SAAMIYA KADIS AYAAN UGU DHIGAY IYO HADIYAD QAALI AH FARXADA SI WADAJIR ULA QAADANAY..🥹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +652

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤🫵

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 місяці тому +305

    Amiira waa qof qalbi wanaagsan m.a ,Sudus inta igu raacsan dharka amiira ukeentay inay ku shidantahay like saar.

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy 3 місяці тому +390

    Qof samia naceb iney jiran inta aan amin saney nun❤one like 🎉❤

    • @Nimco_qurux
      @Nimco_qurux 3 місяці тому +4

      Wlhi ani xata inu jiro ma u malaynayo😊

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 3 місяці тому +4

      Wali ya isgaray hee somalida markay ku arkan inad hora usocoto gadalbay kujidan marka gadal usocotana horay kujidayan 😂😂😂😂😂😊

    • @Leeyloxasanmuxumad
      @Leeyloxasanmuxumad 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤abayoadiamiirohanbalyo❤

    • @DeeqoabduqadirDeeqoabduqadir
      @DeeqoabduqadirDeeqoabduqadir 3 місяці тому

      🎉🎉🎉

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 3 місяці тому +157

    Gabdho sidaa isku jcl oo asxaab isku dhaw shaqa ixtiraam wanaag ka dhaxeeyo ee gabdho u kala hiilinan ceeynan waa ka dhamaada gabdhahaan walaalaha ah. We love u team gabdhooo🥰

    • @IstahilHassan-wr3wx
      @IstahilHassan-wr3wx 3 місяці тому +9

      Doqonimadoda ugeese iney dad is jecel dexda kagalaan 😂

    • @qaaliahmed1273
      @qaaliahmed1273 3 місяці тому +4

      Ha u qaban waa caruur yaryar oo talefanka hoyadod iska badashay la siiyay heblayo aa isku qabil tihiin oo can ahan la dhahay ee qofka aqliga leh gabdgahan wey arkan wanaga dhexyalo😂😂😂

  • @CabdiCismaan-ho2ve
    @CabdiCismaan-ho2ve 2 місяці тому +27

    Hadal afkaga kaso baxa waxan ugu wngzn saliga nabiga like isaar wll scw

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 3 місяці тому +149

    Amiiray sundus dalxiiska hakuu raacdo wn idin jeclnhy labadiina❤😢😢

    • @siidcali-ub3le
      @siidcali-ub3le 3 місяці тому

      Pidjp1jeypejevroro2y😊😅😮😢🎉🎉😂😂❤ 0:41

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +84

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunMohamed-y1t
    @FartuunMohamed-y1t 3 місяці тому +88

    Gabdhahan mid walba farxadeda ayee la qeybsanaya qalbi wanaag

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 3 місяці тому +33

    Waleee amiiiiraaay maxaan arkay naaago cirkaaas laga sooo gamay oo bilaaa reason kuu caaynaayo tiktok ga balse dambi uuum beey kaa dhaqaayan,alle hakuuu siyaaadiyo dulqdaaadka horaa waxaaa looo dhahay horumar sameeey oo guuul gaar adaa arki doontid dad ku xagxagta lkn inaa naaag noool thy bey cadeyseysa 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻keep going inta ku jecel baa ka badan inta cuqdada calooosha kuugu haaayso

  • @SafiyoAhmed-oq6ou
    @SafiyoAhmed-oq6ou 3 місяці тому +115

    Qofkii ugu honeyed away 🙏 liketa xagiina waaye😢

  • @Sero-w7c
    @Sero-w7c 3 місяці тому +41

    Sasunmirko kuweygiiH waaa run inta ku caayeysa inta ku jecel ka badan Waa zbbta ay amiiro halkan u taagan thy STRONG MOTHER💪😍😭💕😩

  • @Maryanismacil-lq9bx
    @Maryanismacil-lq9bx 3 місяці тому +43

    inta sugoyso Samia videoga ee so dhigi rabto caawa like😂❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 3 місяці тому +90

