Ilaa 400 oo caruura Oo Somali ah ayaa lagu laayay magaalada Toronto sanadahii aynu ka soo gudubnay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Linkgan hoose waa Page ka rasmiga ah Ee Aan Ku leeyahay aaladda Facebook. / abdisalam-he. .

КОМЕНТАРІ • 224

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 2 роки тому +54

    Waan filayaa Inaad hada fahantay in muuqalada iyo barnaamijyada aad smayso ee aad dedaalka badan iyo dhibta badan umarto ay dadka faaiidan .waankugu hambalyayanayaa in aad imiga taas fahantay oo aad adigu dheefteeda yeelan doonto wixii aad usoo dhibtootay thanks abdisalan hereri

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 2 роки тому +20

    MashaAllah ❤ midaynta helped me and my mother settle in Toronto in 1997. Good old days 😌 alxamdulillaah ❤ and now I am a parent 💕

  • @moustafification
    @moustafification 2 роки тому +12

    I m From Djibouti. Mr Abdisalam Herreri is a nice guy and a big journalist.

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 Рік тому +5

    Canada dilalku maka dhacaan Subxnallah Qurbo meel maaha Ilaahy dalkeena hanoo barakeeyo Hooyooyinka Allah qalbiga ha uga reebo Aamiin yaa Rabbi

  • @alcamuudishow6050
    @alcamuudishow6050 2 роки тому +28

    Waanu ku garabtaaganahay wariye caalamiya 1,000,0000 ayaan kuu rajaynayaa insha allaah

  • @naaircabdi8833
    @naaircabdi8833 2 роки тому +20

    Wangi sharfti dadnimadii wa nabi maxamed scw 🥰

  • @ND-ln1hi
    @ND-ln1hi 2 роки тому +48

    Xaqiiqada kama ay hadlin hooyooyinku. Sida:
    Guryaha dowlada iyo deegaanada khariban ee Somalidu degto.
    Aabo la'aanta iyo dhaqaale xumada haysata qoysaska.
    Caruurta tirada badan ee hooyooyinku keli ku yihiin.
    Waalidiinta oo aan marnaba qirayn in ilmahoodu dhib ku jiraan sida drugs, gangs, dropouts, etc.

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 2 роки тому +2

      Waa run.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 2 роки тому +5

      100% aabayaasha qaadka iyo qabiilka, fadhi ku dirirka ku wakhti beelay.

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 роки тому +3

      Waarun hadaan soomaali nahay wixii inagu dhacaba umado kale ayaa masuul ka ah.

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому +1

      Xaqiqdaba adiga shegay sxb dhibtu wa intas

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi 2 роки тому

      @@Akhyaar142 saaxiib war ma haysid ee hawshu intaa ka badan!

  • @mohamedjama2614
    @mohamedjama2614 2 роки тому +11

    Sadexda shamso ilaahay ha u naxariisto caruurtooda.

  • @yusufkalib4577
    @yusufkalib4577 2 роки тому +19

    Caruurtu waa waxa ugu qaalisan ee la maalgashado, waxay u baahan yihiin in wakhti badan lala qaato intay guriga joogaan, lalana saaxiibo oo duruufaha ka haysta xaga waxbarashada iyo la dhaqanka bulshooyinka ay la noolyihiin laga caawiyo sidii ay ula qabsan lahaayeen iyaga oo dhaqankooda iyo diintooda ilaashanaya.

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 роки тому +15

    Waxaa hooyooyinka halkaa dhigay waa rag kusheega soomaalida
    Oo qabyaalad isu baabiiyey
    Somali rag maleh.Akhas akhas.

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 роки тому

      Ada ka kow ah wyo hdad Nin ragga tahay md tidhahdeen Akhas sidii dumarka kkk hdlku wxu kla leyahay lab iyo dhadig

    • @abdulqadirmohamed3316
      @abdulqadirmohamed3316 2 роки тому +2

      Speak for yourself is a small group that behaves in that manner but most Somali families have a father figure so stop with this propaganda

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 роки тому +15

    Aabo kaalintisii ayaa meesha ka baxdey, ummadaha kale hooyada iyo aabuhu wey is garab boodaan, hooyo aan aqoon lahayni sidey u korinkartaa 8 caruura oo qurbe jooga, kaaga darane tii oo la daala dhacaysa kalinimo ayey faarax kale oo kuwisii soo dayacay ayey guursanaysaa oo caruurtii meesha ka baxaysaa.
    Hooyo Illaahay ha xafido meel kastooy joogto

