PRANK KII UGU QOSOLKA BADNAA DAD SOMALIA JOOGO KUSAMEEYAY / INDHO ADEEG IYO CALOOL XUMO..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 513

  • @CabdiNajiib-j6v
    @CabdiNajiib-j6v День тому +164

    Wa ku farxi lahaay hada like isaari leheed

  • @Hananmohamed-12s
    @Hananmohamed-12s 22 години тому +21

    Amiiiro ayeeyadaa waceysen maskiinta 100$ aad dhehyse wan kuguqalday markey dad weydiiso dhahayaan waatugo kudhicirabty markaasna wey kuhabaaree wayo tuugada somalia ayaa Saas duqyaasha udhaco abyo 100$ ayada ugafarxi dibna uwac ayeeyadaa😢I hope inaa comments keyga arkidoontid😢sidaasna aad sameyn doontid🙏🏼

  • @SihaamCabdiwahab
    @SihaamCabdiwahab День тому +63

    Somali madax adeeg😂😂😂 tuug ma thy haaa kulaha😂😂

  • @FaaisoCali-t2r
    @FaaisoCali-t2r День тому +75

    Ani maxa isoo waci waysay codkadi saa ukasaya lee amiira waye unba ku dhihi lahaa ❤😂😂😂😂😂😂

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk День тому +84

    Waa jumco aan ku wada salino xabiibkena Muxamed scw ❤

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 День тому +129

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @ahmedmoha22
    @ahmedmoha22 День тому +119

    Amiiradeena queen of the city la aantaaa social media suu ku socon lahaaa ....... Hooyo igu salaan 🫱💋♥️🫶

  • @feynuussalaad
    @feynuussalaad День тому +81

    Amiiro 😢wlhi wakujclhy abayoy ilhey Haku xafido wllashey mcn

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 День тому +51

    Ar amiira caawa waxey kamid noqoty tuugatiii hormuud kasoo fakaty oo lagacta dhacaayy😂😂😂reer soomaali waaniii salaamy

  • @ASWANAXMED-m2k
    @ASWANAXMED-m2k День тому +27

    wlhi kuguma raacsani amiraay wxn sbbto ah dad masakina markad ku tirahdo lcgba mel ku taal hunguriba ka galaya wx lagu ciyaaro maha

  • @NuurtoJaamac-k5w
    @NuurtoJaamac-k5w День тому +31

    Ku sali xapipkan maxamed scw scw❤❤

  • @SacdioSiciid-c5q
    @SacdioSiciid-c5q День тому +31

    Caawa saa uqoslayey waligy uma qoslin amiito waa mahadsantaha abyo😅

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 День тому +17

    Videogan dhib kamartay umalaynaa banan hbn galab roob kudubtay😢

  • @ifrahmohamedhassan315
    @ifrahmohamedhassan315 День тому +21

    Amira anga naso wac rer comment hda nahay😂😂

  • @Inaaxmed56
    @Inaaxmed56 День тому +20

    M.a say xaaranta iskaga ilaalinayaan alx ilhyba muslim naga dhigay❤

  • @nimcosaciid5380
    @nimcosaciid5380 День тому +27

    Amiiro abayo dadka waa wayn markee kaaqabtaan Ku dami sida ayeeyada hada lahadleysy ookle waa maskiin lagayabaa inaysan aqon habka lacagta loo ogaado abayo xuman ha I arag lkn dhalinta kle lakaftan oo dhib intaas abayo waa iga waano🥹🙏🏿

  • @AM_ZACKSaID
    @AM_ZACKSaID День тому +14

    TAN YAR WAA QURUXDII OO NOOL M.A No MORE TEAM CAYUUM😂

  • @UpdirahmanJama-p4n
    @UpdirahmanJama-p4n День тому +42

    Waad isoo qarxiseeen 😂 ar amiiiraaa nocaaanina ma eheyd 😅

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 День тому +73

    dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢🫶🏻🤌

  • @Inaaxmed56
    @Inaaxmed56 День тому +38

    Woow caawa ana u horeeya videoka oo bilow ah baan darewmayay in uu fany yahy waayo amiira iyo maxamed cade ayaa wada jooga labadan waan iska jeclahay😂❤🎉