    Naag nool amira wale ina strong tahay sida u waanisay markasto lagu caayo ogow ina guul jogto wayo qof aan waxbo ehen lagama maseero go ahead amira quruxdada caay ugu filan❤

    • @Naxariisleyyyyyy
      @Naxariisleyyyyyy 3 місяці тому +8

      Saas weye

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 3 місяці тому +5

      Sax Wallahi waa gabadha kaliya ee team 27 aad comments ka loogu xagxagto, taas waxay kutusee inay hormarr gaadhey ee saameen Wayne bulshada ku dhex leedahay. Allah Yixfidik miin kuli sharr. Amiin

  • @Nadia..mohamed655
    @Nadia..mohamed655 3 місяці тому +36

    Amira please samia hambalyo iga gaarsiii wana sii jeclaan laha inaan lasii hadlo oo an u hambalyeeyo but numberkeed mahayo halkana idinkala socdaa ilove you sisters dhamaantina team 27 wan idin jeclahay guys

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +34

    Amiiro qurux. Iyo king 🤴 ceyda. Waaa Shaq si qlpiyo wngsn wlhi. ❤❤❤

  • @hamdahamda-vf9xb
    @hamdahamda-vf9xb 3 місяці тому +41

    Team amiira qurux iisoo duceeya in aan muraadkayga oo macsi laheen helo 😢😢
    Dream one insha allah mom😢

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 3 місяці тому +32

    amiiradeydi qalbi wanagsan naxaris badan waa kugu oga naxarista m.a❤😊samia hambalyo 🎉🎉❤

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 3 місяці тому +17

    afarta waa tageen haku daalina dhoocilahaa tiktokaa ka qaylinaya e ukala hiilinayoow Samia koko sundus amiiro❤️😭🫂

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 3 місяці тому +3

      Ma aragtay abayo dad ayaa ukala hiilinaya afartani way tageen markay waayen cidkale oo ay isku diraan ayay isku dayayaan inay afartan ukala hiliyaan

    • @Faasuu.
      @Faasuu. 3 місяці тому +1

      Kuwa ugu jeclhy😢🎉

  • @ccasiismaxamuutahamed
    @ccasiismaxamuutahamed 3 місяці тому +53

    Gabdhaha. Ugu shidan somalia team 27 ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому

      Yawaa Hee Magac Ma Sheginee ?

    • @Sero-w7c
      @Sero-w7c 3 місяці тому +1

      ​@@lavieestbelle-neutre3431ALL queenz of T.27😎😭💕

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому

      Asc wll plz igusobir❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +70

    Kusaliya nabigena muhammad scw ❤❤❤

  • @yuusufnur
    @yuusufnur 3 місяці тому +108

    TEAM SAMIYA ONE LIKE 🎉❤

  • @NajmaShiekcumar
    @NajmaShiekcumar 3 місяці тому +15

    Samiyo adkaysiga Amiiro iyo sundus iyo dulqaad kii nabigeena muxamad scw ❤❤❤❤❤ hor mar wacan samiyo ❤❤❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +9

    Amiira inta ku ceso wa Habro kaa maser san😂😂😂

  • @SamiraFarah-cv6jw
    @SamiraFarah-cv6jw 3 місяці тому +20

    Amiro qurux wllhi abyo mcn waa ku jeclahy inta mar murugadada illaa waagii hore aan la ooyay malakoobi kro😢❤
    Any way keep going sis waa kugu daydaa adeegaaga io kartida❤😢io naxristada❤
    First comment ani waye cwada🤍🖤

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy 3 місяці тому +49

    Team samiya one like 🎉❤

  • @subargril4586
    @subargril4586 3 місяці тому +37

    Team Amiira waa idinsalaamay seetihiin ❤😅🙌

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 3 місяці тому +11

    Afarteenii hablood samia sundus koko amira nooloda abaayooyin waxan arkayey dad idiin kala eexanayey lkn mar walba sidaas iskugu xidhnaada❤