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 2 роки тому +6

    In baddan baan sugayay c/salaan oo meherad gaara leh Allah SWT ha Ku barakeeyo wll si wey baan kugu xidhan barnaamujyadaada legand

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 роки тому +9

    Alle ha u naxariisto carruurtaa soomaaliyeed Aaamiin aamiin yaa Allah.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 роки тому

      Allah how naxariisto hadal maaha. Intii dhimatay waa dhimatay sidee inta nool loo badbaadshaa baa laga hadlaya

  • @saeedabdirahman2063
    @saeedabdirahman2063 2 роки тому +5

    29 August 2015 Maalin Sabti Ah ayaa la dilay
    23 March. 2008 Maalin Jimce Ah ayaa la dilaay
    23 June. 2012 Maalin Sabti ah ayaa la dilay
    Ilaahay ha u gargaaro Hooyoyinka Soomaaliyeed ❤️

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 2 роки тому +3

    Wariye Hereri mar hore ayey ayd inaad sameeysto iyagoo goni kuu ah si da sxpkaa wariye ayaanle oo kle ilhy fadligiisa ayey ku noqotay ee inshalh waa mudantahy in lagu garab istaago guul guuleyso inbadan ❤💯

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 роки тому +5

    Alla ya Rabi maxaa murugo iyo qalbi jab ka muuqata Hooyooyinkan. Rabiyoow qalbiga u qabooji

  • @khaniahmed40
    @khaniahmed40 2 роки тому +2

    Inallilahi wa ina illehi rajioun machallah strong 💪 mother somali

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 роки тому +4

    Waa wax aad looga naxo in kaalintii ragga aaba yaasha Soomaaliyeed eey kujiraan dumar kii hooyoo yinkii la rabay in guryaha joogaan in banaanka u soo baxaan si eey xaq caruurtooda u raadiyaan

  • @sacadmohamed1492
    @sacadmohamed1492 2 роки тому +4

    Marka horeba Cabdisalamow universal TV adiga unban u daawan jiray, dhib ayayna igu haysay inan barnaamijyadada ka dhex raadsado chanel kooda

  • @shamsaxirsi3580
    @shamsaxirsi3580 2 роки тому +15

    Aan afareeyee shamsooyinka maansha allaah guulaysta

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 8 місяців тому +1

    Allaha unaxariisto idinkana allaha smir iyo iimaan ha idinka siiyo Aamiin

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 роки тому +44

    Well done to all Somali mothers everywhere. Always striving to be the breadwinners. Unfortunately as usual yet again.The role of father's absent is very sad indeed. 😔

    • @mahamudmahamud9385
      @mahamudmahamud9385 2 роки тому +6

      You're absolutely correct well done all the mothers, after 400 kids been murdered on their watch.. because they chased or kicked out their husband's thinking she can be the only boss in the house. Or blame 911 my husband is very rude to me, take him away. kkkk

    • @sayloncutie2171
      @sayloncutie2171 2 роки тому +4

      @@mahamudmahamud9385
      Black American families are in significant danger because the dads are not present at home. Boys became criminals at a young age, and girls have several lovers who have different children. A family with out a father in the home will suffer. So Agreed your post

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 роки тому

      Sax Aabayaashu crurta wey dhalaan uun... Maxkamad iyo meel walbaba Hooyo Somali uun baa taagan.

    • @karti-soor
      @karti-soor 2 роки тому

      @@fouzianuura2327 Haa dumarna kama adkaystan.. Ha kala furina.. Haddanay masuuliyad Qaadii karin??

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 2 роки тому +7

      @@karti-soor In ilmaha loo dadaalo furid iyo qabid kuma xidhna waayo Aabayaasha dunida kle bdankood ma dayacaan ilmahooda... Lakin Aabo somaligu ilmaha iyo hooyadood isku maalin buu furaa.. Oo hdana kuwo cusub sii dhalaa.... Waa Ceeb iyo musuuliyad darro weyn.

