XOGTA DEG DEG AH OOH????

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 10

  • @ureejiahmed7576
    @ureejiahmed7576 7 годин тому +1

    Tareenka ha laraaco guul iyo gobanibo

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 13 годин тому +1

    Xasan shiikh waa geesi hiil iyo garab waayey . Caawa lee runta kahadashay.

  • @malaboa591
    @malaboa591 10 годин тому +1

    Reysalwasaarihii ugu horeeyay ee Soomaaliya ayaaba ahaa Habargidir taariikhda , hadiiba ay wax ka ogyihiin dadka iyo Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya xataa wuxuu ahaa Abgaal oo dalkaan Habargidir iyo Abgaal ayaa Soomaaliya hogaamin jiray, ma aqaan, hada waxa leeyskugu diray oo waxeey noqdeen isku maqan lagu maqan yahay oo aan is ogeeyn.

  • @malaboa591
    @malaboa591 10 годин тому

    Dimiqoraadiyad wax la yiraahdo ma jirto aduunka. Hawiye hurdada ka kaca. Xisbi ma rabaan ineey sameeystaan. Daarood diktatoornimo ayuu rabaa ee iska ilaaliya, hadiiba Reysalwasaare Hamze bare ka horyimaadeen dowladnimada uu ugu baaqay.

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 12 годин тому

    Asc Viva7up kkkkkkklllkkl shiikh sharrifa iga cabsaaaaaa
    Kkkkkkklllkk isaaaaaaq furraha kkkkkkklllkl
    Qalbi carruur

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 12 годин тому

    ASC viva7up xillguntade ma haddan Qarranki QabilKu bedalaynaaaa
    Waaaaaa Qalldan tahay Qoys waaaaa ogayd meshii na geyay Hawiye land miyaaaaa Rabtaaaa

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 12 годин тому

    Waryaaaa afkisu isku dirray waxuu Yiri dadka isku wadda daccadaaaaa la Rabaaaaa
    Haday a waxuu Qabilka abgalow barfsore Xasan xaaaaall qaaaaaado
    Loyarkanu hadu xillguntade noqday umadasi illaaah ledahay

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 11 годин тому

    Sax