  • @RayanAli-n5e
    @RayanAli-n5e 3 місяці тому +43

    Team amiira qurux one like😊😊

  • @Saabariiniita
    @Saabariiniita 3 місяці тому +14

    M.a saaxiibi is jecela tihiin amiro koko samia io sundus meelba aad joogta ka muuqda la 'aantiin you tube nuur malahan gabdhahaan kalana waxa ku waaninaaya inaa ka dhex baxdaan gabdhahaan ❤ 🎉

  • @NiciimaJamaal-zh3me
    @NiciimaJamaal-zh3me 3 місяці тому +35

    Team zaamiya 200k inoo balana❤

  • @SamiaAHMED.1
    @SamiaAHMED.1 3 місяці тому +49

    Dunida masoo marin Ruux kasharaf badan kana Run badan Nabi mohomed❤️ ﷺ ❤️

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +20

    M.a❤❤ boqoradeyda Amiira qurux kabax ❤ Samia xishood badan hambaliyo Saamiyadeena isn't Easy yaqay congratulations ❤❤❤

  • @Ayman-Ahmed232
    @Ayman-Ahmed232 3 місяці тому +9

    Abaayooyin afartiina markasta saan isku garab siiya la joogiinaa la jecel yhy naga daaya iskaala qaybintaan waaan nacnay😢

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 3 місяці тому +24

    Amiiro ugu kadis qurxoonayd❤m.a amiiro qurux bdan❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 3 місяці тому +12

    Amiira markasta lagu caaya waxan u fahma ina lagu gaari karin wlhi naag ka xun un ba ku caydo kana hoseysa marka guul baa ku rajeyna miraa qurux badan love u🎉❤❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 3 місяці тому +1

      Sax abyo waa runtaa, Milyan Qurux waa xidigta team 27 wa qof daacad ha oo dadka ku mashqulin...qalbi saafi, qurux badan Amiradeena cadawgaaga cagta hoostiisa. Xaasidku waligii ma aflaxo.

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +3

    si fiican baa wllsha u waanisay talo qurux badana waa siisay lkn Adiga dulqaad iyo sabir iyo dad ku jecel na Allah wuu ku siiyay 4 ta qof ee xuna iyagaaba dhib qaba qof xun isagaaba duco kaaga baahane muxu kaa badali karaa 😂😂 waxay rabaan ha dhahaan waa ku ogahay Amiiro inaa kalsooni 100 %100 eh isku qabtid so maxba makaa badalayso Amiira is Amiira inta ku jecel ayaa ka badan guulayso Xbbti

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 місяці тому +23

    Dabaal dagi samia vedio amiira ugu qurxan wllhi 4tooda siwadjir ah udabaal degeen Ana 4taana ugu jeclahay youtubeka🥺😩❤️

    • @Faasuu.
      @Faasuu. 3 місяці тому +2

      Same😢🎉❤

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +1

      Koko ugu shidnaa

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 3 місяці тому

      @@ubaxcali2067 qofba mid ayaa laqurxan✌️

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 3 місяці тому +10

    Team amiira wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭

    • @HindaXaamud
      @HindaXaamud 2 місяці тому

      AllHa CaafiyoH🤲🤲

  • @msmagsiofficial
    @msmagsiofficial 3 місяці тому +31

    taem amiira like isara

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +17

    Faraxleey Faceeda Ka Roon 🎉🎉🎉❤❤❤❤Macha"Allah Amiradeena 🎉( Je Taime ❤) Continue ❤

  • @samaaraosmaan6912
    @samaaraosmaan6912 3 місяці тому +9

    amiira abaayo safarka saamiyo wad waa maskiin walhi inta igu raacsan like

  • @Amiira603
    @Amiira603 3 місяці тому +10

    Amiiro sundus iyo samia i love you guys💕💌

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 3 місяці тому

      Maxd ukala reebi afarta gabdhod shiish😏

    • @SabiirinXasan
      @SabiirinXasan 3 місяці тому +1

      ​@@marwamustafe8270San u yabanahay ma u yaabtay dad is jecel bay kala doranayan ish😏😳