  • @jamalabdi303
    @jamalabdi303 2 роки тому +4

    Soo badi barnaamijyada noocan ah

  • @idirissamo9256
    @idirissamo9256 2 роки тому +7

    Allaha u naxariisto dhamantod

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 роки тому +5

    Walaal taageere ayaan kuu ahay guulayso 👍✅💯

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 роки тому +2

    Dalkii qabyaalad baa lagu dumiyey waxna lagama baran waa socotaa alla ayaan daranaa.Dalkii waa la qaatay waana beec ama iib.

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 2 роки тому +5

    System ka waa in lafahma- adiguu xeerarkiisa ilaalinaayo.
    Dadkaan sacad ey ku socdaan-waqti (shaqo, cuto iyo bashaal).
    Quuq looma baahna.
    - Dadaalkiina wada
    Mahadsanidiin walaalayaal.❤️❤️❤️

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 2 роки тому +6

    HOOYOYINKA ALLAH SAMIR IYO IMAAN HAKA SIIYO CARURTOODA. LKN HOOYOYINKA RUNTA MA SHEEGAYAN. CARURTA SOMALIDA AYAA GANGS KUBIIRAY. FIGHTING FOR DRUG MARKETING BETWEEN JAMAICAN GANGS. CNBC BARNAAMIJ AY KA SAMAYSAY BAAN FOIRSADAY

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 роки тому +1

      Waxaa social mediahah kadawatay marbana %100 ha uaaminin

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 2 роки тому +5

    Waad ku mahadsan tahay xogaha muhiimka aad nala wadaagto hadan nahay dhalinyarada iyo somalida oo idil Tahnks Hereri

  • @claahikhadar2878
    @claahikhadar2878 2 роки тому +4

    Msh waa ku wadan legend

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 2 роки тому +7

    Ilmaha waa in la dhageysto ,hosta ayey ka gubaan kufarta, ilmaha waa qiima weyn ,niyada yaan laga jabin,cadowga yu cunin.

  • @aqooncusubchanelofficial4299
    @aqooncusubchanelofficial4299 2 роки тому +12

    Waxan rajaynaya ina uu yahay weriyaha ugu fiican aad baan kuu salamaya weriye qaali ah

  • @xamralive
    @xamralive 2 роки тому +1

    Waa cunsuriyad midani wax kale maaha {[ laakiin waxaad moodaa in ay is dhigteen Somalidu waagii hore { Maashaa Allaah Hadeer waad Sare kacdeen waa Daruuri Tani

  • @aarkamaroodijeex8795
    @aarkamaroodijeex8795 2 роки тому +3

    Maansha allah cabdisalan hereri keep going bro

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 2 роки тому

    -Waxaa yareysatid way ku yearestaan.
    - Firfircooni iyo fudeed kalasaar.
    - Dhaqanka quryaha halagu heesto lakiin banaanka laqabso.
    - Hooyo Hooyo.❤️❤️❤️🌹🌹
    " Cir tararey rag waa tuli Kara Taaku labadeed"
    Ilaahey ha u naxariisto Abkeen.

  • @momo-389
    @momo-389 2 роки тому

    Hereri horay usoco oday somaliyed oo khabaar wanagsan soo gudbiya ayaad tahay wana ku taageeraa🫡🫡waana so dhawaynaya janalkaga

  • @mrqunful2228
    @mrqunful2228 2 роки тому +10

    100,000 Insha allah

    • @mohamedadem4053
      @mohamedadem4053 2 роки тому

      Waynu gaadhsinaynaa intaas iyo inkabadan. 1milion subscribes.

  • @zamanaali7266
    @zamanaali7266 2 роки тому

    Ilhayow hooyo somaliyed u gargar. This really touched me subxanallah

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 роки тому +2

    hooyoyinka somalida wa farida waxla midana majirto inta adunka jogta Allaha xafido melkastod jogtan..somaliya idinka la antin majirten..wa la dhamanlaha hadaydan idinku badbaadada ahayn. ilahay inta kaso sokaysa

  • @esmaelsheybow3226
    @esmaelsheybow3226 2 роки тому +1

    Harare waa ku salaamey. Waa beentooda. Runta kuuma sheegayaan. Aniga. Reer. Toronto. Ayaa. Ahay. Naagihii. Ayaa. Waxay ku waasheen. Singal mather. Odeyga. Way eeriyaan.

