Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Awkuukuu oo rer aakhireed ah qeetii 1 aad.3gp

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 лют 2011
  • allarlaadi.com
    hogaan.com

КОМЕНТАРІ • 202

  • @murshidnayaar2098
    @murshidnayaar2098 8 років тому +42

    ramadaaan baan ku jirnaa ee intii dhimatay ee musliminta ilaahay janadiisa hagaliyo , raxmadiisna haka waraabiyo

    • @cusmanxaji
      @cusmanxaji 5 місяців тому

      Wll manoshahay

    • @murshidnayaar2098
      @murshidnayaar2098 5 місяців тому

      @@cusmanxaji alx wllo, ilaahay cimriga hanoo barakeeyo

  • @abdirahmansheikhbarre2034
    @abdirahmansheikhbarre2034 5 років тому +9

    Yaa ila daawanaa 2019 jilayaal waa kuwii hore Allaha u naxaristo marshaale iyo awkuku

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +4

    Allah unaxariisto dhamantood #Owkuuku &Marshaale jilayal aan la maqlin oo la arag bay ahayeen😓

  • @somalia_
    @somalia_ 5 років тому +7

    Legend somaliyed owkuku iyo marshale allaha qabrigin idin wasiciyo janada allaha idin ka warabiyo

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 Рік тому +1

    I am a great fan of Marshaale and Awkuu-kuu and other late legends who served tiredly for our country. I pray from the almighty to give them his highest paradises.

  • @mohamedibrahim3478
    @mohamedibrahim3478 7 років тому +49

    illaahow qabriga u waasici oo kuukuu iyo mar shaale iyo inta dhimatay oo muslimiin ah

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 років тому +7

    Wexey aheyd ruwayadii ugu dambeysay uu Jilo #Owkuuku 😓 Allah unaxaristo dhamantod

    • @halimamohamed7213
      @halimamohamed7213 5 років тому +1

      Aamiin yaa Allaah Allaha u naxariisto dhamaantood muslimiinta

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 5 років тому +2

    illahy hakuu naxariisto marxuum marshaale iyo awkuuke raxmaanku haydinku irsaaqo naxariistiisa yaa allah aaaamin

  • @cabdulahicabdi7147
    @cabdulahicabdi7147 5 років тому +4

    Ale ha unaxariisto amiin amiin

  • @zuuzuquen9888
    @zuuzuquen9888 2 роки тому +2

    2021 aa dawanaya dhamantod allha unaxaristo 😭

  • @seniorabuu9571
    @seniorabuu9571 4 роки тому +4

    Ramadhan Karim to all 2020 Allahayow unaxaristo marshale iyo aawkuku

    • @xuseenxisbi6527
      @xuseenxisbi6527 Рік тому

      Lpx 2023 soonkiis aa lagali rabaa 2 years ago aa so qortey maxsuusataa

  • @abdidaud8365
    @abdidaud8365 5 років тому +27

    😭😭😭😭😭😭😭😭Watching 2019, illahayow qabrika uwasici

  • @jaceyl143
    @jaceyl143 5 років тому +6

    Ruwaayadan wuxu dubay marshaale alaha unaxariste 2011 asagana wuxu dhintay 2012
    Allaha ha unaxaristo legends
    Marshaale&owkuku

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 Рік тому +1

    2023من يشاهد في هذا العام

  • @maslaxmaxamed7481
    @maslaxmaxamed7481 6 днів тому +1

    Still we Watch 2024❤ allah unahriisto

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 4 роки тому +2

    Yaa ila daawanaayo 2020 Allaha Unaxariisto Qabriga Allaha Uwaasiciyo

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 років тому +25

    ilaahow u naxriiso inta 2019 dawaneyso like taapo

  • @faarahhussein4226
    @faarahhussein4226 5 років тому +3

    Illaahay ha idin naxriisto wlhi qaali inagu ah ayaa eheedeen 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedkhayrjecel7277
    @ahmedkhayrjecel7277 5 років тому +4

