Madaxwayne Biixi Iyo Maayir Mooge Hadii Aydaan Dhisayn Suuqa Waaheen Nama Biilinaysaanee Aan"Kaltuun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Madaxwayne Biixi Iyo Maayir Mooge Hadii Aydaan Dhisayn Suuqa Waaheen Nama Biilinaysaanee Aan"Kaltuun
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavision...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 161

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 2 роки тому +5

    Mansha Allah waa libaaxad. Garashada iyo aqoonta Allah ayaa bixiya waana hibo Allah ku galadaysto umadiisa kala duwan. Keep going my dear sister.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +5

    Barakallah !!! walaashay noolow waa sax .....from old Hargeyssa.

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 роки тому

      @qwerty hhhh beenaale ayn Ku leeyahay from buuhoodle

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 2 роки тому +3

    Mooge maxaa helay. Wasiirka howlaha guul miyaa kabaawar ween. Subax Allah

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 2 роки тому

    Kaltun waan jeeclahey wooyo warkeedu Waa cadyahey💕💕❤️❤️❤️

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 2 роки тому

    Inaadeer ku soco kaltuun lipaaxo

  • @rodaabdi3450
    @rodaabdi3450 2 роки тому

    Walaal isa sax u sheeg Muuse biixi

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 роки тому +1

    Ilaahay ka baqo kaltuun adigu umaad CODAYN INA MOOGE ALLAH KA BAQO

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 2 роки тому

    Maayer is CADEE 26000 KUN baa kuu codeeyee oo sheeg in aad adigu magaalada Mayer u tahay & xiliga aad dhisayso & xiliga aad ku dhamaynasoba , walee waa su'aasha ay dadku is waydiinayaan ee uu Mayer Moogana Ku noqotay Luqmatul XAJAR. MINFADLAK BILIXSAANIK KA JAWAAB SUAALAHAASI . THANK YOU MY DEAR SISTER. YOU ARE BRAVE WOMAN & WELL DONE SPEEKER. YOU DESERVE MILLION TIMES CONGRATULATIONS.

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 роки тому

    Marwadu wey ku mahaadsantahay taalaadasii

  • @daacadable
    @daacadable 2 роки тому +8

    ahahahhaha walaahay waa geesiyad geesiyad dhashay . This is what we call an uncompromising intellectual engagement. Well done, dear Kaltuun. Dadkan waa dadka BBC DA un ka dhageysta isbadalka.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому

    yes thanks sister well said ...... cadowgaagu buuraha ha jiidho.

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 роки тому

      Adigun baa is sheegay CBB du darbiyada ha qaniinto kkkkk.

  • @abdirahmanbarre9890
    @abdirahmanbarre9890 2 роки тому +3

    Siyaasadey xaal qaado,??????

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 роки тому

    Marwo kalltuun geesinimada waan ku oga walahii waa marwo qaliya

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 2 роки тому +5

    Sheekada suuqa media lalama yimado
    Qof walba hantidisa cidna u didimayso

  • @khadraabdillahi6700
    @khadraabdillahi6700 2 роки тому +4

    Kaltuun maah-maah baa hore u tidhi habar fadhida lagdini wax uga fudud

  • @fatimafarah8189
    @fatimafarah8189 2 роки тому

    Sifiican bay u hadashay

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 роки тому +9

    Maayir mooge wadaacad sida kamuuqata wuuna dadaalaya sidan wada aragnoba lkn wxn filaya in cagaha lahayo dad somalida mrka qof fiican madax noqodo inteena kaleba cagaha kudhegta sidas darteedban usoconwaynay

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 2 роки тому

    Mansha.allh

  • @waxhubsothinkahead3943
    @waxhubsothinkahead3943 2 роки тому +3

    Sheekadani waa sheeko kale. Ha degdegin inaadeer, waxbaa laynoo wadaa

  • @ibtizaamqurux2412
    @ibtizaamqurux2412 2 роки тому

    Rijaalada waan ku wataa

  • @ismailapdi9261
    @ismailapdi9261 2 роки тому

    Wllo caruurta ushaqee haku mashquulin madaxda dalka

  • @Said-co7vf
    @Said-co7vf 2 роки тому

    Mashaa alaah waa codkar gabadhaan war ku wa gabadha caynaya waxa aysan fahan saney waxa ay kahad layso qabil umbaa idin muuqada ee daaya gabadha xishooda dad masaa kiin ah ayeey uhadlaysaa walaal noolow

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 роки тому +1

    Iska amuus kaltune ilaheey kheer hakusiye kaltuum inader hadi layska hadlo

  • @ashaarraleharraleh7342
    @ashaarraleharraleh7342 2 роки тому

    Thank you . Try police department .