  • @B15A-rp6
    @B15A-rp6 День тому +20

    Mohamed faaanaaye funny wye wlhi 😂😂😭

  • @Aliyah-rc8et
    @Aliyah-rc8et День тому +35

    Amira wan Ku jeclahy abayo ❤️❤️💋

  • @NajahGaramgaram
    @NajahGaramgaram День тому +24

    Prank gii ugu qosolka badnaa adunka aan arko OO somali dhigto 😅

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to День тому +14

    Kusali nabiga maxamed scw ❤

  • @AkKhalid-o7z
    @AkKhalid-o7z День тому +8

    An kuwada salino nabigena Mohamed scw

  • @BushraMaxamed-i3m
    @BushraMaxamed-i3m 23 години тому +6

    Aqwaan waxa soo sameysaa blind date waa barnaamij qatar ah fadhiga ka kac aqwaan part1,part2 ka dhig aqwaan haltalo si edeb leh suaala ha la isku weydiiyo dad masuulo ah ha iska dhigaan dadka kaala qeyb galaayo u sheeg gabdhahana ha is asturaan oo qaab islaami ah ha noqdo mar kaas dadka wey ka helayaan 😊

  • @zamzamabdullahi510
    @zamzamabdullahi510 22 години тому +4

    Amiiro sidani waa khalad kugumna raacsani waayo wxaa jira dad madakiin ah sidan ka dhaaf waliba dadka Age ka ah aad ku ciyaarysaan hdaa dhahdo lac baa meel kuu taal run bay uqaadanyaan oo Hunguri baa ka galaya wax lagu ciyaaro mhn😭Ayeeyada weyn iyo adeerka weyn lbdaba waan ka naxat😢Dhlainyarda ku ciyaara balse waalidka waaweyn Xushmeeya Ceeb

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j День тому +6

    Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 День тому +22

    Amiira oo dhibkii oo qofa eh iyo faanaye oo ka daran baa is helay ala labadan dhibadanaa 😂😂😂😂😂😂

  • @Daarul.diin.team.27
    @Daarul.diin.team.27 22 години тому +4

    Walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please 🙏 1k caawa igaarsiiya please 🙏

  • @Archyusuff
    @Archyusuff День тому +12

    Shamureey waaye qofka 2 😂😂😂😂 wllhi

  • @FaatimaAbdiqani
    @FaatimaAbdiqani День тому +20

    Amiira kistoo dadka uder waaween sida ayeeyoda 😢😢😢😢

  • @FahmaMohamed-yb4ch
    @FahmaMohamed-yb4ch День тому +14

    Ar amiira io faanaaye kala daran baa is helay caawa saan uqoslaye waan fuurey waraa umada dhaafa😂😂😂

  • @Qabuulmaxamed
    @Qabuulmaxamed День тому +26

    Wllo ilahaypaa kugu dhaarshe hooyo iga xanuunsanysaa iigu duceeyo 40qof ducadooda waa la aqbalaya iigu ducee iny cafimado plz .hadad thy Muslims damqanaya oo naxariis leh😭🥹😭waana jimco cwa😢
    Mom ilhy hku cafiyo myself 😭

  • @amiraqaali8950
    @amiraqaali8950 День тому +6

    Dadka ubaahan caawimaada numberkooda soo saara si loo caawiyo adna maadaama niyada ugelisay raadi ee wax uun sii😢Hana kudhelina hadaaba aragtaan qofka inuu weyn yahay ama wax rabo haku sii wadina😢

  • @feynuussalaad
    @feynuussalaad День тому +10

    Mamxdow wlhi wllow saauqoslayy waa furay allaha kuxafido ilhey waxaa kabaryaaa inuu isiyo wiilal sida adigo kle qof 😢

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp День тому +15

    War amiira cwa hormuuud nolsha ku heees❤❤😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 День тому +12

