"Haddii arimaha gudaheenu wanaagsanayn caalaamka..." Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 23

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 19 годин тому

    Mnsh Allah hambalyo mudane wasiir

  • @shukrihassan1
    @shukrihassan1 19 годин тому +1

    Sheeko. Meesha waa lagu kala tagay, Buur ba la isku fuulay oo jabhado la isku samaystay. Xagii baa laga sii wadayaa.

    • @abdishakur3791
      @abdishakur3791 13 годин тому

      Gabadh baaba tahee mxa Ku dhibay waxpa laga waydiin maayo adiga waxane

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen День тому +1

    Ciro waa khaaimul wadan

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 День тому +1

    waarun

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 День тому +1

    Waar u hadla Wadanka Huwan yahay waa la yaabsan yahaye 😩😬😬🫨🫨

  • @FatumaOsman-t9d
    @FatumaOsman-t9d День тому +1

    Hambalyo wasiirka

  • @MohamedAhmed-mr7wn
    @MohamedAhmed-mr7wn День тому

    Ka xishood Maayarka cadho Alle kugu dhacdaye. Gudo baas mid laga keenayoo garaca mooyaane
    Ma gilgilo duqaytida ninkii aw ku soo go'aye.

    • @raadiyacumar8141
      @raadiyacumar8141 День тому +2

      Hadii dhaliisa garac lagu noqonayo ee reerka wada garacda soo baxaya waa la yaqaan.😂😂😂😂😂😂 🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Adkaysta ninkasta weelkii uu sitay uun baa wax loogu ridayaa deeee. Alla laaaaaaaaaaay.

    • @MohamedAhmed-mr7wn
      @MohamedAhmed-mr7wn 19 годин тому

      ​@@raadiyacumar8141Raadiyaay raggaaga ka xishood xabiibi.

  • @Nnnnnnl265
    @Nnnnnnl265 День тому +2

    Shaly maxa ragii talinayee lo dhowre waayee?! maxaa lo garan waayayee walaaltimandaa aad sheegysoo ! So tee qaranka la dumenaayee buuraha la korayee! Ma hada ayaa la garatay qaranka Somaliland!! Halkii ayaa la ga wadadyaa entee la samyayee ayaa la samyanyaa

  • @FatumaOsman-t9d
    @FatumaOsman-t9d День тому

    Sax

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o День тому

    Halkaa waxa ka muuqda garacii ismooge

    • @MohamedAhmed-mr7wn
      @MohamedAhmed-mr7wn День тому

      Gudo baas mid laga keenayoo garaca mooyaane.
      Ma gilgilo duqaytida ninkii aw kasoo go'aye. Ka xishood Maayarka cadho Alle kugu dhacdaye.

    • @Mowlid-th9pr
      @Mowlid-th9pr День тому

      C/Karim in uu ilma xalaal yahay wejigay kaga taalaaye, rabbi weyne utoobad keen, maayarkana cafis weydiiso wll, hadii kale miyaa, aakhiro ka horba calaamad iska eeg, lana socoo isaga maad caayine, hooyadii macaan oo hooya noo wada ah baad cayday ee cafis weydiiso.

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o День тому

      @@MohamedAhmed-mr7wn imaam laawe ilma sine u doodaya.... is gargaarsade garacii batiyo gala.ka hadhkii yahuu isku bax ibu furaash walaalkii

    • @CrisaaqXasan-c7o
      @CrisaaqXasan-c7o День тому

      @@Mowlid-th9pr tani waa hargeysa qisada ina morgan wey ka dharagsan tahay dhamaan calamadihii.ila xaramka wuu.leeyahay dhib kale ma jirto xantii baa lagu.cadeeyay awal.waa lagu.xaman jiree ....markii hargeysa la.keenay intuu lekaa .....xafaduu la joogay ayeeydii....🚸 la qoray .....magacii ardaydu u taqaanay.....waan ku siin karaa ....inankan reer gaalkacayo ...igaba dhan

    • @MohamedAhmed-mr7wn
      @MohamedAhmed-mr7wn 19 годин тому

      ​@@CrisaaqXasan-c7oCadho Alle kugu dhacdaye, ilmo xalaal Haddaad tahay xishood oo Alle ka cabso.

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 22 години тому

    Ciro waa munaafaq munaafaq dhalay xashiish buu kuso guray wadankii oo wataa meelpa midnimo somalia laga hadal hayo umana jawabaysan

  • @ZaynabMuxumud
    @ZaynabMuxumud День тому

    Kkkkkk wuxuu leeyahay maanta halagu dhaqmo shalay maxaa diidayay miyaanay ragii talinayay ubaahnayn in la dhawro shalay miyaan loo baahnayn in lays dhawro dublamaasigu waa kee make 2bilood gudahood fashilan

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen День тому

    Waar inanka maanyarka reeraha isudiraya

  • @raadiyacumar8141
    @raadiyacumar8141 День тому

    Waar waxaa hanoogu sheekayn. Shalay somalilan iyo cabdiraxmaan baa idinla waynaa. Tii shalay aad yeesheen baa maanta la yeelayaa. Hodhodho haba dunto nonsense.

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen День тому

    Waarninku beenwaynaa