  • @samatermaxamed5841
    @samatermaxamed5841 2 роки тому

    Hadalcada waa shankaron Allah hakubarakeyo ragbaydhaftay

  • @suyuhao7592
    @suyuhao7592 2 роки тому +1

    Yaan lagu dag dagin hawshaa wali qaadhaankeedddii baa la wadaaye xataa hadii la bilaabo miyuu sanadkan dhamaan karaa inta ka dhiman maayarkana khayr baan ku tuhmayaa

  • @abdirahmanbarre9890
    @abdirahmanbarre9890 2 роки тому +1

    Waa sheeko kale.(wadani).. YYYYYAAAAHHHHUUUU.

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 2 роки тому +3

    Habar fadhida lagdani wax uga fudud kaltuney walaal hawshu way socotaye ha dag dagin mayarka iyo madaxwaynuhuba way dadaalayane yayna mucaradnimadu kula fogaan wax uun baynu wada donaynaye bal isdaji.

  • @amiinahmed7500
    @amiinahmed7500 2 роки тому

    Degmada hargaysa dheh wll ,morodijeex waa ilaa gabiley oo mayorkeda leh

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 роки тому +6

    Wll caruurta inoo kori iyo kana soobax waajibaadka allaah ku saaray

    • @u.j7332
      @u.j7332 2 роки тому

      Korinta caruurta malaa nimanka masuuliyadi kama saarna ? Ma
      ilaahay masuuliyadooda wuxuu saaray raga ee diinta baro

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 роки тому +1

      Dumarkii waxaan loo diran ayay galayaan Ahmed jees caruurtii way iloobeen inay koriyaan

    • @ahmedjees2320
      @ahmedjees2320 2 роки тому

      @@mustafehirsi592 waa runtaa wll

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 2 роки тому

    Kaltun sharaxadi u badalo la taliye hhkkk waxd tahay qof ka naxaya umada wooooow

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 роки тому

    Maanshs alaah Kaltuun Geesiyada Inaadeartey.runtu fanto maah a ee sheeg

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 2 роки тому

    Wa runteed wallaahay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 роки тому

    liibaan xumotalis walaashii kaltuun reer qaylo ku nool

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 2 роки тому

    Hargeisa iyo camarada maxaa kala haysta

  • @ismailapdi9261
    @ismailapdi9261 2 роки тому

    Wllo Naga raali ahaw adigiyo wadani iyo xamarba

  • @khadancabdi1481
    @khadancabdi1481 2 роки тому

    May cabsantay

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 2 роки тому

    Kaltuun haku xiiqin xukumada baloodh iyo beer suuqa waaheen baloodho ayaa laga radinayaa ina moogena digreto madaxweyne ayaa lagu cadadinayaa iyo booshin oo haduu yidhaa dhisida suuqa dawlada hose ayaa xaq uleh mooshin baa lalasugayaa oo diyara oo xildhibanada dawlada hoose qaarbaa lasafan xukumada oo dhemal loo lulayaa

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 2 роки тому +6

    Naa Naga Aamus Doqonyay Qofkaad is tidhaa waa Qof Caadiya ayunbuu Gadaal Doqon Ka noqdaa Naa See Lagu Dhamayn Karaa Dadkii oo Ganacsanaya Iidi Way dhamaatay Haa Dadkana Hadda Ayaa Laga kicinayaa Goobihii ay Ku Ganacsanayeen Dadku Ilaa dadka Meel loo helana Layskama kiciye Adeerow Dadkaaga intaad U duubto Video Waxaad tidhaa Sh.madaroow Ogolaada in Dadkaa Lasoo Dajiyo Xeero Jaada ileen ayagu Ma lehe☹️Caqli Ku Dar Maamo Cuqdadaysan Baad tahee maa layska bilaabaya Dhismaha🏃Dadka waxba ha isku Dirin Hadaad hadalkayga iska Indha tirto ogow Maayarkuna Hadalkaaga uu iska Indha tirayaa xishood islaanyay😬😥