    *Allow unaxareeso intee dhimatay amiin*

  • @mohamedhussein1907
    @mohamedhussein1907 11 років тому +5

    illaahow kuu naxariiso majaajiliste marshaalle

  • @hashimialqartata9082
    @hashimialqartata9082 5 років тому +4

    Wa bil ramadan allaah unaxristo

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 Рік тому +1

    0:12 Xamar sidee u ekeet dey 😢😢meeshas waa koot ka xamar weyne.
    Allah ha uwada naxariisto dhamaantood aamin I.A

    • @ftlamela2958
      @ftlamela2958 Рік тому +1

      Wlhii waligey xamar maarkin kenya lee kudashe ila iyo hatana joga ilahey watanka nabad hanogadiga 🤲🤲

    • @muminhussein7604
      @muminhussein7604 Рік тому

      @@ftlamela2958 Aamin insha alalh

  • @hassanadan3622
    @hassanadan3622 7 років тому +28

    muslimiinta dhimatay rabi ha u naxariisto

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 5 років тому +1

    walhi musikada wayo wayo wayo bay isoxasusesay iyo muqdisho cadey waan qiroday markan maqlay waxnsoxasustay wayo wayo musiga kubilbanyso riwayda

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 8 років тому +21

    Awkuku taariikh oo laga sheekeeheeyo waaye bee maxaa laga dilaa kulahaa Alla marshaale iyo awkuku ilaahey ha idiin naxariisto

  • @neyruusoffacial5311
    @neyruusoffacial5311 4 роки тому +1

    Illahow unaxariiso intii dhimatay oo dhan allow dhamaan inta nolna uga daba naxariiso

  • @ayuboneali3008
    @ayuboneali3008 4 роки тому +2

    Watching 2020. Ilahow qabriga idhin waasicii

  • @YarkacadYarkacad
    @YarkacadYarkacad 2 роки тому +1

    Allaha unaxaristo 2022 baan dawana wali🙆‍♂️😰

  • @abdiqadar3924
    @abdiqadar3924 9 років тому +16

    marshale io oo kuku Allah ee naxisto thuma Ameeen

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 5 років тому +2

    Awkuuku illah haunaxariisto.

  • @majidahmed4239
    @majidahmed4239 5 років тому +2

    allaha u naxariisto dhamaantiin marshaal iyo aawo kukuu -

  • @nadanalka6566
    @nadanalka6566 5 років тому +1

    Allow intii dhimatee Allah haa unaxaristo Amiin

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Рік тому

    Allah unaxaristo dhaman inti Muslims eh

  • @marwomaxamedaweys9192
    @marwomaxamedaweys9192 5 років тому +1

    Xusuus wagiii dugsiga Maclin ahmadeey

  • @ugaasyare5528
    @ugaasyare5528 6 років тому +6

    Marshaali iyo ow kuukuu alaha unaxariisto

  • @mogadishutime7725
    @mogadishutime7725 4 роки тому +2

    Allah Unaxariisto dhamaantood😭

  • @yussufismail5531
    @yussufismail5531 5 років тому +7

    Wlhi waniskaoye rabiyow sidhey iskujeclayen ilahow janada kuwada kulmi

  • @aminaibrahim5995
    @aminaibrahim5995 5 років тому +2

    Aleh ha ku naxaristo dhamaan

  • @hawaismail4558
    @hawaismail4558 4 роки тому

    Ilaahey Awkukuu ha u naxariiso oo Janadii Farddosa biyo heeda ha ka warabiyo.

  • @liinalove1328
    @liinalove1328 4 роки тому +2

    2020 dawan hayaa Allah Yaa Raxma😢Qofba waa malantisa😢

  • @aliabdi617
    @aliabdi617 5 років тому +4

    Allaha unaxariisto #Jilaay Marshaale 😢
    👁 👁 5/5/2019

  • @faaraxcarte4603
    @faaraxcarte4603 8 років тому +30

    allow idin naxariiso marshaale&awkuuku

  • @cabdulaahixuseen8262
    @cabdulaahixuseen8262 5 років тому +24

    Still i am watching 2019 first month of this new year

  • @SuldaanFaysal1
    @SuldaanFaysal1 Рік тому

    Still I'm watching in 2023 the last months of this year

  • @mahadgooraa9974
    @mahadgooraa9974 5 років тому +3

    12/07/2019 yaa daawanaayo allaha u naxariisto labaduba aamiin

  • @hanqaraaracvideoproduction9622
    @hanqaraaracvideoproduction9622 6 років тому +5

    Allah ha unaxaristo walalahena

  • @qalidumar785
    @qalidumar785 5 років тому +1

    Allah ya raxmaaa awkuku iyo marshale

  • @skbbesubscribeplz6060
    @skbbesubscribeplz6060 5 років тому +3

    Ilaahow unaxariiso Awkuuku iyo marshaale

  • @sdbinuibra9801
    @sdbinuibra9801 6 років тому +10

    Inta firsatay 2018 like isar

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 Рік тому

    Soon waaye. Allaha u raxmado.