  • @allamagan3951
    @allamagan3951 2 роки тому

    Hareri the best wariye Allah ka ralii noqdo

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 2 роки тому

    Somali Allah Swc ha soo uruuriyo Qaran jabay ma hawl yara Hana u gargaaro Midnimo la'aantu waa Caqabad weyn Somaliyey .

  • @zakeriye6995
    @zakeriye6995 2 роки тому +2

    Guulyso weriyse sare abdilsan insha 1m wan gadhiy

  • @arabe9921
    @arabe9921 2 роки тому +2

    Illaah haunaxariisto ilmaha lagu laayey canada 🇨🇦 inta kunool nah illaah ku xafido Somalia 🇸🇴 haisraacdo meel walbo ay joogaan iskana dhiciya cadowga hais dhiibina waligiin mhdsnd

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 Рік тому

      Calankan buluuga ma matalo dad kan oodhan waayo waa shan zxp markastoo aad soomaali sheegay saan calan kan baad la soo caraartaan 🥸🇮🇷🇩🇯🇪🇹🇰🇪🇸🇴 🖐wax soo baadh waxad soo dhagay sato hanoola imaan waa shan soomalidu 💪🏽😈

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 2 роки тому +7

    Asalaan caleykum waraxmatullahi wabarakatuh
    Caruurteena iyo caruurta muslimiinta oodhan Allah (Subxaanahu Watacaala) Unaxriiso oo asturo dhamaantood.
    Balse raga soomaaliyeed intoodabadan waa wada fadhikudiri iyo qabyaalada qurunka ah kasheekeyaan habeen iyo maalin.
    Dumarkana intoodabadan iyaga caruurtooda keligiod koriyaan,balse waxay intoodabadan kubadanyihiin Sacab 👏🏽iyo durbaan tumis 🥁 iyo Telefoon 📞☎️ 📲 kuhadal ee 24 hrs, ee qabyaalada qurunka ah ee jaahilnimada ah, midkasta utaga shir, iyo taageerada qabyaalad qurunka ah, (duruuc cusub ee ugudambeye iyo xanta dadkakale udheer unadaranyihiin).
    Soomaali haddii aynunahay waa inaynu barana in qofkasta qaladkiisa usansaarin qofkale, cabaadkabadan ee markasta iska yereeno oo kushukrino wixii aynu haysano kuna iimaansano, kuna ekaado danihiisa iyo reerkiisa oo intiikale amaan sisaan.
    Somaleeeeey halaistoosiyo wixii qaloocan.
    Mahadsanidiin, Hereri Media 👍🏼

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 роки тому +5

    Weriye Hereri guuleyso insha Allah.🤲
    Maanta ayaan arkay UA-cam kaaga.
    Horumar wacan.🙏Hooyooyinka ilaahay samir iyo iimaan hakasiiyo ilmahoodii ladilay.🤲

  • @salmaanraaf1268
    @salmaanraaf1268 2 роки тому +5

    War odeya la gaadh siiyo boqolka kuun 100000

  • @abdulqadirmohamed3316
    @abdulqadirmohamed3316 2 роки тому +1

    Diin laaan ba sida nigashay allahay ba wax lawayda only allah can provide peace and stability

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 роки тому +7

    comig soon 10000 SUBCRIBE Bil Gudaheed

  • @ahmedabduwahab3515
    @ahmedabduwahab3515 2 роки тому +1

    keep going mr Aabdusalam hereri

  • @Kiama17
    @Kiama17 2 роки тому +8

    14:50 the lady is right..when you see your life is not going anywhere. You become hopeless and resort to violent and deliquency.

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 роки тому

    masha Allah Tabaarakalaah
    Hambalyo hambalyo hooyooyinka dadaalay Ilaahay hala garab galo shaqada wacan