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 роки тому +1

    Hadii habar kasta iyo Kuray kastaa uu 26000 kun oo cod ka hadlo wa yaab EEDO ISKA NASO WA LAGUU MAQAN YAHEE MOOGE UMA JAWAABI KARO HABRO HADAL JIIDHAYE

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 роки тому

    Suuqaa waheen wax dhisidisu mayaarku shaqadisa maaha dawlada dhexe ayaa leh wasarada hawlaha guud dhismihina wuu bilaameey

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 2 роки тому

    Waa fariid weeyan. Raagan halkan ka caynaya nacasnimada aya ka badatay. Waa iska aakhiro saman raag jilicsan aya aduunki ka buuxa. Kaltun waa fariid

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Рік тому

    Hargaysaba 35 kun oo meheradood kuma yaalàan.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 роки тому

    MANSHA ALLAH
    MARWO KALTUUN RUNTA AYEY SHEEGTAA
    NOOLOW.

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 роки тому

    Dumarku inay shaqada dawlada ka haadlan maaha ee guryihina iska jooga

  • @fathiaseyed6959
    @fathiaseyed6959 2 роки тому

    👑👑👑👍👍👍

  • @umunimco2208
    @umunimco2208 2 роки тому

    Kii hore maxa ula xisabtami weden

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 2 роки тому +5

    Waar ma haday hurdo ka soo kacdey, naa Roma maalin laguma dhisine naa hawla guud ayaa la wereegey ee la hadal iyaga

    • @ibrahimelm5846
      @ibrahimelm5846 2 роки тому +1

      Waar inanta ma cid bay cayda waxay sheegtay wax ay u leedahay waar adigu isla yaab

    • @luulrage4491
      @luulrage4491 2 роки тому

      Naa aduu isla yaab wuu saxanyahay

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 2 роки тому

    Isbadalka mayir ka oo qudha ma samayn karo suqa waxa gubayna hadii auu ogyay horu ka bakhtiin laa bilawga suqa iyo dhamadkiisana hadii rabi idmayo isaga dhamadkiisa og mayarku waa iinsan maha mid qaybka og 2 bakharbaa hadana ma qaylinayno madax waynuhuna dadkii ka codeyay iyo kuwa ucodeeyay midwalba inu ujawabo maha wuxu isugu tagay inu umad hogamiyo ayuu wax uwadaa dadyaw waad hadlaysan haxiiqina

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 2 роки тому

    Gabadha yahya anku waran hadad wanag rabto mayarka xafiiska ugu tag

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 роки тому

    Shir Jaraaid kkk badanaa.
    Ana shir jaraaid ban qabanayaa kusaabsan Muuse buuxi inu joojiyo mirqaanka

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 2 роки тому

    Who she think she is talking to ..may be children

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 роки тому

    Afkaaga caana lagu qabay. Asc

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 2 роки тому +4

    Waaa Akhiro Saban . Waxan magacyada Raga wata ee gabadha aflagaadaynaya shame on you Ayaan idin leeyahay. Sakado bakhaaro ah ayaa ka maqan xaqbay u leedahay inay hadasho! Aqoon baydaan u Lahayn iyo waxa ka maqan ayaydaan Ogayne!!!

    • @ahmedyasin6796
      @ahmedyasin6796 2 роки тому

      Ilma maxamed iid 25 aqal baa ka gubtey Meel ay ka hadlayaana lama arag

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 2 роки тому

    Wlhi gabadh wax garadaad tahay dadkiibay zuuqa ku eryanayaan

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 2 роки тому

    Haye adigu maxd tahay adigu

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 2 роки тому

    kaltuun afkaaga caana laguqabay geesiyad dhe

  • @قضاياالعرب-د7و
    @قضاياالعرب-د7و 2 роки тому

    Ina badhi male hal bakhar ah.kum lahayed aduunka ka fadhiso hadii kale walaalkaa kuma sol gaadhi doono hadii maanta lagu xidho

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому

    Siyaasad madax banaan weeye

  • @Myway3801
    @Myway3801 2 роки тому

    Waxba fican in suuqa meel qurux badan o mall ah laga dhigo xafad kastana lo sameeyo suuq u gaara

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 2 роки тому

    waa habar caqli badan. wax haga dhegaysto.