    • @SabiirinXasan
      @SabiirinXasan 3 місяці тому +1

      Gabdhaha mxa u kla reebay koko mxay dad ciishay😏

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 3 місяці тому +22

    Mudo 2 bilod ah Ayan so bandhiga khyr iyo qisoyin, muxadaroyin, dhiirigalin ano shekh kasta kaso qaada inta kobaysa muxarada dhane sacadaha soconeysa
    Subscribers si an u gaadho 1k insha allah Bishan ❤😢

  • @sundusiina
    @sundusiina 3 місяці тому +29

    Team amiira one like

  • @SaciidMaxamad-d3z
    @SaciidMaxamad-d3z 3 місяці тому +27

    Team 27 isn't easy ❤❤❤

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 3 місяці тому +13

    Masha farxad asxaabta laqebsataa horay usoco Qaali saad ugu farxiso mar walba masha allah hampalyo Samia gabar dagan oo maskiin waaye 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 3 місяці тому +23

    Amiiro sami and sundus my fav gurls❤😊

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 3 місяці тому +7

    Amira safarka ceyda iyo sundus ku dar

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 3 місяці тому +9

    Amiira sundus waxey sharandawo ka wada marokaneecada kawada wlhi 😂 abaayo samia contributions inta iyo inkabadan 🎉 babi babi youtubka anaga kama caajisi doono lkin adi hanaga caajisin 🎉🎉

  • @Fartuun_Ahmed
    @Fartuun_Ahmed 3 місяці тому +2

    Amiiro iyo sundos wan iska jeclahy wlhi😂❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 3 місяці тому +15

    Amiira sundus and samiya my queens only💌💕💋

  • @rahmaissack6536
    @rahmaissack6536 3 місяці тому +75

    Team samia ahmed one like❤🎉

  • @Sedcn
    @Sedcn 3 місяці тому +7

    Inta rabta in ceyda io sundus dalxiiska wax ka aadaan

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 3 місяці тому +5

    5:29 sundus Dress wuu shidanyhy m.a wa kuso baxdy m.a😊❤

  • @HooyoMcn-yg2lj
    @HooyoMcn-yg2lj 3 місяці тому +12

    Hampalyo samia Comentigii uhereyy😂🎉❤

  • @hamdamalabo2217
    @hamdamalabo2217 3 місяці тому +11

    Manta dhan searching San uwaday wan daalan amiiradeena wan kusugyny❤

  • @najmaabdisalan8221
    @najmaabdisalan8221 3 місяці тому +8

    Samiya 1m 10 days way uqalbtaa wayna gaaraysaa iga qora

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 місяці тому +1

      War dumarland intee no wadiin adunkaba kama dhicin score kan gabdhaha somaliyed leh😢😊😊🎉😊

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 3 місяці тому +2

    www mashalah amiiro qurux walahi saxipo hadana walaala mashalah waa gabdho iskufaraxsan koko Amira samiyo sundus walahi zaaid idiin jeclahe queens ❤❤❤❤lkn dadbaa idinku dhumaa oo idin soodhexgalaayoh ❤❤❤❤😂😂

  • @IstaarCabdi
    @IstaarCabdi 3 місяці тому +16

    Team amiiro fans like ❤❤

  • @aasmamaxamuud-yo4qr
    @aasmamaxamuud-yo4qr 3 місяці тому +18

    Team Amiiro one like

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 3 місяці тому +9

    Team amiira and sundus and Koko and Samiya one like 👍

  • @FartunCadey-jr7ci
    @FartunCadey-jr7ci 3 місяці тому +3

    M.allah amiira wa mhdsan tihin adi io cayda macliimo saad ii tix galisen oo aad wllkina channelkisa kso dhawysen thanks thankz kliya wxan idnka codsana hdane mar walpa oo ad channelkina video so galisan kisa wa in ad so galisan I.allah 3dina channel marku kso muuqdo kiisana kso muuqda I.allah oo mar walba garbkisa ahaada I.allah anaga sidokle garbkisa nahy I.allah cidlo yusan dareemin wiilka I.allah hdu ka caajisan xta idnka ku qasba in uu video duupo uu so dhigo I.allah zharaf io karaamo❤❤🙏🙏🙏👍