    Hhh istqfurllah aar AMIIRO & MOHAMED sheekada maa keenteen wlhy waa iga qosliseen indho adeeg yaa dhalay ma is waydiisay horta😂😂❤faanaye dhibadanaa hhhh😊

  • @nimcoxuseen338
    @nimcoxuseen338 День тому +10

    War mahamed waa funny masha allaa anaga wiilkaan baan rabnaa

  • @AM_ZACKSaID
    @AM_ZACKSaID День тому +6

    INTA OG AMIIRA INAY GAARTAY 1.7BILLION #HASHTAG😎👸

  • @XawoIbraahim-u9h
    @XawoIbraahim-u9h День тому +8

    Amiiro dadka ku qawado ma soo wacdid hda Ani lee I soo wici lehed hora kadhihi laha amiira wayeeee parte 2 so samee wlhi maxamedna ha soo I lawin soo carr hben danbi I .a❤😂

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 День тому +14

    😂😂😂 daacad uqoslay lkn sdaas ma fcna simcard ka wax ka waceysan in shirkadda laga dacweeyo la xiraa laga yaaapa sxpayal😊

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir День тому +8

    AMIIRO HOOYO CALWIYO IGU SALAAN🫶🏻🎀💕

  • @Lili-c2j
    @Lili-c2j День тому +8

    Laakin abaayo dadka qalbigooda ciyaar maahan keep going ❤❤❤😊

  • @Daarul.diin.team.27
    @Daarul.diin.team.27 22 години тому +2

    Umada nabi muxamad scw walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please 🙏 1k caawa igaarsiiya please 🙏

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur День тому +12

    Amiiro ani maxaa isoo wici weysy😂😂😂😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 День тому +8

    Ar kuwanaa Amiira iyo faanaye funny waye wlh😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 День тому +12

    Ala maxay lacag igusoo qaldan tay waliba Nimanka aya u badnaa 😂

  • @Princesssusu-y3h
    @Princesssusu-y3h День тому +4

    Number yasha Kenya kusosamey:Next plz my queen ❤❤❤

  • @ShukricabdiShukricabdi-q1s
    @ShukricabdiShukricabdi-q1s День тому +4

    Amiira part two Soo samey please ceyda iyo maxamed cade Soo wad 🎉❤Yaa igu racsan asxaabta

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 День тому +10

    Amiira waan ku jecelhy ❤

  • @Jiyaaamustafa-mm8
    @Jiyaaamustafa-mm8 День тому +12

    Waafi inaa kaligeen rer somali ka wacno lee modaye ileen idinkana waa isticmashiin😭😂😂

  • @YusroyusufMaxamed
    @YusroyusufMaxamed День тому +6

    Naa amiroy see nayeshay bas naga dheh😂😂😂😂

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan День тому +12

    Amiira dadka so wacday aniga ku jiray😂❤

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k День тому +32

    😂😂😂😂noosoobadi amiiradeena tookada xigto Ani igusoosamey anaakaayabsanaayee 😂😂😂horay usoco abaayo😊😊😊❤❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 День тому +15

    Next rer Kenya 🇰🇪 kadig amiray laga yawa ina ani kamid noqda wllahi ani hora ka fahma

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds День тому +6

    Amiiro qurux manta mxaaaa prnkiga. Igu sa mey say. 😂😂😂 salaaam from muqdisho cdey 😂😂

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 День тому +4

    Dadka somali my mayaqanan
    Ha kulhaa😂😂😂😂😂
    Muse miya ha
    Fadumo miya haa

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu День тому +10

    Amira markasta maxamed manosogalisid 😊

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 22 години тому +2

    Amiiro abyo mcn waa ku taageeraa plz dadka qaar waa masaakiin 1$ xitaa ugu jirin ee hawo haka soo ridina oo ishooda yeeynaan idiin raacin waa nii jeclahay in dhib idiin soo gaaro marabee😢❤

  • @nurafarey37
    @nurafarey37 День тому +6

    Alla Maxamad mucjiso waaye wallhi wll waku barya kulaha 😂

  • @SuusuuAbdi-r3n
    @SuusuuAbdi-r3n День тому +8

    Hay hormuudna malasia maka shaqeynaysaa😂

  • @cabdikariincali7084
    @cabdikariincali7084 День тому +4

    Hadii aad aniga ee soo wacelahad codkaga baan karan lahaa because of waan ku tagera❤😂