  • @claahicabdi6137
    @claahicabdi6137 2 роки тому

    Cisi iyo sharaf kunolow wllo

  • @xikma9748
    @xikma9748 2 роки тому

    Habr fadhida lagdini waxuga fudud tanima oga hawsha lagujiro bishadhan ee culus

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 роки тому

    NAA OROD OO ODAYGAAGA BARIISKA UU KARI ISLAANTA HADAL BADANAA MEEYEY ODAYGEEDIII

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    waa,maxay,naagtan,degdegsani

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 2 роки тому

    Mooge waala Niyad jebiyey

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 2 роки тому

    Habo shaydanka naar shicib baad tahay ka fiirso hadalka

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 роки тому

    siyaasadii markay habro gashay ayay afka taagtay aabaday yaa yidhi habar fadhidaa legdini wax uga fudud

  • @abaantalasameabwaantalasam4907
    @abaantalasameabwaantalasam4907 2 роки тому +1

    MAANSHA ALAAH damiir iyo dadnimo marway dushaaday ahatay daa inkuu ku dahabay dumarkayaga dahabkoodi baad tahay dardaaran waad u dulmartay duqii magaalada iyo madaxwaynihii dalkaba dadkana xaqodii sheegtay ILAAHAY HA noo kaa daayo boqorada dumarkay tiifikogaw gaadhsii jiiftadaayar inanta

  • @maxamedsomali5041
    @maxamedsomali5041 2 роки тому +2

    Faraha so khadaabo inadr ma garoob bad tahy an ku miciine qabyaalda ban ka reebi laha dadku wa ku necen hadde

    • @nasrayasin4472
      @nasrayasin4472 2 роки тому

      adigu miyaanad nin ahayn maxaa ku Baray soo khidaabo . Xoola ka maqan Caydhu ha fadhido oo ha dhagaysato!!!!

  • @mohamedjibril4657
    @mohamedjibril4657 2 роки тому

    Dee wll mayor maynaan dooran ee gole deegaan baynu dooranay, madaxwaynena maaha e waa mayor

  • @matanxasan773
    @matanxasan773 2 роки тому

    Maayrku waa geesi aan hayn dadkii uu utalinlaa

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 роки тому

    Maxuu muujiyaa waad ogyahay meesha waxa ka taagan maayirkuna waxba looma ogola

  • @madarcali122
    @madarcali122 2 роки тому

    Shaqada suuqaa waheen dhismihisu waa uu bilamaay

  • @khadaribrahim6418
    @khadaribrahim6418 2 роки тому

    Meesha. Dawlad. Kama. Jirto

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 роки тому

      isku bax cala sabax kasarkii mugdigow xaarmaajo u sheeg

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 роки тому

    Yaa u hadleysaa yaadse ka hadleysaa ujeedadu waa hadalkii dambiga ahaa waa laga soo gudbey maxaad ka hadleysaa adigu

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    waxan maqli jiray habar fadhida legtu la fuduuda meesha 2 billion lagu qiyaasay gubashadeeda ayay leedahay si degdeg u dhisa lacagta hayaan waa dhowr iyo toban million maxay dhisaysa dee soo guraa lacagaha xafadaha dhex maroo hadii kale ha la sugo inta wax la isku keenayo horta dadkeena miyay yar walan yihiin dowlada manay ogayn cidi ma citirafin cidi wax ma siiso wa cashuurta yar ad ka dhuumtaan intii galbeed uun buu ku dhisa bari maba soo eego hadan waad wada qaylinaysan war wadanka dadka hantiga ka gubtay iyo kuwa abartu maalkoodi dhamaysayba wax ha lo guro oo shacabka ha isku noqdan gacantana ha furan guurmadka ha la badiyo hadanu degdeg wax ku dhisayno hayno mar hore meel walaba la dhisi laha waxa la hayo ilahay ha inoo badiyo
    gudi bana gacanta ku haysa waxad ka wado madaxwyanahi dalkiisa gubtay wa edeb daro hadu gubtay sow amar ilahay maha anigu waxan la yaba dadka qadarka ilahay ilaawway qaar waxan arkay leh roob baa iman wayay oo madxda u saarinaya roob laanta dabkiina ma hadanu u saarina war soo dhiiba lacagta inta ilahay ka baqdan shacabow cashuurta iyo kalamadaba bixiya

