Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriiis oo Al-Shabaab la hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 сер 2023
  • Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriiis oo Al-Shabaab la hadlay
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 23

  • @aliadam180
    @aliadam180 11 місяців тому +3

    كلام من ذهب
    Words of gold

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 11 місяців тому +3

    Well said Profesor👌

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 11 місяців тому +5

    Fariid fariid waxan kugu taageersanahay labo qodob, (1).wada hadalka alshabaab (2) iyo faragalinta gaalada Macnaha in gaaladu inagu hayso faragalin xoogan

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z 11 місяців тому +2

    Professor hebel baan la casheeyay waxba ma hayo

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 11 місяців тому +4

    Ninkaan waa waalanyahay

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 11 місяців тому +1

    Aqoon hadii aad maqashan waa diin

  • @user-mz4zn4st1k
    @user-mz4zn4st1k 11 місяців тому +1

    Waan ku taageersanhaya Professor Ingiriis warka uu sheegay. Al-Shabaab wadankaan cid la saari karta ma jirtee nabad halaga raadiyo

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 11 місяців тому +1

      Waxba yaan laga saarin, iyagu waa waraabayaal, oo waxay ka mid yihiin xoolaha uu dalku u baahan yahay, kaliya waxan dhisi rabnaa xeryihii lagu xarun lahaaaa😂😂

  • @intel76
    @intel76 11 місяців тому

    Walahi nin aan u arkay inuu caqli ku jiro

  • @AnabOmar-jc6ff
    @AnabOmar-jc6ff 11 місяців тому

    Adiga la heshii hadaad doonto. Daalim, damiir laawe ah Ayaad tahay. Alshabaab aan ka faa'iidaysano, waa cadahay inaad iyaga ka mid tahay,
    Inaad Iska aamusto ayey ku qurxan tahay. Aqoon waa aqoon take diinta
    Islaamka. Hadaladan macno ay leeyihiin eyan jiran Iska daa. Shaqo raadso oo wax xalaal ah inaad quudato isku day.

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 11 місяців тому

    Yaa adiga matashaaaa ?
    Howshaaasna yaa kuu dirsaday Adiga?

    • @AliAhmed-zc8em
      @AliAhmed-zc8em 10 місяців тому

      kow war heshiiska ogolaada waa lagu kala baadbaadaya.

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 11 місяців тому +5

    M X Engiriis wu maqlay Alshabab laakiin aqoon uma lahan sidaas darteed ceeb ayey kutahay in u yiraahdo
    argagixiso ayan ka baraneynaa intelligence iyo heshiis nabadeed ayan la’galeynaa waxan u arkaa dhuuso dameer, Alshabab wa MAFIA weligoodna kama aysan qaybgelin shir nabadeed sababta o ah waxa loo abuuray Burburinta iyo barakicinta umada Somaliyed waxana so abaabulay dowlado shisheeye o raba in ay ku helaan sabab ay dalkeena ku qeybsadaan Mafia’daas majirto cid kaga aqoon badan Madaxweyne Xassan Sheikh. 🙏🙏🙏

    • @user-mz4zn4st1k
      @user-mz4zn4st1k 11 місяців тому

      Jaahilnimada gaamurtay waaban u jeednaaye maxaa kale oo kuugu darsan ood naga qarinaysaa? Dagaal 20 sano ayaa Al-Shabaab looga adkaan la'yahay ayadoo gaal cad iyo mid madow ay iskugu tageen. Maxaad kaloo haysaa?

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 11 місяців тому

      ​@@user-mz4zn4st1k
      Alshabaab wax jira ama jiritaankaba daneeya maaha, waa dad aan noloshaba aayo iyo magac toona ka lahayn, ooy ugu baxdo isQarqaris iyo isQARXIS mARKAA MAxaaBA yaalla OO lagala hadli karaa???🤷🤷

    • @user-mz4zn4st1k
      @user-mz4zn4st1k 11 місяців тому

      @@CamanKiish2 Wixii riyo iyo qaraw ah adigaan kuu daynayaa

    • @CamanKiish2
      @CamanKiish2 11 місяців тому

      @@user-mz4zn4st1k
      Sxb! SuAAL madhaxa baad soo bandhigtay, annaguna mid ka daran baannu kuugu soo xidhay, si aanad dadka masaakiintaa u siriN 🔥..
      Baabka kalena haba yaraatee kula furi maayo, si aanad dadka u sii marin habaabiN!!

    • @ahmedabdirashiid983
      @ahmedabdirashiid983 3 місяці тому

      Alshabaab nin Maxamed xaaji Ingiriis nin uga aqoon badan inuu jiro u malaynmaayo. Waxay doonaan ha ahaadeene.
      Waa ninka keliya ee intaan ogahay keligii buug dhammaystiran ka qoray Alshabaab.
      Wuxuu Jamaacadda dunida ugu Sarraysa ee Oxford shahaado uga qaatay taariikhda.

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 11 місяців тому +1

    Wallee kani waa khaayin, ama waxaanu war ka hayn, in alshabaabtu ay acrabaysan yihiin, oo soomaalinimadan uu ka hadlayaba aanay aamminsanayn👎👎👎👎👎👎... Waaba nin waaLan mar hadduu SomaLiLand oo afkeena hooyo dardar gaLisay, uu Dhinac dhigay Alshabaab acraaabaysan❌

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 10 місяців тому +1

    Eeg. Dibjirkii. Reer. Hawiye. Faqash. Maxamed. Ingiriis. Oo. Markuu. Hargeysa. Joogo. Iska. Dhigi. Jirey. Nin. Somaliland. Jecel. Balse. Haduu. Sirtiisa. Qarxiyey. Oo. Muujiyey. Cadaawaduu. Inoo. Hayo. Reer. Somaliland. Ahaan. Qofkastow. Ogow. Cadowgeenu. Waa. Reer. Somali. Italyaano. Faqash. Xamar. Garoowe. Gedo. Dhuusamareeb. Baydhabo