay taas waa caadi waxa la diidan yahay in lasiii sheego qofkasta wuxuu xelay lkn inta ka codaysay awdal somaliland dhib male soo baro wax ha iska Eryan ilige
Cuqdada is ka saar walaal. Awdal iyagaa sunta is ku beeray. Farta yaa ka hayey maalintii doorashada? Hilaac inuu soo baxo ayaan jeclaan lahaa walaahi, 5 years ka dibna u codeeyo. iyagaa ka codeeyay professor ka nasiib xumo. 😔 😟
Aayatullashi guulayso.
Proff Samatar waaa libaax e ka qalleee.
Asc.fariid.noolaw.waan.ognahay.basaaska.maxamed.ilig❤❤❤❤
War baga amusing dheh muse wu xasuqay borame iyo lascanoodba maxkabad calamiya baan latigsanayna.
Nin raga oo caqli badan
Waa sidaa khadaraw ina samatar waa qof weyn oo madhan yaa naga kaxaystah oo xamar naga geeya qofka😂😂
Alla ileh gadabursi ina samatar way yaa qanan
Lakin nasib daro ina samatar isagu gadabursi mayaqan markasta oo uu haddlo iyo fiicilkiisa xun ee siyasadisaba gadabursi bahdiillad iyo samcad xumo ayay nagu kordhiisa
Lajan shaqee khamrada odaygu muyaqaan caadimaaha tolkeen wali maha kuwayaqaan siyaasada ee wayseexdeen waahore ala waxaan kabaryayaa inay tosaan
CARAB KAAGA IN AANU ILAAHAY JOOJIN OOD JUUQDABA WAYDO KA BAQ, AKHIRAA DANBAYSA, WALAAHI WAAN NASTEEXAYNAYAA, ISKA DHAAF ODAYGANI AAD DABA DHIGANAYSO, WAA NIN TARTAMAY
Cuqdad ma fiicna ,isdeji😮😮😮
War hacayin professerka
Odeygan u asasaaqey khalas
Mid kale wa kugu qalad maxamed ilig cidna jaajuus uma aha isaga ayaaba la xidhaa markasta Ninka komishanka haduu yidhi imisaa codeeyay taas waa caadi waxa la diidan yahay in lasiii sheego qofkasta wuxuu xelay lkn inta ka codaysay awdal somaliland dhib male soo baro wax ha iska Eryan ilige
Cuqdada is ka saar walaal. Awdal iyagaa sunta is ku beeray. Farta yaa ka hayey maalintii doorashada? Hilaac inuu soo baxo ayaan jeclaan lahaa walaahi, 5 years ka dibna u codeeyo. iyagaa ka codeeyay professor ka nasiib xumo. 😔 😟
waa Runtisa khadar ayatollah geesi geesi dhallay siyasiinta gadabursigu sharaftii iyo karamadii ayay naga qadeen
Wax walba may kuuqaldantihiin
Odayga cayda ka daa haddaad soo saari weydeen
Mashaa alaah edo sodhawow
Bada madiga leh?
Farid ayaad tahay Adeer
Cudur ba ka buxa adi😂
Awdal xashiis hanoosheegin cayda tolkaa nacas