  • @laylahappy4017
    @laylahappy4017 День тому +2

    Wlhy cawaa saan uqoslay le waliba inta ah adi ma tuugba tahay ay gabadhu tiri haa cabaardhan aan qoslayay prank nuucana soo badi Amiira kuwasa shidane 😂

  • @FarahhusseinAbdi
    @FarahhusseinAbdi 23 години тому +2

    Amira part 2 soo sabee😂😂

  • @DhahiromaxamedDhahiromaxamed
    @DhahiromaxamedDhahiromaxamed 23 години тому +2

    Dadka dhama hansom ridina waa danyar 😢

  • @XabiiboAbdulahi
    @XabiiboAbdulahi День тому +8

    Mirayeyyy ana maxa isoo wici weyday😂❤

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur День тому +8

    Ar maxamed dhib badanaa😂😂😂😂😂

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 День тому +6

    Alah ani mxaa igu soo wici weydey Amiiradeena codkag isla markii wan fahmi lahaa😢❤

  • @Maxamedabdiraxmaan-sj2kx
    @Maxamedabdiraxmaan-sj2kx День тому +6

    Amiiray sankujeclahaylee❤❤❤❤❤

  • @LoukmanainanDunkale
    @LoukmanainanDunkale 23 години тому +2

    I am from Djibouti 🇩🇯 ☺️ amirow walaashay 🎉🎉🎉🎉tageroo...

  • @IfarahAli-e6g
    @IfarahAli-e6g День тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wakihele walhi Amiira Abaoy noosobade

  • @sihamali-j3w
    @sihamali-j3w День тому +6

    تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا وضااااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي احنا نساء ما نقدر نخرج نشتغل مثل الرجال ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بنقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الانسانيه اين الاخوه الايمانيه في قلوبكم'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''يعلم ربي وربك ماطلبت المساعده والمعونه الا من حال صعب وصروف قاسيه صاحب الايجار يطالبنا في ايجار منزله واحنا لانملك شيء اخي فاعل الخير مانقصرت صدقه من مال خفف عنا اللآم والاوجاع بقدر استطاعتك عندنا لمالك المنزل 75الف ريال يمني ايجار 3 اشهر واحنا نطلب لنا للقمه عيش من عند الجيران يعلم ماقلت الا الصدق والشي الي حاصل معنا من ارد يساعدني هذا رقمي واتساب967،7712414748+كم اجرك عند ربنا لما تفرج همنا ربي يفرج همك انت لنا بعد ربي اخي فاعل الخير اوضاعنا صعبه بهذا الحال ماعاد لنا قدره نصبر اكثر صبرنا بمافيه الكفايه ®♡®✓`|٪=÷\>]] °]°\]♕}]°^ }] ]}> ÷]}> \٪}°^>]] °]>>} ^]} ♡:-) ✓♡♡®=}÷}🫥🥺😔:-)]:-)]\♡×>♡×>>♡+>+}=+♡+÷♡😢.،؛؛؛؛؛♤♤♤

  • @XaliimoxasanMacalin
    @XaliimoxasanMacalin День тому +10

    Amira Qurux❤1M🎉2M🎉3M🎉4M🎉❤❤

  • @AyaanAmaan-i1r
    @AyaanAmaan-i1r День тому +18

    Amiira maanta maxamed maa ila hadlaye😂 8:04 😂😂😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale День тому +5

    Ala amiray ani maxa.iso qaban weyday ani maba codkaga.iga dhumaa😂wlhi wan furay cawada idhaaf😂😂😭

  • @sumayoaadan
    @sumayoaadan День тому +6

    dacad uqoslay wlhi maxamed umad mhn😂😂😂

  • @MohamedSalamuni
    @MohamedSalamuni 23 години тому +2

    Inkastoo barnamij iska qosol ah uu yahay Hadana dhanka Kale Marka Laga eego Sidan Waa Qalad Sababtoo Ah Dad waayeel ah ayaa ku jira Dadka Aad ku Dheeleysaan

