Macalin Bocoreey
Macalin Bocoreey
  • 33
  • 37 444
beerta afgooye
beerta afgooye
Переглядів: 64

Відео

isku kabka afu kaandhada
Переглядів 782 години тому
isku kabka afu kaandhada
#dhir lasoo booqday macalin bocoreey
Переглядів 1202 години тому
#dhir lasoo booqday macalin bocoreey
Dhir lasoo booqday oo daawo loo qoray
Переглядів 18016 годин тому
Dhir lasoo booqday oo daawo loo qoray
Dhiiro galinta beerashada
Переглядів 12421 годину тому
Dhiiro galinta beerashada
افكندو
Переглядів 19014 днів тому
افكندو
Sida geedka canabka loo beero
Переглядів 16721 день тому
Sida geedka canabka loo beero
Sida loo beero afakaandho #Macalin #Bocoreey
Переглядів 22521 день тому
Sida loo beero afakaandho #Macalin #Bocoreey
Sida geedka xidid loogu diyaariyo #Macalin #Bocoreey
Переглядів 15521 день тому
Sida geedka xidid loogu diyaariyo #Macalin #Bocoreey
Caro kuhaboon berista
Переглядів 17021 день тому
Caro kuhaboon berista
Sida geedka liinta xidid loowgu sameeyo #Macalin #Bocoreey
Переглядів 408Місяць тому
Sida geedka liinta xidid loowgu sameeyo #Macalin #Bocoreey
Sida geedaha canabka loo nafaqeeyo #Macalin #Bocoreey
Переглядів 202Місяць тому
Sida geedaha canabka loo nafaqeeyo #Macalin #Bocoreey
beerashada hanaanka ugu fudud dhirta #macalin Bocoreey
Переглядів 239Місяць тому
beerashada hanaanka ugu fudud dhirta #macalin Bocoreey
Sida loo nafaqeeyo baradhada
Переглядів 372Місяць тому
Sida loo nafaqeeyo baradhada
sida dhirta loo qurxiyo hanaanka ugu wanaagsan
Переглядів 3982 місяці тому
sida dhirta loo qurxiyo hanaanka ugu wanaagsan
hanaanka beerashada
Переглядів 5322 місяці тому
hanaanka beerashada
Sida abokaadho loo beero #macalin #Bocoreey
Переглядів 3402 місяці тому
Sida abokaadho loo beero #macalin #Bocoreey
Sida darbiga guryaha loo qurxiyo #Macalin #Bocoreey
Переглядів 1323 місяці тому
Sida darbiga guryaha loo qurxiyo #Macalin #Bocoreey
Carada ku haboon dhirta beerida
Переглядів 6493 місяці тому
Carada ku haboon dhirta beerida
reer dhir Loo daawenayo
Переглядів 1,5 тис.3 місяці тому
reer dhir Loo daawenayo
Sida Loo Sameeyo Carada Dhirta Lagu Beero #Macalin #Bocoreey
Переглядів 2,3 тис.4 місяці тому
Sida Loo Sameeyo Carada Dhirta Lagu Beero #Macalin #Bocoreey
sida Loo diyariyo xididka gedaha
Переглядів 1 тис.4 місяці тому
sida Loo diyariyo xididka gedaha
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
Переглядів 1,2 тис.4 місяці тому
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
Sida Loo qurxiyo guryaha iyo dhirta #Macalin #Bocoreey
Переглядів 5854 місяці тому
Sida Loo qurxiyo guryaha iyo dhirta #Macalin #Bocoreey
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
Переглядів 2,3 тис.4 місяці тому
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
Sida Loo Dhikoreahin #Macalin #Bocoreey
Переглядів 3734 місяці тому
Sida Loo Dhikoreahin #Macalin #Bocoreey
#Sida Loo Diyaariyo Nafaqada beeraha #Macalin #Bocoreey
Переглядів 2,2 тис.5 місяців тому
#Sida Loo Diyaariyo Nafaqada beeraha #Macalin #Bocoreey
afakaandho
Переглядів 1 тис.5 місяців тому
afakaandho
sida loo abuuro baradhada
Переглядів 1,6 тис.6 місяців тому
sida loo abuuro baradhada
dayactirka geedaha ee Macalin Bocoreey
Переглядів 4666 місяців тому
dayactirka geedaha ee Macalin Bocoreey

КОМЕНТАРІ

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 6 годин тому

    Avocado la beeray waa un Iska nasiib dhadhanka isma yeeshaan wakhti aad u dheer na wuu ku dhalaa ama maba dhalo marka waa khalad in seed ka beero sida ugu saxan waa talaal geed hore u dhalayay Jasaakumulaah