  • @Amiira603
    @Amiira603 3 місяці тому +18

    Amiira💕💌
    Sumdus💕💌
    Samiya💕💌

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 місяці тому +4

      Dhigga iyo dhuuxa kuweygii sundus samiyo iyo amiiradeyda😊😊😊

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m 3 місяці тому +6

    Amiiro sundus and samio my queen waa idin jeclahy markasta isku duubnada❤3diinu gabdho qalbi wanaagsan💕

  • @AmiiraQueen-bq2rw
    @AmiiraQueen-bq2rw 3 місяці тому +26

    Amiira sami and sundus 3hablood oo qalbi wanaagsan❤ i love you💕

    • @InaMohamett-q3n
      @InaMohamett-q3n 3 місяці тому +4

      Koko mx ugu reebty😂

    • @SamiraHirsi-s5i
      @SamiraHirsi-s5i 3 місяці тому +5

      Koko is the queen of y'all r jealous of

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 3 місяці тому +2

      And koko ❤👸

    • @feysalmaxamed9706
      @feysalmaxamed9706 3 місяці тому +5

      Koko la aanteda waa abaar❤❤❤❤ team 27 waligina jooga jira waa idin jeclhy❤❤❤

    • @KikiT27
      @KikiT27 3 місяці тому

      ​@@feysalmaxamed9706koko la'aanted nuur 😂❤

  • @WadanooleAli
    @WadanooleAli 3 місяці тому +3

    Amiiraay linkiga inaad zoo dhigto pinka noo saar si ay dadkii maqnaa hada ugu zoo biiraan

  • @NajmoMohamed-ki3mf
    @NajmoMohamed-ki3mf 3 місяці тому +9

    Saxib tinimada hawarti🎉❤

  • @ayaantahir1288
    @ayaantahir1288 3 місяці тому +2

    Thank you Amiira qurux Amiira Queen u fry good waxii nool baa ku nooleeya waan aragnaa wanagaga waan kugu farxay wlhi we love you ❤❤❤❤🎉🎉🎉💯✅✌️

  • @jannadoon
    @jannadoon 3 місяці тому +37

    Pls team Amiira isoo booqda❤😢

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 3 місяці тому

      Asc wll qali❤plz iguso bir

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 3 місяці тому +4

    Saamiyo cid caayaysoba majirto iyadaa gabdh dagana abaayo😂 team saamiyo we love you ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +2

    Masha"Allah ❤Amiira ❤Walashaa Sundus 😂❤😂Amiira Hadaaba U Ekthy Masha"Allah No Sundus 😂Inkastoo Tahay Boqorada Buttand 😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤❤Ha Noladaano Gabdhaheena Soomaaliyeed Oo Qurux Da Badan Masha"Allah 😂🎉🎉😂🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲💪💪💪💪💪👏👏👏👏🥧🥧🥧🥧🥧🥧👍👍😍

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r 3 місяці тому +10

    Team SAMIYA ONE LiKE

  • @FaadumaIbraahim-lb5fw
    @FaadumaIbraahim-lb5fw 3 місяці тому +6

    Amiiroy dalxiska sundus haga tagin 🥰

  • @Burco_bila
    @Burco_bila 3 місяці тому +2

    Amiira hada 4gabdhood o youtubera tihiin wxn idinka sugayna dalxiis wada jir ad u aadan oo activtets badan ad samysan

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +3

    gabar yaroo Qalbi wanaagsan waaye Amiiro ma arkin iyadoo maalin dabaal dag ka maqan Asxaabteda mid walba farxadiisa way la qayb sataa Gift ne way u gaysaa ❤❤🎉

  • @CabaasMacalin
    @CabaasMacalin 3 місяці тому +1

    ASXABEY AMIIRO 2M AAN GAARSIINO BLZ

  • @munomacalin8536
    @munomacalin8536 3 місяці тому +10

    Ayy hambalyo Samia🎉❤

  • @AbdirisakIsmail-m6q
    @AbdirisakIsmail-m6q 3 місяці тому +2

    Asxaapey walasheen sawda qaalib waxay idinka bahantahy garab istaag ee halsoo booqda channel keeda sawda qaalib iyo sawda billan labadaba ayadaa leh qosooyin cajiiba soo dhigtaa fadlan soo daawa walashee waaye ayadana sidaan team 27 ugarab istaaganahay aaan ayadana ugarab istaagno