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 роки тому +4

    Qorshaha la dejiyey waxay ahayd in Soomaali adduunka laga cidhibtiro 2000.
    1947-dii ayaa lagu bilaabay Soomaali in Lo’da laga sumeeyo, aaga Kismaayo.
    Ka bacdi waxa la bilaabay in haldoorka laga laayo. Haldoorku waa nabadoonada, culimaa’udiinka, iyo aqoonyahanka.
    Waxa ku xigtay in la yiraa shidaal baan idiin qodaynaa, markaas ayaa meeshii shidaal badan laga helo lagu shubaa shub iyo biro si aan mar danbe loo qodin.
    Waxa ku xigtay in jabhado la idiin sameeyo oo qarankii aad dugsanayseen la idinka dumiyo.
    Jabhadaha waxa la soo faray in ay wax walba burburiyaan, sida warshadaha, iyo dhismayaasha dawladda. Waxaana lagu yidhi annaga aya dhisindoona kuwaasi kuwo ka fiican.
    Xerada Qaxootiga Utanga ee Kenya ku taal waxa dhulkeeda la iibiyey 8 sannadood ka hor in aan inta aan jabhadaha Xamar la soo gelin. Waxa noo sheegay Nimankii Sawaaxilihga ahaa ee dhulkaasi laga gaday. Waxay yiraahdeen dhulkaasi cidladaa ku yaal waxa naga gatay UN-ka 8 sannadood ka hor inta Soomaali soo qaxin. Waan la yaabanayn waxa UN-ku ka rabto meeshaasi cidlada ah, illayn Soomaali ayaa la soo qaxinaayey.
    Waxa ku xigtay in baddii weerar lagu soo qaddo, oo la idiin sameeyo budhcad badeed.
    waxa ku xigtay in la yiraa isma maamuli karaan ee qaramad modoobay ha maamusho. Hadda ogow xafiiskii qaramada middobah ee Xamar dhammaan baabuurtoodii landcruser-ka ahayd waxay ku wareejiyeen jabhadii USC si ay ugu dagaal gasho.
    Waxa intaas garab socday daawooyinka iyo tallaalo shacabka lagu gumaadayo.
    Weli waxa jira qorshaha qarsoon oo iman doona. Waxaana ka soo dhexgalay karoonihii.

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 2 роки тому

      Hadaan soomaali nahay wax walba waxaan ku eedaynaa umado kale .
      Miyuunan allaah caqli nasiin sidee qorshe noogu socday ilaa iyo 1947 waa saad hadalka u dhigtaye . In u dhow 70 tan sano ma baraarugi weyneyn 1 sano xitaa .
      Wll anigu waxaan kuu sheegaayaa sheeko ka,duwan taada ee si fiican u dhageyso.
      1 wax walba oo dhibaataa oo dhaca bacda qadarulaah , soomaalidaa isku keentay
      Waxaan nahay ilaa intuu alle u naxariistay maahee , dad xaasid isku ah dad musuq maasuq ku nool ,dad aan danta guud ka fakarin , dad aan wadani ahayn ,dad qabyaaladu diinta kala weyn tahay iyadoo xitaa aynan wax iskugu tarin , waxaan nahay dad ay ilaahay cabsidiisu ku yar tahay. Marka waxna ha eedayn umadaha kale ,adaa eeba isku mudahayee

    • @ilyasheykal7635
      @ilyasheykal7635 2 роки тому

      sheeko caruureed

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому

      Naac bad so taxday mesha la labo ader dalku inu dumo wxa sbb u aha daaquutki Afwayne ama Ina Siyad Barre jamhaduhu xaq udirir bay ahayen insha allahna janada ayay geli donan

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 2 роки тому

    Allaha xafido caruurta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan,waa run meel aan fahamsanayn ayaa ku soo dhexdhacnay,waxaa rajaynayaa inaan wax ka barano wixii dhacay

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 роки тому +7

    Illahay ha xifdiyo maamooyinka somaliyed, lkn sababo Jira awgood oo ay Ka midtahay maqnaanshaha kaalinta aabaha ee bulshadeena Ka maqan ciyaalkeenu ayaga gangs noqday wax la laynaayo iyo wax target ah majiraan, Jamaican Ku drug deals bay Ku dhaminayeen anaguna weynu Ka darnaanay hada, ciyaalka hada pistolada haysta ee ayago under age kuciyaaraya pistolada ma qiilbuu leeyahay. Waxa is leynaya waa ayaga inta badan.

  • @shamsaxirsi3580
    @shamsaxirsi3580 2 роки тому +3

    All hawnaxariisto dhamaantood aamiin yaaribi

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 роки тому +2

    Waa guul daro ku dhacday somalida
    Yaa laynayey wiilasha???