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 6 годин тому

    ua-cam.com/video/iOnCQjoVIVc/v-deo.htmlsi=qSfigDj9ouMEIuE3

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m День тому

    Mansha allah walal isoo booqda channel ❤❤❤

  • @abdurazakelmi1779
    @abdurazakelmi1779 День тому

    Barnaamijyadaadu wey fiican yihiin lkn Codka iska sax wll

  • @ZakariaGarnacho
    @ZakariaGarnacho 3 дні тому

    Caro maaanyo mahaayo iyo dhoobey labadaba only Caro gaduud lee wax iisheeg macalin

  • @AbdiqaniMaxamed-jz3bl
    @AbdiqaniMaxamed-jz3bl 4 дні тому

    ❤m.n

  • @user-mh9en9ui3q
    @user-mh9en9ui3q 6 днів тому

    Waxan rabnay dawada baraha kuwalo isticmalo in an kuweydiyo inte Lagahelikara

  • @durdurdikir4021
    @durdurdikir4021 7 днів тому

    Fadlan soo Share Garee Daawooyinka dhirta u baahantahay...Mahadsanid.

    • @ssctransportllc1198
      @ssctransportllc1198 6 годин тому

      Daawo waxaa ka wacan ciidu in ay nafaqo badan leedahay clip baan soo dhigay daawo thx

  • @bashirhassan8939
    @bashirhassan8939 12 днів тому

    Waa macalin fiican shaqo fiican waae

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 13 днів тому

    Masha Allaha tabaarakalaah ❤

  • @SuuleeyTafey
    @SuuleeyTafey 14 днів тому

    Assalamu caleykum wr wb macalimow geedaha sidaa loo beeri karo ma midaa cambaha liin dhanaanta ,bambeelmada mahadasnid

  • @cabdishakur6761
    @cabdishakur6761 14 днів тому

    Wllo wali masamaysay dawo looga dilo cayayaanka

  • @RowdoRowdo-d1c
    @RowdoRowdo-d1c 17 днів тому

    Tifaaxa qaabka lo beero so sameee macalin

  • @AbduljabbarAzam-f7u
    @AbduljabbarAzam-f7u 18 днів тому

    Maclin bocorey horey usoco❤❤

  • @mssxanan
    @mssxanan 19 днів тому

    Horay u soco❤❤❤

  • @mssxanan
    @mssxanan 19 днів тому

    Hooray usoco ❤❤❤

  • @mssxanan
    @mssxanan 19 днів тому

    Maasha allaah❤❤

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 20 днів тому

    Maansha Allah 👍🏽

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 21 день тому

    Masha alah ad ban u jeclahay mashrucyada Beraha

    • @guledosman2107
      @guledosman2107 21 день тому

      M.a ramla aniga xitaa ad aya u jeclahay masharicda beeraha ee halkee jogta

    • @ramlamohamed3497
      @ramlamohamed3497 21 день тому

      @@guledosman2107 somalia gar ahan sanag adne

    • @gaagaale71
      @gaagaale71 19 днів тому

      Si luguu number soo qor whasup

  • @kingkaaha7163
    @kingkaaha7163 22 дні тому

    Masha.allaah.allaha.ku.xafido

  • @kingkaaha7163
    @kingkaaha7163 22 дні тому

    Masha.allaah.injiiyeer.

  • @SalmaAhmed-jc2ze
    @SalmaAhmed-jc2ze 23 дні тому

    Ilaahay ajarkeda hakusiyo macalin wax badan ban kafaa iidnay mahadsanid

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 23 дні тому

    Isoo waca

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 23 дні тому

    Isoo sheege talefanka

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 23 дні тому

    Masul halke lagaagala so xiriira

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 27 днів тому

    Ok

  • @FilzanApdi
    @FilzanApdi 27 днів тому

    Mahadsanid ❤

  • @cheezet8989
    @cheezet8989 Місяць тому

    Maasha Allah

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 Місяць тому

    Maashaa allaah

  • @user-dh3km5gg8c
    @user-dh3km5gg8c Місяць тому

    M.a Allah

  • @NasroCabdi-v1y
    @NasroCabdi-v1y Місяць тому

    Asc macali caleen kasto miyaa

  • @user-dc5mw6ti4d
    @user-dc5mw6ti4d Місяць тому

    M.a❤

  • @Sacdiyo-o3t
    @Sacdiyo-o3t Місяць тому

    Maaasha allh

  • @hasanabdisalamibrahim8354
    @hasanabdisalamibrahim8354 Місяць тому

    Geeduhu 2 nuuc ayay u kala baxaan kuwa abuurkooda iftiin u baahan yahay iyo kuwo mugdi u baahan Nacnucu waa kuwa iftiinka u baahan badanaana waraaqda abuurka ayuu ku qoran yahay oo laga fiiriyaa markii aa de day ma kuu soo baxay?