  • @apdyrahmanmohamet7055
    @apdyrahmanmohamet7055 2 роки тому +2

    Siyaasigu Wuxuu ahaan jiray Mid caqli ku hadla lakiin wayadan danbe waxa la arkayaa siyaasi hadal mayaca iska leh miyey ogeyn inay yihiin kuwa bulshada ay ku dhex noolyin u ah hormuudka Ee yaan hadalku sida saxarada idin qabane idinku noqda qaar lagu daydo 🤐🙏

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 2 роки тому

      Maxaaqaladaysheegtay inantani?? Adiga saxarada lafteedi ah🤧🤧🤧

    • @Ayaan_wadaani
      @Ayaan_wadaani 2 роки тому

      Siyaasii waxad uu taqaanaa ka XarNta cuna

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 роки тому

    Waar Madaxweyne iyo mayor, talo aan idiin siiyo, marwo Kaltuun hadal baa haya, please shaqo siiya weliba mayorka how noqoto af-hayeen ama xidhiidhka bulshada, wax bay ku soo kordhin lahayd, wax badanna hoos bay ugu sheegi lahayd, salamu calaykum

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому

    KALTUUN ADOO MARQSAN
    ISLAAN FASH8DAA LAGDAN WAX KALA FUDUD

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 роки тому

    runtii,hadal,doqonimo,waad,leedahay,

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 2 роки тому

    Dawladu haday wadanka nidamin lahayd .Waxa dawladnimada Somaliland o Somaliland si Martayba at shaqadedii gar ahaan Xukumadan barakaysan e Madaxweyne Musse hoganka u hayo e dorashada aan cadlahayn umada Somaliland u doratay inu hoganka u hayo .
    Somaliland shicib kaba qabiilo ku awrkacsadan ayey Xukumada Somaliland e Mudane Madaxweyne Muse Biixi hogaminaya ay khatiyan ka tagan tahay
    Dad danahodii dayacay o aan hadal moye waxba qabsan aya TV yada mobiladaxcataynka dawlada ugu so hanjaba Madaxweyne Musse
    Dad aan ixtiram lahayn o raaskoda iyo qabilkoda ugu hadlaya e aan umada Somaliland GUUR ahaan u hadlayn.

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 2 роки тому

    hawada gubato hargaysi hadii kale dhiniciinii uunbaa gubtay qashin ayaa tihiin ee dagaalama iska celiya qayrkiina

  • @omarsomaliland4563
    @omarsomaliland4563 2 роки тому

    Waxyaabo danbiya ayaa jira oo aanay dadka qaar fahamsanayn sida gabadhan oo kale ee iska dhurmaysa waxay ka hadlayso iyo waxay ku hadlaysaba aan kala garanayn wllo xishood oo xishood oo madaxda taagooda dedaalaysa ka xishood

  • @mohamedjibril4657
    @mohamedjibril4657 2 роки тому

    Rag iyo dumar waa la wada qaylinayaa uun, hadalkay xoog u haystaan dadkani

  • @roodaismaaciil495
    @roodaismaaciil495 2 роки тому

    Horay ani qurbaha ayay ku soo.wareertay adeer mashii aad laajiga ku haad ku noqo dadka buuqa kadaa. Ma ninbaa qoftu mise waa abujeerimad.

  • @ahmadjellah3582
    @ahmadjellah3582 2 роки тому

    WADAADDA MA FARMAJO AYAA MAHDI GULED UGU SOO DHIIBAY IN DOOLLAR AH !!!!!!!
    WADAADDU MAY SALAAMIN REER SOMALILAND E WAXAY SALAANTAY WAX AY UGU YEEDHAY "UMMADDA SOMALIYEED" !!!!!!!!!!!
    SIYAASIYIINTA REER SOMALILAND KUWOODA XIDHIIDH HOOSE LA LEH FAQASHTA AYAA KU AFGOBAADSADA WEEDHAN SOO SOCOTA:
    "WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA DADKA REER SOMALILAND IYO UMMADDA SOMALIYEED OO DHANBA" !!!!!!
    IYADU XAAJIYA KALTUUM MABA AY LEEXLEEXANE WAXAY TOOS U SALAANTAY WAX AY UGU YEEDHAY UMMADDA SOMALIYEED !!!!!!!!!
    SHEEKADAN WAXAY KA MID TAHAY KUWA LAGU XIFAALEEYO TIMIR LAF BAA KU JIRTA !!!!!!!
    SOMALILAND IYO SOMALIYEED WAA KALA HAAB !!!!!!