  • @AhmedMohamed-lo7pz
    @AhmedMohamed-lo7pz 2 роки тому +1

    C/salan aad ayaan kaaga mahad celinayaa barnaamij Yadaada waana kugu xernaa.mar hore hadana way ka sii wanaag san tahay inaa meel goni ku ah
    War odayga haloo sheer gareeyo 1000.000 hala gaarsiiyo

  • @somalikanye8642
    @somalikanye8642 2 роки тому +1

    Wan magaalada aan ku barbaaray kuna dhashay Toronto. Lakin hadaa alhamdulliah Muqdisho ban jooga

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 роки тому +11

    Hablahaasi wey ka foorarsadeen markuu yidhi maye aabayashii???😌😌 Sorry hooyooyin 🙏

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 роки тому

    Rabbi caruurta ha noo xafido..

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f 2 роки тому

    إنالله وإنا إليه راجعون
    Waa xaqiiq dad tashada oo isaaminay ayaa wax wada qaban kara
    ilaahay gacankaliya ha inaga dhigo inaga iyo muslimiinta dhamaantood.

  • @SiciidXalaysOfficial
    @SiciidXalaysOfficial 2 роки тому +5

    Asc Abdisalan laba hereri media aya jira ee ka saxda ahi waa kee

  • @saadali7977
    @saadali7977 2 роки тому +7

    Dhibatadan wax sal uah hooyinka oo single mother doortey inay noqdan.
    Hooyoyinku run Uma sheegayan Hereri.
    Yasney eedey dadka kale iyo police ka
    Way ogyin kuwa wax dilaya manadoo sheegan
    98% dhalinyarta somali somali dilayaa

    • @taqwalaah5911
      @taqwalaah5911 2 роки тому +3

      Allah ayaad been u sheegtay hooyo single mother rabtaa ma jirto laakiin raggii ayaa masuuliyadoodii gabay

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому +1

      Way jirta arintas lkn raga laftisi qayrul masulbu ubadanyhy wxd arkaysa oday ciyalkisa inu tusale unoqdo aya turub isku ciyaraya ama maqayad fadhi kudirir la fadhiya

  • @hawohassan3714
    @hawohassan3714 2 роки тому

    Mashaaa allaaaah ilahay garabkiina hagalo Amiiiin sahlana amuunaa

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 роки тому +1

    Hareeri wariye sare😍

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 2 роки тому +1

    Keep going my big bro

  • @ridwaanibraahimmaxamed7226
    @ridwaanibraahimmaxamed7226 2 роки тому

    Mahadsanid herari

  • @yahyemahamed9011
    @yahyemahamed9011 2 роки тому +3

    Ciyaalka somaliyeed oo gangs iyo tuugnimo ku dhinto anaga dayacney, labada waalid kama war haayan, hooyo ayuuto iyo sheeko ayee ku jirtaa aabaha ne maqaaxi iyo qabiil ayuu ka doortey ciyaalkiisa.

  • @hassenmohamed1841
    @hassenmohamed1841 2 роки тому +10

    Somalida caruurtooda iyaga dayaca

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 роки тому +2

    Daroogada ayey Iibshaan caruurtani, runta in laga hadla fiican

  • @axmedshirdoonwarsame9634
    @axmedshirdoonwarsame9634 2 роки тому

    Maahmaah miyey magac ka dhigteen

  • @mohamedsalad6299
    @mohamedsalad6299 2 роки тому +3

    Horay usoco masuul

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 роки тому

    Inaalilaahi wa Inaalilaahi raajicuun 400 waa musiibo mesha fadhi mayaal

  • @salmaanraaf1268
    @salmaanraaf1268 2 роки тому +6

    Odya waa uqalma inu la gaadhsiyo hereri

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 роки тому

    Somalidu wllhi waa qoom jabay dal iyo dibadba subxnllh

  • @mohamudhajji5704
    @mohamudhajji5704 2 роки тому +1

    Weriye sarre abdisalan Hereri

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 2 роки тому +5

    Insha allah meel sare aan ku gaarsiin doonaa hadaa nahay shacabkii kugu xirnaa

  • @markizuldaarulmacrifaonlai3769
    @markizuldaarulmacrifaonlai3769 2 роки тому +3

    Iskuduubnida ayaa caqabad walba lagaga gudbi kara waxan kulla talin laaha dadka soomaaliyeed meelkastay joogaan inay iskuduubnaadan