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 3 місяці тому

      Wlhi gabadha waa jeclahy m.a subaxi cajelada ku dubta sheekadeda

  • @ameyra1
    @ameyra1 3 місяці тому +4

    Ayy farxadoodaa my samsunmirko😭❤️❤️❤️🫶

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 3 місяці тому +5

    Amiira💕💞💌
    Sundus💌💕💞
    Samia💕💌💞

  • @RudwaanSaid
    @RudwaanSaid 3 місяці тому +2

    Team amiira 200gaarsiiya Samia AHmEDUgu qorancaawa gutuura dumarland❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 місяці тому +5

    Amira qalbi safi❤❤❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 3 місяці тому +1

    Milyan Qurux, Koko Bulle, Sundus Ayaanle iyo Samia Ahmed magaciina cusub "The Fantastic 4"

  • @ClsalanCllahi
    @ClsalanCllahi 3 місяці тому +9

    Team saamiya ane like🎉

  • @qalbiwaacannura6612
    @qalbiwaacannura6612 3 місяці тому +2

    Amiro waa runtaa qalbi fiican tahey horey u soco❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 3 місяці тому +4

    Amiradena qalbi wngsan ❤😊 congratulations samia😊

  • @SahroIsaaqxasan-cr2ez
    @SahroIsaaqxasan-cr2ez 3 місяці тому +2

    Gabdho saan isku jecel oon kalamaarmin bay kalqeeyb qeeybinayaan uff
    Sunssamirko 4 ever 💋 noolaada gabdhaheeygii isla jooga waligiin

  • @AxmadCabdiqorane
    @AxmadCabdiqorane 3 місяці тому +5

    Hampalyo Hampalyo wllashay samiya

  • @C.RAXMAAN.AXMED125
    @C.RAXMAAN.AXMED125 3 місяці тому +2

    Amiro ceyda kusoosameey barange😂😂

  • @CabdiCabdullahi-vc5xs
    @CabdiCabdullahi-vc5xs 3 місяці тому +3

    Saamia never give up were ever you are ok ❤❤🎉amiira qurux keep going babibabi ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 3 місяці тому +2

    Hambalyo Samia 151K mareysaa hada habeen dambe 200K Insha Allah guuleyso Queen 👑💖🥰
    Amira walal qalbi wanagsan talo Qurux badan wad sisay Samia
    Four queens 🥰 🥰🥰

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +13

    Saamaya looma kala harin team 27 o dhan❤

  • @Eragatoo
    @Eragatoo 3 місяці тому +2

    9:04 sundus waxy saad iska siineydid fake baa thy wlee

  • @peshunterkonami1392
    @peshunterkonami1392 3 місяці тому +6

    Mambalyo samia qurax

  • @MissStyleAmiira
    @MissStyleAmiira 3 місяці тому +1

    amiira qalbi wanagsan m.a❤

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 3 місяці тому +3

    Amiira qalbi wanaageey waad nagu matashay Saamiya illahay hakaa farxiyo oo kuligiin ha idinka farxiyo qalbiyaal ❤

  • @Chano426
    @Chano426 3 місяці тому +5

    Amira waan ka hayna hambalyda samia team amiiro

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 3 місяці тому +1

    Sundus aad baa ugu qurux badan tahay dooqa amiira 100% 👍 qaabkaan u libisa hada ka dib ❤❤😂😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 3 місяці тому +8

    Ayyyy calyk AMIIRADEENA caawada nuurkeedaa baxaaya m,a qalbi saafiyey❤❤ qof kasta sidaa farxadiisa ula qaado omg HANBALYO 🎉🎉🎉🎉🎉
    Saamiya you DESERVE more than 100k subscriber's inshaallaah kabadan waa kaasugaynaa ❤❤❤❤

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 3 місяці тому +1

    dhirigeliso amiira horey usoco xppti cayayaanka buuqaya how jojin gushaada kudil❤