  • @abuubakaralbaqdaadi6369
    @abuubakaralbaqdaadi6369 5 років тому +2

    inta daawaty 2019 like ii saara
    illah hanaxriisto labadoodba

  • @deeqmediatv2659
    @deeqmediatv2659 6 років тому +1

    waalayaab nin nool in layiraahdo wuu dhintay allaaa yaab badana marshaale waanaga qoslinaaa

  • @mohmegan
    @mohmegan 12 років тому +4

    alle ha u naxariisto dhamaantood iyo anagaba

  • @munnaxawadley2392
    @munnaxawadley2392 5 років тому +4

    Allah Yaa Raxma Dhamantiinba Aduun iyo aakhiraba.
    15/June/2019

    • @majidahmed4239
      @majidahmed4239 5 років тому +1

      aamiin yaa rabi

    • @majidahmed4239
      @majidahmed4239 5 років тому +2

      allaha u naxariito lawadood waxey ahayen dad si qosol ah oo comedy ah nooga soo dhax saaryey nolasha aduunka iyo dhibaatooyiin la la kulmo wax naga tusi jiray..hada gadaashdo fankii wa burburay waayo hada nacas kasto ayaa video iska soo duuba sowshal miidiya la dhax dhigo ayow ku leyah filim gaban wana anshax daro

  • @ubdymalik8115
    @ubdymalik8115 6 років тому +8

    Hya hya Allow idin Naxariisto Dhiiga Ayaa tihiin Mniila hilmaami karo

  • @salmansaleet7044
    @salmansaleet7044 9 років тому +6

    allow kuu naxriisto marshaale

  • @nuuranimco3312
    @nuuranimco3312 5 років тому

    Allah Naxriistii janad Ha idinka waraabiyo waa hal doorkii ummadan aya ahaydeen

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 Рік тому

    Alle ha unaxariisto 🤲🤲🥺

  • @sharifnuur7419
    @sharifnuur7419 7 років тому +5

    aallow u naxariiso awkuku iyo marshaale

  • @fuadmohamed23
    @fuadmohamed23 8 років тому +4

    allayaraxmo awkuku iyo marshaalle

  • @adanmohamud7857
    @adanmohamud7857 5 років тому +1

    Allaha ha unaxriisto dhamaantood

  • @yufamoha779
    @yufamoha779 5 років тому

    2 August 19 watching ilaahow wadanka noo nabadee
    Inta dhimatay allow u naxariiso aamiin

  • @inagelleguutaalle7545
    @inagelleguutaalle7545 4 роки тому +2

    waxa i cajabiyay Erayga ah
    (taariikh miyaa la dilaa )

  • @mohamedhossein9492
    @mohamedhossein9492 5 років тому

    Ilahey haunaxaristo marshale iyo owkuuku ilahow qabriga uqaboji owkuuku ruwayadisi ugudambese waye

  • @hafsohassan3392
    @hafsohassan3392 6 років тому +4

    ilaahy ha unaxariisto dhamaantood 😥😥😥😥

  • @aziizaashar4095
    @aziizaashar4095 5 років тому +1

    Allah u naxriisto marshaale iyo aw kuuku

  • @xiinkaboy123
    @xiinkaboy123 6 років тому +12

    still I'm watching 2018(AUN)