  • @weersanmedia4226
    @weersanmedia4226 2 роки тому +2

    Mashllh,yaa shamsooyinka iskusoo duway

  • @wadar-waaxid
    @wadar-waaxid Рік тому

    Kulankaas kulan wanagsan 3 shamso waan idinsalamay

  • @axmeddaahir8102
    @axmeddaahir8102 2 роки тому +1

    Odayga 1m

  • @abdullahisaid4759
    @abdullahisaid4759 2 роки тому

    Allaah ha idiin gargaaro wlll

  • @abdiazizmohamud8309
    @abdiazizmohamud8309 Рік тому

    Sadex Shamso iyo Hareeri waad mahadsantihiin

  • @abdullahifaaid508
    @abdullahifaaid508 2 роки тому +1

    Haaye Haaye

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 роки тому +2

    Waa arimo adag... Wxa la yaab leh yaa dilaaya crurta... Cunsuriyiin mise iyaga dhexdooda.... Sababta wiilasha kaliya loo dilaayo mxy tahy?

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 роки тому +1

      Alle ha ugargaaro walhi waa dhibaato waxaan filayaa baadhis bay u baahantahay cidan dilaysa ciyaalka soomaalida wll

  • @ismailahmed4876
    @ismailahmed4876 2 роки тому

    Allaha unaxariisto dhamantod 😭😭

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 2 роки тому

    Inshalah , Arrintaan Fooshaxun Way Joogsami donta.

  • @oelmil
    @oelmil 2 роки тому +7

    I respectfully disagree with these mothers. Sorry they lost their kids, but let's be real somali kids in Toronto are not innocent. I have seen some kids in TO and they trouble man.

    • @zamanaali7266
      @zamanaali7266 2 роки тому

      I think they are not aware of the situation their children are in and what they are mixed in.

  • @mohamedaxmed2333
    @mohamedaxmed2333 2 роки тому

    sxp magacaa hajiro Somali melay joogaanba warkooda waad nasiisaaye

  • @jarrohusen2331
    @jarrohusen2331 2 роки тому +5

    Caruurta yaa laynaya ma policeka mise gangstaro

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 2 роки тому +2

      Iyagaa isdila Somalida

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 2 роки тому +1

      Iyaga dhexdooda aya isdila runta halaisku sheego

  • @rashiddahir1204
    @rashiddahir1204 2 роки тому +2

    Herari media

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 2 роки тому

    5 shamso and Hereri

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 2 роки тому +1

    Abdisalaan hereri kula socdaa

  • @mohamedsuldan49
    @mohamedsuldan49 2 роки тому

    ilmo noloshu lagdayso oon support badan guriga ka hysan iyo hooyooyin kaligood suffering ku jira😥

  • @Waris668
    @Waris668 2 роки тому

    Soomaali sidii wax dabar go ayey u eegtahay subxaanallah waala dilyunbaad maqlaysaa

  • @cawilkhadar7939
    @cawilkhadar7939 2 роки тому +1

    Anagana wadankii karbaash noogu socda noloshii ka yabnahay iyaguna way garan laayihiin adunka iska karbaash socda ah

  • @ayaan7472
    @ayaan7472 2 роки тому +11

    Aaway aabayaashii?? Caku xil garan waaga nimanka Soomaalida.

    • @mahamudmahamud9385
      @mahamudmahamud9385 2 роки тому

      Hooyadii baa tiri, aniga nin aan aniga ahayn gurigaan kama talinaayo, oo ninkeedi guriga ka ceerisay, police ugu yeertay, caruur koris waa aabe iyo hooyo haddii uu mid maqan yahay, silic baa jiraya, tan se waa mid ay hooyooyinka dibada jooga ay eedaas cidna la wadaagin, oo ay is door biday in ay gurigii ka saarto ninkii ama libaaxii guriga. Ilaahay ha sahlo arimaha.😡
      Allaha u wada naxariisto ubadka soomaaliyeed.

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 2 роки тому +2

    Caruur haddii wax yeelo loo gaysto aabohood ba laga waraystaaye. Aabayaasha ma loo gacan bidixeeyey. Mise islaamaha ayaa eryey. Dabadeedna habrahan nabsigii ay ka galeen ragooda laga jarayaa

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 2 роки тому

    From top to bottom we are dysfunctional people!!...