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 День тому +8

    Team amira qurux and Mr fanye like 👍 😂❤

  • @FarxiyocabdulaahiFarxiyo
    @FarxiyocabdulaahiFarxiyo День тому +10

    Ala aniguuu ahaaa qofka 1aaaad😂

  • @adsd2762
    @adsd2762 День тому +2

    Amiiro ayooyo ayaa ka dhaadhicinaya wax prank la yidhadaa jira 😂😂😂😂😂😂😂

  • @apdirahmaanmeysar166
    @apdirahmaanmeysar166 22 години тому +2

    Qofka ugu danbeyeh aniga waayeh😂😂😂😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo День тому +6

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki kiki deqoow jini team asad team team team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @NaadocaliFaarax
    @NaadocaliFaarax День тому +1

    Ciyal xamar haka shakin waahuubaa inee yihiin ciyal xamar❤😂😂😂😂

  • @AbdihakiimMahamed
    @AbdihakiimMahamed День тому +2

    Inta caawe qosol isku celiweesay like 😊

  • @Duniishgacal-24
    @Duniishgacal-24 День тому +6

    Ayy my queen miraa gacalo❤🎉l love you 🎉❤

  • @رئيزه
    @رئيزه День тому +2

    Ani maxa iso wici wesey 😂😂 codka maba iga lumayo xabibti 😂❤

  • @JokingMoha
    @JokingMoha День тому +4

    Amiiradeena waan fuuray wllhi noosoobadi 😂😂😂😂😂

  • @xamdixikmad-tu5nm
    @xamdixikmad-tu5nm 23 години тому +2

    Amiradeyda waku slmy mcanteydi farintan hoyo mcn iga garsi hoyo mcn waxa ad dhashay gabadha dunida ugu qurxin uguna aqlaqda wcn alaha noo daayo amiradeba adn alaha ku xifdiyo hoyo ncn wani jclhy iso jawaba plz❤

  • @LeylaOsman-vo9mh
    @LeylaOsman-vo9mh 23 години тому +2

    😂😂😂😂haa tuk ahay sidan kufahmey le fanaye

  • @Sumayosiman-m8t
    @Sumayosiman-m8t День тому +2

    Amiira indho adeeg anagaa dhalnay part 2 aya sugeynaa😂

  • @ShamsaMohmed-g1l
    @ShamsaMohmed-g1l День тому +2

    Mahamed fanaye waa mixnad cadiyaa😭😂

  • @FatushCnasir
    @FatushCnasir День тому +8

    Dadkaan amiraa add waceysid inte kakakentay nah😅

  • @XUlkaPoy
    @XUlkaPoy День тому +2

    Abaaayo wakubaryaa amoiro dadkas heshiisiya wakubaryaa team walba sideda kusoceliya wayoo wancabsanoyaa waakubaryaa hesheyaa abaayo😢😢😢😢

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 23 години тому +2

    Amiira inaad dad dhalinyaro eh lee kusameyso aheyd dad waweyn markey ka qabtaan inaad iska deyso aheyd somalia dad danyar ubadan

  • @Queeneyy
    @Queeneyy День тому +2

    amiro next reer kenya kaso dhig plz❤️🙈🌸😅

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 23 години тому +2

    Qofta kowaad inaa ahay ma la,iga dareema😅

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz День тому +5

    Dhalinyaro macquul waaye lkn dadka waa ween kadaaya ciyaarta wlh wax lagu kaftamo ma ahn 😢

    • @sacdiyocadaawe4261
      @sacdiyocadaawe4261 21 годину тому

      Wey ku soo aadeen yaa kala yaqaan numberka qof weyn iyo qof yar wixii wada

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor День тому +6

    Amiiro io fanaye dad idinka walan ba idin helay wlhi 😂😂

  • @XaawoibraahimYerow
    @XaawoibraahimYerow День тому +2

    Amiira wallahi feeraha ii xanuuney😂😂😂😂😂😂