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 2 роки тому +1

    Meeyarka ha barbar dhigin muuse. Cabdikarin waa halyeey laakiin lugta ayuu muuse hayaa. Adiguna ma xaad la xiiqsantahay huuno ma waxad isleedahay aad cod heshid timirtii horeba dab loo waa

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu 2 роки тому

    Asal bad tahay nag wad dhaftay wa nin rag ah

  • @قضاياالعرب-د7و
    @قضاياالعرب-د7و 2 роки тому

    Suuqa waa kaa xaraan mar.danbe wado lama soo istaagi doono

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 2 роки тому

    Waxaa jira dadbadan ooy gudidu inaa nay gudi uahayn ushegen dadkaa halo fejignado iyaguna yay aamusin

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 2 роки тому

    Naagtan waalan, naa orodo xisbiga waddani ee ku soo diray weydii

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 2 роки тому +1

    Imanka lagaa qaad siyaad baad ku waalateen waa tuugtii dhulka bililiqaysan jirey madaxwaynaha iyomaayarka maxaa kugu wareeriyey mid walba shaqadiiba ayuu yaqaan

  • @bahalhiglo9474
    @bahalhiglo9474 2 роки тому

    dhalinyarada arab iyo gerxajis dagaalama mudaharaada guba hargaysa waayo suuqiinii iyo dhaqaalihiinii waa la gubay.maayar moogena iska celiya waayo waa la isticmaalayaa ina mooge iska qabta.kala xidha

  • @waxhubsothinkahead3943
    @waxhubsothinkahead3943 2 роки тому

    Wuxuu daaranyahay=/ wuxuu ku saabsan yahay?????!!!!!

  • @vp106cy4
    @vp106cy4 2 роки тому

    Cidagalaw ragaagii nacasnimo maxaa baday
    Libaaxada ka baydha talada qabiilkooda iyadaa kala goyse😂🤣🤣🤣🤣 waa caaqilka ciidangale
    Haga xishoodo caaqilka 😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 роки тому +7

    Reer wadani waxan leeyahay waar inkaar baad qabtaane dumarku markay
    Mirqaansan yihiin media yaha laguma sii daayo barta protocolka waa mxay naagtan milikhsanaysaa 😆 🤣 😂 balo ku ciyaadhay

    • @ubaxiidalkeygow2381
      @ubaxiidalkeygow2381 2 роки тому

      Ma rakaabkii Wadani baa???
      Belo!! Waa laga dhex hadalayaaye danbigooda inga daaya kuwaa

    • @ismailabdyan1080
      @ismailabdyan1080 2 роки тому

      She is not waadan by the way.

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 2 роки тому

      Faqashtu isku dirka hawado kkkkk waxaa qaadaysaan ma jirto USC hhhh wadkiinii ayaa looyeedhayaa.

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 2 роки тому

      Waar xishood hadii aad qof diin iyo damiirleh tahay adiba raali kama tahid in haweenkaga la cayo, mustaxiil haweenka soomaliyeed sharaf bay mudanyahiin aflagado ma geyaan,

    • @hassanhashi4442
      @hassanhashi4442 2 роки тому

      Ablo lamad dhalan malaha hoyo saxana kumadhalin

  • @sali6052
    @sali6052 2 роки тому

    Umalayn mayo inay intay dhisan dadka uso cilinayan
    Waxa dhamilahayd in laga furo xayndabka ay dowladu ku xidhay
    Marka waxba how dhisine meshoda gubatay udaaya

  • @ramlajama8355
    @ramlajama8355 2 роки тому

    Bel9 kugu ciyaadhey who is somali waxaad moodaa inay cabsan tahay belo sheeg reerwadani kuwaalo somaliyaahuu

  • @xamdakaafiya3423
    @xamdakaafiya3423 2 роки тому

    Walee tani waykusoobaxaysaa dalka naa naguwad barina soodiyaargaraw