Banfas waxa uu ahaa aqoon gaab macalin ka ahaa dugsiga CTC ee Hargeisa 80kii, waxa uu ahaa nin hablaha yaryar ee CTC gabayada u dhigi jirey , isla markaana jeclaa in uu la tunto hablaha yaryar, waxan xasuustaa gabay uu maalin ku qoray sabuurada oo uu gabadh Safiya la yidhaa oo class ka fadhidey uu u tiriyey, wuxu yidhi SAFIYA CANABEEY SIDEEDABA JACAYL SUGAN SAAMEEYEY LABA RUUX SIDEENAA, MID UU SAKATIYO SIDAADA, KAN KALE SALAANTA KA BAQO SIDEEYDAA, MAXAA U SAL AH OO MAXAA U SADA AH. waxa uu bedeli jirey gabayadii sayidka, Gabay kale waxa uu ku laha, SAFIYA CANAB SHEEKH SALAAD KU JIRA OO ARKAA WUU SAHWIYAYAA.
Allah ha u naxariisto mujaahidka
muj,Cali banfas muj,xalaala Allah yaa raxmà raaximiiiin
Alle how naxariisto abwaan iyo inti muslim ah oon ka mid nahay amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲
ABWAAN, AOONYAHAN, MUJAHID, CALI XASAN AADAN ROODHIILE (CALI BANFAS) ALLOW U NAXARIISO ADEERKAY QABRIGANA U NUURI AKHIRANA JANATUL FARDAWSA ALLAH HA GEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo Abwaanka
in aad dib u dhigtaan ayay ahayd waraysigan waayo isagoon ladnaan ayaad kalifteen barnaamijku intan wuu ka xiiso badan laha
Ustaad ka Mujaahid ka ahaa Alla ha u naxariisto Aamin Aamin
Alaaha u naxaristo, mujaahid Cali Xasan
Ilaahay haw naxariisto Cali banfas wuxuu ahaa macallinkaygii.Dugsiga Sare ee Suugaanta
alle ha u naxariisto abwaan cali xasan aadan banfas
Alla ha naxriisto abwaan cali xasan adaan. Mujaahid ka geesisan buu ahaa abwaanada kale oo aan baqan maxkamadana ka horgabya.
a.h.u.n gabyaa cali xassan aadan banfas
Horta abwaanku ilaahay ha u naxariistee ma reer shidoon buu ahaa
Ilaahay janatu fardawsa haku geyo mujaahid
Allow ku naxariisto muj abwan ali banfas
Faisal Mohan Muuse masuulinta xisbiga wadallaybadayallaybadayallaybada
allaa haunaxariisto abwaan banfas
asc wrwb mujahid marxuun ali hassan aden illaahay hawnaxariisto
Banfas waxa uu ahaa aqoon gaab macalin ka ahaa dugsiga CTC ee Hargeisa 80kii, waxa uu ahaa nin hablaha yaryar ee CTC gabayada u dhigi jirey , isla markaana jeclaa in uu la tunto hablaha yaryar, waxan xasuustaa gabay uu maalin ku qoray sabuurada oo uu gabadh Safiya la yidhaa oo class ka fadhidey uu u tiriyey, wuxu yidhi SAFIYA CANABEEY SIDEEDABA JACAYL SUGAN SAAMEEYEY LABA RUUX SIDEENAA, MID UU SAKATIYO SIDAADA, KAN KALE SALAANTA KA BAQO SIDEEYDAA, MAXAA U SAL AH OO MAXAA U SADA AH. waxa uu bedeli jirey gabayadii sayidka, Gabay kale waxa uu ku laha, SAFIYA CANAB SHEEKH SALAAD KU JIRA OO ARKAA WUU SAHWIYAYAA.
mujaahika ka xishoo nio waakaa hooseeyaaye
Qofka bani'aadam ka ahi malaa'iig maaha, denbigiisana adigu maxisaabinaysid ee ilaahay naxariis badan ayuu leeyahay ee min-fadlik qoraalka ka fiirso
Nacdal baa kugu table geeljire daljir inangumeed mar walba xaarkiisa daba sida HALYAYADII SNM iyo NIN walba oo magac leh oo reer somaliland ah mar hadii ciil sitaa calooshaada qudhuntay uga hurayo maxaa lagaaga tagay
@@abdiazizahmedhashi2800 waar waa inangumeed faqasha nacdal baa ku taal Snm iyo nin kasta oo Somaliland ahba sidaasuu xaarkiisa ugu saydhitaa ilayn a wood kale malahee waxa qof dhintay ceebee libin mooday doofaar qudhmay sow maaha
@@gobiyocaadkeed6491 :
Waar qoraalkayga hore miyaad akhriyin...???
Ninka sidaan ula hadlay miyaanad arkin, qofka bani'aadanka si fiican ayaa wax loogu sheegaa, min-fadlikum Caydu akhlaaq fiican maaha halaga waantoobo.....!!!!!!.