  • @miskimadar9532
    @miskimadar9532 Місяць тому

    Compost kaliya ma isticmaali kara kaliya

  • @zahrahajji2570
    @zahrahajji2570 Місяць тому

    Mash.allha.❤😂

  • @BARNICHANNEL-nq4qx
    @BARNICHANNEL-nq4qx 2 місяці тому

    💓💓💓💓💕💕💕💕💖💖💖💖💗💗💗💗🥹🥹🥹🥹🥺🥺🥺🥺🍁🍁🍁🍁🍁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝

  • @HassanroobleAli
    @HassanroobleAli 2 місяці тому

    Intee kalasooxariirnaa

  • @maxamedcali4744
    @maxamedcali4744 2 місяці тому

    Macalin bocoreey .. telkaaga .. muuqaalada .. soosaaro si dadka ay kuulasooxiriiraan..

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 місяці тому

    Somaliyey baqiilnimada iska daaya ninkan wax tarkiis uma jeediin miyaa xan iyo mala yacni boqolal kunaa garsisan

  • @YeeyaaWaaq
    @YeeyaaWaaq 2 місяці тому

    Macalin sual qaba perlite muxu tara muxuse yahay wxan jeeda Alabta yare cad cad ee beraha lagu daro naga jahil bixi

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 місяці тому

    Telkaaga nala wadaag fadlan macalin bocoreey

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 місяці тому

    Macalin bocoreey arinkaaga arin fiican waaye laakiin wixii aad samaysay natiijadii kasoo baxday dadka la wadaag si loo ogaado in dadaalkaagii mirihii dhalay koley aniga 100% waan ku kalsoonahay qaabka aad isticmaasho cocobeatka comsat ka soak waa arin ay fiicnaan lahay somali badan oo beerihii isaga tagey dalag la' aan inay isticmaalaan waayo beerta hadii aan ciideed la hagaajin way xumaanaysaa beerta waxay rabtaa haramayn iyo daawayn iyo nafaqayn ciidda Dad badani ma oga beeraha marka miraha laga goosto oo balka qalalo waa lagu gubaa nidaamkaasi wuxuu keenaa haramayn wax la yiraahdo oo beerta waxaa ka dhinta fungalka germs bacteria waxaana ka samaysma caafimaad iyo hayuumas

  • @apdiqaniahmed8883
    @apdiqaniahmed8883 2 місяці тому

    Kumbadu waa maxay macalin ?

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 2 місяці тому

      Kumbad wax la yiraahdo ma jiraan sxb Qumbo oo geed ah Comsat oo ah waxyaabaha dhirta lagu nafaqeeyo oo laga sameeyo caleenta geedka digada xoolaha ama digaaga saxaradiisa la iaku daray oo ciid lagu dar waxaa kasoo baxa comsat waa nafaqada ugu fiican ee dhirtu ku baxdo cocobeatka isaga waxaa laga sameeyaa miraha geefka qumabaha oo la shiiday waana nafaqo aad iyo aad beeraha ugu wanaagsan 100% qofkii heli kara nin beer lihi ma baahdo

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Місяць тому

      ​@@abdifataaxabdallah. Wah, su'aal unbaa macalinka la weeydiiyey, waxaybintaas oo qoraal ah?😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Місяць тому

      Cabdiqani waa Qunbe ama coconut.

  • @khadijomohamudabdullahi2452
    @khadijomohamudabdullahi2452 2 місяці тому

    Waa mahadantahay

  • @khadarhuseinkhadarhusein4977
    @khadarhuseinkhadarhusein4977 2 місяці тому

    Macalin waxaad noo sheegtaa midhaha ku baxa bil iyo badh maalmood

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 2 місяці тому

    mid falan isoo dari talafannka

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 2 місяці тому

    ❤❤❤mashalh

  • @muusekhadarabokor372
    @muusekhadarabokor372 2 місяці тому

    Horta macalin aad baad u mahadsantahay. Sida aad talentigaaga noogu zoo gudbisey .waana casharo wax laga faaidayo. Markaa suaal baan ku weydiin lahaa. Sidee ku garanaya iney caradan aan diyaariyey ama nafaqadan ay bislaatey oo diyaar noqotey in wax lagu beri karo?

  • @mustafeabdi4516
    @mustafeabdi4516 2 місяці тому

    Mashalh noo dadal❤❤❤❤