    • @ebrahimhirsi176
      @ebrahimhirsi176 5 років тому

      2nd April 2019 ilaayo markii masooqadatey video waandaawanaayey

  • @Khattab110
    @Khattab110 12 років тому +3

    alaha u naxariisto awkuuku

  • @user-fh7bj7bq8j
    @user-fh7bj7bq8j 10 місяців тому

    Qabriga Allah ha u waasiciyo

  • @nabaddoonkaahin9254
    @nabaddoonkaahin9254 8 років тому +4

    Allaha uwadanaxariisto

  • @deefyarearun5742
    @deefyarearun5742 3 роки тому

    Naclatulaah Allshabaab

  • @abdirahmanmohamudali9344
    @abdirahmanmohamudali9344 4 роки тому

    Allow idin naxariiso

  • @maankaofficiallmedia3159
    @maankaofficiallmedia3159 6 років тому +2

    alla ha idin naxaristo

  • @marwomaxamedaweys9192
    @marwomaxamedaweys9192 5 років тому +1

    Ilaahoow kuunaxrii marshaale

  • @ubdymalik8115
    @ubdymalik8115 6 років тому +4

    Marshale Awkuuku

  • @salmandjmohasalah1291
    @salmandjmohasalah1291 6 років тому +2

    Ilaahoow unaxariiso mashale &awa kuuku

  • @abdirahmanbeyle2319
    @abdirahmanbeyle2319 4 роки тому

    Alle haka unaxaristo

  • @ibrahimabdikarim5040
    @ibrahimabdikarim5040 5 років тому +1

    Alaha kunaxariisto adi iyo intii kalo dhimatay

  • @abshirocadey1116
    @abshirocadey1116 4 роки тому

    alloow_/ kuu naxariisto aamin

  • @richrichy6654
    @richrichy6654 11 років тому +12

    labo miskinay ahayen o dadka jecel alaha qabrika unuursho

  • @shariiftaajir6790
    @shariiftaajir6790 2 роки тому

    28 December 2021 ayaa daawanayaa 😥😥

  • @adankenow2688
    @adankenow2688 5 років тому

    Nabadaa naas LA nuugo leh mohamed cabdi shuriye nice websites

  • @lewdpancake
    @lewdpancake 6 років тому

    Halkaas, ma ku duubtay video this? Waxaan rajeyneynaa inaanu u adeegsano bandhiga tv-ga.

  • @farhiyabhassan5701
    @farhiyabhassan5701 8 років тому +1

    ilahow u naxariiista nacan ka xaqdaran aa dishay tariiiq mx lagadilaa

  • @abshirocadey1116
    @abshirocadey1116 4 роки тому

    allaahu akbar

  • @najiibramoole6698
    @najiibramoole6698 10 років тому +4

    Ala ha unaxriisto marshaale iyo aw kukoo

  • @mohamedabdihakim8017
    @mohamedabdihakim8017 5 років тому

    walhi marshle wuxudhahay waan imanynaa adinkana qabriga alaha idinwaseceyo wayndhacday wunatagay

  • @xilkasinqureysh2279
    @xilkasinqureysh2279 5 років тому

    Illahay ha u naxariisto

  • @madshiniyow4637
    @madshiniyow4637 5 років тому +1

    Allah Yarham

  • @alexandromaanka9447
    @alexandromaanka9447 5 років тому +1

    Amen yaa rabi

  • @fasasifatuush3312
    @fasasifatuush3312 6 років тому +3

    All uunxarsto 😐

  • @kingmubka9967
    @kingmubka9967 5 років тому +1

    Allow idiin na xariiso 😭😭😭

  • @cabdullahicabdulqadir5974
    @cabdullahicabdulqadir5974 5 років тому

    Allaha haidin naxarist

  • @fathiawarmahaye5801
    @fathiawarmahaye5801 6 років тому +3

    Illahow u naxariso 2 badodaba

  • @user-ic5gm6nr9w
    @user-ic5gm6nr9w 6 місяців тому

    Amiin❤

  • @abukarhajji
    @abukarhajji 5 років тому +1

    Muraadkiis aduunka malaga helayo kulahaa

  • @Soloman2001
    @Soloman2001 5 років тому +1

    لله يا ارحم راحمين

  • @miriqstudio5924
    @miriqstudio5924 4 роки тому

    Ok

  • @maxamedcabdi9500
    @maxamedcabdi9500 2 роки тому +1

    Asc

  • @abdiato21
    @abdiato21 4 роки тому +1

    Allow unaxriiso😭🤦‍♂️